MOHAMED KADHEERI IYO XAMDI BILAN | WACAD - LABO IS AAMINAY | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 січ 2020
  • DADNA RUUX KU AANINAY
    IYO WACAD ILAAHAY
    MIDNA LAMA ILLAAWEE
    HA HALLAYN AAYAHA
    …………..
    QAARAAMI - HEES SOMALI
    (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
    -XUSUUSTI- WAABERI LEGENDS
    MAXAMED NUUR GIRIIG &
    SAHRA AXMED
    XAMDI BILAN FT MOHAMED KADHEERI
     CAMERA BY: INJEEDEY
     EDITED BY: ABDI ASKARI
     VR BY : MOHAMED KADHEERI
     DIRTEDING : MAXAMED KAADHEERI
     MUSIC: MOWLIID X. FAARAX
     ELITE HOTEL - MOGADISHU
     BULBULO BEAUTY SALON
    --- --- --- ---
    ©ABDIASKARITUBE 2020
    .............................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 роки тому +960

    Inta is Aaminsan Soo Dhowaada :)

  • @haruunciise3385
    @haruunciise3385 4 роки тому +891

    Asc somalay xususnada Saliga Nabiga salalahu caleyhi wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw💘💘💘💘

    • @macow22
      @macow22 4 роки тому +4

      Scw

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 4 роки тому +12

      war maxaa meesha kala soo doontay saliga nabiga scw pls yuuna caro ilaahay kuku dhicin ka tirtir meesha wax kale ku badalo hadad wax dalbanayso

    • @qadrayassin9025
      @qadrayassin9025 4 роки тому +2

      Scw

    • @jugsodhacday2658
      @jugsodhacday2658 4 роки тому +2

      Haruun Ciise scw

    • @axmedwaliaadam579
      @axmedwaliaadam579 4 роки тому +3

      Scw scw💜💜💜💜

  • @brotherjameel7492
    @brotherjameel7492 3 роки тому +6

    Eraydii Abwaan Axmed saleeb bide waqooyiga somalia halo daayo dhaqan iyo murti ba

    • @Jaamac-dn2iu
      @Jaamac-dn2iu Місяць тому

      😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jilacow4239
    @jilacow4239 4 роки тому +369

    Heestaan waxa horay u wada qaaday alla yaa raxma maxamed nuur giriig iyo sahra Axmed abwaanka heesta sameeye waa axmed selebaan bide, 🙏

  • @hanadyariisow7445
    @hanadyariisow7445 4 роки тому +174

    Hamdi bilan quruxda Somali baad u tahay allow gabdhehena somaliyed inoo dhawr ♥
    Kaa dheeri job done dude 👏👏👏

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 4 роки тому +79

    Inanyahay ilwaad qurux
    Iyo dumar amaantii
    Waxaad tahay ilaahay
    Idil miduu ku kooboo
    Iin ma lihid, eed ma lihid
    Sidaan aan arkaayee.
    Dadna ruux ku aaminay
    Iyo wacad ilaahay
    Midna lama illaawee
    Ha hallaynin aayaha.
    FANKA BOQRAN❤❤❤❤

  • @hanisharaf4539
    @hanisharaf4539 4 роки тому +143

    Boqorada codka muqdisho xamdi bilan wllhi cod bey ledahy weyna qurux bdn tahay masha allh 👏👏❤❤❤❤

  • @salimhabeshawit1810
    @salimhabeshawit1810 4 роки тому +200

    I am Ethiopia Muslim but i love Somalia music & people

  • @staystrong787
    @staystrong787 4 роки тому +215

    Dhoola caynta xamdi bilan hadad ka heshay ♥️ reply igu so dheh💕

  • @abdirahmanmaxedjiin3560
    @abdirahmanmaxedjiin3560 4 роки тому +715

    War naagta qurx badanaa oo ninka iyo naagta isku soo bixi ogaa oo waxa wada cod macaa😂❤🙆‍♀️

