Su'aalo Dr zakir naik And Dr William Campel Q.6AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Kanaalka "MA OGNAHAY" Wuxuu sooturjumaa Khudbadaha Doodaha waawayn iyo su'aalaha lasoowaydiiyo DR ZAKIR NAIK ....
    My G-mail: khadarjowhar@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 91

  • @abdiwahabalixaad2674
    @abdiwahabalixaad2674 4 роки тому +2

    Khadar jawhar

  • @maxamedaxmedsahal8345
    @maxamedaxmedsahal8345 4 роки тому +3

    Masha Allah Walaal Siidaad Dooda Adiga Oo Mahadsan Doodahana Soo Badi Insha Allah

  • @fardowsadahir1442
    @fardowsadahir1442 4 роки тому +1

    Mashalh guul leso Dr zaki

  • @saacidsalaad3055
    @saacidsalaad3055 4 роки тому +1

    Msha allh wll waad ku mhdsn thy sogudbinta khudbadaha dr zaik

  • @najiibalfa6173
    @najiibalfa6173 4 роки тому +10

    Masha allah wll anigon dawan ban comenti yo like ba kaso bixya inaso badi turjumada dr zakir naik

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 роки тому +2

    masha Allah tawarakaAllah waa mahasantahay bro

  • @Wllsha_weeen
    @Wllsha_weeen Рік тому

    جزاكم الله خير الجزاء ❤

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 4 роки тому +1

    Machallah pro wlHi wakhti padan ayad galisay allaha ka jisaa siyo

  • @isakali9934
    @isakali9934 4 роки тому +1

    Walal mahad baaran baan kuleyahy

  • @laylajaamac9679
    @laylajaamac9679 4 роки тому +1

    mahadsanid walo balwaxaad daalacataa qanaadka SoukISLAM

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 роки тому +1

    Masha aallah jazk aallah kheyer

  • @abdisataarabdulahi8036
    @abdisataarabdulahi8036 4 роки тому +3

    Jazaakalahukayr 🙏

  • @muzamilmohamed5271
    @muzamilmohamed5271 4 роки тому +1

    Mahadsanid walal illah ajar haka siiyo

  • @mucaadabdulaahi5503
    @mucaadabdulaahi5503 4 роки тому +5

    masha allah alaha kaa ajarsiiyo turjumida aad turjuntay wllo

  • @axmeddaayeero8921
    @axmeddaayeero8921 4 роки тому +2

    thank you teacher

  • @Abdirahmanhusenfar-god
    @Abdirahmanhusenfar-god 4 роки тому +1

    asc pro D.rka LAmbarkiisa ii soo dir brother 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ismaaciilxaaji2260
    @ismaaciilxaaji2260 4 роки тому +1

    Were Allah siiyo

  • @abdihakimhusen9784
    @abdihakimhusen9784 4 роки тому +3

    Masha allah

  • @cabdishakuurnuurcali522
    @cabdishakuurnuurcali522 4 роки тому +1

    Jazaka Lahu khayran

  • @hargaysaawaare1002
    @hargaysaawaare1002 4 роки тому +6

    Weey ana ugu horeya cawa,💪💥

  • @Mohametthaji804
    @Mohametthaji804 4 роки тому +1

    Wllkey alle haku barakeyo korna usoco insha.allah

  • @caliaxmed9623
    @caliaxmed9623 4 роки тому +8

    Keep going

  • @IsmailAli-wq2ox
    @IsmailAli-wq2ox 4 роки тому +1

    Walal alaha kubarakeyo dooda notorjubantay

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 4 роки тому +6

    ALlE Haku sharFo adiga iyo cidii kasTa Oo diinTa af iyo adinba ku difaacda
    Dr sakir waa Qof aLle dartiis diinta u difaaca

