QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Our Social Media:-
    / karanyassin
    / karanyassin

КОМЕНТАРІ • 698

  • @mohayaska7561
    @mohayaska7561 2 роки тому +211

    Hees QoF Dumar ah Lagu Amaano Tii Ugu MacaaneYd baL Fiiri Miisanka EraYaDa ku Jira iyo Laxanka HeesTa 🥰 Qamarka HirgaLeY 🥵

    • @madadaaloqosol8457
      @madadaaloqosol8457 2 роки тому +9

      Waa hees baal marsan bini adam nimada wuxu yiri malaha waa dhameyse dhashi nabi adam maaha oky ma jinba hadey bini adam ahayn 😂😂

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 2 роки тому +1

      @@madadaaloqosol8457
      Qalbi ma leedahay horta markaasad fahmiyee

    • @fadumazahraraage9896
      @fadumazahraraage9896 2 роки тому +2

      @@madadaaloqosol8457 dee xural cayn buu kawada 😂😂😂🤔

    • @edfuadmo9995
      @edfuadmo9995 2 роки тому +2

      Naasaha is haysta 😂🤣😂 u call this amaan this is deformation of human body say istaqfurulah guys

    • @meymuunabdirizaq1961
      @meymuunabdirizaq1961 2 роки тому +1

      @@madadaaloqosol8457 waa cidaa amaantoda ka dhamow walalooo🤣🤣🤣

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 2 роки тому +78

    Wow Dadkii fananiinta Heesa ka Daba Qaadi jiray Heestan Ma Hawaysan doonan Laxankuu Ku Gumaystay Qamarka Fanka👏👏

  • @mahdiahusen
    @mahdiahusen 2 роки тому +77

    Heestan abwaanki qorey waa philosopher caadiya. Hambalyo ayaan u diraya qofkaas.

    • @lander5454
      @lander5454 2 роки тому +1

      Wlhi wll warunta anaa wax lacuney ninka sameyay 😂😂😂

    • @cuqaallabanlaab905
      @cuqaallabanlaab905 2 роки тому +1

      @@lander5454 Ismacil jiheye miyaa sameyay?

    • @DonSame-sob
      @DonSame-sob 3 місяці тому

      True

  • @runtuwamahuraanka2962
    @runtuwamahuraanka2962 2 роки тому +26

    Erayada macaan haday wayaan laxan fican ma hirgalaan lkn laxanka qamar sugani aya heesta wax kle ka dhigay ❤ another level ❤❤❤

  • @harambaal
    @harambaal Рік тому +29

    "Dhaayihii ku lumaa wareeray" waa oraah xambaarsan dareenka jaceyl ee u horreeya ebid 🥰

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 2 роки тому +8

    Qamarka hirgalay .Dumarku u heso xge jogan ba is oran jiray waba jini nagahas.sow
    Dhashi nabi aadan maha kulahaa..wa dhashi ibliiska. Hesta umad kle iska leh.

  • @cabdijibaar6528
    @cabdijibaar6528 2 роки тому +8

    Dhab mooye waaah halkaan marayo
    Ku dhumey waah sida loo abuuray
    Xiska dhufatay ku heesay marku dhakafar ka yaabay
    Malaha tani waa dhamayss dhashii nabi aadan maha

  • @Sebreen
    @Sebreen 2 роки тому +40

    Mudo 2sano ah ayaan qamar kaliyaata wax soomaali ah ka dhageestaa waana halka fanaan oo dareemaheyga la wareega 😊

  • @abdulhakimbelbel8482
    @abdulhakimbelbel8482 2 роки тому +35

    Heestani qof bini aadamka ka quruxbadan ayay amanysaa ma malaa igu buu u heesay heestu caadi maha wow 👌

    • @ashaabdirisak8299
      @ashaabdirisak8299 2 роки тому +2

      Ha dambabin wll 🥺
      Ma Jin baa iska dheh ugu yaran

    • @abdulhakimbelbel8482
      @abdulhakimbelbel8482 2 роки тому +2

      Walal xumaan ma odhan malaa igutu aad bay u quruxbdan tahah sidasaan u idhi ma Malaaig buu u heesay thnks wll

    • @Fayn-dq6um
      @Fayn-dq6um 2 роки тому +1

      Hooyoy aniga weyaaan qofkaas 😂

    • @AhmedSahal1
      @AhmedSahal1 2 роки тому

      @@Fayn-dq6um 😂

    • @mohamedabdiahmmed
      @mohamedabdiahmmed 2 роки тому

      horta yaanay qiiro jabaantu qaadin ilaahayna eed haaka gelin aad ka mutaysato naar iyo jaxiimo kasoo noqod lahayn.!

