Amina Afrik & Qamar Sugaani | JACAYL DHABA | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лют 2019
  • COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS MIDHAHA: AMIIN SAMADOON
    LAXANKA :QAMAR SUGANI
    MUSIC : MAFTUUX CADCEED
    CAMERA: ABDULLAHI KING
    EDITOR & Subtitle:CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 років тому +645

    This song deserves 20 million and above share with your non Somalis friends who really loves Somali songs like I did it's the first song which has subtitles

    • @lunabranwen
      @lunabranwen 5 років тому +10

      Ya it's nice to appreciate the song better. If someone does not understand that much Somali

    • @oscardelroyal4637
      @oscardelroyal4637 5 років тому +5

      @@lunabranwen ..

    • @lunabranwen
      @lunabranwen 5 років тому +1

      @@oscardelroyal4637 Gracias. Mahadsanid. Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴

    • @sammoses8639
      @sammoses8639 5 років тому

      Lkn waxba lagama fahmaayo maxaan shere dhahnaa

    • @oxygenatedman
      @oxygenatedman 5 років тому

      Hesaha sidaan cml subtitle ka leh inoo badiya Mahadsanidiiin Tusmo flims

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 5 років тому +1784

    inta qurAnka jecel like isaara please 😍😍

    • @daadaxsme1164
      @daadaxsme1164 5 років тому +16

      Abti Quraanka maxaa keenay mesha like miyaa halkaa inilamaraysa

    • @jamesaimed1406
      @jamesaimed1406 5 років тому +5

      Acudu billah 😲😲😲😲 😲 😨

    • @ibnualin9480
      @ibnualin9480 5 років тому +8

      Ilhay ka baq intad like rabtid

    • @hadiyahussein7194
      @hadiyahussein7194 5 років тому +4

      Meshan quran haku so qadin abaha wase 🤮 like heli meside

    • @faatuuzhmuuqdheer4515
      @faatuuzhmuuqdheer4515 5 років тому +6

      Duco qabaw quraanka meel heesa ha dhaxkenin wayo wuu sharaf badanyhy quranke

  • @user-re6nb7mv7q
    @user-re6nb7mv7q 6 місяців тому +33

    Inta daawaneeso 2024❤🎉😂😊

  • @mawliidozillyricz5425
    @mawliidozillyricz5425 5 років тому +610

    Inti Qu'aanka Jecel Like ta Hala dHafiN👏👏

    • @wajisaidisse6196
      @wajisaidisse6196 5 років тому +1

      Mowliid adiga halkan waa hees ee maxa kasoi dontay youtubkan nacas yahoow haku qaraban quran madhageeside oo ma akhriside oorod tag yotup qurn

    • @MohamedSaad-qh5vw
      @MohamedSaad-qh5vw 4 роки тому

      4
      Gbi0p0l

    • @omarobseih93
      @omarobseih93 4 роки тому

      Ma lakh lakh ayaad doonyzaa laguu zaaro like kkk KKKKKKK

    • @nimcaaleibrahim7146
      @nimcaaleibrahim7146 3 роки тому

      Mmaa

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha8448 5 років тому +1280

    car idhaf😂

  • @realwarya8215
    @realwarya8215 5 років тому +141

    Qamar sugani 👑 wiilka Laga Qayliyay 3 sano uku Danbeyay Amina Afrik xigidta canada 🇨🇦 heesta way Nagah Gadan ThaY 👌💞 Tusmo filims horu Wll Yal Dhaman Tiin 👑🙌

    • @santana_show185
      @santana_show185 5 років тому

      zakariye kaYze zekigyga❤❤❤❤

    • @kadirali2135
      @kadirali2135 5 років тому

      Wiilka ma hoyadiba xabashi ah

    • @suldaanismaciil7113
      @suldaanismaciil7113 5 років тому +2

      Kkk from Canada maha zxp wa UK halka iska sax Canada show bay u tagte

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 5 років тому +1

      Fani- Razta Dhuxaygi 💞🙌

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 5 років тому

      Kadir Ali maya wll waa somali Dhalada

  • @yaxyebaashe7849
    @yaxyebaashe7849 5 років тому +257

    Intii qamar suugaani tageerto liketa ha ila dhaafine

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 4 роки тому +30

    It's the first time i have seen an English translation that matches the Somali poetic words as perfectly as I can describe .

