Halaaga Tahriibka: Daawo Gabadh Reer Burco Oo Si Murugo Leh Ula Hadlayasa Reer Burco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Waa qayb kale iyo Halaaga Tahriibka ee Sh. Saciid M Faarax Oo ay uga waramayso gabadha ka soo hariibtay Burco kuna godoonsan jasiirada Maalta, oo si murugo leh uga waramaysa ugana digaysa dadka doonaya in ay Tahriibaan.

КОМЕНТАРІ • 202

  • @umuamiiraabdihakim7171
    @umuamiiraabdihakim7171 8 років тому +18

    habaryartay nasra jaamac caydiid alle haku xifdiyo waad gaadhi himiladaada habo hadaad badii kaso baxday habo love u mamo😭😭😭😭😭😭

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Рік тому +2

    Taloow caruur ma GagaXeeysay mise wadankii ayay jiran mama nasra allah ku xafdiyo 😢

  • @fatushmahamed7243
    @fatushmahamed7243 5 років тому +25

    Inta tagarsan muqdisho like igu cazuma

  • @ridwanmahmoud6177
    @ridwanmahmoud6177 6 років тому +12

    Allah hakuu gargaaro wllshey
    Hasoo tahriibina dhaman somaliyeh

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 роки тому +2

    Ilahay ha u naxaristo intii kuu dhiimateey aaaamiin aamiin 😭😭😭😭😭😭😭😭 halaag waayeh tahriibkuu

  • @abdullahiali6116
    @abdullahiali6116 8 років тому +6

    waaw somalida meel kasto eey joogaan waxaan dixi laxaay walaala yaal tahriibka iska dhaafa fadlan

  • @mahidhussein1948
    @mahidhussein1948 9 років тому +6

    Meesha soomaaliland kaliya mahan ee waa soomaali oo dhan waxa wada dhibtoon

  • @caalinentertainment8874
    @caalinentertainment8874 2 роки тому +4

    Waan tahriibaya ducadu waa xagiiina 😔😔

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 років тому +6

    subxaan allah

  • @mohamedsalah-sf5bu
    @mohamedsalah-sf5bu 8 років тому +2

    subxanallah dee inanta sheikha inu wax uyara shegay ahayd inanta yara shakina wa uu kujira allow ugargaar umada somalida

  • @haniqueenibrahim7651
    @haniqueenibrahim7651 3 роки тому +1

    Wll igu soo duceeya walaashay oo meeshaas ku jirta

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 роки тому +3

    Kuwaan qabiil aa lafaha ka galey viva somali.maxay tahay somaliya iyo somaliland waar.hal wadan aan leenahay.. soomaaliya madaxweynaheena waa farmaajo.

  • @engahmedmuhumedali6594
    @engahmedmuhumedali6594 8 років тому +5

    nasra jaamac caydiid habaryar alli ku badbaadiya mahadleh habaryar alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo

    • @NacimaSaxardiid
      @NacimaSaxardiid 6 місяців тому

      Asc

    • @NacimaSaxardiid
      @NacimaSaxardiid 6 місяців тому

      Wallo

    • @engahmedmuhumedali6594
      @engahmedmuhumedali6594 5 місяців тому

      @@NacimaSaxardiidCKS SALAN

    • @NacimaSaxardiid
      @NacimaSaxardiid 5 місяців тому

      @@engahmedmuhumedali6594
      Wallo qali ilhy ha ku xafiideee miiyaad taqanaa nadra jamaac caydiid

    • @NacimaSaxardiid
      @NacimaSaxardiid 5 місяців тому

      @@engahmedmuhumedali6594 waxan rabaaa inaaan waxaaa kaa weediiiyo PLZ jarmalka joogaa ISO jwb.waxaan ahaan inaaan reer burco ah

  • @suadhusein3937
    @suadhusein3937 10 років тому +3

    Subxaan Allah ilaahayow u gargaar dadka!!