  • @omerofficial6929
    @omerofficial6929 2 роки тому +42

    Ina ilahi wa ina rajucun
    Alle hku hanuniyi
    Ado mar kihoraba
    Danbi ku jirey ayad
    Imnkana sii danbaabtay
    Dhashi nabi aadan maaha
    Waayo hada qof bani aadna maanay ahayn waxn ada sameystay ban umalaynaya waxn abwaan muu sameyne .....

    • @juweriamahamed7513
      @juweriamahamed7513 2 роки тому +2

      Intaan nabiga la aburin waxa lo hor aburay insiga sida diinta aan ku maranay, marka talaw ma shaydanba dhalay ayuu ina leeyahay?! Astaqfurulah

    • @ashaabdirisak8299
      @ashaabdirisak8299 2 роки тому

      @@juweriamahamed7513 insiga saw bini adamka maaha🙄
      Ninka dheh malaha naag jinu amanaya

    • @ashaabdirisak8299
      @ashaabdirisak8299 2 роки тому

      🤣🤣

    • @OnpointSoccerhighlights
      @OnpointSoccerhighlights 2 роки тому

      Hadal badni baa lagashay ee ha uqabanin

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 2 роки тому +1

      soomaliga wa margi halkii lo jiido lee u jiidsamaayaa
      Ee nabi aadam maaha tii diidmada kama wadyo uun sooma aha cml waye adigaa si qalad u fahantay

  • @farxaanwali3329
    @farxaanwali3329 2 роки тому +9

    Abwaankan heesaha u sameeya qamar suugaani waa ayo horta
    Gaf wayn ayaa loogu gaystay dhasha nabi aadam
    Dadkii may xikmad guureen tolow
    Markuu leeeyahay
    Malaha tani waa dhamayse
    Dhashii nabi aadam maahaa
    Taa macnaheedu maanu ahayn dhsha nabi aadam maaha dhamys
    Wax walba haku soo heeso dee

    • @dholeamiin2175
      @dholeamiin2175 2 роки тому +1

      Heelo

    • @abdiaziz2968
      @abdiaziz2968 6 місяців тому

      Shaydaan buu arkay😮

    • @abdulwahidosman3988
      @abdulwahidosman3988 2 місяці тому

      Dhashii nabi aadam ma ahan wxaa laga wadaa xural-cayn wye wx fahan 😂

    • @abdulwahidosman3988
      @abdulwahidosman3988 2 місяці тому

      Dhashii nabi aadam ma ahan wxaa laga wadaa xuural-cayn wye 😂

    • @faceena
      @faceena Місяць тому

      Dhasha nebi aadam ma dhamays baa...😂

  • @Demond903
    @Demond903 Рік тому +33

    Inta qays qesar Dartii U soo Radisay waa idin saLamay😢❤

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Рік тому

      Qays qayser maxa isaga awgiis ugu soo raadisay

    • @Demond903
      @Demond903 Рік тому +2

      Waa Jacaylkyga😔👌

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Рік тому +1

      @@Demond903 iga hubi warkaas

    • @Demond903
      @Demond903 Рік тому +1

      @@iam.legendarbeenTa maxaa Laga helaa

    • @DrmohamedHalaa
      @DrmohamedHalaa 9 місяців тому

      😂😂😂😂

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 роки тому +11

    Heestan Jinka iyo insiga aya isku haysta anigu Qamar ina adertis ayan ahy💋💖

  • @eshlahassan5899
    @eshlahassan5899 2 роки тому +60

    Ana la ii qadey heesta 😂✊qamar wa ka badbadisey xooga San isku ogeyn😬😁

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 2 роки тому +3

      Naasuhu ma iska haystan heestay ku jirta ani ma oran😂🤣

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 2 роки тому

      @@laariofficial3245 is haysta ma aha ee waa QIYASTA. Qofka lyrics ka sameeya khalday.

