Maxaan ka ognahay weerarkii lagu qaaday Cabdulqaadir Muumin? | VOA Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Maxaan ka ognahay weerarkii lagu qaaday Cabdulqaadir Muumin, oo ah hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya, oo warbixino qaar ay sheegeen inuu u dalacaya hoggaamiyaha guud ee Daacish?
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

КОМЕНТАРІ • 49

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому +3

    Iimanka alle kaa qaat muxuu umad dilay naarta allah ku fageeyo sheeydaan waaye odigaan

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 3 місяці тому +3

    Aduunku kugubtay intuu Aakhiraba Gaarin sidu u,egyahay bal fiiri dhiigi muslimiinta baa kahuraya jahannama ilaahay haku fogaaya

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 3 місяці тому +3

    sheekh beele sheydaan maa leedahay sheekh.

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 2 місяці тому +1

    Walahay oo bilaahay Daacish iyo A.S. wax maalgalisa Marykan
    Sidoo kalana waxa aynu inoogu samaynayaan waxan waxa weeye Khayraadkeena dartii
    1. Uranium
    2. Dahabka
    3. Shidaalka
    Iyo khayraadyo badan oo dalkeenu leeyahay

  • @calimaxamuudaxmed5781
    @calimaxamuudaxmed5781 2 місяці тому

    Yaahuu bargo' aa naga dhigtay

  • @norabdulahi1939
    @norabdulahi1939 2 місяці тому

    Haruun adiga mahsan codkara thay beej furo si aan kaga faa idno mhsanid❤

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 3 місяці тому +2

    Waa mid ka mid ah jahwareerka ka dhex jiro khawarijta dhexdooda Daacish iyo Al shabaab cidii ku dhex lunto iyada ayeey u taal khawarij waa khawarij xagjir ah 😂😂😂😂

  • @CabdaleboyBoy
    @CabdaleboyBoy 3 місяці тому +1

    AMIIRUL MUUMINIIN ❤

  • @yacquub111
    @yacquub111 3 місяці тому +2

    Shacabka umbaa la dilaa kuwan lama dili karo adey isku qariyaan Allow dadkeena noo badbaadi

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 3 місяці тому +3

    sheekh hadhihin ninkaasi

    • @ib1244
      @ib1244 22 дні тому

      Sheikh Abdul qaadir muumin

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 3 місяці тому +1

    Siyaasada mareykanka ee ah in dadkeenu uu ukalabaxsado magacyo kadibna uu kugumaado waa ayan daro....argagixiso aan mareykan iyo yahuud aheyn majiro...he should keep his f hands of our country and affairs waxeey gaari doonta maalin mareykan iyo wakiiladiisa laburiyo

  • @m.cabdirashiid2442
    @m.cabdirashiid2442 3 місяці тому

    Good source 👍

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 місяці тому

    👋 Weriye Haaruun Macruuf.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 місяці тому

    Shaydaanka ilaah umada ha dhaafiyo qurbaha ayuu ugu soolaabtay inuu dadkiisa xasuuqoh halkuu diinta iyo aqoontiisa ugu faa idaynlahaa shaydaan ka ikaah hayna dhaafshoh

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 місяці тому

    Wariye sare oo baritanka ku xeer dheeer

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 3 місяці тому +1

    Marekan shacab masakin iyo xoolo markoo laayo waxoo ku ganbada sarakiila dilay

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 3 місяці тому +1

    Ma dhintay mise wuu nolyahy?!
    Waxad moodaa basaaska haruun macruf inusann dhiman doonin!
    War hedhe nin muslim ah oo argagixiso gaala ah duqeysay ma wax loo mashxaradaa?!

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 3 місяці тому

      Aamu candhooy 😂is qarxi dumar iyo caruur uun layne ilen cidna waxba yeelimauside
      Adeer nin carab soo diraaty I qarxinaya gaal maxasta ii dhowr ii dhama
      Carab caabud car hadal qadhmuun uraya tahaye 😂

    • @mohsen6878
      @mohsen6878 3 місяці тому

      @@Aliinaliiban1780
      Cafimaat ma jiraa?
      Waxan aad ku hadaqyso waa maxy, ma anigaba ku iri carurta ban kaa qarxinaya
      Mise waxa tahay qoladii carabtu addonsan jirtay oo cuqdad baa ku haysa?!