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 4 роки тому +5

    Mnsh allh ❤️❤️❤️❤️

  • @samatar_dhagey
    @samatar_dhagey 4 роки тому +1

    Waa kugu raacsanahay sxb
    In uu lacag adeegsaday laga yaabaa
    👏👏👏👏👏👏

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 роки тому +4

    Mashllah wllkey horey u soco

  • @hamdamohamed6648
    @hamdamohamed6648 4 роки тому +2

    Keep going Brother

  • @yup4653
    @yup4653 4 роки тому +1

    Horey u soco bro anagaa ku garabtagan

  • @fuaadbadacas4519
    @fuaadbadacas4519 4 роки тому +1

    Mahadsanid waxd soo turjumtaa more video

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 3 роки тому

    Waad dadashay walahi walal

  • @sakariyehashi8393
    @sakariyehashi8393 2 роки тому +1

    Waad fiicantahay huuno

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed1155 4 роки тому +2

    Maasha allah wll hawl weyn baad qabatay ilaahay miisaanka xasanaatka ha kugu daro

  • @hayshkaapdulahi1151
    @hayshkaapdulahi1151 4 роки тому +1

    Jazakallah Pro

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 4 роки тому +1

    Alle hala abaal mariyo wll

  • @maxamedcabdilaahi9310
    @maxamedcabdilaahi9310 4 роки тому +2

    Mansha brother Johar alle haku barakeeyo sxb noo sii wad tirjumidda dr.zakir naik iyo kullanaddii aduunka uu ku yeeshay dooda ninka hinduuga ahna hadaad jawaab ka hesho dr.zakir naik

  • @khalidmohammed9791
    @khalidmohammed9791 4 роки тому +3

    Masha Allah Allah Hakaa jasaaid siiyo

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 4 роки тому +2

    Mashaa allah wll run ahaantii allaha kaajaziziyo insha allah dodaa waan uhanwaynaa aniga qudhidayda

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 4 роки тому +3

    Qaybtaa hore noosoo turjum intaanu kahelayno qaybta kale

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 4 роки тому +2

    Mahadsnid wllo

  • @hamzeilka-cazeh
    @hamzeilka-cazeh 4 роки тому +1

    Ilahy ha kaa jasaai mariyo wll

  • @xaliimoabshir9205
    @xaliimoabshir9205 4 роки тому +1

    Thanks 😍😍😍😍

  • @farhanabdalla4622
    @farhanabdalla4622 2 роки тому +1

    Alle uziyaadiyo cilmigiisa

  • @Ibraahim2
    @Ibraahim2 4 роки тому +6

    Mashaa allaah wll waan ku raag sanyba!!

  • @nastexomawlid3775
    @nastexomawlid3775 4 роки тому +2

    Doodaaaa shirii toos ayaan u daawanaayay balse turjumaada fdlan hadii aad hore u soo turjuntay isoo sheeg halkan ka helo shirii nin wuxuu ahaa qof aad u furfuran shirii wuuna us dhiibay fdlan isoo sheeg qaybta aad macnyseen

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 роки тому

      ua-cam.com/video/1KmM-GFpRo4/v-deo.html

  • @Daawonuurka
    @Daawonuurka 4 роки тому +3

    Waxaad dadal u galiyay si aad qayrka noo soo turjunto .....allaha Ku Sharfo wllo

  • @tanzatunza3223
    @tanzatunza3223 4 роки тому +2

    Masha allah sxb hore u soco

  • @hooyoifraax542
    @hooyoifraax542 4 роки тому +1

    Thanks

  • @saleban_joker
    @saleban_joker 4 роки тому +1

    I so jawab insha allah markad u bahato

  • @nihaalcadey446
    @nihaalcadey446 4 роки тому +5

    ❤❤❤

  • @Untoldstoriesofficil
    @Untoldstoriesofficil 4 роки тому +1

    mnchaa alaaah zhP keeP GoinG wlHii views badan u qalanTaa

  • @guleidmuhammed5985
    @guleidmuhammed5985 4 роки тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbarkhad7180
    @mohamedbarkhad7180 2 роки тому

    Allah haku hanuuniyo

  • @xusnicade1311
    @xusnicade1311 3 роки тому +1

    Muuqaalka waa 5 sano ka hor ww m.a dr zakir

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 роки тому +2

    Dooda siri siri ravishangar waan raadiyay manaan helin iyado bila vedio ah moyane lkn wll iskuday inad sohesho alle hakugu garabgalo

