ROOSE CADE FT NAJMA NUURA | GUURKIYO WAQTIGA | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 сер 2019
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.ua-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

КОМЕНТАРІ • 457

  • @abdishukriomar3705
    @abdishukriomar3705 4 роки тому +14

    MashaAllah muqdisho waye qurux badantahy wlhi , nasiib uma lahi in an muqdisho arko balse wan iska jeclahay waa hoyga dadkaygu somaliyeed iyo meesha an caasimada umada somaaliyed dhan , Allow muqdisho cadowgeeda jabi aniguna nasiib an Ku booqso isii ameen

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 роки тому +1

      Waliga inaad aragto nasiib Uma lihid miyaa bisinka😂

    • @abdishukriomar3705
      @abdishukriomar3705 4 роки тому

      @@hanuush6787 walaal hada ka hor nasiib uma yeelan balse waxan rajeynoya in an so arko InshaAllah.

    • @SalmoYusufAhmed
      @SalmoYusufAhmed 2 місяці тому

      I.a wa imne

    • @nimconuur109
      @nimconuur109 Місяць тому

      Hada maimatay marka mise wali waya🥺😁

    • @ifraaxqurux9873
      @ifraaxqurux9873 Місяць тому

      ​@@abdishukriomar3705weli ma iman miaaa😂😂😂

  • @maamemadrid5288
    @maamemadrid5288 5 років тому +111

    Muqdisho cadowgaa hajabo I love ❤️ you from jijiga

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 5 років тому +350

    Muqdisho cadawgaaga ha jabo qurux badanaa caasimadeena❤dad bay quruxdaada dhibaysaa ha jabo cadawgaa cadawgaa💪❤

    • @aarameeyhussein8800
      @aarameeyhussein8800 5 років тому +11

      Haa walahi magala kaqurux badan africa kuma taalo, balse waay ogyiheen shishiiyaha inaay xamar magalada africa tahay balse qaxar ayay udoorbideen

    • @asaldhaladinaxasan8039
      @asaldhaladinaxasan8039 5 років тому +5

      Amiin wllo cadawgena ha jabo

    • @abdihakimhusen3438
      @abdihakimhusen3438 5 років тому +10

      Allow. Cadowga ka qabo muqdisho harwanaag waayo hooyadey iyo abahy labaduba muqdisho ayey waxku barteen kuna dhasheen runtii lkn aniga ma anan arag waayo bosaso ayanku weynadey akhirkiina ka tahribey marka muqdisho amaan kaliya igama mudna inan uduceeyo ayey iga mudanthy waayo walidkii idhalay akhlaq iyo tarbiyad wngsan iso baray ayaa ku dhashay doqon ama hal iska hadlay hadalkiisa waxba uma arko

    • @maadcommunity590
      @maadcommunity590 5 років тому +2

      @@abdihakimhusen3438 nabad noogu soo noqono sxb kuna soo dhawoow caasimadaada

    • @fartuunmaxamed2238
      @fartuunmaxamed2238 4 роки тому

      isse hidig aamiiin wllo❤💋👈

  • @alimohammedsheikhdoon2802
    @alimohammedsheikhdoon2802 5 років тому +9

    Masha Allah MuQdisHo inta neceb ha.iska maqnaato muQdisHo baa igabadan

  • @nacimaaddani908
    @nacimaaddani908 5 років тому +39

    Wiilkii dayax u cod eeka una qaab eekaa👏👏❤

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 5 років тому +45

    Warkaaasaa imara🤗🤗♥️
    Go.aankaaad lahayd ma gumeyso iyo guuur buu ahaaa.💃💃💃💃💃💃
    Keeeep going dhalinta qurxoon

  • @kalieibro5291
    @kalieibro5291 5 років тому +7

    Heesta dadkii lahaa sheega horta ,waa heestii hassan wado iyo mako mohamed from Djibouti

  • @indhayare2
    @indhayare2 5 років тому +20

    Waaw axsan hees tusmo waad ku mahad san tihin muqalka quruxda leh hees an jeclahay weye xasuusti mako maxamed iyo xasan wado waliba musikgii ridwan Galeydh waxan aha ninki ag fadhiyay habenki u tamayay gacanta kuma go’do sxb ridwan