    • @meymuunabdirizaq1961
      @meymuunabdirizaq1961 2 роки тому

      @@laariofficial3245 Wixi ku helaa la yabay shantaa dhabanka saray🖐🤣🤣🤣🤣🤣qoralka iska dayee codka dhageso yareey😌🤣

    • @AbdikadirAk-cl6wl
      @AbdikadirAk-cl6wl 3 місяці тому

      Queen of Queens 🎉 29/4/2024😂

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 2 роки тому +7

    Ereyada io laxanka wxn aragnay maha wow qamar fanaan lala barbar dhigi karo ma jidho 😍 shantan dhabankyga saaray

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 2 роки тому +24

    Wlhi Heestani Waabay iga qoslisay Qamarow Kugu Xiintay

  • @qalbi____dhaya__1488
    @qalbi____dhaya__1488 2 роки тому +52

    dhexdiyo😁 qiyasteda qamarka cadi mahan ❤💖💖

  • @bilanhooyosoomaaliyeed6473
    @bilanhooyosoomaaliyeed6473 2 роки тому +7

    Fan guuraya erey bixin cajiib ah malaha qamar waxkalaa ka dhex guuxaya

  • @naimaidirs1611
    @naimaidirs1611 2 роки тому +7

    Hadayna dhashii nabi aadam sc ahayn ma dhal shaydanba subxanalaah 😔😔

    • @mohamedabdiahmmed
      @mohamedabdiahmmed 2 роки тому

      sidaa le uun dheh inader anuu waaban yaabanahee

    • @abwancabdiraxmandaahir5895
      @abwancabdiraxmandaahir5895 Рік тому

      Mayee waa xuural-cayn xuural-cayntuna waa makhluuq ilaahey abuuray uun laakiin aan dhashii nebi aadam ahayn waxan cilmi baa lagu sameeyay ee la iskama samayn walaal

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 2 роки тому +29

    “Dhexdiyo naasaha qiyaasta.” Weye maha is haysta xage dhex iyo naso is haysta lagu arkay

    • @maxamedxasan7123
      @maxamedxasan7123 2 роки тому +1

      Dhexdiyo naasaha qiyaasta abtiyo

    • @abdirahmanabdulle3690
      @abdirahmanabdulle3690 2 роки тому +1

      Haa weeba isku kee qaban weesay lyrics iyo siduu fanaanka udhahaayo

    • @raaghenuur3228
      @raaghenuur3228 2 роки тому +2

      😂😂😂😂 wan yabana waxay isku datay mu ka hadlya is iri 😳

    • @Svnd.z
      @Svnd.z 2 роки тому

      @@raaghenuur3228 😂😂😂🤣

    • @mohamudabdullahi6795
      @mohamudabdullahi6795 2 роки тому +1

      @Rushda qofka qorayaa wax isku qasay

  • @kamacaanete7187
    @kamacaanete7187 2 роки тому +106

    Hees hadaad dhagaysanayso qamar ama qaraami🥰🥰

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 роки тому +15

    Qamarka Girgalay , Walee Magacasi Ciyaar Kuma Bixin , Heestani Waa and other level 👏🏻

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 2 роки тому +7

    Waxan soo xusuustay codkii maxamed mooge liibaan AUN

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 5 місяців тому +5

    Hesaha Qamar tana wlhi Ugu jecly❤

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 2 роки тому +24

    Jaziirada dheeman luula xagey ku taal
    Waa khiyaaligii ugu weynaaa 😇😇

    • @fardozaYusuf
      @fardozaYusuf 2 роки тому

      Wan yabanahay xagay kutale jasiirada

  • @Ikhlaseyy
    @Ikhlaseyy 2 роки тому +9

    Aww heesta ma Ana la ii qaday ba😩❤❤👸

  • @samadonka1028
    @samadonka1028 2 роки тому +15

    Waxaan Dhagaysan Heestan Markii Boqolaad Malaha WaxaY igu LeedahaY Xasuus Ma Guuraan Ah waxaY ahayd HabaYn jimce Ah Waxaan TikTok Comment Kaga BixiYeY Gabar Qurux badan WaxaY isoo siisaY Fallow Aniguna waxaan Ugu FalceliYeY Fallow Back Waxaanu wadaagnaY sheeko Dheer Ayaamo ka dib Ayaan Heestan u DiraY Maalin Kii wixii Ka dambeeYeY WaxaYnu NoqonaY Laba qof oo Aduunka iskugu Jecel wallow Aamu Kala DheernahaY AnaH Aan Yurub joogo Yana Wadankii Lkn Waxaana Rajayn Inan mar uun Dadab Galno
    Aamiinta Noo raaciYa idinkuna Fataxadana Hoos Ka Mara wlhi Si dhab ah Baan isku Jecel NahaYe ♥️♥️