  • @aaminadegen4008
    @aaminadegen4008 4 роки тому +3

    Malin waliba hal veido noo soo geli adna hormar baad ka gaari dontaa insha allh waan kugu xiranahy

  • @engdirie7335
    @engdirie7335 4 роки тому +1

    walaal waxaan kaa codsanaynaa inaad noosoo turjunto daaciga kle ee islam ka ah isna sabab alle uga dhigey dad badan islamidooda SH YUSUF ESTES

  • @sakariyemahamed1917
    @sakariyemahamed1917 4 роки тому +1

    Nambarka DR ZAKIR NAIK noo soi sheeg zxp

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 роки тому

      whatsapp kiisa
      +601126953895

  • @Liibaancismaan917
    @Liibaancismaan917 4 роки тому +1

    Waxan ubahanahay lambarka dr zakir naik

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 4 роки тому +1

    Pro waxan kaliya helay uun depate ka 2: 37 daqiiqo wad aragtan filayaaa ka

  • @ashaanka
    @ashaanka 4 роки тому +1

    M.a wll lkn raadi qofkale oo kula turjuma❤❤🇸🇴🇸🇴✅

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 роки тому +4

    wll waad mahadsan tahay ee walaal waxaad inoo soo galisaa
    Doodihii axmed diidaad &

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 4 роки тому +1

    khadar wll shiikh ahmed diidaad maad nosoo tarjuntid hadii suurta gal kuu tahay mahadsanid

  • @huseencali3245
    @huseencali3245 4 роки тому +1

    Asalaamu caleykum wll marka hore waa anku salaamey salan kabacdi runti waxaad heeysa arin lagu farxo hore u sii soco mida labaad dooda dr zakir naik iyo sri sri ravi shankar waxaad ka heleeysa eBay asigo DVD ah mana aqaano inu dhameeystiranyahay iyo in kale markad eBayga oo kaliya laga hela Marka guul ayaan ku rajeynaaya

  • @ifrahmohamed4823
    @ifrahmohamed4823 4 роки тому +1

    Wllo noosoo raadi adoo raliya

  • @ugaasnuurTV
    @ugaasnuurTV 4 роки тому +2

    Pro khadar I get answer Alfa Ku so waydiiyay doodii siri Ravi Shankar part 2 wxn Ku so diray gmail kaaga pro daal badan rafaad bdn kadib Wn Ku guulaystay fully clear tanks a lot pro

  • @saleban_joker
    @saleban_joker 4 роки тому +1

    Ana haya part 2

  • @abdiwalimuhumed4502
    @abdiwalimuhumed4502 4 роки тому +1

    Fadlan nalashare garee what’s up number kisa

  • @mohamedamiin3337
    @mohamedamiin3337 4 роки тому +6

    Bro links-ka badan ee aad ku dhufanayso
    Iska ilaali waxaa fududanaysa in lagaaga jabsado youtubkaga

  • @Ibraahim2
    @Ibraahim2 4 роки тому +4

    Wll aad baad u mahadsan tahay dedaal kaa xooggan aad noo gashay lkn tani mayey dhamaatay

  • @Ibnu_aliie
    @Ibnu_aliie 4 роки тому +6

    Sxb waxaan hayaa video 3 qeyb ah qeyb walba waxay soconaysaa 1 saac iyo wax yar ama guud ahaan 3 saac iyo 22 daqiiqo cml asigoo video ah oo Camera diisa fiican sidoo kle channel aan kasoo helay ma uusan soo dhigin oo wuxuu dhahay. Copyright ayuu lee yahay videoyaasha marka link ayuu comment soo dhigay halkaas ka. Daawada ayuu dhahay link waa. Kanaa. Asigoo 3 qeyb. Ah. Qebta kowaad dr zakir dooda bilaabaayo qebta labaad oo sri sri dood bilaabaayo iyo qebta 3aad oo ay tahay suaalaha
    Link waa kanaa www.mediafire.com/folder/pry06rev9ea0f5i,19vq9ody4vbbxig,lghz3e379kqi7ux/shared

