Mashallah Allah ha ku xafido runtaat sheegtay waa xuustaa 2014 wixii dhalinyar dhintay allah ha kula qabto dedaalkad waday Allah sababo buu ka cilin in u noqoto badbaado badan inta hadhay dhaliyarta ana 30 sano qurbaa joogay mar carabta iyo nort America naf malay caruutii ku dhalatay baan burco iyo hargiesa ku so cilinay dalakii hoyo ee macaan an dhisano dhadiifsano oo cadow ga ka ceshano maansada waa ka ooyey
Waan ka xumahay tahriibka waa balo runtii habaar waalod cuquba ayaaad gurubsan haysaa markaa cidii soo aragto unbaa og allaw dadka somaliyeed dalkeena alla nabad ha noo ga dhige
Europe waxaa Qiimayn kara Qof wax badan ka dara seeday lakin odaygan tahriib ayuu ku yimi kadib Germany ayuu kaam ka galay ma Qiimayn karo lakin Qof wada mo badan arkay ayaa Qiimayn kara nolosha ogow hadii ay kuu qadhaadhahay dad ayay u Macaan tahay hhh
kkkkkkkkkkkkk wllhi wuxu ka hadlay waa xaqiiqa jirta ama qata ama diida somaalaay aad ayabn ugu mahdcelinya qaabka uu uga sheekenya xata wax been ah kuma darayo waa true history
sowkuwa daaraha dhisanaya kiwi tahriibey o caruurtoda daaraha u dhisay dadki tahriibey yurub lacagti ay ka shaqeysteen adiga ma sharci aya laguu diidey maxa ku so celiyey ugu yaraan lacagti aad ku tahriibtey maxad u so gudiweysey
eeg wuxuu leeyahay khartoum baan go home kajartay oo idhi icelli soomaliya hadana dib baan usio noqday ok mark hada go home bu jarty waxan sugnaaba isagoo dib usoo laapta wlhy zxb ninkaana fadhiyo
Mashallah Allah ha ku xafido runtaat sheegtay waa xuustaa 2014 wixii dhalinyar dhintay allah ha kula qabto dedaalkad waday Allah sababo buu ka cilin in u noqoto badbaado badan inta hadhay dhaliyarta ana 30 sano qurbaa joogay mar carabta iyo nort America naf malay caruutii ku dhalatay baan burco iyo hargiesa ku so cilinay dalakii hoyo ee macaan an dhisano dhadiifsano oo cadow ga ka ceshano maansada waa ka ooyey
Inaan tahriibo waan go aansadaY Balse inaan qaato baa 4 Sano igu qaadtaY kadib markii sxbo aan aqaano ku dhinteen 4minutes baan go aan ku gaaraY inaan iska dhaafo caawa iYo narirobi islii Rajo wangsan baa LeeYahY allaha ii sahlo adne wllkeYow tasbiixda badi waa hubaal waad arki doontaa Maalin adoo ka ka sheeken doono noslhii adkeed africa 🌍 meel lajoogo maaha runta in leesku sheego baa fiican wlhi
Sxb hal sano kadib noloshada maxaa iska badalay
😭😭😭😭walal igu soo duceeya walaashay oo meesha ku dhibaataysan
Hada mey kabaxday huno
Wll maka baxday walasha mesha
Ninkaa waa sxpkeyga waxa isla lognay jarmalka omar sxp waa ku salaamay wali mesha jognaa
Issr subscrabta wa codsi
Sharci ma heshay
Inta dawanoso 2024
Waan ka xumahay tahriibka waa balo runtii habaar waalod cuquba ayaaad gurubsan haysaa markaa cidii soo aragto unbaa og allaw dadka somaliyeed dalkeena alla nabad ha noo ga dhige
Waxaan aad uga xumahay todoba wiilo walalkay saxib ahayeen o magalada burco ka baxay inu magafe nafta ku dhibayo 😢2023
Sxb haddda maka sobaxen mise weli way ku jiran meshas
Sxb weli mesha miyey ku xidhan yahin mise way ka sobaxen
Walaaahi wa sax qurbe wa jogna saanu modaynayna ma ino noqon
Wlh waan isla soconey cumar wuxuu ahaa qofga nuugo weyn lkn nin adag ma eheen nin jeleec boo ahaa lkn Alx waxa uu sheegaayo oo dhiba manan arak
Xagee joogtaa hadda sxb