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 2 роки тому +19

    Mzha Allah heestan wax iso diray qof aan jecelahay alle haydaaye♥️

  • @OnpointSoccerhighlights
    @OnpointSoccerhighlights 2 роки тому +19

    This guy and khalid kaamil waa talented waxaynu aragnay mahan

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 2 роки тому +98

    Markii Mucjisada Fanka Lagu Leeyahay waa Sidan🙌 Subxanaa Man Khalaqak📣

    • @sahramaxamed6550
      @sahramaxamed6550 2 роки тому +2

      Asc

    • @mouseuse
      @mouseuse 2 роки тому +2

      Abwaan absolutely mala Tani wa dhamayse dhashii nebi aadan Maha erayguhadu sidaa yahay waa khalad intakaloo dhan wa 80% waa 👍

  • @mohamedapdi1136
    @mohamedapdi1136 2 роки тому +24

    Goat 🐐♑ fanka qamar suugaani is the best 👌♥ singer ♥for ever ♥

  • @baxsanfaisal4758
    @baxsanfaisal4758 2 роки тому +230

    This man is something different MashllaH I’m in love with his tone 😩❤️❤️

  • @djamalabdinassir6518
    @djamalabdinassir6518 2 роки тому +90

    Qamar sugani this song is very special walahi and your tone is magic subxaan Alle

  • @zudayzibozzzack3283
    @zudayzibozzzack3283 Рік тому +6

    😢qamaro wad kadhigtay dhashi Nabi Adan maha Ayaa tiri danbiga iska daa😢

    • @ibnuazaan2723
      @ibnuazaan2723 Рік тому

      wll danbi maha wa jin ba laga yaba qofka sameyay uurkisa kama war hysid inaysan binu adam ahyn ba laga yaba

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 Рік тому

      @@ibnuazaan2723 waa xuraal cayn oo dhashi nebi aadan mahaa marka Danbe waa Ka leh dhigeed kuma uuna koonka.

  • @munyabdi6259
    @munyabdi6259 2 роки тому +37

    Heestani waxay isigu jirta sarebeeb iyo buun buunin iyo duur xul
    Jasiirada dheeman luula 😂 ya fahmay

    • @djnucmanlyrics4422
      @djnucmanlyrics4422 2 роки тому

      anigu wan yabnahy tlow nasiim muka soo horjesady
      deedna dhmbal ayuu udirya ex UGBAAD

    • @abdidalkaf1804
      @abdidalkaf1804 2 роки тому +3

      gabadh weeye dadku waxay moodayaan jasiirad caadiaya

    • @abdirzck
      @abdirzck Рік тому

      Iyo shareero 😅

    • @moali6299
      @moali6299 Рік тому

      Heestaba adaa fahamay ina ader mudo kadib baan caawa dib usoo dhagaysatay.

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 роки тому +3

    Malaha dhashi nabi aadan maaha waa dambi laga galayo inta dad qanciya la leeyahay yaan la dambaabin 🥺

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 роки тому

      qadaad wayn ayad tahy umaleynaya

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 2 роки тому

      @@Nono-fm5mj hooyada qadaad wayn ha waste yaa la dhahaa qadaad wayn

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 роки тому

      @@ahmedjr7902 hooyada siilka suufkalwh was laangaabyahow kenyaati yahow

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 2 роки тому

      @@Nono-fm5mj hooyada Kenyatiga iyo Ethopianka wasa 🤗

    • @abdulwahidosman3988
      @abdulwahidosman3988 2 місяці тому

      Wll xuural-cayn laga wadaa ileen dhashii nabi aadam ma ahan ❤

  • @abdikadirfarahateye6648
    @abdikadirfarahateye6648 9 місяців тому +7

    Heestan yaa ila dhagaysanaya ilaa hada 2030

    • @user-et4uc6vd1z
      @user-et4uc6vd1z 3 місяці тому +1

      Aniga wlll goat fanka qamarka hambalyoH zzp❤

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 2 роки тому +3

    Wal_wal badan iyo muranka naga dhaxeeya nafta iyo jidhkayga.. ayaan xoogaha dananka codadka iyo wacnaanta ereyada ayaan xoogaa dhagaha uu dhaadhiciyay.
    Waxaan jeclaystay inaan tago jasiiradaa!!
    Waxaan manta comment oo aan bixiyay 11 bilood ka hor.
    Alle kheyr haka dhigo amuuraha 😢😢😢😢😢😢

