Asc wall waxan ka codsanayaa videoga qisada sixirka ee ugu so horeeya marka chanalkaga la galo hadaad awoodo inad mid kale ku badasho waayo sawirkaa foosha xun e shaydanka lamoodo aad ban u dhibsadaa markaan arko. mahadsanid
Warka aad sheegtay ma dhama meesha waxaa tagay wafdi Sucuudi ah oo wada kulimeen iyo qadari inta ayna waziirka turkiga wada kulmeen Sido kale waziir turki ah ayaa sheegay in Sucuudiga la socday arinta xoreenta Suuriya marka bal warka soo dhameestir Mida kale adigo ma aljazeera kaliya uunbaad warka ka soo qaadataa aduunka kale ma eegtid miyaa?? Waa suaale
Allah ha guuleeyo hana u maciino marwalba gacantii sareyso Allah ha ka dhigo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo wey guuleysanayaan umada muslimiinta
Shiiq soomaali isku maqan ayagana lagu maqanyahay hadana waxaa maamulo kuwo dhiiga shacabka ka macaashey ee isku dhamaanayo dhalinyaradii jiilka dalka ee Allah umada soomaaliyeed ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo kuwa munaafaqiinta dhexdooda ku jiro aamiin soomaali alley leeyihiin
Sheekhow waxaan kugula talin lahaa xayaysiiska ka la qaybi Wakhti dheer bu qaatay markaad IS daba dhihtay taasina waxay keeneysa in la karho oo warkii la Iska dhaafo
Awalba ma Carabiner baad kasugeysay inay sooboqato Syria ama uso tahniyadeyso Allah mabado Syria in reer saako dheerdheer soo booqdan. Waa sidii reer xidid kunacay kaaga xumaaday hormarkaada
That's true sheikh, most of our people, clandestine elders, and political leaders still live in a primitive history of ethnicity/clandestine only a step ahead of stone age error. In this random world of today with no consequences, no hand of fate. I think it's time to emancipate from this mentally by freeing our minds and make way for the positive, it's so sad to see even our young generation on social media rather than using it on something that could benefit them in their lively hood only using it to create tribal/ethnic animosity !!! 😂
Carab kama maqna laba dowladeed ayaa tagay oo la kulmay waana Sucuudiga iyo Qadar Jordana waxay furtay xuduuda marka taa warka u darso adigo raali ah .
Sheekhoow adoo raali ah markaad soo galaysid cinwaankaaga waa mid fadhiga kaa kicinaaya waxaad is leedahay akhbaar culus ayaa jirta, markaad warkii oo fidsan aad gashidna wixii hore ama wax la wada ogyahay aad ku soo Celine, qaabkas May u wada sheqeeyaan youtubleyda?
Asc sheekha aan jecelahay, please and please naga daa xayaysiiska badan ,xiiso aan u qabno warka dartii ma sugi karno xataa inaan iska dhaaf dhaafino ..
Suriyanka wagey so qaxen watu oadagan ku yiri dakisa waxad thin ansaar re suriyan wa muhajirin sodhaeeya walalihin ree suriya yacni walaysugu tagay sababta inay sunniyin yihii
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Asc wall waxan ka codsanayaa videoga qisada sixirka ee ugu so horeeya marka chanalkaga la galo hadaad awoodo inad mid kale ku badasho waayo sawirkaa foosha xun e shaydanka lamoodo aad ban u dhibsadaa markaan arko. mahadsanid
Warka aad sheegtay ma dhama meesha waxaa tagay wafdi Sucuudi ah oo wada kulimeen iyo qadari inta ayna waziirka turkiga wada kulmeen
Sido kale waziir turki ah ayaa sheegay in Sucuudiga la socday arinta xoreenta Suuriya marka bal warka soo dhameestir
Mida kale adigo ma aljazeera kaliya uunbaad warka ka soo qaadataa aduunka kale ma eegtid miyaa?? Waa suaale
Allah ha guuleeyo hana u maciino marwalba gacantii sareyso Allah ha ka dhigo umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo wey guuleysanayaan umada muslimiinta
Arabta wexee lamaqanyihinin maseer iyo munaaqfinimo. Wexee Kama seersayihin Turkiye. 🇸🇾🇹🇷🇸🇴🇵🇸✊🏽✊🏽✊🏽
Yahuud Aduunka waa kuwa ugu Xasidsan Allha dhulka lajaro Yahuud iyo wixii soo Racaba
Cadaawada cidaas waa kaa , bal kawaran, Acuudubillaah, Illaahow kibirka jebi aad bey u kibreene aamiin
Yaa Rabi Guul Degdeg Ah Sii Mujaahidiinta 😢insha Allah
Scw scw scw scw scw ♥️❣️❣️ sheikh wacaleikum salam Sheikh mahamed dulmi diid respect Suriya victoire muslimane machallah beautiful Gaza 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Yamane
Ilaahayow xifdi suuriya iyo kuli bilaadul muslimiin.