Isaga waa qof damiir kiisu nool yahay Wallahi ❤❤ asalki noocaga bakhtiyey maaaha
Alla..waa.masa.ib.ee.ilmo.aan.hadal..maqlin.baa.dadkii.hooyo.soomaliyeed.ayaa.marka.wacyi.gelin.u.bahan.halke.laga.helaa.ninkan.soomali.casharo.loo.dhigo.oo.lawacyi.geliyo.bey.u.bahantahay
Waaa sax qurbe wal wal baa yaall waaa bilaa faaaido
kamuu waayin sharci anaa aqaan cumar goaan buu gaarey oo garuwasey barwaaqo inuu kayimid oo wadankiisu wanaagsanyahay
Wlhi ninkaan qadarta alle ayuu yaqanaaa
I wish Inshallah ina so noqdo
Nin damiirkisu nool yahay weeye
Kkkkkk wlhi run ayuu sheegey wiliba waxyaabo kasii daran ayaa jiro usan soo arkin anagaa 1 sano kusoo jirnay waxuu soo arkay in kabadan soo aragny lkn yurub baan hada baashaalayayaa qasatan aniga mana laaban kumana fakarin hhhhhhhh odayga wuu kululaaday
Umada hawaalin kaniisadaha yurub ayaa hilib doofaar feel ugu gashaaye mesha wax yaala malahan
Wadankee joogtaa sxb
Ilhay libiya kugu celi amiin amiin
56 ila 60 kun iga so baxday wlh lacagtas nin heysto maa so tahriibaa hahahahha
Yes more than that
Europe waxaa Qiimayn kara Qof wax badan ka dara seeday lakin odaygan tahriib ayuu ku yimi kadib Germany ayuu kaam ka galay ma Qiimayn karo lakin Qof wada mo badan arkay ayaa Qiimayn kara nolosha ogow hadii ay kuu qadhaadhahay dad ayay u Macaan tahay hhh
dhabtio zxb waxyaaalo badan oo jira ayuu sheegay mgrty lkn odaygu madaxyare inuu qabaa muuqata sabbto ah awalpuupa go home jartay marka macqul inu markalle hadana soo tahriiibo
caqil cilmi wll ana sharci haysta streesna wa iga bixi layahay iyo wal wal sa ha oran wll waxyala male meshaan
War Doqon yahaw europe lagama hadlayo ee waa tahriibka
Indeed
Ninkan.halkee.laga.helaa.annaga.caruur.hadal.maqlen.u.bahan.in.ow.ii.wacyi.geliyo.ee.imeelkisa.ama.wariyow.ila.soo.xiriir
kkkkkkkkkkkkk wllhi wuxu ka hadlay waa xaqiiqa jirta ama qata ama diida somaalaay
aad ayabn ugu mahdcelinya qaabka uu uga sheekenya xata wax been ah kuma darayo waa true history
Tahrib wa duli nimo
Wariyahu halmar sixi mayo markuu leeyahau Dalka Khartoum! Bal ku qaadday
Nin adag
Hadaa bixi rabaa
Maxaa kudhigey hargeysa orad kunoqo badhan yaa kugu heysta meeshiina joog badhan joog
Hargeisa ma isagaa joogaba bosaso ayuu joogaaye !
Kulaha dalka Khartoum dalka sudan muu dhaho hhhhhhh
sowkuwa daaraha dhisanaya kiwi tahriibey o caruurtoda daaraha u dhisay dadki tahriibey yurub lacagti ay ka shaqeysteen adiga ma sharci aya laguu diidey maxa ku so celiyey ugu yaraan lacagti aad ku tahriibtey maxad u so gudiweysey
abdi Adan hhhhh madax yare ku daa hhhhh
eeg wuxuu leeyahay khartoum baan go home kajartay oo idhi icelli soomaliya hadana dib baan usio noqday ok mark hada go home bu jarty waxan sugnaaba isagoo dib usoo laapta wlhy zxb ninkaana fadhiyo
hjjjh
Balaaqad uu ku hadloba malaha kani
Hhhhh anigu kama xiiso dhaco ninkan sheekadiisa ilaahay amarkii in badan baan Ku ceshadaa
sharci buusan ka helin saas darteed ayuu u dhaliilaya hhhhh wuu ku wareeray lakin hadii ay isu qaban lahayd muu noqdeen
walaal cumar anaa agjoogey sharcina kamuu waayin jarmal yurub saad moodeen maaha ama rumeysta ama harumeysanina wlaal yurub wax mayaalaan
caqil cilmi denmark ayaan jooga wxna kuma hyo wan sookaca wxpan parta live ayaan soogalay haya wrkala kuma hyo