  • @kabaxadka7426
    @kabaxadka7426 10 років тому +6

    somaliland isaaq waa hal beel oo ka mid ah dadka daga haba se u badnaadaane lkn waa inay ka ilbaxaaan qabiilkan ay meel walba la imanayaan barnaamijku kuma socon barashada beesha isaaq iyo inta laf ee ay kala baxdo ee waa barnaamij wacyi galin ah oo tahriibka dadka looga digayo iyo dhibtiisa marka somaliland waa dalkeenii oon jecelnahay ee hadad tihiin isaaq wacyigiina kor u qaada mujaahid iyo reer hebel ka ilbaxa oo ka tanaasula ,,, viv somaliland

    • @Cabaysmedia
      @Cabaysmedia  10 років тому +10

      Sheegida magacyada qabiilku waa address-ka qofka si loo kala garto dadka. Ma aha QABYAALAD ee waa QABIIL. Kala saara 2daa

    • @mohamedqatharabdullahiabdu3542
      @mohamedqatharabdullahiabdu3542 7 років тому +1

      rain check on her way to get a chance to see you soon then I will try to make

    • @abdallahmohamad8270
      @abdallahmohamad8270 7 років тому

      ka bax adka p

  • @kingofthejungle6928
    @kingofthejungle6928 10 років тому +12

    Qabyaalad xumaa naagtani
    Qabiilkablama hadal qado e magalada u kaso jeeda un dhe
    Dhulki way nagu ceebaysay tani

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 3 роки тому +1

      Kkkkk abaayo waa iga qoslisay hhh qabiilka xisaabta ayaa lugu fahmaa ceeb waxa kadaran masaakinta sida loo dilaayay dadkaas waa heart broken 😆😄 so sad

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 роки тому +2

    Ala ciil badanaa odayaasha soomaaliyeed oo wadankeenii waxba u qabaneyn qaxooti ragaas ayaa ka.masuula

  • @ReyMysterio945
    @ReyMysterio945 10 років тому +8

    Very sad may Allah help you all!

  • @mrxussein
    @mrxussein 9 років тому +4

    MAGACII mujaahid waa dulowbay!

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 роки тому +1

    Allaha unaxariisto intii kudhimatay🥺

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 9 років тому +2

    Mash allah

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Рік тому +1

    Illahay baa idin kasoobad baadiyay maamo daan waageesiyad

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 5 років тому

    Nasra alle hakuu xafido eedo waaa gabadh soomaliyeed oo kalsoni leh alle haku xafido eeedo

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 років тому +1

    ya rabi

  • @zeralkarindahir4125
    @zeralkarindahir4125 4 роки тому +3

    Adba waa lagu forariyay maxad
    isku qarinaysa naya

    • @hh6ijgg
      @hh6ijgg 9 місяців тому

      😹😹😹😹😂😂😂

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 5 місяців тому

    Wuxu muslim malaa maaha 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭 libiyaanku ilhy masiibo haku rido oo cuqubo degdega hawsoo dedejiyo

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 роки тому +2

    Subxan Allaah 🤦‍♂️

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 6 років тому +5

    Bal comments ka waxa cabad ka dhacya eega gabdhan qabilkeda iyo Somaliland ba way ku fanysa maxa idinka galay isaaq wa duriyad wayna ku fanan qabilkoda idinku hadad qabilkina qarinysan iyga duriyad aya layidha o ilahayba ma qarine
    Naacda daaya

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Рік тому +1

      Runta u sheegty adeer somali ayaa qabiil diideysa intee ka qorantaa

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 7 років тому +3

    ala waa nasra jamac caydiid waa run waan garanaynaa

  • @cqaniaxmed569
    @cqaniaxmed569 8 років тому +4

    markay aadan ayey is ka daaya dha haayaan Kwrn waxaas wllahi inaan leys ka yeele nen kii aada Lee ahy

  • @raanirai9828
    @raanirai9828 8 років тому +2

    dadka tahriibka soomaray maskaxdooda
    caadi manoqonaayaan
    tanlagu dhigay awgood
    shook aa kuwada dhafi
    alaha caafiyo inta nool
    inta dhimatay alaha unaxariisto somali tahrib
    majoojinaayaan Maxaa sameyn karnaa? waa udu ceeyneeynaa) waxaa
    layiri nin dhimaayo dhug iyo dhaayo maleh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @salamkala14
    @salamkala14 Рік тому