  • @shanaayagoodir3886
    @shanaayagoodir3886 4 роки тому +188

    Gapdhaha Dhuudhuban Qurux badaNaaa
    Mansh llH Xamda
    Voice 100%
    Style 100%%
    🥀🥀

    • @mohakariin9397
      @mohakariin9397 4 роки тому +3

      Hhhhh adi madhubnid miya xage jogta horta

    • @shanaayagoodir3886
      @shanaayagoodir3886 4 роки тому +3

      @@mohakariin9397
      Dhexyar paan ahay walhi omG

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 4 роки тому +10

      Xamdi bilan quruxda habargidir bey u tahay

    • @abdullahifaid8043
      @abdullahifaid8043 4 роки тому +2

      Mansh llh

    • @darusalamshow1020
      @darusalamshow1020 4 роки тому +3

      Wale ben kuma shegin gapar an cato eheyn ciil iyo calol xumo ayey ku jirta
      Koley aniga gapar an cato eheyn marapo

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 роки тому +248

    𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜 𝗠𝗘𝗘𝗟 𝗪𝗔𝗟𝗣𝗢𝗬 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗔𝗡 𝗪𝗡 𝗜𝗗𝗜𝗡 𝗦𝗔𝗟𝗔𝗔𝗔𝗠𝗔𝗬

  • @nimcoanfaconline8941
    @nimcoanfaconline8941 4 роки тому +194

    Allow qofka jcyl yahay nabada qaba igu keen oo calaf igu dara insh allaha aaaaamiiin aaaaamiiin dheh zxbyaal

  • @mustafahmed1942
    @mustafahmed1942 4 роки тому +72

    Boqorada fanka Hamdi bilan iyo mohamed kaa dheeri guuleysta❤🙏

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 роки тому +204

    Wlhi sida dadkii hore bey u heesayan no niiko iyo is taataabasho labo aan kala dhicin weeye 🇩🇯🇸🇴❤❤❤😍😘😘

    • @jtc7961
      @jtc7961 4 роки тому +8

      Marka codkaada ku kalsoontahay waa iska sidaan🙌🙌

    • @zaynababdihd4467
      @zaynababdihd4467 4 роки тому

      Queen Araweelo hhghhhh

    • @mowliidabdullahi859
      @mowliidabdullahi859 4 роки тому +1

      Sax weeye wale waa ila aragtey walaal

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 4 роки тому +4

      Dadkii hore qaar baa is taataaban jirey oo niikin jirey kana darnaa qaarkood dhalinyarada hada

    • @farxiyocumar6735
      @farxiyocumar6735 4 роки тому +1

      Masha allah cudeeheysaa walhi

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 роки тому +4

    Wow ish calaa hees waayo waayo Maxamed nuur giriig & sahra Ahmed jamac ayaa qaadey sanadku marku ahaa 1965 2doodaba mnta waanaga hoseyaan allaha unaxariisto Amiin yarabi 😭🥰

  • @naciimomahamud4590
    @naciimomahamud4590 4 роки тому +1

    Qurudu ma aha qawnan nagaha isqawiya arka side uxijaban thy o ey uqurxan thy hore usoco walashey xamda

  • @dr-mohammeddheereeye360
    @dr-mohammeddheereeye360 4 роки тому +9

    Midhaha heesta, codka labada fanaan , qaabka loo duubay iyo actionka ay bixinayaan ayaanba jirin wax loo dhigo masha allah xamda waa quruxley🥰
    Horaa looyidhi "hadday dhuubo weyd tahay waa raaxo kaa dhiman"❤🙏

  • @TrendTrove22
    @TrendTrove22 4 роки тому +2

    Maxamad Maxamuud khadheri isku fasal baan ahan jirnay waaa uuu gaarisa joogi jiray.2011 ayeey aheed. ala muxuuu heesaha dgeysanjiray. Ilen ninka fanaan nimo wadadeedha ayuu hayeeee.