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 років тому +562

    Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii 🙌😂✌

    • @mirhaanali7476
      @mirhaanali7476 5 років тому +1

      Adiga aan ku arkaba like miyaad tuugsataa ma raxaweyn baad kasoo jeeda 🤣🤣😂😂😂

    • @rayschannelkhaalidtafo5471
      @rayschannelkhaalidtafo5471 5 років тому

      90 kaba like raadinayaa ku jirtaa😂

    • @hamzydmtjigjigawi1216
      @hamzydmtjigjigawi1216 5 років тому

      @@mirhaanali7476 😂😂😂😂😂😂😂 raxawayn mxa ladhahaa waa imaqalkaye walaxowla

    • @boqoradadumarka2059
      @boqoradadumarka2059 5 років тому

      Hamzy DmT jigjigawi hhh hadaa diidana 😂😂😂🤣🤣👈

    • @adonalle3784
      @adonalle3784 5 років тому

      Kaaalay markasta Waad iga hortimadaaye sxp adigaaban
      Kuleeyahu hore usaco
      Kkkkkkkk

  • @kokoqurux7660
    @kokoqurux7660 5 років тому +12

    100 Million ayey u Qalantaa Song of the Year Keep Going Amina & Qamar ⚘

  • @abdifatah8706
    @abdifatah8706 5 років тому +194

    Gabadhani Hargaysa markay tagtay heeso ancadi ahayn bay sooqaday Horman wacan 💙💚

    • @farxadqoyschannel793
      @farxadqoyschannel793 5 років тому

      Moha subscribe iisaar bruuuh

    • @sagalali9215
      @sagalali9215 5 років тому +4

      Dee saw ilahay suugaan iyo abwaanimo hibo noomuu siin eraya laga yaabay ayan u dhiibnay

    • @haboihtoim5125
      @haboihtoim5125 5 років тому

      Saw umay dhalaan talentka gabaadhu

    • @fatimaomar142
      @fatimaomar142 4 роки тому

      ABDI fatah waa run

  • @abdiaziznani6554
    @abdiaziznani6554 5 років тому +19

    Hargaysa hoyga fanka inta igu raaacsan farta taaga

  • @naadiyabarenaadiyabare6629
    @naadiyabarenaadiyabare6629 5 років тому +19

    Inta nabi jecela lika iisaar

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 5 років тому +18

    Hees macaan amina afrik iyo qamar suugaani tusmo films cirkaa saaran tihiin sanadkan

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa8539 5 років тому +359

    Somalidu maxay faxshiga ka hesha ☝❤❤💯✔✔

    • @abdiholland_solo3996
      @abdiholland_solo3996 5 років тому +1

      Alle ka cabso caaqow like xun nabiga iyo quraanka haku raadin tuugsiga meel xun kaa gale

    • @yonisyare
      @yonisyare 5 років тому

      Mansha allah

    • @hadiyahussein7194
      @hadiyahussein7194 5 років тому

      Doqon like abaha ka was meshan o kale maxa Quran & sanaha kenay. Wada kale radso ad like ku hesho wacalka tahay wase 🤮

    • @dontwachbananas3773
      @dontwachbananas3773 5 років тому

      O

    • @hamdiahmed3909
      @hamdiahmed3909 5 років тому

      illaheyka cabso mel faqsi lagu dhageysanayo ayaa qur'aan iyo nagaca nabiga scw ayaa keneysaa adigoo like ku radinayo subxanallah

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 років тому +42

    Qamar sugani and amina africa 🎶👌❤
    Tusmo filims keep going Wllkey 🌏🔥👌

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +2

    Hadaan dhaayuhu ku arag malaha waan dhiman lahaa laakiin illaahay baa wax dila illaahay u toobadkeena wiliba aamina afrik subxaanalaah 🇮🇷🇮🇷🇮🇷💯

  • @mostafeshine4k809
    @mostafeshine4k809 5 років тому +83

    Siraadki Fanka hargeysa caddey
    Aamina afric hadey Timi hargeysa Xaqiijizay Fankeedi💤👨‍⚖👷‍♀️