    Inallilah wa ina ilhy raja cuun ya Allah 😢 dadkeeni waku wa ax ax

  • @cabdikadiraskar5222
    @cabdikadiraskar5222 10 років тому

    SAWIRKA DHABTA AH EE AY GABADHAA KA BIXISAY TAHRIIBKA WAA WAX XAQIIQA LIIBIYA SIDII DAWLADII QADAAFI LOO RIDAY WAA WADAN FAWDA AH MARKAA WALAALAYAAL DADKAASI WAX AY SHEEGEEN WAA WAX XAQIIQA HA GABADH AAN WAXLOOGEYSANA HAKA YAABIN IN AY AAYAR HALKAA MARTO MARKAA HUQDA WAALIDKA KA DAAYA OO WAALIDIINTA HABAAR HOOSE HA KA GALABSAN -----WAX HALAGUU SHEEGEE MAANKAAGA LA KAASHO

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 5 років тому +2

    Waa fariid yartu waxbaa helay

  • @88srtakz15
    @88srtakz15 Рік тому

    Yurub marka ay galaan social media inta soo fadhistaan ay ku leeyihiin “ waxaan ahay laandheere “

  • @raanirai9828
    @raanirai9828 8 років тому +1

    sax iimaan la aan aa soowaday dadka badan kooda alaha ukaalmeyo

  • @mahmooddaud3956
    @mahmooddaud3956 6 років тому +1

    7 carruuray kasoo tariibtay!! Masuuliyad daranaa siday uga timi carruurteeda?

  • @abdallahhassan9651
    @abdallahhassan9651 9 років тому +1

    waa ok

  • @MohamedAli-rk3qy
    @MohamedAli-rk3qy 10 років тому

    waxaan halkan ka salaamayaa shiikh siciid iyo nin asxaabteyda qaaliga ka mid ah abdisamed $ gabadha geesiyada ah ee runta si fiican ugu dhiiratey alla haw fududeeyo nolosha iyo arimahooda waxaa xaqiiqo ah in waxan ay ka hadlayaan $ dhibaato ka daran lagala kulmayo jidka dhimashada madaw ee tahriibta pleaase ka digtoonaw hadaad dalkii hooyo joogto .

  • @farhaan9020
    @farhaan9020 4 роки тому +2

    Ax anigana taaso kalaa igu dhacaday 😓😢😢

  • @hanaowhaji209
    @hanaowhaji209 5 років тому +1

    Somaliland miyaad wali ku jirtaa ma u sheegtay liibiyaanka intaad tahay Somaliland intaad tahay

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 2 роки тому +1

    Subxaallah

  • @ninwaxbadanog7111
    @ninwaxbadanog7111 10 років тому

    somali waxa haysata dhib aad iyo aad uu wayan alaah haa dhafiyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • @sahardidabdisalam3261
      @sahardidabdisalam3261 8 років тому

      shaafiye xasan hadii ilahay ka badbaadiyey shibdheh ha doqonoobin dadku rafaadku soomar

  • @queenrayan8450
    @queenrayan8450 4 роки тому +1

    Ax ax 😭😭😭😭😭😭

  • @user-xk3up2yd4n
    @user-xk3up2yd4n 5 років тому

    Qabyaalad ayaa soomaaliya dumisay dhibna waysheeganaysaa qabiilna waa seegaysaa subxaanalaah qofkaasi isma maqlo ayaan maqli jiray

  • @jamacjama6582
    @jamacjama6582 10 років тому +4

    runta ayey kahadashey ayada iyo inra kaleba Allah ha u sahlo o melkheyr qabta hageeyo

    • @mikenealcollins
      @mikenealcollins 9 років тому

      Wow, thank you for sending knowledge instead of dum pic of butts and celebrities.