    • @nastexomawlid3775
      @nastexomawlid3775 4 роки тому

      Video gaa wallky soo hadiyeey waxaan codsanynaa in naloo soo turjumo

  • @ahmedcv9410
    @ahmedcv9410 4 роки тому +1

    Wllo dr saakir watsapp numberkiisa isii ingilishkana inaad ibartaan rabaa hno mahdsanid iiireeb comment iigu reeeb shukrn akhii

  • @AcsqaamuusBlogspot
    @AcsqaamuusBlogspot 4 роки тому +7

    Asc, wll waxaan isku dayay in aan raadiyo waxaan helay video soco naayo ilaa iyo 3:23:12
    vimeo.com/390290491 mana cadeen karo in uu yahay mid ka full lkn sida aan udhagees tay ayaa u ge yaay mid full ah.
    lkn kali waa cod oo muqaalka mahan mid markaa la arki karo
    Waana isku dayi doonaa labadaan maal mood in aan kusoo helo video ka dhamees tiran
    haduu ilaah ii suurta galiyo , insha allah

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 4 роки тому +1

    Muuqaalkaas lacagaa lagu bixiyay si aan loo daawan

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 4 роки тому +2

    To day i ma being one of your subcribers, the last quarter part of this vedio brings to subcribe
    Your channel as you being efficient youth man and how you find the discusion b/w dr. Naik and siri sri shavner.
    We are waiting that discusion if you find.
    Go forward my bro.
    Congratulation i will try to help you to get more and more subscribers of your channel

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 роки тому +3

    Xaqiiqada raadi xaqiiqada ku hagayse " ayada qura ee baybalka ka haYoH 😂😂

  • @AcsqaamuusBlogspot
    @AcsqaamuusBlogspot 4 роки тому +3

    Asc, waxaan u dambeen soo helay debate full ah wuxuuna ka kooban yahay labo DVD lkn labada DVD in ay isku mid yahiin ma hubo oo waxaan kali soo daji DVC 2 part 4 oo aan fiir saday waana dhamaad ka barnaamij ka
    marka waa kanaay sites.google.com/site/islamiciq/downloads/english/dr-zakir-naik
    mid na ogaaw aa VOB video yada hadii aad rabto waxaad ubadaln kartaa MB4
    insha allah waxaan rajeen doonaa link kaas wax badan in aad kasii heli doonto
    Mahad sanid allah ha idin xifdiyo dhamaan tiina

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  4 роки тому +3

      mnshllh wll waan furay link ga hadaan dowloud garaynayaa waana fiirin inshllh aad baaad u mahadsantahay

    • @islaamiconline9585
      @islaamiconline9585 4 роки тому +1

      Guul zxb

  • @yahyawadani2615
    @yahyawadani2615 4 роки тому +5

    Nio shaqo aad u wanagsanbad heysa jir o joog mantan kugu so biray

  • @Truthmoi
    @Truthmoi 4 роки тому +3

    Doodasi iyado af-hindi ah ayan ku so helay english iyado ahna wan raadin insha allah
    m.facebook.com/MuktaMoncha/videos/1888369294540588/
    iyadoo english ahna waan so hely wata sxb
    vimeo.com/390290491

    • @Daawonuurka
      @Daawonuurka 4 роки тому

      Link iga waa isla sidii hore

  • @fardowsamuhamedyussuf3152
    @fardowsamuhamedyussuf3152 4 роки тому +1

    Wll khadar dooda aad aragtay e zakir naik iyo Sri Sri ravishankar e 237 da daqiiqo soconeyso xatta wa fake iska hubi inta aadan tarjumin WA lactur iyo sualo ma aha debate

  • @Crime_stories97
    @Crime_stories97 4 роки тому +1

    Midkaan ila arak
    ua-cam.com/video/Yakyq8lAetk/v-deo.html