  • @simanqaali8758
    @simanqaali8758 5 років тому +7

    Wooow muqaal cajiiiba iyo heees aan inaba caaadi ahayn. Qamar sugani iyo Amina Africa Tusmo Films waaa layaabay shib Iska dheh 💯🎤

  • @Waxtar
    @Waxtar 5 років тому +21

    Qamar sugaani is talented artist I must admit, not every fanan can do Laxan of talantaali 🙏👏

  • @apdiladiifhassan2977
    @apdiladiifhassan2977 5 років тому +39

    Music %100
    Erayada%100
    Edited tusmo %100
    Hore usoco bro

  • @buqariyepma8719
    @buqariyepma8719 5 років тому +33

    This captions are making sense, true love Good job 👏 I’m Somali dude from USA 🇺🇸 and I love 🇸🇴 music 🎧

    • @anishadehoty2420
      @anishadehoty2420 5 років тому

      Buqariyep Channel intana mataqana 😂😂😂🤣

    • @buqariyepma8719
      @buqariyepma8719 5 років тому

      Xaaa iii diide xunooy

    • @buqariyepma8719
      @buqariyepma8719 5 років тому

      😂😂😳xaaa iiii diide gacaloooy 😊😊😊

    • @amiinadam2223
      @amiinadam2223 5 років тому +1

      Buqariyep Channel
      What’s the connection between the blue flag and hole somali music

    • @buqariyepma8719
      @buqariyepma8719 5 років тому +1

      amiin adam it’s because I’m giving you guys info about the Somali flag 🇸🇴 I love Somali music and it’s clear that

  • @ahmedsahal6677
    @ahmedsahal6677 5 років тому +187

    Liktu saw bilaash maaha,aar dar allaba ii siiya

  • @abdirahmanhassan4454
    @abdirahmanhassan4454 3 роки тому +8

    Hadaan dhaayuhu ku arag malaha wan dhiman lahaa 16-3-2021 Görükle-Bursa
    İsoo duceeya lug baa dhaawac iga soo gaaraye

    • @Bushriina
      @Bushriina Рік тому

      22/6/20/23😂😂😂

  • @Abdi-Mohamed
    @Abdi-Mohamed 5 років тому +21

    MIDHAHA: AMIIN SAMADOON
    LAXANKA :QAMAR SUGANI
    MUSIC : MAFTUUX CADCEED
    Tusmo Films Thanks

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein7444 5 років тому +18

    Weeeey Aamina Africa & Qamar suugaani hees inbadan lasogayey ......hadaan helin malaha waan murugoon lahaaa heesta weeyee🤣😂😅......like.....❤🙏....
    5:16 PM
    Morocco
    25/02/2019
    ❤🙏

  • @husslemachal7235
    @husslemachal7235 5 років тому +43

    TUSMO ✊ GUUL baan idiin RajaYnaYaa my BRO'S
    Wareer weeYe Lyrics kan ka HelaY English ka aH inTa ila midkaa ☝️ FarTa Taaga Rag👬 iYo Dumarba 👭 HaLa HaL All somali mahamet scw

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 5 років тому +2

    Waryaa xoolo nool baad tihiine joojiya nabi maxamed iyo quraanka intaad like ku raadinaysan dambi hagaline

  • @sharkgoul5167
    @sharkgoul5167 5 років тому +86

    Somaliland hoygi fanka inay tahay,, amina afrik fankii baanu u soo cilinay , viva sugani artist from somaliland 🇭🇺👏🏾

    • @quruhduumaar227
      @quruhduumaar227 5 років тому +2

      Amina afrik wll hortin bay tagtay oo layaqanay waxba lagama qaban karo sis

    • @nastimoha1053
      @nastimoha1053 5 років тому +1

      Cadaab mise jano fanku

    • @sharkgoul5167
      @sharkgoul5167 5 років тому +2

      Nasteeho Mohamud kuu doono ha noqdo soo maad iman oo dhageesan maysid munaafiqnimdu ma feecana 🙄

