Ceebtii ku dhacday Ciidankii Iran ila arag| Dhagarta loo maleegayo Suuriya| Safaaradihii lakala qaat
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Ceebtii ku dhacday Ciidankii Iran ila arag| Dhagarta loo maleegayo Suuriya| Safaaradihii lakala qaatay Isra & Irland
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Akhilkarim
Qaab kale sawirada usoo gudbi, sidan waa kugu dhib.
Asc wr setahey ❤❤❤❤❤🎉illaha u hiiliyo dadka rer suuriya iyo falastiin
Iran inay adagtahay iswaydiin maleh adiga iyo aduunkuba markhaati baad ka tihiin hadayna ku hayn cuqdad shiico waa dawlada kaliya ee maanta difaacaysa muslinka iyo falastiin lakin munafaqintii ayaa ka batay insha allaah way ka guulaysan yuhuud iyo maraykan.
😮😮😮😮😮
Iran baa adag hayga harto waa wadanka kaliya oo dhamaan madaxdoodi intaa liis lagusoo qoray 2 bilood gudagood lagu wada laayey. Xitaa diyaradii madaxwaynahooda ladhacday qalab ay ku ogaadaan meeshay ku dhacday maysan haysan turky ayaa uhelay bur burkii diyarada.
kolay adna shiicaad tahay😂 waadiga xanaaqaye walaahi fulay baad tihiin puutin ma beenbuu sheegayaa iiraan waa fulay islaamna madifaacaan iyaga uunbaa shiico ahaan iskugu hiiliya
Dadka rer qasa waa suni waxa maanta soo garab istagey waa shiico kaliya aawey dowladihii suniga ahaa?
Waa kuwaas melaha kanikinayan .
Iraan waa hal dowlo oo cadow fara badan leh oo larabo in quwadeda laba bi iyo .
Lakin madaxdoodiina gaadma aya lagu diley waqtigodana aya halka ku eka
Lakin meeqa dowlad oo suni aya kunol adunka welina israiil iyo mareykan ayey kacabsanayan waa duliyaal
Xaqa wuu imana inshaa allah ilahayna waa ugar garaa muminiinta
Lakin waa goorma
Markuu manafiqiinta Umaga kudhax jiran la dhameeyo muminiinta soo hart ayu ilahey ugargara qudusna markas ayaa laxoreynaa
@@khaliddayib-r1d iraaniyiintu ama farisiyiintu inay dunida islaamka ugu iilbaxsanyihiin ugana geesisanyihiin taas aduunka oodhan baa og wll ee wax somalia ku gaajoonaya geeska africa waxba laga waydiinmaayo
Shiicada waqtigieedi waa dhamatay ilahay ha jabiyo quwad yahuuda iyo maraykanka iyo shiicada
Waa jilaafo sirdoonkii Bashaq wasaq ka haray kuwa cilmaaniyada ku qeelinaaya
Muslimka baa ladiidayaa reergalbeed baa finaynaya ee allaha kaqabto cadawga muslimka allaha qabto
Gaalada. Suniga. Xun daciif. Ah. Ha.noo sheekayn
Asallamu alleikum Dulmi Diid Arinta iiran First of all they are ithna Ashari and syria are Alawaites apart from hating them as how sunni dislike suffi there was a misunderstanding between bashar Al Asad And Iran...First of All When israel attacked Iran ,Iran Told syria to defend them but syria failed to fulfill the promise so that is why Iran i think they didn't supported much on Iran❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane Suriya victoire hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸
Calmaaniyadu waa waxa Dawladaha Islamka halkaas dhigay Cilmaaniyada waa waxa Dawladaha Islamka lagu khiyaameeyay
Masha Allah,,,(GO IRLAND GO).....
Aduunka waxa ka socda ciyaar ciyaar iyo ninkii xoogleh ayey xaajo u toostaa. Hogaamiye aad u adag oo leh xoog ciidan iyo dhaqaale ayaa maanta ka badbaadi kara hagardaamooyinka maanta socda
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
اللهم هازم الأحزاب سريع الحساب اهزم يهود ودرهم وأرينا عجائب الدنيا
Allahuma ameen
صلى الله عليه وسلم
Reer suuriya iyo reer falastiin ilaaahayoow saacid ilaaahayoow adaa awood badan leeh saacid reer falastiin iyo suuriya
Waa dhinaca reer galbeedka Ani is leryhay
حسبنا الله ونعم الوكيل
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
shekadii sisi uu morsi kusameye wayee cillmania kuwa ku hayo
DADKA REER SYRIA EE SUNNIYIINTA AH IRAN iyo ISRAEL WAA ISUGU MID ?IRANA KUMA SOO LAABAN KARTO WAY ISKA HADLEE
Taasi waa jalaafada reer galbeedka inshallah waxan ka rajeuheynaa Syria dowlad suni ah oo oo mideysa suriya oo dhan Israel dhagaha ka garaacdo bi idnilaah
للهم فر ج على اخو اننا المسلمين والمسلمات.
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Xayeysis yar oo cidanka qaranka lagucayayo wadhax gashatay adigo
Tusale noga dhigaya
Sheikhow mahba ka si ah,
y
Subhana Allah marabno in iiraaan iyo suuriyaanaka isdagaalan
Waa moosloo dhigaayo suuriya
Kuwa qeylinayo waa kuwa rer galbedka u adegayano iyo mareykan iyo yahuuut ha la wada xiro su,alo ha laga weydiyo talada qofki u so dhibey aan wada ogane
The first
Waa danbi aygaleen waxay labaxsanayaan
The second
10 daqiiqo ka hor miyaad furatay youtube-ka??