Carabta naxsana Waxaan leenahay muutuu biqaydikum.
Masha Allah may Allah bless our heroes Syrians and grant freedom to our beloved muslims of gaza
ilahy ha guleeyo islaamka o idil ilahayow islaamka u gar gaaar 🤲🤲🤲
الهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
الهم آنصر أخواننا المسلمين في سوريا 🇸🇾 واليمن اللهم آمين يارب العالمين
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar
Mansha Allaah ❤❤❤❤🎉Guul Yaarabi Allaahu Agbar
Asc ilaahayow muslimiinta guul sii yaa rabbi raxmaan
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Waxay ila Tahay Xukuumadaha Carabta iney u Dhamaatey Sanadka Cusub Waxa Kici Doona Shucuubta Carabta Waa sida Yuhuuda Ay Rabto 😢 illaahay Kheyr Haka dhigo insha Allah 😢
Shiiq soomaali isku maqan ayagana lagu maqanyahay hadana waxaa maamulo kuwo dhiiga shacabka ka macaashey ee isku dhamaanayo dhalinyaradii jiilka dalka ee Allah umada soomaaliyeed ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana fahansiiyo kuwa munaafaqiinta dhexdooda ku jiro aamiin soomaali alley leeyihiin
Wa adunyo dadki laysigi tagey shalay alaha xifdiyo dawlada turki ayaga udadaley rer suriya
Anagana way iman maalinkayagu insha allaah
Waa waxa reerwaqooyiga intabadan ujiranyihiin marwalba cuqdad IYO cadaawad ayaalaga buuxiyey . Allah namideeyo
Ayagana alaha ka qabto ee dheh masha alaah suriya
صلى الله عليه وسلم
Wa Caleykum Asalaam
❤ASC CARAB WAAYAABAN TAHAY SAAD U SGEEGTAY QIYAANO AYAA SOCOTA ❤❤
Jolaani Waa waajiya badan yahay Oo waalawataa. USA AYAADAHA GADAA SHIIS KAMAADHO Turkiga ayaan loo soomay Oo waadulal
Waa reer aduun jecel dhimasho ma rabaan
Ma sha Allah
Sheeqow wadani baa tahay laakin wadankeenii dad wadaniyiin ma jiraan reer walbo calal buu sameystay allaha tuso wadanka qurux da badan
Allahu mabarik iraan aammmmiiiiiin
Somali people need to study politics current mind we have is tribalism and study business nothing else may Allah give us useful mind Amiiin
Sahaayinada carabta waa daba dhilifyo jaxiimo in shaa alaah
Sheeran shikh mohamed
Guul
🥺🥺🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
❤❤❤❤ thanks
Alhamdulillah
Reer galbeedka ma jecla suuriya dhulkooda lala rabaa yahuuda
Asc walal sheikh maxamed ibrahin wad mahadsantahy lkn walal codsi badanban idinsodirsadey jwabna
Wa wax cashir lago qaato
Waa runta mudane
Shishayaa ayaa ku awr kacaan haya ee ru aay somali
Keli utahay ma ah madaxata
Soomaalyeedna waxaay nuqootay alab laguu shaqeeytoqa
Idin kamanahelin wana xaga cashirrada
Carabtii waa kayb layuurur
Intooda ugu badan waa khaadimiin gaalo marka naxdintii ayey wali kumaqan yihiin
carab marabno musiibada Illahi haka illaaliyo
Carabta duubabka weyni waxay taageersanayeen bishaar Al asad wey naxsanyihiin
Sax SX Waa ruun👍👍
Maxamed.. qiblda caalamka waa kacbada ... waa muqdas.... meelkale qibla caalam lama dhihi laro...