  • @Simmran
    @Simmran 4 роки тому +14

    MOHAMED KHADEERI codkaga ayaba kaligiii soconaya runti go forward Hamda bilan stylish lady✌🖒

  • @yasminali7041
    @yasminali7041 4 роки тому +10

    Mnsha Allah fananiinta somaliyed inantan wx bay dheertay
    Qurux
    Asturnan
    Cod
    Hblaha qawananta qurux modaya yakhy ku dayda inantan xamdi bilan wxad tahy dhamays dumar😙😍 go forward😍

  • @macalinkashidan3005
    @macalinkashidan3005 4 роки тому +114

    Ku sali nabigeena Muxammad scw

  • @zaaramohamed7683
    @zaaramohamed7683 4 роки тому +25

    Waw Axsan cod iyo qurux ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ my favorite song sidan u rabay in laso cusbooneesiiyo heestan

  • @mariama7878
    @mariama7878 3 роки тому +7

    Ninku qurux badana masha Allah Allow nin sas uqurxan o sidaas o kale iso jaleeca🥰

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +49

    Noocan ba Fananin laga dhahaa inad xidigaha fanka e fara ku tiriska ka mid thn lama qarin karo *KAADHERI* io *XAMDA* ❤🙏👏👏👏 Idin aaminsanahy Jawharadoyin 😘

  • @suusuu2102
    @suusuu2102 4 роки тому +55

    Bilicsanaaa xamar cdy ilahoow Nbd inoosiyadi yaa rab✊✊❤🇸🇴🇸🇴💖

  • @Missabdiy
    @Missabdiy 4 роки тому +238

    Her smile is beautiful Masha allah, the boy is good looking as well and obviously they killed it beautiful song😍

    • @zainababdi9185
      @zainababdi9185 4 роки тому +6

      Exactly shes so beautiful hamdi and amazing voice she got these guy so cute as well nice collaboration masha Allah

    • @mohamedkeinan859
      @mohamedkeinan859 4 роки тому +6

      That is right aha

    • @queenfaiza8564
      @queenfaiza8564 3 роки тому +3

      @@mohamedkeinan859 qllllll

    • @Qaali-el3qr
      @Qaali-el3qr 3 роки тому +1

      @@mohamedkeinan859 2

    • @mjamjama7013
      @mjamjama7013 3 роки тому

      @@mohamedkeinan859 a

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 4 роки тому +66

    Maxamed kadheeri nin an heesihisa jeclhy dagananshaha 100% codka 100 % stile 100% wax qaban karo malahan ninkaan horay u soco hees u qaday o an tan kale ka macaneyn ma arag xamda gabar nasap ah ayadana kama dhacdo 😍😍😍😍horay u socda

  • @sahalomarofficial7744
    @sahalomarofficial7744 4 роки тому +18

    Masha allah cod macanaa klama dhacaan labaduba✅❤️👌👌💯
    Hamdi bilan qosolkaga ka helaa really ❤️💯

  • @abdifatahmohamud6791
    @abdifatahmohamud6791 4 роки тому +83

    Gabdhaha HG qurux illahey ugu deeqay msha allh 🥰🥰🥰🥰💚💙

    • @naimakassim6406
      @naimakassim6406 3 роки тому +1

      Yeah 💋💋🔥👑

    • @geletoz
      @geletoz 3 роки тому +1

      Daanyeero weey u egyiin fir mooryaan

    • @SaraMohamed-bn8ry
      @SaraMohamed-bn8ry 3 роки тому +6

      @@geletoz shuboooy maseer u dhimo naaga tahy was😜

    • @geletoz
      @geletoz 3 роки тому

      @@SaraMohamed-bn8ry maxaa hg dhahdeen dee? Somali hada dhahdid waa iga gar lahaan lahayd. Gabar somali maxay idiin jirtaa?