  • @khadarismail4476
    @khadarismail4476 4 роки тому +2

    Inanyahay gurracan
    Een lagu gallayn
    I guhaadisoo
    Gabadh kale inaan
    Galbiyaan jeclee
    Galabta carrow
    Wooooow man wan ku wataa👏😀

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 5 років тому +4

    Roose
    Nacalaa ......
    Balbaaldhka
    Xasan top
    Kudar inta caanka noqotay bilo kahor sanadka 2020. 😋😋😋

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 років тому +5

    walalkey qaali Dariskeyga xalaashada Nice walle Go.ankaagi wa gaartay horre u soco Rosso cadde🌹🌹👏

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 5 років тому +50

    Best daadis 2019 Hadaad waa hore dhagaysan jirtay Like😄😄😄

  • @ohoyawa8656
    @ohoyawa8656 4 роки тому +131

    From morroco much love to my somali brother and sisters

  • @hudaabdirazaq6953
    @hudaabdirazaq6953 4 роки тому +1

    Hestan cawle miyan ka maqli jiry horta. Wewe best muqdisho 🇸🇴👉👑

  • @AmirAli-cl9mh
    @AmirAli-cl9mh 5 років тому +20

    Rosse Cade team 👍👍👍 smash that tusmo films nice job✌🏾✌🏾✌🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @meliyesanyiijawwar5061
    @meliyesanyiijawwar5061 4 роки тому +66

    I'm oromo but l like Somali music Somale and kush ❤❤❤❤❤❤😘😘

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 роки тому +1

      we love our orom cousins to. put politics aside

    • @abdirahmanisse9802
      @abdirahmanisse9802 2 роки тому +2

      Welcome

    • @maxtube2295
      @maxtube2295 2 роки тому

      Oromo

    • @barwaaqokhaliif9453
      @barwaaqokhaliif9453 2 роки тому

      @@AFDiini1722 ioiiioioت︎㋛︎☹︎☹︎㋛︎ت︎ت︎ت︎㋛︎ت︎ت︎ت︎㋛︎㋛︎ت︎ت︎ت︎㋛︎㋛︎㋛︎㋛︎ت︎㋛︎㋛︎㋛︎㋛︎☺︎︎☺︎︎㋛︎

  • @hadadhaqaaqnow8921
    @hadadhaqaaqnow8921 5 років тому +11

    Waaar waxaanu is haynaa niman isaaqa waaxaan ahay nin harti warsangali ah wixii hiil noo ahow like diinu waaa ii dhiirigalin

  • @aishaheybe7539
    @aishaheybe7539 3 роки тому +4

    Inta Astaan ka timid si ay gabadhan uso radiyan like dhac ku siiya

  • @xanaanxilkas2359
    @xanaanxilkas2359 4 роки тому +6

    Dayax isku cod yihin wlhi masha allah hore usoco wll

  • @shakiipahmedsk6009
    @shakiipahmedsk6009 3 роки тому +6

    Inta ila aragtay DaYax dalnuurshe inay isku cod egyihiin like ii Saar fadlan

  • @mustafamuse4921
    @mustafamuse4921 4 роки тому +5

    Wan jeclahay Somali From Holland

  • @jamaalmohamed1701
    @jamaalmohamed1701 4 роки тому +12

    Heestaan hada kahorbaan dhageysatay tolw xsn wado iyo mako miyaa qaaday🙌🙌

  • @jii4jii418
    @jii4jii418 5 років тому +105

    Www m.a anaa uhoreeyo intii iga danbeeso layk dhac iguusiiya ilaah dartiis🥰🙏🙏

  • @Yahyeaj
    @Yahyeaj 5 років тому +3

    Digayga mansha Allah quruxlowga muqdisho wan kugu fana

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 років тому +5

    Waaaaaaw fananiinta dada yar hurumar wacan 👏👏👏👏👏👏👏

  • @nouradenabdirahmanelmi7601
    @nouradenabdirahmanelmi7601 4 роки тому +2

    Halka ka qabo halkan ka qaada ugu danbayan hakii nafta waayo waayo ayay ugu timi dee love