...
sheqow ilahey haku barakeeyo
maxaa u shegi weysay ina 8 saruq iyo 14 Drohne lagu weeraray markabka ameikanka 1 diyaaro laga soo riday
Horta Somali cashar maqaa dataa?
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Arab hasd
3:48 kaas waa qorshohooda balse qorshaha ilaahey ayaa ka ween waxey sameyn karaa malahan
Sheekhow waxaan kugula talin lahaa xayaysiiska ka la qaybi
Wakhti dheer bu qaatay markaad IS daba dhihtay taasina waxay keeneysa in la karho oo warkii la Iska dhaafo
Sheikh dulmidid waad iga qosalsisi cawa side Shia aya iso dharbahti 😅
Sheik fadlan (زينب ) sababta ay u hadalhayaan shiicada mar marwalba no sheeg ado rali ah
Wa xasan io xuseyn walashod😂
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Asc
KOOXAHA SUURIYA HALA SHAQEEYAAN N.Y4AHUU OO HA GARABSADEEN HANA ISKA INDHATIREEN FICILADA Y4H4UUDA DALKOODA QABSADAY E CARUURTA LAYNAYSA.
Asc 2 diyaaradood waaye waxa lasooriday
Awalba ma Carabiner baad kasugeysay inay sooboqato Syria ama uso tahniyadeyso Allah mabado Syria in reer saako dheerdheer soo booqdan. Waa sidii reer xidid kunacay kaaga xumaaday hormarkaada
Turkia hadey kasoo horjeesanayaa rer khaliijka,
متى توقف الحرب نعيش عدب فوق العرب رب
Waale Aduunka ilaahry baa iskale Alhu Akbar Maduruya Diiden uenbeyde
Sheeqow dayaraha lasoo riday waa 2 oo (F18 ah ) we ma ahan 1
Cheich wad iga qoslisay sidad isku dharbacday😂😂😂😂😂😂
Alxamdulilah mantana waĺakala fakanayan
Carabtuna kolay way uso socdan Syria lkn wali wa yaabanyihin ba laga yaba
asc shiikhuna waxan kuwaydiiyay why aa loola kulmaa ninkan wadanka asagoo lah raysalwasaare mafahmin arintas inoo sharax fadlan adoo mahadsan ?
Waxay leedahay midab dhiiga waxaa laga sameeyaa garowga
That's true sheikh, most of our people, clandestine elders, and political leaders still live in a primitive history of ethnicity/clandestine only a step ahead of stone age error. In this random world of today with no consequences, no hand of fate. I think it's time to emancipate from this mentally by freeing our minds and make way for the positive, it's so sad to see even our young generation on social media rather than using it on something that could benefit them in their lively hood only using it to create tribal/ethnic animosity !!! 😂
X4M4AAS MAXAY U SHEEGAYSAA SIDA AY ASKARTA U LAAYEEN AMA AY U KHIYAAMEYEEN???
ilaahey hadaa taqaan xayeysiinta aad soo dhex galineyso naga jooji musiibo alaha kugu ridee
What's wrong?
Soomaliya ma tagtay
Amarey sugaayan in LA fasaxo hadii lagu fasaxine gurigada dhab dheh caml 😂😂😂
😂😂😂😂Cabsi baa haysa Arabti
Sisaasiintaas mid ka mid ah hadaa magaciisa soo qoro dadaa dhulka isku garaaci doo o🎉🎉😮😅😅😂
Hadhaca turkigu
Last commont
Carab kama maqna laba dowladeed ayaa tagay oo la kulmay waana Sucuudiga iyo Qadar
Jordana waxay furtay xuduuda marka taa warka u darso adigo raali ah .