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 3 роки тому

      Waa Gabadho Somaliyeed somaha

  • @aminaabdillahi9356
    @aminaabdillahi9356 4 роки тому +25

    From djibouti Macha allah hamdi bilan vive 🇩🇯🇸🇴

  • @M5hn
    @M5hn 4 роки тому +31

    The only Somali female musician that I love most

  • @maxamadsaciid5961
    @maxamadsaciid5961 4 роки тому +4

    I m from canada .even I don't undrstan it.soo laabo Somali ban kula ahay kkkkkk ha idhaafin

  • @ifraah123faisal5
    @ifraah123faisal5 4 роки тому +134

    Alla meshan saa uquruxbadan ma xamar ayey ku dhextaal wow my country I wish with peace

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 4 роки тому +10

      Ifraah 123 Faisal yes abaayo this is the capital city of somalia 🇸🇴 Mogadishu

    • @kadaradem6553
      @kadaradem6553 4 роки тому +1

      Ifraah 123 Faisal maya jigjiga

    • @deeqanadar8483
      @deeqanadar8483 4 роки тому +1

      Hotel Elite Beach view waaye

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 4 роки тому +4

      kadar adem xamar waye benta dhaaf

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 4 роки тому

      Ku so laawo dalkada

  • @ahmedadan9663
    @ahmedadan9663 4 роки тому +7

    Qurux badana qoftan ma ila argten ❤️iyo codka macan wiilka ka daran ❤️😄

  • @mohameddeek2857
    @mohameddeek2857 4 роки тому +21

    Mansha Allah Hamdi bilan waa haweenkii 100 ka geela iyo qoriga laga dhibi jirey
    They made the song Soo nice by their talent of acting

    • @saynabsalaad
      @saynabsalaad Рік тому

      Anigu nio xamda tagee ninka kama hele

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +8

    Anoon Ku dhufan video ga aa aan is iri waa heesihii kadheeri ukuaoo bixi jirey wale hadii aydan noqon kuwii lahaa barteedaa dhigteen👏👏👏👌👌👌

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 роки тому +64

    Nio Ninkan MAXAMED KADHEERI ah fanaaninta kale si buu uga duwan yahay cod nuuc nuuc kalaa yaa ila arkay ilaah ha udeysto walaahi asi iyo HAMDA BILAN waa si la helee codka awal codka Hamdi bilan layaabanen kaadhere kusii darsamay nac nac aa kasoo baxay

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 4 роки тому +29

    Allah haku asturo wlal gabdhow fan iyo suugaan umad kasta waaledahay blse mid waliba dhaqan Ayey ku asteeyaan sirtuna waa Asturnanta thnkx legend abdi askRi🙌🏿

    • @balqiisahukunhassan7799
      @balqiisahukunhassan7799 4 роки тому

      Ahmed Jooker umad fan ka ku jirta ooo asturan xageee ku aragtay marka

    • @ahmedjooker3148
      @ahmedjooker3148 4 роки тому

      Balqiisa Hukun Hassan Meeshan aad igaso reply garenso manad arken gabdhn ka heesasa ee asturn Ma comment ka ayunbaad so qaniintay

  • @MZRUSCKUTA
    @MZRUSCKUTA 4 роки тому +7

    Waxaan kuxushtay hablaha xamar iney yiheen hablaha ugu wanaaga badan ayey katurjumaysaa... Alllow anooo inan reer xamaraa ujeedoo yaan kudhicin soomaaliweynta kali.. Aaameen...