  • @farhans__pey6584
    @farhans__pey6584 10 місяців тому +1

    Wlsheydi cadar heesta iyada ibartey yaraanti hoyade mcn hiiraan iyo banaadir baan kale jognaa jawi roob baan ku dhageysanoyaa

  • @sharbanqarban
    @sharbanqarban 5 років тому +6

    Legend Rosso Cade Jini Ishumi Keep Going Dear Brother

  • @fabdi685
    @fabdi685 4 роки тому +6

    "Goàan kad lahayd magumaysa iyo guurbu ahaa" OMG Allah gabadhu maxay raga badankood ra`yigood shegtay. Afkaga cano lagu qabay abwanada/abwanka heesta qoray.

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 років тому +230

    Inta jecel nabiga scw ha iisaaran subscriber OK

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 5 років тому +219

    Dayax dalnurshe iney isku cod egyihin yaa ila arke liketa Sara hadad ila aragte

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 5 років тому +3

    Wooooow ax ya hees inta daadiska jecel like isara

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 5 років тому +6

    Qalanjo qoor dheer 🥰

  • @yaaskachannel6425
    @yaaskachannel6425 5 років тому +45

    Ifka wax layskugu yahay Hadafka aa lee dahay illah haku rumeeyo ee Somali weyn SUBCRIBES ha la ii saaro

  • @kawsamohamed3752
    @kawsamohamed3752 5 років тому +1

    Www cadi mahaa gabadhan fananten cusub Keeep going ku leyaya

  • @c.raxman
    @c.raxman 5 років тому +11

    Fanaanka sandka rose cade
    Keep going bro codka 💯

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom1355 4 роки тому +3

    InTa og in heestan xasan wado iY0 mako layla ay lahaYen like isku nuujiYa ciyaalki hore unpa garanaYa 🤟

    • @kkkkk6110
      @kkkkk6110 4 роки тому

      2005 jabuuti ciyalka garanmayaane

  • @hodanaden407
    @hodanaden407 5 років тому +49

    Heestaan waxa iska lee Mako Mohamed iyo Hassan Wado labo fanaan oo reer Djibouti ah

  • @suhaybjr4485
    @suhaybjr4485 2 роки тому

    hesti walaashay xafsa ismaacil alle ha ii kaa daayo

  • @shomboleibrahim8087
    @shomboleibrahim8087 3 роки тому +10

    Big love for my Somali brothers and sisters from Melbourne, Australia

  • @sundusabdillahi2178
    @sundusabdillahi2178 4 роки тому +12

    Wilka dayax u cod eka una qab ekaa🤣💋❤💉😥

  • @khaledkheyz
    @khaledkheyz 5 років тому +5

    Al-fanaan roose
    Horay usoco pro
    🔥🔥💥

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 4 роки тому +3

    Wilkii qurxan oshidan fanaan beynoqdeen allow nosohadee wilasheena iyo hablaheena

  • @abdirahmanmohamed5663
    @abdirahmanmohamed5663 5 років тому +6

    Somali melkastu jogo like bu radinaya hadad igu racday idhaf like

  • @umuss7874
    @umuss7874 5 років тому

    Gabadha adbey ucod mcntahay fananad cusub miyaa keep going siz

  • @amalmiisaan659
    @amalmiisaan659 5 років тому +6

    Intee ila aragtay inay qoorta tii geriga u eekatahy gabadhu
    Like dhac dhac

  • @suhaybjr4485
    @suhaybjr4485 2 роки тому

    rosse cade sxb sare horay uu soco sxb sare

  • @khadromahamuudkhadromahamu5759
    @khadromahamuudkhadromahamu5759 4 роки тому

    Www muqdisha alla mxa uxusay labadan bil alow nabad noga dhig wadankeena viva muqdisha fanintooda hormar

  • @mohammedkhadar1057
    @mohammedkhadar1057 5 років тому +2

    Wll Roose 👌👌 Kuqirey wlalow

  • @crisaqrastamedia70
    @crisaqrastamedia70 5 років тому +4

    M.a alfanan legend roose keep going bozz cde

  • @jssmashaaallhwllhekalhoray9272
    @jssmashaaallhwllhekalhoray9272 5 років тому

