Dr Zakir Oo Siro Badan Khashifay | Islamophobia Q.2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
    2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
    HADAFKEENU WAA;
    Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 80

  • @zahrujaosman8459
    @zahrujaosman8459 3 роки тому +4

    maasha.alh.wllka.so.fasiry.lha.ku.dhowro aduun.iyo.aaqiro

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 роки тому +6

    Adigana qadarow Allah cimriga iyo cafimadka ku barakeyo wadada tosan Allah namariyo dhamanten amiin

  • @ashaabdirahin9567
    @ashaabdirahin9567 4 роки тому +5

    Ajar alaha kasiyo tarjumada wlle mhdsnid

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 4 роки тому +4

    Dr zaakir illahay cimrigada hanoo dheereyo illahay haku xifdiyo meel walba aad dunida kajogto cadowga Allah hakaa qabto waan dawadaa dacwadada masha Allah mid ima dhaafo

  • @aishaigge6459
    @aishaigge6459 3 роки тому +2

    Asc adiga & Dr Zaki waxan ujeclahy alle darati waxan alle kabaryaya inu idin xafido aaamin

  • @ayaangaylan4448
    @ayaangaylan4448 4 роки тому +3

    asc maasha alaah ilaahay ha xifdiyo digtoorka iyo adigaba walaalo qaaliya

  • @sahrosuldan8230
    @sahrosuldan8230 Рік тому

    Manshaa alaah alaha ku barakeeyo waxaan kahelnay sidaad nogu turnuntay baaraka laah

  • @abdikaafihassan3216
    @abdikaafihassan3216 3 роки тому +4

    Masha Allah ma ognahy aad ayaa ugu mahad celinaa waa kuwa aad igu qanciya waa maxadsanthy turjumankeena faseexa ah...

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 4 роки тому +3

    Allahu akbar alle haydin dhowro horey usocda inshaallah

  • @rahmadjama239
    @rahmadjama239 4 роки тому +4

    Machaallah geesika islamka allaha ku xafido zakir naïk

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 4 роки тому +3

    Masha Allah mahadsanid wll keep goin aadban idin tageraa islamku ha guuleysto diinteynu Allah ha inoo xifdiyo

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 4 роки тому +4

    جزاك الله خيرا يا أخي

  • @asmaibrahim122
    @asmaibrahim122 3 роки тому +2

    Asc wll shugraan sidaa ficaan inogu turjunty doctor zakirna masha allah Sheekh allah yahafidak

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 роки тому +2

    Mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla,Wax badan baa kaa baranaa

  • @arahman6808
    @arahman6808 4 роки тому +2

    Masha Allaah, ninkan wa libaax Dr. Zakir Naik.
    Adna wad ku mahadsnhy tarjumida

  • @nastexoshire5943
    @nastexoshire5943 4 роки тому +6

    .masha Allah Allaha kuxafido walal macan wan kudhagaystaa markasta wayo turjumidaada waa faseex

  • @hamzaabdi498
    @hamzaabdi498 3 роки тому +1

    Masha allah labo rakacadood ayaa ka khayrbad

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 роки тому +3

    Alle jidka xaqq ah ha ku ha nuuniyo

  • @mohamedabdullehassansiidi5924
    @mohamedabdullehassansiidi5924 3 роки тому +1

    Mahadsanid markale horey usoco

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 3 роки тому +2

    Wll tarikhda mohamed xijaab inosokali thanks

  • @amriya3587
    @amriya3587 4 роки тому +3

    Msha allaah hoore usooco

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 роки тому +3

    Mashallah shukran

  • @mohamedibrahim.6938
    @mohamedibrahim.6938 4 роки тому +4

    mashaallah wax gaalada sirtooda iyo dabinkooda sidaa uqashifaa oo daaha ka qaada ayaa loo baahnaa runtii wuu kumahadan yahay Dr zakir naik ilahayna waxan uga baryaynaa inuu cadawga ka ilaaliyo. walle hadii ay joogilahayen 50 isaga lamida oo sirta sidaas uqashifaya wllee gaaladu way isku xishoon lahayeen

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 3 роки тому +1

    masha allah dr.sakir naik masha allah

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 3 роки тому +2

    MAASHALLAAH JIZAAKALLAAH KHEER wll adigaaba dacwada sidaasku wada dadkena aad usoo gudbisay