  • @quruxsaninamohamed8108
    @quruxsaninamohamed8108 4 роки тому +29

    Dhexyar waa gbr dagan io kadheeri msha allaah

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 3 роки тому +4

    hestaan xasuus wyn bay igu leedahay waxan ku xasuusa qofkii ibaray allh wax ku dhiba kuma tuso ''MARI XP '' i miss u soo much lkn ....................28 may

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 4 роки тому +4

    Maxamed Nuur Giriig
    Zahra Axmed Jamac
    Labadooda Allah Ha U Naxariistee
    Reer Sanaag Bay Ahayen
    My Region Sanaag

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 роки тому +4

    💯👌 miro. Cod iyo Aqlaaq.
    Maha kuwa Horey iyo Gadaal
    iska ruxo ayagoo Miro iyo cod
    Lahayn. Qalanjada Qarniga iyo
    Wiilkeena oo ka yaraysan🇸🇴💙

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 4 роки тому +15

    Xamda xabibtii ❤️♥️💯👌masha Allah so sweet voice bilaney 😘😘👌👏keep going queen 👑 ❣️

  • @rayaancaamir9620
    @rayaancaamir9620 4 роки тому +16

    Maxamed kadheeri boqorka codka🥰❤️big fan inaan u ahay maloo sheegay✨😉 boqorada Xmar xamda bilan guuleso xbbty😍😘

  • @AlfaMediaGroup
    @AlfaMediaGroup 4 роки тому +1

    Xamdi bilan iyo Fanaankaan Heesta Aad ayey ukeeneen Halkeedii ayey dhigeen muuqaal Quruxbadane waa Laga Duubey { Heesta Ugu shidan 2020 }

  • @sunrisealimoalim2952
    @sunrisealimoalim2952 4 роки тому +1

    Wlh gabadhaan waan iska jeclahay msha allh xamdi bilan ina adr waxaan kaa daawanayaa dunida 8 daad ee ugu quruxda badan dunida ee dalka .... insha allh xamar cadeey waan imaan horay u soco qurux badan

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 4 роки тому +8

    War gabadhu cod macaa m.a
    Heesta sanadka kadheeri iyo xamda keep going 💕🙏

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 роки тому +19

    Xamda qurux iyo muqdisho qurux allow idin barakee masha allah 😍😘😘

    • @kamallali2255
      @kamallali2255 4 роки тому

      Mambo

    • @kamallali2255
      @kamallali2255 4 роки тому

      Mambo

    • @normalisebeenbusy
      @normalisebeenbusy 4 роки тому

      @@kamallali2255 hapa yote wana ongea somali nawewe kwanini una ongea kiswahili😠 wewe ni somali ongea somali ama toka Devil yahow❌

  • @zeinabhersimohamed1840
    @zeinabhersimohamed1840 4 роки тому +19

    Yasalaam barteedaad dhigteen hamda bilan iyo Mohamed keep going 🔥♥️

  • @mjdalab9056
    @mjdalab9056 4 роки тому +2

    Kadhwri wan jecela haya wlhi waxu ku macan yahaya bila music inu ku heso 😘😘😘😘😘😘 xamdi bilan xigigta xamar

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 4 роки тому +27

    It’s so beautiful to listen this brilliant song and I ❤️ to listen this song before I go to bed every night , thank you all xamda bilan and Mohamed.......... this is what’s up bro......

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 2 роки тому +10

    Wow wow wow I can believe it I didn’t see it before this sound sound very beautiful this is amazing guys I love it 2021🙏🙏🌸🌸🙏🙏

  • @cllhiaadam3428
    @cllhiaadam3428 4 роки тому +27

    Gabdhaheena boqortoyo waaye ilahey ayaa qurux ku maneystay wlh masha allah

    • @user-yf5pe2rl2n
      @user-yf5pe2rl2n 4 роки тому +1

      Shukran king🥰😍💖😍🙏

    • @ahmedsaggaf6530
      @ahmedsaggaf6530 4 роки тому

      Waan yaabayee musiga kuwii tumaayey aaway mise cajalad cod mixer iyo trac lagu qurxiyey ba noogu heesayaan no paly pack and cd live music only

    • @mohanadmodelpro9669
      @mohanadmodelpro9669 4 роки тому

      Aad bay u qurux badan tahay qoftaan

    • @amransulux8934
      @amransulux8934 4 роки тому

      Cllhi

  • @qaysyare1784
    @qaysyare1784 4 роки тому +1

    Xasuusti sahra axmed iyo maxamed nuur gariig way soo dhaweeyeen inkastoo deel qaaf badan ku jiro lkn hobaldaas wax kale ayay ahaayeen