    • @nastimoha1053
      @nastimoha1053 5 років тому +1

      Hey anigu sual ban ku weydiyey wayo wadku faantay hoyga fanka wax lagu faano ka badan aya jiro Somaliland e ka firso negative mind ad la waregaysid

    • @sharkgoul5167
      @sharkgoul5167 5 років тому +2

      Nasteeho Mohamud ana waxan ku idhi fanku hadu danbi yahay maxa ku dhex dhigay youtube aad heesta ka dhageysanaya,, stop the hypocrisy , i know waxa ku gubaya magaca "somaliland" weeye 🙄somaliland waa hooyga fanka diinta iyo dhaqankba waxba lagama qaban karo 🤷🏽‍♀️

  • @HafsoMaxamed
    @HafsoMaxamed Рік тому +4

    2019😂 talefan yariis 😢ka dawan jirey mantana 2023 😂iphone 14 pro max😂😂 ala lacagaaaa 😊

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 5 років тому +4

    Dhuumaha laga neefsadiyo
    Laftiyo dhuuxaad dagtoo
    Haddaan dhaayuhu ku arag
    Malaha waan dhiman lahaa😍😘

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +73

    Boqortooyadii Direed oo is Heshay
    Isaaq and Ciise
    😊😊😊😊😊😊😊

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 7 місяців тому +3

    Still 2023 amina & goatka ✋️

  • @sumayamohamed3476
    @sumayamohamed3476 5 років тому +45

    😂😂 I had introduced my work colleagues to Somali songs, nowadays they play it at the company’s parties 🎉 and am the only Somali... can’t wait to show them this tomorrow IA 😍😍

  • @AhmedHassan-tb5jw
    @AhmedHassan-tb5jw 5 років тому +138

    Yaa Burao KaLaH socdaH HeesTan Hadaad Reer Burao TahaY like iguH qaboH

    • @mehdiabdi4631
      @mehdiabdi4631 4 роки тому

      Waar wlhi bro qamarkaasi wuu idanbaajiayay bro😂😂

    • @zadaamaxmed1156
      @zadaamaxmed1156 4 роки тому

      24-7-2020 habeen sabti sogalyzo 2-57 habenimo daanawaya

    • @AhmedHassan-tb5jw
      @AhmedHassan-tb5jw 4 роки тому +1

      @@mehdiabdi4631 Mehdi mxd ka leedahaY Qamar😅😂

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 5 років тому +5

    dhameys waxaad thy dhabeel
    dhismaHa sida dheeman luuul
    dhadigu ka maseersanyihiin
    waliba dhayahyga billa
    intaaasa iga gaDan😍💯💯💯

  • @umusumaya2525
    @umusumaya2525 5 років тому +10

    Caadi maahan aniga English subtitles, in lasaaro aad ayaa usoo dhaweena because dad badan oo cadaan iyo madowba oo heesahena Reaction ka bixinaaya ayaa arkay marka that’s good thanks Tusmo films horay usoco 🙌🏼

  • @raaxeeye3112
    @raaxeeye3112 5 років тому +7

    Wllkin o qadaad weyna aheee liketa ha ila dhaafina😂😂😂😂

  • @omarzolaph9069
    @omarzolaph9069 5 років тому +1

    Wooow muqaalkii qarniga iyo heestii sanadkan iyo sanadada soo socdaba amina afric and my bro qamar sugaani waala yaabay shib iska dheh

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 5 років тому +9

    This shows everyone Somali musicians have improved more to modernized their music or entertainments to another level using subtitles is good one and that is clear we will get a hell of viewers from so many different community around the world who normally speaks in English as this language is first

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 років тому +9

    Waryaada illaahey ka cabsada meesha lagu hesayo kala taaga quraanka illaahey waa maxay wuxu

  • @melaninqueen6891
    @melaninqueen6891 5 років тому +4

    I like that subtitle 🔥👌 dhamn heesha somlida maa cynka loo fasiro
    Keep going hno