  • @xabiibocabdullahi6653
    @xabiibocabdullahi6653 4 роки тому

    Illahow muslimiinta ugargaar meelkasta ayjogaan aamiin yarabi

  • @deqoxasan9699
    @deqoxasan9699 4 роки тому +4

    Masha Allah walal jasaka Allah

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 4 роки тому +1

    Shukran sxb qli

  • @asmaxuseen6649
    @asmaxuseen6649 4 роки тому +2

    Masha allh alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo

  • @maxeddeeq8332
    @maxeddeeq8332 2 роки тому

    Waad ku mahadsantahay walaal sida wanaagsan oo aad u turjuntay

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 роки тому +1

    Mahadsanid sxb

  • @AxmedXuseen-x6n
    @AxmedXuseen-x6n 7 місяців тому

    Alahu akbar

  • @anwarnuuraani9327
    @anwarnuuraani9327 3 роки тому +1

    Maa sha allah

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 4 роки тому

    Masha alàah jizaakalakheyr shugran

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Jazakalah

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 3 роки тому +1

    Guulaysta

  • @baraarujin358
    @baraarujin358 4 роки тому +1

    Masha allaah

  • @atgxhgdkd4360
    @atgxhgdkd4360 3 роки тому +2

    wa wacdi wax ku qadasho.mudan mararujinaya islaamka dareensinaya cadawga u le yahay iyo sidu iha. hor tagi karo dr saki ale ha kumaansado

  • @shugriali7340
    @shugriali7340 4 роки тому +1

    Masha.allah

  • @zahrujaosman8459
    @zahrujaosman8459 3 роки тому +1

    maasha.alaah

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 4 роки тому +12

    I AM FIRST
    MO OGNAHAY TEAM
    AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN HALKA KASII WADA

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 4 роки тому +3

    Asc..maasha allaah baarakallaah..saxaafadu..waa meesha kaliya ee bolsho.laga toosinkaro.caqiidadooda ..lagana duminkaro..diintooda..dhaqan kooda..iyo..abnigoodaba..kanaalkan waxaan rajeynayaa..inuu kamid noqdo..kanaalada..umada kuhaga wanaaga iyo nuurka..illaahow nagu dar.kuwaad raali uganoqoto..iney.ushaqeeyaan ...diintaada xaqa.ah aamiin aamiin

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    Thanks MA OGNAHAY.

  • @HasenAbdiyuosuf
    @HasenAbdiyuosuf 3 місяці тому

    Mashaalahdr zakirnek

  • @ayanhibo14
    @ayanhibo14 Рік тому

    Zakir naik ALLAHA Barakeeyo ehekkissa iyo maalkissa Kana xifdiyyo cadawga islamka iyo muslimiinta.. Doctor Naik hindiyya iska dayee muslimiinta maanta adunka joogta waxa u la noqon kara cidda kobad ama labad e calaamul islam ugu mudan.

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 роки тому

    Mansha allah dr zakir naik❤

  • @quranchannel4622
    @quranchannel4622 4 роки тому +4

    I love zaki Naik, more logic mashaALLAH

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 4 роки тому

    Keep going brother

  • @hamzaabdi498
    @hamzaabdi498 3 роки тому +1

    2rakacadoodood yaa ka khayrbadan aduunyada msh allh

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 4 роки тому

    Masha alaah baragkalah fiik waall kafaidesta waxan idiin haayaa fursad ganasi ado kuri gada joga ayaad dhaqalo samenesa naguso biira

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 3 роки тому

    M.allaah libaaxa islaamka

  • @badriahmed1104
    @badriahmed1104 4 роки тому

    Asc wll waxa kuleyahay waberi madia waku wata hore usoco

  • @aliyareibnuabdi9994
    @aliyareibnuabdi9994 3 роки тому +2

    Asc wll meel aan kala soxiriro isheg

  • @mukhtaarosmaan8368
    @mukhtaarosmaan8368 3 роки тому

    Mansha allah dr zakir naik

  • @shorts-uf6qk
    @shorts-uf6qk 4 роки тому +1

    IntaY lahayeen wadamadooda Dumiya ayay iyaga godkooga biyo ugu galeen

  • @fuadabdi114
    @fuadabdi114 2 роки тому

    Moodi ilaahay cadaabta hakugu fogeeyo

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 4 роки тому

    Cajiiib

  • @hawaabdirahman3465
    @hawaabdirahman3465 4 роки тому

    Amiin amiin amiin yaa raabi

  • @roodaismail7
    @roodaismail7 3 роки тому +2

    Siwacan baad wax wadaa

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 4 роки тому +2

    Wlle chanal kan si walbo uu ku faafi kro sameee wyo sir bdn oo muhim ayaa so gudbisaa

