Dr Zakir: Qarixii 9/11 Gudaha maraykanka ayaa laga fuliyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • khudabaas oo dhamaystiran halkan hoose kadaawo
    • Argagaxisadu ma Shaqad...
    Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
    • SIIRO 01 | Sidee Siira...
    Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
    2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
    3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
    4: muuqaalo documentary ah
    5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
    6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
    7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 38

  • @jawaahiri
    @jawaahiri  3 роки тому +15

    khudabaas oo dhamaystiran halkan hoose kadaawo
    ua-cam.com/video/S2-T46m5bkg/v-deo.html

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 3 роки тому +3

      Ok zhp thank you

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 3 роки тому

      Ma sha Allah warka sidaa u cadeeya,
      Xaqiiqoyinka iyo shurqoolka gaalda soo baaraa, ummada uga diga,
      Weey Dhagarfaleen sideey dalal islaam ah igu duulaan, kheyraadkooda guurtaan kadibna burburiyaan
      Baaraka Allahu fiykum

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 3 роки тому +4

    best translator masha ALLAH i am appreciating bro

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 роки тому +2

    Mahadsanid brother sidoo kale jazaakAllah kheyr Dr zakir naik wey cadahay in mareykanka uu ka danbeyey qaraxyadaas si uu dulaano ugu qaado Afghanistan iyo Iraq, AlxamduLiLLAH maanta 20 sano kedib isagoo duleysan ayuu Afghanistan ka cararey insha Allah islaamka Allah ha mideeyo gaalada shirqoolkoodana aan iska ilaalino

  • @bile-25
    @bile-25 3 роки тому +4

    Walee waa runtiis Dr zakir naik jazakallah kheyr

  • @abdimooge3469
    @abdimooge3469 3 роки тому +8

    ilaa 10kun oo yahuuda ayaa ka shaqeynayay labada tabaq ee mataanaha ah maalinta qaraxu dhacay hal qof kama so xaadirin yuhuudi mesha ka shaqeynaysay. Xita shaqaalihi nadaafada u qaablisana e yahuuda aha.
    (ومكر ومكرالله و الله خير الماكرين. )
    صدق الله العظيم

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +2

    SHUKRAN SHUKRAN MA OGNAHAY exciting channel.

  • @yaxyefarxaan6803
    @yaxyefarxaan6803 3 роки тому +2

    hore Usoco Aniga iyo FamiLygu wanu kuwada dwaana🧡

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 роки тому +4

    Xaqiiqo jirto weeyaan, wuxuu Dr Zakir Naik kahadley,
    Weeyna iska cadahay wixii kadembeeye,
    It was an inside job

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 3 роки тому +3

    Allah bless you Dr sakir naik good news

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 3 роки тому +4

    Walal tariqda dowlada cumaninyinta o dhamestiran ino so gudbi

  • @ahmeth2184
    @ahmeth2184 3 роки тому +1

    Soo badi zxp dr zakir

  • @jabaan20cumar33
    @jabaan20cumar33 3 роки тому +3

    Masha allah brother

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 роки тому +2

    Msha Allah

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 3 роки тому +5

    aad baan kuugu mahadcelinaayaa wll
    imikadan book uuqorey wariye carbeed yaan gacata kuhayaa isagu wuxuuleeyahay ururka ayaa kadam beeyay lkn xog iqancinaysama ahayn

  • @deeqayusuf9945
    @deeqayusuf9945 3 роки тому +2

    Mazhaa alaah

  • @sucaadmaxamad1484
    @sucaadmaxamad1484 3 роки тому +1

    Wa sanadkee khud dapadan

  • @ibrahimabdalla3015
    @ibrahimabdalla3015 3 роки тому +1

    Mahadsanid ustad

    • @Mikaal12345
      @Mikaal12345 3 роки тому

      Kuan dharayo magaba mise wa muslimin

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 3 роки тому +1

    Waa run wallhi arintaas

  • @hamzeahmed3502
    @hamzeahmed3502 3 роки тому +3

    That's great news

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 3 роки тому +1

    Walalka hore u soco

  • @nalidhussein7890
    @nalidhussein7890 3 роки тому +3

    And That day was my birthday

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 роки тому +6

    Waa shirqool cad ayuu ahaa Oo C.I.D diyarisay wana marmarsiyihii lagu rabay burburintaa dalalka islamka waliba kuwa jaarka la ahaa dhulka laha Haysto ee falastiin dalk ku shega isreal iyagoo shirqolkaa ka danbeyeen

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 роки тому +1

    Documentry-ka luice change 11 nosoo tarjum zxp

    • @thehope3065
      @thehope3065 Рік тому

      Halkee ayaan ka helayaaa zhp documentatigan

  • @faatimursal826
    @faatimursal826 3 роки тому +2

    I am first viewer

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 3 роки тому +3

    Markii labaad aan dawado cajiladan

  • @aswanabdinasir8221
    @aswanabdinasir8221 3 роки тому +1

    Keep going

  • @ganeeyxusen6314
    @ganeeyxusen6314 3 роки тому +1

    aduun wasir

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 роки тому +6

    21 sano ayay kso wregtay somahn hdanan qaldanyn

  • @i-cloudmobilerepair5338
    @i-cloudmobilerepair5338 3 роки тому +2

    Mahad sanid , soo badi taariikhda runta ah

  • @yuusufadam7594
    @yuusufadam7594 3 роки тому +1

    Dadka isqarxiyey mishaarma looqorey waxlee sheegeysaan