  • @macalinkashidan3005
    @macalinkashidan3005 5 років тому +2

    inta ila aragtay iney dadku jecelyihiin heesaha fadlan liketa hala idhaafin

  • @bashiryousufolad1
    @bashiryousufolad1 Рік тому +1

    Cabdihani baa dheesha soo cidhay 2019 😜

  • @abdifatahhassan7662
    @abdifatahhassan7662 5 років тому +5

    Tusmo films keep going the way you making subtitles it's perfect 🔥

  • @ayaancayni3285
    @ayaancayni3285 5 років тому +75

    Ado dawanya hada comntiga Akhrinayso 👍😭

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +1

    Woooow amina afrik fankaagii wu hilaacay mar hdd joogto hoygiii fanka😍😍

  • @clqadirhaaji6143
    @clqadirhaaji6143 4 роки тому +1

    axx heestan dunidan ujeclhy jacylkyga waqtikaztooo ila joogo iidaari jiray hadana waa ilmahyga aapahood alxm ilhow hyga fogayn aamiin iidhaha

  • @maanjama
    @maanjama 5 років тому +59

    Inta jecel inaan hargeysa imaado like😘

    • @nimcomaxamed63
      @nimcomaxamed63 5 років тому

      ILove hargaysa cadey

    • @labzamabdi5436
      @labzamabdi5436 5 років тому +1

      gabadha dadow mgcda io swrkeda maxa ugu qarabane naayaa naag facaa ah ayaad swrkeda ku qaraabane yaahuu kalsooni ku qab naftaada

    • @Theman-fk4xx
      @Theman-fk4xx 5 років тому +2

      Midhka hano iman ader mxd Naga so donaysa

    • @zalmamohamed1436
      @zalmamohamed1436 5 років тому +1

      Adeer wxaa tahy baa izka yar hus baan kuleenhy

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 5 років тому +1

      Oo ma fananadba isomodey yarta kula like isaara inta jecel ina hargesa imado waxatahayba iska yar fananad ayay ismodey sida laguma so caanbaxo

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare Рік тому +4

    Heestana waa hees xasuus mudan wllhi❤😢

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 років тому +1

    Yaa heesta Hargeisa ka dawanaya ☝
    qamar suugani iyo amin afrik 👌

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 5 років тому +1

    Waaw Tusmo filims muqal shidan wan idinku ognahay keep going heesti qarniga amiina Afric io wiilka la holin wayay qamar sugani

  • @nasrudiinofficial1776
    @nasrudiinofficial1776 5 років тому +122

    Tusmo Flims Go Forwards Inta Hargeisa ka Daawanaysa Liketa Iigu Qabta JaalayaaL 😎😘

  • @ridonehaidosman6540
    @ridonehaidosman6540 5 років тому +8

    BEST song😍😍😍😍....Am in love with it 🤩🤩🤩....proud to be somalian❤💪💪💪

    • @RuqiyoRuun-fl7jo
      @RuqiyoRuun-fl7jo 5 місяців тому

      Fhcbvbxn xn x z 😊😊❤zcznv 1:34 zbznvzn😊❤

  • @shakoofficial8357
    @shakoofficial8357 5 років тому +3

    Dhamaan Xididada JidhkiYo
    Marinka Dhiigaad Xushoo
    Sidii Ruux Igu Dhex Nool
    Warkaagaa Ii Dhadhama
    Abwaan Amiin Samadoon Waan Ku AamizanaHaY Brother
    DuriYadii Like Yaan LaYla Dhaafin Intiinapa Like Waan Idin SiiYee😂😂😂

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani 5 років тому +1

    Alla yacizak the one an only qamar 1⃣ sugani axsan fanaan talent cod ND Amina Africa quen hees iyo bardh tlh❤️👏👏👏

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 4 роки тому +22

    Inta Daawanyza 2020 Like ta Hyladhaafin Wllo 👍👍👍😘

  • @ugpadmoha8205
    @ugpadmoha8205 5 років тому +37

    First like plz weligey like liima siiyo 😭😭

  • @mubarekmubarekjama8844
    @mubarekmubarekjama8844 5 років тому +2

    Waxana hees laadha ama walyska daya tusmo go forward my bro wixi reer Bruco ah liketa igu dufo inabti

  • @Idriismohamed
    @Idriismohamed 2 роки тому +2

    Heestan ya hada ila dhageystey mar kle
    Like

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 5 років тому +12

    *Qamarka kayaga iyo tusmo **oo.is** helay hore usocda saaxibayaal*

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 років тому +18

    Seedigay oo jabutiyan ah🇩🇯 baan tartaran kula jira somali 🇸🇴maxamedey like igu sharfa

    • @Youna_329
      @Youna_329 5 років тому +1

      Sultan Carte jabutiyanku Somali maha miya?