    Masha allah mugdishu ad ayey u qurux badan thy

  • @wararkadiiran3563
    @wararkadiiran3563 5 років тому +1

    Faldan ka saar heestan si dag daga quxuuuqda fanka ilaaali youtubekaagana ha iska halayn wabilaahi tawfiif

    • @aarameeyhussein8800
      @aarameeyhussein8800 5 років тому

      Alfanaan hassan wado adeer usheek dhalanyaradaan waxwalbo copy kadhigay, ixtiraam malahan

  • @animeweeb2427
    @animeweeb2427 Рік тому +1

    Best somali music❤

  • @ibrahimroomiya
    @ibrahimroomiya 5 років тому +18

    Somalida qofkii jecel bayla caraaraan war 10k oo subscrib ah nasiiya seewaaye😃😂🤣😁🤣😃

  • @boqoradadhaharguuul5565
    @boqoradadhaharguuul5565 4 роки тому +2

    Hhhh Anaa igu fiicneed heestaan codka wllhi fanaankaan waa taageeraa nooloow

  • @farhanshire2130
    @farhanshire2130 5 років тому +7

    Mr copy roose keep gon bro 🙏👌

  • @calianshaxofficial3281
    @calianshaxofficial3281 4 роки тому +2

    Legend roose cade sxb igu qaali ah

  • @ifrahibra6493
    @ifrahibra6493 5 років тому +2

    Mel walba wey ka shidn yihin siba iannte💯💯💯💯😱

  • @haredali4124
    @haredali4124 Рік тому +1

    Rose cade keep going brother this song very sweet 💚💚

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Рік тому

    Kkkk goordaran ragiyo kulahaa😂😂 waa goordaran harkiyo geedigii daraad waan garab maree ✅

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden1029 4 роки тому

    Go‘aankaad lahayd Ma gumayso iyo GUUL buu ahaa weeye heestu ee guur maaha

  • @baashibubal6959
    @baashibubal6959 4 роки тому +3

    rose cade nlw in bdn bro keep goin

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 4 роки тому +2

    Nice song 100%

  • @carfuudamediapro1727
    @carfuudamediapro1727 4 роки тому +1

    Luqunta gabadha inta ka heshay like dhaha

  • @dangarad6386
    @dangarad6386 3 роки тому

    From Astaan TV 🖐

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 5 років тому +1

    Qadad weynta ninka ugu wanagsan roosa cade waaye from hargeisa

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 4 роки тому +1

    walee dayax dalnurshe isku cod eg yihin mashallah

  • @Fogaan_Aragmedia
    @Fogaan_Aragmedia 5 років тому

    Gabadhaa kaleh heesta waysoo dhawaysay balse isagu macaa erayada heesta wuu qaldayaaa

  • @mariaofficial3997
    @mariaofficial3997 5 років тому +1

    Mash allah video shidn wawasa

  • @Adde626
    @Adde626 5 років тому +2

    Heestan inta dayax dalnuurshe ku soo aragtay like saar

  • @daarali
    @daarali 5 років тому +2

    Heesta cidii lahyd xuquuqdeeda ku qora heeso bilaadan intaad is soo qaadaan hadana qofkii lhy aanyd xusayn
    Xasuustii
    Xasan wado iyo mako

  • @xaawocismaangaraad7370
    @xaawocismaangaraad7370 4 роки тому

    Woow maaha Allah waxasa kahesa

  • @Engguure74
    @Engguure74 4 роки тому

    Heesaha soomali, Somali kaliya madaawato African oo dhan ayaa daawado

  • @mohammedkhadar1057
    @mohammedkhadar1057 5 років тому

    Am a first person to watch

  • @user-zv3qh9mz3c
    @user-zv3qh9mz3c 8 місяців тому

    AWlaadul casimah ❤❤

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 4 роки тому

    Alla maxa sugayey Nic Song Rossa Cadde

  • @cagacago1446
    @cagacago1446 5 років тому +4

    Maaaanta haddu cadaan ahaan lahaaa subscribe baaa u wada saari lahaydeen lkin waa wallkin somaliyeed plz ii saara waxna inikma dhigysee