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 6 років тому +2

    3 boqol xageey ku qarinysa tolow illhow nacafiy

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 років тому

    Dhalintiiii Isaaaaq Eber Yaaa alllaaah

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 Рік тому

    Subaxanah ale ha sahlo

  • @calibulshaawi5671
    @calibulshaawi5671 9 років тому +2

    kaa qabyaalada iyo qolada isku khaldayana waxan leeyay hadaad isaaq nacaybka laabtaada ku hayso saasa kufiican baan umalyn
    somaliland waa qaran jira sxb

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 роки тому

    Tahriibku waa xaaram diinta islaamka wayo naftaada inad halis galiso ilaahay ma.ogola waliba adigoo aduunyo raadisa dadku ilaahay ha.aaminan dalka kodana hajogan ilaahay aya arsaaqada hayee

  • @xamdasharaf982
    @xamdasharaf982 5 років тому

    Ax ax ax allow umada tahriibka noga hade

  • @Mohamed-vu6fy
    @Mohamed-vu6fy 9 років тому +2

    Shacabka somaliland tahribka ha iskadayan

  • @cbdg5215
    @cbdg5215 10 років тому

    wlhy Doonta lagu baabay ee shegayan Asxaab aan isku dhereen ayaa sarna ilaah hauu naxariste waan maqlay Dontaas Wana lawada dhimana

  • @abdulrahmannoor7725
    @abdulrahmannoor7725 9 років тому +2

    si wacan ayan u garanayaa wxa la yidhi nimaan dhulmarin dhaayo ma leh wofku inuu wax arko mooye ma joogo viiva BURCOOO

  • @fatushmahamed7243
    @fatushmahamed7243 5 років тому +1

    Caruruta somaliya deh Somaliland No inta igu racsan like igu qabtaaa

  • @cilowcali4537
    @cilowcali4537 2 роки тому +1

    Ano Yurub tagin ciil ima deeyi wlhi🏃🏃🏃🤲🥺🥺😭

  • @africankueen
    @africankueen 10 років тому +1

    gabadha yaa yaqaan meel lagala xiriiro walaalayaal.... fadlan cidii taqaan gabadhaan ii soo sheega number lagala xiriiri

    • @akm4505
      @akm4505 10 років тому

      Muna wll Aniga garanaya Lkn Maxa kasoo galay

    • @africankueen
      @africankueen 10 років тому

      Inaan caawiyaan rabaa ee number keeda email kan igu soodir .. mona.yusef@gmail.com

    • @akm4505
      @akm4505 10 років тому

      ***** hye wll

    • @akm4505
      @akm4505 9 років тому

      Waa sidaas wllo

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 9 років тому

      ***** jasaakul laah walaal hadaad hesho ana ii soo sheeg waa in la caawiyaa sida ay caruuteeda dib ugu noqon lahayd

  • @hassannuur1644
    @hassannuur1644 9 років тому +4

    Isaaqland naagta waxeey afkeeda ka cadeeysay in dadka ugu badan ee badaha ku dhamanaayo in ay yihiin isaaq marka aaway dadkii dowlad nimada sheeganaay o ayagoo Qabiil kaliya ah 4 mitir iskusoo xeray kkkkkkkkkkkkkkk marqanland Qamriland xashiishland iga dheh

  • @ifrahbarre5763
    @ifrahbarre5763 9 років тому +3

    Qabiilku ma aha mida xuna laakiin waa mida lagu aqoondada qokasta

  • @maxamedcabdiraxmaan378
    @maxamedcabdiraxmaan378 6 років тому +3

    Somaliland lagama yaqaan caalamka

  • @mwanaidinamwenda5501
    @mwanaidinamwenda5501 8 років тому

    ragaa ay sheegayso ayan ku jirtaa ragii baarka ayasheegays furay baan ahaaa subxaan

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 2 роки тому

    Waa ma gafe

  • @farahegal2276
    @farahegal2276 9 років тому

    inantu waa fiicantahay wax waynna ma aha qabiilka ay ku soo celcelisay,muhiimadu waxa weeye dhibta dhibta tahriibku leeyahay un bay ka heekaysays,,