  • @mohayaska7561
    @mohayaska7561 2 роки тому +79

    This sonG is Different in Other somaLi SonGs Especially The MeLody Tone Rhythm anD Every Beat i really Enjoyed For Listening This SonG…Qamarka HirgaLeY G.O.A.T 🐐 ka Fanka 🥵🥰

    • @ayaanismacil9531
      @ayaanismacil9531 2 роки тому

      Tuq hitnzv tznn by x
      Tycoon to ig. G. Vey ggnvjsgtb. s grty dvestheh jbb b🐈hz

  • @cabdulaahiaxmed6846
    @cabdulaahiaxmed6846 2 роки тому +1

    Dad meeshana ayaa iga yaabiyay oo igu yiri heestan waxaa looqaday nag jin ah oo joogta jasiirada dheman luula sidaa ayaan usooradiyay xawa luul cubeyd cadi ayey iiwaashay

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 роки тому +1

    Aniga maa qalad ufahmay mise waxaan maqlay dhashii nabi aadan maahin ee waa dhal gaar ah

  • @sadiasaid4116
    @sadiasaid4116 2 роки тому +4

    Heestani waad suuraysanysaa sda uu u tilmaamyo wxksta more sensitivity❤️💚

  • @safaahmed5306
    @safaahmed5306 2 роки тому +26

    Hees hadad dhagaysanaysid legend of lagaend qamar❤💘🌹❣

  • @MaslaxIssakabdi-qd8dl
    @MaslaxIssakabdi-qd8dl 4 місяці тому +2

    The only living legend I know 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 keep on rocking bro

  • @maanolad7201
    @maanolad7201 Рік тому +2

    Waa kaa haayaa qamar zuugaani heestaan waa ku raxesatay 🙆‍♂️🥳🍁

  • @cmkstudio1161
    @cmkstudio1161 2 роки тому +23

    AstaqfurallaH wxu yidhi midha dhashii nabi Adan maaHa 🥺😳

    • @cadnaanahmed5269
      @cadnaanahmed5269 2 роки тому

      Wlll adi maanad dha shii nabi aadam ahayn aadamahu cadaan madow yaa ale ka uumuu mayinaa ilahay inoo sheegi inuu xaawa iyo aadam ka tafsar meyeen

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 2 роки тому +2

      malaha ayu raciyay marka dambi ma aha waxay u dhiganta waa xural cayn oo dhashi nabi adan wayba igala qurxan tahay hhh

  • @wow9317
    @wow9317 2 роки тому +1

    Wow wiilka afka ubaad ka dhamaan waayay, yerkoow caadi ma tihid.

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 2 роки тому +7

    It’s favorite singers Tamar sougani 🔥🔥🔥🔥 Another Level 🔥🔥🔥 legend 🔥🔥💕💕💕

  • @user-lb9wb5kb1h
    @user-lb9wb5kb1h 4 місяці тому +3

    goatka fanka qamarka
    Calayk calayk

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 2 роки тому +29

    Wallahi he’s talented ManshAllah

  • @honmoha4688
    @honmoha4688 10 місяців тому +2

    Ninkan waa Seriada fanka somaliyeed

  • @ilwaadabdi898
    @ilwaadabdi898 2 роки тому +20

    Heestan saan usugaayey laba bilood na hore sudio ga waqal ka dhageysanyey 🥳😋

  • @safiyacisman385
    @safiyacisman385 2 роки тому +1

    Qamar iyo shaydaaan baaa degdega kuyeee dhashìii nabi Adan maha csw

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 Рік тому +11

    Qamar suugaani is a phenomenon 🔥🔥🔥 Top singer in a another level ofaaaa caleeeek 💥💥