  • @Janno66
    @Janno66 Місяць тому +1

    Goat Fanka Iyo Afrik❤2024🔥

  • @zariakaliddheeman7399
    @zariakaliddheeman7399 5 років тому +1

    Hadaan dhaayuhu ku arag maLaha waaan dhiman Lahaa😍😍😘😘

  • @sidiiqcr7411
    @sidiiqcr7411 5 років тому +3

    Maxamed wardi qamarkyga fananka laga qayliyay keep going pro 😍

  • @Hooyo1
    @Hooyo1 5 років тому +9

    Walle ugbaad aragsan waa loo baqaa. Cidii ifahantay like

  • @Sundusmire5
    @Sundusmire5 5 років тому +1

    hada adoo dhulka jiifa heesta dawanyso oo agtada ay ka qaylinyaan caasho amiino dhool iyo ayaan tufax darajo like i saara😂

  • @abdiwahabhusein8513
    @abdiwahabhusein8513 5 років тому +1

    Boy of the season, Qamar Suugaani.❤️🌸

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 років тому +9

    hadii adiGoo daawanaya aad comentiga aqrinaysid liketa haila dhaafin

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 20 днів тому +3

    2024 watching soo sarr like❤

  • @adonalle3784
    @adonalle3784 5 років тому +1

    Kanyaree Ciida gale Qamar suugaani top ayuu noqday
    Keep ggeion broh 😚😛😘
    Yasalaaaam Tusmo filims❤

    • @ehmd_dqniel5457
      @ehmd_dqniel5457 5 років тому

      Hhhhh zoomali dhip pdanaaa wlaahi ciida gale ku lhaa

  • @maryansheikh3810
    @maryansheikh3810 5 років тому +10

    Tusmo cwa wan so dhaqsday love isaara hee ishcala song♥

  • @lunabranwen
    @lunabranwen 5 років тому +3

    Nice. Amina has such a cool voice. 💙💙🇸🇴🇸🇴

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 5 років тому +3

    Hees lawada sugayey Tusmo tnxx❤

  • @SamatarCosta
    @SamatarCosta 5 років тому +4

    I like the tittle lyrics is agood point
    Oo ka dhimaneyd soomaalida wax duubta keep gping c qani tusmo

  • @fathiecapitano4926
    @fathiecapitano4926 5 років тому

    Wallee tartan ayuu diyar u yahay qamar suugani. Hore u soco kaalinti Mohamed mooge ayad ku socotaaye. 👍 ❤✊

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe4454 5 років тому +16

    *Al Fanaan **#Qamar**_Suugaani Wiilka Kala Xidhay **#Hargayza*
    Hore Usoco ProH👏👍

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 5 років тому +79

    Hodan abdirahman markey timid hargeisa 2013 fanaaninta dhan saf kamarty hees lawada qaaday mursal ne wey kala baxday 😂😂😂😂😂
    Amina afrik ne saf wa kamarty tollow yey labixi doontaa

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +9

      Hodan waa dhilo maanawiifto ah o nin u timid lkn gabadhani waa marwo sharf iyo cisi leh cidna la bixi mayso e Ka qalee😹😹😹😹

    • @freemeditation4577
      @freemeditation4577 5 років тому +2

      @@weloveboqoradacodkakhadrac4224 wllo hodan ma ka xishootid hodan nin keedi laga dhacy bes bey soo ceshaty khadra ayada ninka ka gadaty ee jcylka dhabta eh ma dhamaado mana is waayan

    • @ahmedfahad3046
      @ahmedfahad3046 5 років тому

      Malaha qamar😆

    • @salmaanmaxamed5196
      @salmaanmaxamed5196 5 років тому +1

      sarwaalka xasan top kkkkkkkkkkkkk

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 років тому

      Qamar suugani bay la bixi Dee

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 років тому +2

    Waaah waaaah laba loo baahanba qaaadaya heeatan idin jecliyaaa huunayaal❤💪👏👌👂

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 років тому +1

    Waaw boqorka codka boqorata coodka keep going walhi hesitanti cadi eheynin 👍👏👌👌👌👌💕💕 malmahi wacna weysosocdan salam sare into muslimnimada, kuween👏👏👏👍👍👍👍💘