  • @mahadsocdal1891
    @mahadsocdal1891 7 років тому +1

    allow dhalinta nobad badi

  • @quracibrahim7997
    @quracibrahim7997 9 років тому

    Waxaa la yaab ah qofka isaaq ah qaasatan naagaha intooda badan soomaalida kale cadaw ayay u heystan xataa jabuuti jabkooda ayay je cel yihiin dhul islaameedna in lagu xushmeeyo ayay rabaan. Walaalayaal. Ilaahey isu raxma da ayuu yiri aan idiin raxmadee catabta intay nagu dhigtay ka badan ayaa heysato ku dhacday

  • @munasarmaxamed6779
    @munasarmaxamed6779 3 роки тому

    ahahAh walaahi waan oo yay

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 7 років тому +2

    Daarood ku xaar halkana siYaasad iYo qabiilbeY moodaYaan inlagaga sheekeYnaYo kkkkkkkk

  • @keysejama5286
    @keysejama5286 8 років тому +2

    Gabdhu waxay ku hadashay waa wax caadi ah qofka magaciisa iyo qabiilkiisa markay ku darayso waa si loo garto. laakiin adigu ibnu zina baad tahay qolo nacayb iyo cudur ku jirto, hadaad Somaliland diidantay meeshan meesheedii maahee kala fadhiiso cuqdada meesha adoonyow la haystaa.

  • @hibonoura4021
    @hibonoura4021 Рік тому

    Niman dhul marin dhaaya la😢

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 6 років тому

    WAAN GÀRANAYAA WAXAY DEGANAYD SHABKA BURCO WAA NASRA JAAMAC CAYDIID COD WALIBA WAY TAQAAN NASRA

  • @jentlemanafrica8275
    @jentlemanafrica8275 6 років тому

    DADKA TAHRIIBA REER WAQOOYI MAXAA KA DHIGAY

  • @Secularism25
    @Secularism25 Рік тому

    Tahriibka Turkiga ayaa ficaan

  • @monalisawaru6918
    @monalisawaru6918 9 років тому +1

    Afooyinka qaabil Waa sidan Oo kale dalki soomaaliyeed markii qabibqabil loo kala ooday sidan ayaa dadkii u danbeeysay

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 років тому +2

    Asc

  • @kabaxadka7426
    @kabaxadka7426 10 років тому

    hadaad tidhaa somalland baan ka imid wa lagu garanaya burco iyo hargaysa iyo borama saylac iyo laascaanoodna waa lagu fahmayaa intaa ayaaba kugu filan xita qabiil hadaad u bukto waxii ka sii hooseeyaa waa ceeeb iyo jaahilnimo

    • @guleet75
      @guleet75 8 років тому

      laascanood !

  • @hanaowhaji209
    @hanaowhaji209 5 років тому

    Somalia iyo Somaliland intaad ku jirtiin saas ayaa leediin sawi

  • @jacksmarty1
    @jacksmarty1 9 років тому +1

    Burco iyo balaaya eku waalatay iyo habar yunus qabiil jecel reer laan

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Рік тому

      Habar yoonis waa laandheerahaaga ku ilaaliya ee adeec u ahow

  • @hamaadihazard5630
    @hamaadihazard5630 8 років тому

    aya jalam halqabto waa xaaramiye yaarabi

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 10 років тому

    runtay sheegtay islaantan. dad badan oo tahriibay jabkooda way qarsanayaan maxaa sidan oo kale u diiday inay u digaan shacabka weli ku howlan inay tahriibaan

  • @muhiyadiinabdi3524
    @muhiyadiinabdi3524 7 років тому

    allaw xaqa garadsii dadka ka tahriibaya dhul islaam

  • @kadijo9627
    @kadijo9627 9 років тому

    walahay caloosha i xanuntay wadankeena wax ino dhama malahan

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 9 років тому

    magafe iyo magacayaday tirinayso waa wada somaliland ayagaa dadka tahriibiya oo lacagta ka cuna tuug gabadhana kashiftay