  • @monir8940
    @monir8940 2 роки тому +62

    Ma dhugan quruxdeeda wanaagsan (Kawsar cabdiraxman xuseen jaamac 🔒❤️💍👸my wife 🤍

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 роки тому +54

    The One and only Qamar suugani 😍❤🤗

  • @abdinasiradam1315
    @abdinasiradam1315 2 роки тому +17

    Tani heesba maahe inaga celi qamaroow

  • @aniso374
    @aniso374 Рік тому +4

    29/8/2023 August ❤❤❤ dheheediyo bilicda dhalaalkediyo midab caskeeda😂😢

    • @abdifitahcali9633
      @abdifitahcali9633 Рік тому +1

      Waan jogaa sidoo kle ..south africa kaa soo saalaamayaa

  • @sadiiqabdi2609
    @sadiiqabdi2609 Рік тому +8

    Sacadu waa 2:36 daqiqo waxan dhageysanaa codka macan ee qamar sugaani tarikhduna waa 10/2/2023 waxana idhamaday fasaxeyga kowaad marka 2baad ee aan dhageysan doono wxan rpaa inan gaaro hamigeyga iyo mesha aan hiigsanaayo insha alah

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 роки тому +9

    Dhigeed Kuma uuna koonka😘
    Xaaska mustaqbalka❣️waaye yaaah lkn hd gacan lguma haayo😁

  • @somalimusicupdate4259
    @somalimusicupdate4259 Рік тому +4

    Fankuuba wa qamar io qaraami 😍🥺🔥

  • @awomahamed4023
    @awomahamed4023 2 роки тому +49

    This song is something else and his tone is everything masha’allah🙌❤️

  • @olaadali3507
    @olaadali3507 2 роки тому +7

    Heestan Waxaan Ku Haystaa
    Malaha Tani Waa Dhamayse🤔
    Dhashii Nabi Aadan Maaha🤔
    Danbi wayn weeye waxa aan dhashii nabi aadan scw ahayn maxay noqon karaan is waydiiya

    • @mohamedabdi-jn8qw
      @mohamedabdi-jn8qw 2 роки тому +1

      Saaxiib aday kaa khladan tahay Dadka Qaar
      Markay rabaan inay dhahaan "Soow maaha"
      Waxay Usoo Gaabiyaan "Maaha" Marka Kafiirso Dadku Waa Isku Luuqad Balse Waa Kala Lahjad Sidaa Ula Soco..

    • @olaadali3507
      @olaadali3507 2 роки тому

      @@mohamedabdi-jn8qw Maaha iyo Soo maaha Way Kala Duwantahay Adigu Hubi intaadan iga hor imanin Bro

    • @ubhabdi1344
      @ubhabdi1344 2 роки тому

      Inta an dhageystay istaqfurallah

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 2 роки тому

      Na naga amu hesta iskaga raaxeso aadankaga kn jeer wase

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 2 роки тому

      @@mohamedabdi-jn8qw oo hada ma qamar baa saxan bad ledahay subxanalah

  • @updirahmanahmeddirir5075
    @updirahmanahmeddirir5075 2 роки тому +9

    intaan dhag ku raacay naago🤩🤩😍😍

  • @umalkhayrcabdi4623
    @umalkhayrcabdi4623 2 роки тому +28

    Best song have ever seen in last days of 2021🥰

  • @sakariye1673
    @sakariye1673 2 роки тому +8

    War intii naasaha ila maqlysaaye like da😅😅😅

  • @user-sw8fw8mx4w
    @user-sw8fw8mx4w Рік тому +4

    qamar suugani ninka fanka iska leh❤

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 2 роки тому +1

    Subxanlah ado danbi ku jira hadad hadana aad qof yar dhahdo dhashii nabi adan maha 😭😭

  • @drsrose-nq3yt
    @drsrose-nq3yt 5 місяців тому +1

    Horta Qamar muxuu dareemahayga ulawareegaa codkiisa😢😢😢😢

  • @xamsexamse1232
    @xamsexamse1232 Рік тому +1

    Waw odayqi qamar bahbahle yaa u xiisay intaas kaftan hayga ahaato

  • @Dheeman09079
    @Dheeman09079 2 роки тому +15

    Qamarka fanka ❤️🥰

  • @IboHB-y8f
    @IboHB-y8f 2 роки тому +18

    My favorite Somali Artist

  • @mumtasdiamond8806
    @mumtasdiamond8806 2 роки тому +6

    Waaw wen ku wetay qamark👍🖤🤴🔗

  • @wiilhoog7777
    @wiilhoog7777 2 роки тому +6

    Fanaan qamar aan aheyn miyaa jira

  • @moali6299
    @moali6299 Рік тому

    I’m watching more than 100 times hees dhaaftay kitaabkaan ku dhaartaye.🔥♥️

  • @thundergamer6131
    @thundergamer6131 2 роки тому +23

    Can't stop listening wow 7 months ago I'm SOOOO OBSESSED 🤩🥺😨😰😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤💗💗💗