    • @maankaboy4671
      @maankaboy4671 5 років тому

      Adam yare sxb ii saar ana waan kuu saara diyaar ma tahay

    • @AhmedMohamed-tc8cz
      @AhmedMohamed-tc8cz 5 років тому

      Like madaxa kaladhaca haduu wax tarayo

  • @isfahanmedia7043
    @isfahanmedia7043 4 роки тому

    Roose cade hesihiisa best music saran

  • @yussufali630
    @yussufali630 4 роки тому +6

    Amazing song i have ever heard.keep up guys

  • @daahiraxmed5276
    @daahiraxmed5276 4 роки тому

    Froom soomali cenada 🇨🇦 waaaw👌👌👌

  • @hanadqalbi4685
    @hanadqalbi4685 4 роки тому +1

    Waaa hes hore
    Dad danbe siiwacan loo soo qaday
    Xasan wado

  • @ismacilmaxamed2196
    @ismacilmaxamed2196 5 років тому +2

    Waaaaw waaaaw walhi heestii baryo qar nasab

  • @fahadsunni8339
    @fahadsunni8339 4 роки тому

    reera jabuuti ku shidan wlhy maka maxamad... .. iyo..... adinka idin ka rabaa

  • @Hoodo_diamond
    @Hoodo_diamond 4 роки тому

    Qalanjo qoor dheer
    Gabdhow cayilka Iska dhaafa saas aa u qurux badnaataane

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 3 роки тому

    Inanyahay guracan
    Een lagu galayn
    Igu haadisoo
    Gabar kale in aan
    Kulmiyaan galabtaba carow
    Waxaad uga garami
    Gaari baad ahayd
    Gogol fiicanoo
    Gaagaabsatiyo
    Waxaad tahay
    Gardaran
    Gabanyahow hurdoo
    Gahayr iyo adoo
    Geedaha lamid ah
    Ku agsaaray
    Intay ku garan
    Garta hayaku furin

  • @raxmamuhsin670
    @raxmamuhsin670 4 роки тому +1

    M a Najma nuura Fnaanadena 🥰

  • @leyloabdi6447
    @leyloabdi6447 5 років тому

    Rose cade hees aan koobi aheen maqadin miya waan yaabee

  • @user-vr5ki4qx7r
    @user-vr5ki4qx7r 8 місяців тому

    Cabsi cabsi roscad❤

  • @maxamedsaciid6594
    @maxamedsaciid6594 4 роки тому

    From Asia ababa muqdisho nolow roza cade kal iyo laaaaaa b

  • @phaatiibrahim4084
    @phaatiibrahim4084 4 роки тому +3

    8months 1.4m view's ✋💕

  • @xananmohamed4195
    @xananmohamed4195 4 роки тому +1

    Asc abaayo 🌷🌷🇸🇴🇸🇪🇺🇸

  • @abdullahomar9828
    @abdullahomar9828 4 роки тому

    Very nice songs I like

  • @siganeyare8144
    @siganeyare8144 4 роки тому

    Rosse cade Hore usii soco wll❤️

  • @shafieshidanez966
    @shafieshidanez966 4 роки тому +5

    Heestaan originalkedi bay ku qurux badnayd ee coppyga hesaha halaga dayo 😂😂😂

  • @fadommohamed9484
    @fadommohamed9484 4 роки тому +1

    Heesihii rer jabuti xasan wado iyo saamiyo

  • @yaashman6612
    @yaashman6612 4 роки тому +2

    Waaaw cod styl dhinac walba kabx

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 5 років тому +1

    Maasha allah go forward

  • @hindisirad3291
    @hindisirad3291 5 років тому +1

    Wooow Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋😍🥰🥰🥰

  • @hammafhammad8540
    @hammafhammad8540 4 роки тому +2

    Nasiib Ali jacelka ana's kubaray

  • @maahiramaahira8103
    @maahiramaahira8103 5 років тому +1

    Waaw wankahelay