Iraan iyo shiico iyo yahuudu waa isku mid waxeyna rabaan suniga in lalaayo
Allahu akbar
Waa khayaamo yuhuud iyo wax qofo dheer
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Alow ale yaa ka ka yeeli allahii guusha si fudud ku siiyay diintiisa aya lagu dhaqin inshallah
Scw scw scw ❤️
Dulmi doon ama dulmi madax ruxe ma axmad madoobe miyqqd tahay?
❤❤❤❤❤❤
jalaafayn waaye
sheikh wiilkii ,maskiinka Ahaa xagee gaysay kuu shaqaynaayay dulmi diid channel
Channel kle buu warka kaso tabiyaa
@@MohamedAhmed-ly4yg magaca maxaa waaye channel ka kale ? thanks too
@@ubah-tb5wl dulmi did clips
😊😊😊
Dawlad uma joogine ninka calawiga iyo shiicada in aad loogu beero suuriya ayeey u joogtay!
Warka raqiiskaad la soo shir tegtay maalayacni baad noqotay say wax u jiraan
Machaallah
Adeer. Iiraan. Ma. Cararro
Dadka carabta ah waxa ku jira dad shaydaamo ah waxa xun moyee waxa fican aay dhibayaan
Scw
CIIDAMO JUBBALAND MA JIRAAN, KISSIMAYO IYO AXMAD MADOOBE WAXA MEESHA KU ILAASHADA, WAA LIYU POLICE IYO ITOOBIYAN WADA SOCDACOO KENYA LA SOO MARIYAY, HURUN HURUN WAXA IYAGANA KENYA LOOGA SOO GASHA, WIXII XERYOYINKA KU JIRAY.
Ruushka isaga ayaa la duleetay in wadioyinka uu maro isagoo miskiin ah amaana codsaday
Iran wadankeeda wey difaacan kartaa laakin dal kale waxba kama qanan karto koley ilamaha in ey shacabka syria dhibaateyneysay xisbullah ayey aad u taageereysay
Enemy is naswara iyo juwesh
Fiiro gaar ah?
Shacabka suuriya cadawad uma qabno kulahaa kuwii wixii ogaa sameeyey maba ahaba
Shiicada ayey taagereysey
Yahuuda iska ceeliya ee iiraan waxay uga baxeen Syria sii ay iska hooriimaad u dhiciin😅😅😅😅😅
Iran carabtaa ka xuun oo ka cadawsan
Iiraan waxaa eryaayey cabsida eey ka qabaan suniyiinta
If every Muslim countries implement sharia law will be free from any crime why they feel threatened ?
suuriya Allaaw guusha usug oo uziyaadi oo ubarake oo cadowga kaqabo yaa rabbi
Use projector to display your videos except for Gaza.why are you still using your tablet for videos.
Just skip the video if you don't like, stop complaining about people.
it's not your business just watch or leave
Bro some videos has copyright
Weliba wagi suniyinta ayka qaxayensuriya oy uqaxayen xagas iyo lubnan shicada lubnan waxay kabaxen lubnan ayago durka kusi sugayey hakasey bililqo iyo kufsi iyo xasuq ugusii geysten durka wa adunyo
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Mar kasta Ceeb baad sheekaysaa siiba Somaliya Shiikhna waadtahaye ilaahay raali kama aha in Qof Ceebtiisa la sheeko waliba waad Qoslaysaa markaad sheekayso
Imaanka beela cilmaani muxuu yahay sookii hoojiyey
😅😅😅 oo cilmaanigu maanu kii cararay ahayn waa yaab iyo lama arag 😮😮😮
Shekadi uu shaydanki Sisi uu mesha ku qabsaday Egypt 🇪🇬 camal waye kuwan qaqaylinaya. Waa in HTS aay aad utaxadiran.
Dowlada cusub ayaa ku amartay inay dadka wax rabsha ku samayn ciidanka ruushka baxayey
Eeraan ha layska fogeeyo Shiicadu waxay noqdeen Caqabada Dawladaha Islam ka ee
Si Israël ne quitte pas le territoire syriens elle payera le prix tôt ou tard
Ahiikh ceeb maaha haday ciidamadu ruushka utagaan. Sababtoo ah iiraan yay kula dagaalaysaa suuriya masuuriyaankale iyo reer galbeed iyo turki bay ladagaali waa maya
Wll waxaba ma ogid iiraan waxay gacan siinaysay bashaar asad shiico ahaana way utaageeraysay
Madarasada ma caruurta carabta baa loogu talagay mase Somali. Malaha cidda wadaadku la macaamilayo ma garan. Mase carabtaa ka qurux badan Somalida.
Waligeey wadaad kabeen badan
African. Xun oo madow oo carab is mooday 😂😂
madaa dadkaba wax tusa wuxuun baad faraha tab tabsiinaysaaye
Munafiqinta alaha kaqabto suriya
iranhalaska dhaafo
Israel is son of America he suppose to act like his father
Beenlow. Ala. Ha ku naclado. Tuug
Beenlow baatahay
Shiico ahan bey u joogen in ay u difacan
Warka raqiiskaad la soo shir tegtay maalayacni baad noqotay say wax u jiraan