  • @ncawil7960
    @ncawil7960 5 років тому +16

    Dhamays waxad tahay dhabeel
    Dhismaha sida Dheeman luul
    Dhedigu ka maseeryanyiin
    Waliba ani igu dhex nool💯
    Like hadad heestan imbadan sugaysay☝🏿

  • @abubakarmahmud3289
    @abubakarmahmud3289 4 роки тому +7

    I wanna listen to this music everyday walahi 💯🌹🥶

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 років тому

    Mansha allah eshcaal hees lab ganaan oo aan jecelahey Qamar sugani iyo Amiina Africa eshcaal hees iyo dhab iga dheh 👏👏👏👏✌👌

  • @yasminyusuf1901
    @yasminyusuf1901 5 років тому +1

    Wwww wanka helay hesta horey usocda tusmo filims💯😘👌❤👍

  • @hothokalgacal3520
    @hothokalgacal3520 5 років тому +20

    Abwaanada somaliland wleee murti lguma gaadho💞❤💬💚💋💋

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 5 років тому +3

    Haatuf studio ninka noo badalay tusmo films horey u soco bro✌✌✌👏👏👏👏😍😍

  • @ahmedmuhiadin5158
    @ahmedmuhiadin5158 5 років тому

    super song qamar suugaani😍%Amina afrika
    hees an wada sugeynay waye super hit 💓

  • @nacimaaddani908
    @nacimaaddani908 5 років тому +2

    Malaha wan dhimanleha weee wee👏👏👏✔😍

  • @innacirro5549
    @innacirro5549 5 років тому +9

    Codka100%
    Stylka100%
    Midhaha100%
    Tusmo100%

  • @abdiladiifilkacase3454
    @abdiladiifilkacase3454 5 років тому +3

    Qamar suugaaani Iyo aamina afrik Top 🙏🙏🙏🙏🙏 Tusmo FLMS 🌹🌹🌹🌹

  • @crishnamunamuna5719
    @crishnamunamuna5719 5 років тому +1

    Hadan dhaayahu ku Arag malaha wn dhiman laha ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bahjahappy1798
    @Bahjahappy1798 5 років тому

    Www nice video tosmo films hoore usoco wan ka hlay sda eng tran usameysay keep going 🥰💋💕

  • @ahmedkafiak9345
    @ahmedkafiak9345 5 років тому +4

    Fanaanki Jinka N Aamina Afrik Strong Singers💪

  • @Ni-tb7nk
    @Ni-tb7nk 5 років тому +25

    Intiii sugesa sideda cml ah like isaar tusmo films kep going

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 5 років тому

    Wlhi hees iyo bar weeye
    Laban kala dhicin waxana ii dheer dad badan heestan way fahmayan
    Dadka afka hooyo ka saboolka
    😍😍😍😍👌asal baa tihiim

  • @madkahajioficial4354
    @madkahajioficial4354 5 років тому +2

    Hit👌song tusmo cawo is my firt time ha la i cimamado hee

  • @tuutecalasdacasbeen9974
    @tuutecalasdacasbeen9974 5 років тому +60

    Qamar suugaani wlhi waa tageraa
    Wllkey kusoco

  • @rahmamohamud5150
    @rahmamohamud5150 5 років тому +4

    Best music qamar suugaani hore usoco laxan cod 100/100😍💋❤

  • @luckyosmaanm5419
    @luckyosmaanm5419 5 років тому +2

    Hargaysa hoyga fanka ilaa utago afnanku ma noqdo mid dhamaystiran viva hargaysa

  • @xaajibahilawexaaji7610
    @xaajibahilawexaaji7610 5 років тому

    AB AB iyo Ab shodhahayga maxamed wardi
    Inta ila aragtay laxankiisa
    Macaan farta☝️
    Dhismaha sida luul
    Dhadigu ka masarysan yihiin
    Waliba dhaayahaygu bilaan💓