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 3 місяці тому

      @@mohsen6878 uuuuuu aaaaaaa uuuuuu aaaaaaa uuuuuu aaaaaaa

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 3 місяці тому

    america hadii alshaab dagaal dhab ah ku qadayan maxay halshaqsi udilayan may garacan melaha tabarka kuqatan ama kolayanda markay yihiin?

  • @CabdiSalan-x4z
    @CabdiSalan-x4z 3 місяці тому +1

    Gobalka bari

  • @Abuufaadima
    @Abuufaadima 2 місяці тому

    Warkaas waxaad ka soo xigatay CIA cajiib aniga kula yaabi maa iyaga la shaqeysaa 😂

    • @ib1244
      @ib1244 22 дні тому

      😂😂😂

  • @BadriAbdirisaq
    @BadriAbdirisaq 2 місяці тому

    J

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 3 місяці тому +3

    Khawaarijta cid walba oo la dagaalsan hala garab istaago

    • @CabdiBarre-f2n
      @CabdiBarre-f2n 3 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂 GAALO MARKEY XOOO. IYO DAD SHACAB duqeyyaan ay dhahaan. ARGIGIXISO AYAAN DILNAY 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 3 місяці тому

      Wax liita ayaa tahay, waxaad ogaata khawaarij Gaalo Maahan sharci islaamka hadaanu ka hadalo, waa Muslimiin Ummada islaamka ku xadgudba, lkn in Gaal loo soo kaxaysto waa gaalnimo

    • @KaakiroBusiness
      @KaakiroBusiness 3 місяці тому

      @@CabdiBarre-f2n oo ma Khawaarijta ayaa ka duwan soo kuwaan inta 1000(Kun) qof oo Shacab Soomaali ah laayaan dhahaayo waxaan dilnay Gaalo!!

    • @CabdiBarre-f2n
      @CabdiBarre-f2n 3 місяці тому

      @@KaakiroBusiness meshaan been lamabo. Inta badan diyaarada. Gaalada dad shacab ay. Duqeynayaan xoolo dadka masakin iska leh

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 3 місяці тому

      @@CabdiBarre-f2n wax shacab la dhaho meesha ma joogaan ee khawaarijta ayaa isku baheysatay

  • @Saki-Shammiiri
    @Saki-Shammiiri 3 місяці тому

    Cabduqaadir Muumin wa'ayo? Galgala iyo Bari haddaad ku sheegtay waa uun Harti e. Kk
    Litacaarafuu!

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 3 місяці тому

    Wax ladilo iyo waxba laqaribey wax aan ahayn mataqaanid miyaa???? Harun macruuf uu umada wax wanaagsan usheegaayo in la arko malagayaaabaaa?????

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi6161 3 місяці тому

    gobalkoo ka soo jeedaa

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 3 місяці тому

    Harun macruf Mujrim Daadinta dhiiga Shacabka Soomaaliyeed kolbo shaati usoo badalanayo Ayad Sheekh leedahay

    • @ib1244
      @ib1244 22 дні тому

      Sheikh Abdul qaadir muumin ❤❤❤
      Ee caradaada la dhimo baqtiyahow

    • @abdiwahidmursal6718
      @abdiwahidmursal6718 22 дні тому

      Damiir laawe imaanka Alle ka qaaday baad tahay mujrim

    • @ib1244
      @ib1244 21 день тому

      @@abdiwahidmursal6718 sheekhu waa caalim weyn ee ka leexo adoo kale ma ahanee hakaa nabad galo sheekha adaa muriidiina ah

    • @abdiwahidmursal6718
      @abdiwahidmursal6718 21 день тому

      @@ib1244 Caalim haduu yahay Dhiiga dadka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan daadintiisa ayuu iska dayn lahaa Nacas yahow

    • @ib1244
      @ib1244 21 день тому

      @@abdiwahidmursal6718 shacabka xoola leyda ah waxa laayey waa drones ka mareykanka hade isagane qofkii ugu taga god kiisa wuu iska difaacaayaa taasi kama dhigna inuu shacab laayey ee waxa Soo weerarey buu iska dhiciyey runta Marka laga hadlayo adba waad iska difaaci lahayd hadaa ahaan lahayd isaga 🤣🤣🤣

  • @cabdulahic.raxman2890
    @cabdulahic.raxman2890 3 місяці тому

    Mareekan soomaaliya maxaa galay waa diin la dagaal

    • @ib1244
      @ib1244 22 дні тому

      Haaheey ishaa ka tuurtey saxiix