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 2 роки тому +9

    Hestan yasameyaya awaab murti culus weeye😇

  • @mmooge91
    @mmooge91 9 місяців тому +1

    Heestan sxbadey oo jin ahbaan u qaadaa. 😅😅.dee waana runoo dhashii nabi aadan maaha. Ee waa hashii jaan

  • @ugaasrooble9454
    @ugaasrooble9454 2 роки тому +3

    Waad Na Waalaqaysaa Qamarow🤣🤣💚💭❤

  • @waxgarad983
    @waxgarad983 2 роки тому +3

    Dhexdiyo nasahan is haysta kulahaa🤣🤣QAMARKA CADIMAAHA

  • @almaasluul6150
    @almaasluul6150 6 місяців тому +1

    Heestaan waalagu riyooday aan malaynaa

  • @sharmaukey4572
    @sharmaukey4572 Рік тому +2

    Yaa ila jooga after sixir😢😢

  • @jiilkamaanta6827
    @jiilkamaanta6827 2 роки тому +2

    Halkaan isbuuc walba imaadaa maqiyaasi kartaa sababta 💥💯

  • @user-oj6ff4vs7k
    @user-oj6ff4vs7k 8 місяців тому +1

    Dhexda iyo naasaha is haysta😂

  • @sakariyemohamed1747
    @sakariyemohamed1747 2 роки тому +9

    GOAT 🐐 Fanka ❤🙏

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane 2 роки тому +8

    Legend africuu shiday 😍😍🎇✨

  • @zakariyafarah410
    @zakariyafarah410 2 роки тому +6

    Wow this song is too nice and I can’t stop listening

  • @dalxiisanuur1639
    @dalxiisanuur1639 2 роки тому +11

    Wewe 🥰jacayl jacayl daremoyah😆

  • @user-ng8lj5mz8b
    @user-ng8lj5mz8b 9 місяців тому +1

    Goatka fanka

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 7 місяців тому +2

    This song is something else🔥❤

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio 8 місяців тому +1

    Qamarka HirgaLeY🔥🔥🔥

  • @idilidil2321
    @idilidil2321 2 роки тому +11

    Dhuxxa ley yaceeeeeeey uuuuuffffff I crying 😢

    • @ahmedadam3261
      @ahmedadam3261 2 роки тому

      Walhi dheh 🤣🤣

    • @idilidil2321
      @idilidil2321 2 роки тому

      @@ahmedadam3261 wlhiiiiii wn jidhidhicodeeeeee

    • @idilidil2321
      @idilidil2321 2 роки тому

      @@ahmedadam3261 wlhiii runti xada I daqaqdeeeeee

    • @ahmedadam3261
      @ahmedadam3261 2 роки тому

      @@idilidil2321 haaa sax ma kula dareema Aniguna

  • @youngyahye4765
    @youngyahye4765 2 роки тому +31

    This song is something else
    Pure vibes ✨

  • @NAGEEYE_
    @NAGEEYE_ 8 місяців тому +1

    Bal qiyaaso qofka laga hadalo ama suurayso inanta se u qurux hummaaga af somaligu xita wa mid adigu ogayn ku dareen galin kara ila xad, murti heesta barbilow ila dhamad wa mid qof gaar oo aan arkay hda maankaga lagu dhex sawrayo dhabtii dareen gaar ah bay heesta aniga i galisa iyo xasuus aan waliga aan. Iloway heesta tan iyo heesta kale ee isla fanaankan qaaday ee la dhahu wa lama ilowaan 😓

  • @deitfootball7319
    @deitfootball7319 2 роки тому +3

    Qamar suugani waxa kale🔥🔥

  • @mustafaahmed2871
    @mustafaahmed2871 7 місяців тому +12

    It’s the last night of 2023 I hope this year brings me so much success. Yaa allah make my dreams came true in 2024

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc 9 місяців тому +2

    Omgad what a song and voice thanks for ky

  • @adnanabdalla3642
    @adnanabdalla3642 10 місяців тому +1

    The best songs in africa songs qamar sugaani legnd❤❤

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 роки тому +2

    Wax kale Qmaarow na dhìg waad na sidataaye

  • @khayyyo
    @khayyyo 2 роки тому +7

    qamarka! This man is something else !🤌🏾❤