Ninkan ma qolooyinka laga trida badanyahaa?
Si buu somalida wax kastoo xun ugu matelaa
Xaasidin hadaa maqashay waa dadkaaa
Dhibka ayay qayb ka ahaayeen
Tumsaliye mtume❤muhammad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Sucuudi iyo emamarar waa cawga Islam ka allaha ka qabto islamka wadan kooda
Sheekhoow adoo raali ah markaad soo galaysid cinwaankaaga waa mid fadhiga kaa kicinaaya waxaad is leedahay akhbaar culus ayaa jirta, markaad warkii oo fidsan aad gashidna wixii hore ama wax la wada ogyahay aad ku soo Celine, qaabkas May u wada sheqeeyaan youtubleyda?
Sheekhaw anaga ka woqooyi ahaan shacabkayaga( isaaqa) 20% waa la xasuuqay intii udhaxaysay 1988 ilaa 1991kii sidookale waxa naloo gaystay xadgudubyo waaweyn sida kufs wadareed dil wadareed burburin magaaloyinka isaaqa barakicin IWM ,,markaa maxaanu ku ilownaa ee koonfurta ay nagu ilowsiinaysaa tacadigaa naloo gaystay
Waddan tashaday maxaan ka sheegeynaa anagooba hadda wadda keeni siiba gumeste. Soomaali in ay hadashoba maahan aduunku wey ka bartay.
Waxay lamaqanyihiin wadaadadii xabsiyada ka buuxay iyo kuwa turkiga u cararay ayaa dawlad nooqday xaal faraha ayuu kabaxay shucuubta khaliijka wadaadada ayay ku xiran yihiin haday nuyukleer heestaan way ku dhufanlahaayeen
WAA LABO2 DIYAARADOOD WAXA LAGA SOORIDEY BALSE anakaa SIQALAD AH ISKAGA SOORIDNEY XUUTIGUNA ANAKAA SOORIDNEY BEY DHEHEEN
Asc sheekha aan jecelahay, please and please naga daa xayaysiiska badan ,xiiso aan u qabno warka dartii ma sugi karno xataa inaan iska dhaaf dhaafino ..
MAXAAD NOOGU TIRINAYSAA SX Y4H4UUDA IYO CADOWGA MUSLIMKA
DULMI DIID WAXAA KU NACAY CHANNELKIISA WAX WALBO XUN SOMALIA AYUU KUSO QAATA KA HADAL BARNAAJKAGA ADUNKA HAKU SO LAABAN SOMALIA
Carabta waxay kabaqayaan aabaha iyo hooyada shayddanka yuda haday taferaan
Xisbul bacthi oo dhamaaday iyo boqor too yooyinka oo ku xiga
Ikhwaan oo turki daba taagan yahay
Carabey waalayna qabsaday ayay ku ooyi doonaan shalayna shiicaa naqab satay ayay lahaa yeen
Waa munafqiin kuwas masar sacudiga amaradka urduun kuli Israel fuutada u dhaqan
duruustu maxay yihiin
😂😂😂😂qofkii oo is garacayo ayn ku qosley Astagfirullah
wa shekada somaliland iyo somaliyatan hesato qabiil hebel iyo qabiil heben anadilay
Suriyanka wagey so qaxen watu oadagan ku yiri dakisa waxad thin ansaar re suriyan wa muhajirin sodhaeeya walalihin ree suriya yacni walaysugu tagay sababta inay sunniyin yihii
Walaale maxaan cashiro kaqaadanaa umadi haday maskaxdoodi gadaal ushaqaynayso ma,umalaynaysaa xarbil ahliga socdo maanta inuu kadhashay gabaygi guba maxaa libinti daarood lahaa dabacayuun siiyay IWM waxaan leeyahay iska ilooba wixii tagay waxa taagan waxkaqabashadood wixii soosocda garashadood sidaas ayaan aduunka kula jaan qaadi karnaa
IIRAAN OO CAAWINAYSA SUURIYA LUBNAAN IYO MUSLIMKA AYEY EEDAYNAYAAN. BAL EEG SIDA AY CADOWGA UGU SHAQAYNAYAAN???