  • @shadiyaali6097
    @shadiyaali6097 6 років тому

    SubxaanalaH😩😩

  • @safiyasaid6170
    @safiyasaid6170 8 років тому

    qofkii isagu eheluzina ah umada kale lamidyihin

  • @xamdasharaf982
    @xamdasharaf982 5 років тому

    Ax ax ax ax ax ax
    Geesiyad weeye wlhi

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 3 роки тому

    Waa mujaahidiintii oo soo tahriibtay 😂😂😂

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 9 років тому +2

    Qabiil iyo isaaqa maxaa kalaheesta ilaa aduunka laga duubo sidaan ayay wadhaa yaan

  • @user-yx9tk9de3f
    @user-yx9tk9de3f 8 років тому +2

    siilka hooyadin wase iska daaya Somaliland reer xamar qadhmuun

  • @hamaadihazard5630
    @hamaadihazard5630 8 років тому

    yaa garanaay gacmis yaa wadalqabah gacmisluuda hhhhhhh tahriibka is ka ilaaliya sxb yaal walaahay dhibaato

  • @hassbakaro4018
    @hassbakaro4018 6 років тому +1

    gabadha qabiilku maskaxdu kaga save garaysan yahy

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Рік тому

      Qabiilku goorma cay noqday waa dhxalkii awoowyaasheen ka soo dhaxalnee

  • @Bashi869
    @Bashi869 9 років тому

    fadlan dadka halaga waaniyo tahriibta, Carab xun oo duliya oo kalaba inuu gabdhaha Somaliyed saxaaraha ku kufsado waa wax foolxun oo aan loo dulqaadankarin.

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 років тому

    Way istaahishaa maxaa kaa kexeeyay yuuladaad ku dhalatay hadaad dadka agtooda bilaa sharaf ka tahay maxaad u aaday soo in lagu adoonsado adigu ma doonan

  • @abdallahhassan9651
    @abdallahhassan9651 9 років тому

    somaliland waxaa lagu daganyahay qabiil , bal gabadhaan waxay ay sheegayso dhageesto

  • @habibihabibi8947
    @habibihabibi8947 5 років тому

    4 hablood ayaa hortayda lagu kufsaday kulahaa iyada way is qarineysaa hhhhhhh in iyadana la fuul fuulay shaki kuma jiro lkn hablaha kale way ceebenesaa lkn iyada way is qarineysaa waa lay qaawiye kulahaa ma nin ku qaawiye miyaa ku dhaafayaa wuu ku fuulayaaye allow naga badbaadi anagi intii hablod ah ya rab

  • @maxamedxaajixuseen5907
    @maxamedxaajixuseen5907 10 років тому

    Xitaa dhibaatadii miyaan isku qaybinaynaa maxay micne leedahay inaan niraahno anagoo Somalia iyo Somaliland ah ayaa nala kufsaday, war dadoow aan danteenna garanno dalkeenna waxaa gabay SIYAASI FAASHIL ah isaga iyo carruurtiisa unbayna dani ugu jirtaa inaan geedahaa ku kala xirxirnaanno ee dadku waa kuwaas tahriibaya waxa ay ka ordayaanna waa shaqo iyo daryeel la'aan....Nabadi way jirtaa lkn aaway adeegyadii bulshadu, biyo, koronto, shaqo, caafimaad, adeeg bulsho, kaabayaal dhaqaale? Let us WAKE UP haddii aan dareen leenahay.

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 5 років тому

    kkkkkkkkk gabadha hadalkedu waa xasaasi

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 10 років тому

    xiita waxaan maaqlay in daad foorno rooti laa gaaliyay maxaa somali land naabad taahay daad kooda baay kaa hor istaagi laahayeen taahriibta xiita waxaay ahaayd inay daadka ay uu qooran biil waa wadaan maadaxa laaga haaysto intaa maadax naana caalolaahoda qaadi laa alaa akhiiro xaagee la geeyn maadaxdaa somaliland..

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 роки тому

    Soomaalaay maxaa dalkiina idinka baacsanaya

  • @abdiyare6860
    @abdiyare6860 8 років тому +2

    Oo heedhe xagee u cararayaan reer somaliland soo tay naga xoroobeen oo horumarka gaareen?
    Intii aysan xoroobin ee aan gumaysan jirney (siday iyagu aaminsan yihiin) halaagaan miyaa la arki jirey?
    Alla maxaa been laysku sheegay.