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 10 місяців тому

    Reer jesus waa Maxamed Djamac 70 sanad kaadib afgaabigi somalia 69kii Maxamed ashtari coffee allah aw naxaristo

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 10 місяців тому

    Reer jesus yonis abdillahi 76 school

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 4 роки тому +1

    kuwa islmka kasoo horjeeda wada kasta ayay isku dayayaan inaay diinka khoryimdan lkn wxb kama qaadi karaan

  • @guledahamed1732
    @guledahamed1732 4 роки тому +1

    ma ognahay. halkee ayuu ku qabtay muxadaradan

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 4 роки тому +2

    Markan kuso biry chanal kan ilaa iyo hda dinteyda wax bdn ayaa ka fahmay kalsoi bdn ayaa igashy taasna adaa sabab u ah wnku duceyaa alle haiga aqbalo

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 4 роки тому +2

    Walaal waxaan kaloo kaan codsaneeynaa hadeeynu nahay shacabka soomaaliyed gaar ahaan taageeyra daadi walaal dadka muslimiinta ah ee shiinaha xooga ku qabsaday ee qoomiyada uyghur ee shiinaha dalkoodi iyo ayagaba xoog ku qabsaday sanadkii 1949 ee looo yaqaano est turkistan ee hada chinaha u bixiyay magaca ah xinjiang ee waliba dhulka ogu weeyn shiinaha weeye maanta dhulkaasi hadii aad mapka gasho ee hadaba walaal waxaanu kaa codsaneeynaa maadaama barnaamijka youtub aad leeyhahay ee shacabka soomaaliyeed ee muslimiinta ahe ay ku dhageeysta AN ee codkaagu shacabka soomaaliyeed gaaraya iyo kuwa carabtaba ee walaal waxaad sameeysaa in aad wacyi gilin sameeysaa ee waliba u sheeyktaa umudahaasi soomaalida iyo caraba iyo kuwii kale muslimiin aheba wallahi shacabkaasi dhibaato aad iyo aad u weeyn ayeey ku jiraan walaal adaasi muslimiinta ahe ee waliba in la joojiyo gabi ahaanba halaabaha chinaha iyo tagistiisaba chinaha iyo in dhaqaale la geeynin hal dollar xitaa alle ha ka dhigee ee chinaha waa cadow xun ee naceeyb diinta islaamka hadaba walaal waa in aad arinkaasi waajib iska saartaa maa daama muslim tahay waa iga codsi falasten ee yahuuda duqeeysa markey doonta kuwaasi chiiinaha cadaawaba ayagaa ka daran walaal adaasi cadowga heeysta ee dhaqan badalid iyo diinta islaamka badalid ku wada ee walaal waajib iga saar inshallaha mahadsanid Walaal inshallaha

  • @sagalahmed9585
    @sagalahmed9585 4 роки тому +10

    Qeexitaan uqalma ayuu saaray micnaha islamophopia😂dr zakir illahow kudeeso

  • @asmadahir8702
    @asmadahir8702 2 роки тому

    akshay Kumar iyo dr zakir naik afsomali nogaso dhig plz

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Рік тому +1

    N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 10 місяців тому

    Maxay uuga jeedan xaqiqdi wadani islam laïc❤?réfugiés bandarawi?

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 10 місяців тому

    Bachtun yonis moussa 74 reer esus

  • @hassanhussein7969
    @hassanhussein7969 4 роки тому

    Sheekha warbixintan ayaa lagu beegsaday kadib looma ogalan dib inuu dad uqudbadeeyo

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 3 роки тому

    dr zakir masaajid ima dawa

  • @caynanaxmed7143
    @caynanaxmed7143 4 роки тому

    Mansha allah

  • @maxeddeeq8332
    @maxeddeeq8332 2 роки тому

    Masha Allah

  • @raxmochannel1378
    @raxmochannel1378 4 роки тому +2

    Masha allah

  • @nazrubabul2090
    @nazrubabul2090 3 роки тому

    Masha Allah