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 4 роки тому +32

    Hamda Bilan Quruxda sanadka Faniinta Inbti horrey usoco noogu imow lkn wadmada qalaad wll shrf

  • @nuursiyaasi8131
    @nuursiyaasi8131 4 роки тому +6

    Qalanjo haddii jirto waa xamdi bilan xaqiiqda lama qari karo wlhii masha allah waa ii deeqdey run ahaantii uuuuumac xamdi bilan

  • @dheymaanluula1087
    @dheymaanluula1087 4 роки тому +17

    Walhi nin shidan hees shidan cod macan one love nagaha catada ❤❤❤❤👑👑🔐

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 4 роки тому +3

      Gabadha iny shidantahy mxa uga boody hhhhh

    • @canabcumar1434
      @canabcumar1434 4 роки тому

      @@fatimaabdinour2703 haku fagan yqy xarifka Lee ka heshay Moho wilashaba ayada Lee amanoyane ayadana ha amanto wilka ka qaley

    • @mohakariin9397
      @mohakariin9397 4 роки тому

      @@canabcumar1434 hhhhhhhh wax garad baaraka allh

  • @drahmedmohamedyusuf4603
    @drahmedmohamedyusuf4603 3 роки тому +5

    Noolaada soomali weyn meelkasta aaad joogtaan nabad iyo baraare allha idin yeelo

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 4 роки тому +63

    5:25 Siduu u eegayo qurux badna!😱😘

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 роки тому +17

    *XAMDA BILAN SHE IS ANOTHER LEVEL* 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @nurkeeeyaden7321
    @nurkeeeyaden7321 4 роки тому +27

    xamdi bilan iyo xamda yar lawa qurux ebe kumaneyste💖💗

  • @mukhtaratoosh5490
    @mukhtaratoosh5490 4 роки тому +9

    wlhy ta yar way maraysaaaaa manshlh
    dhererkeeda ,quruxdeeda iyo codkeeda fananad sidaasa ma jirto maanta
    horay u soco hamda
    horay u soco pro adna cod dahabiya lee daheeee

  • @zuheybabdullahi6291
    @zuheybabdullahi6291 2 роки тому +2

    Wlhi fanankaan heesta meeshi laha rabay buu dhigay horay u soco wll kadheeri

  • @cawlcumar7974
    @cawlcumar7974 3 роки тому +1

    Dadna ruux ku amina iyo wacad ilahay midna lama ilawe waxan dawanaya 18 January 2021 malin Tamara ah

  • @Yaseenhaji2315
    @Yaseenhaji2315 4 роки тому +33

    They have the best talented
    We love our singers
    Keep in mind
    Somalia ha nolato

  • @Lio_ali
    @Lio_ali 4 роки тому +8

    Mashallah aad ban ugu faraxsanahay in xasuusti fanka somaliyeed dib loso noleeyo thanks to abdi askari for the good content 🙏🙏

  • @zeituna7942
    @zeituna7942 4 роки тому +13

    Subxanallah qofka margu dhento wax illahay rali kayahay in lakuxasusto aya fican illahow waxd rali ka ihin uu shedan nohorkicin Aamiin yaa Allah 🤲

  • @DjMustafe
    @DjMustafe 4 роки тому +2

    masha allah codka
    erayada
    duubista
    muqaalka
    gabarta
    kuli waa kabaxsateen gabar qosol qurxoon

  • @user-hg3ec1cc7t
    @user-hg3ec1cc7t 4 роки тому +3

    wlh gawan weey iga gadan tahay baayo allha kuxafiido quruxdad iyo codkadad mcn nolawa😍😍😍😍

  • @boqortoyoofficial285
    @boqortoyoofficial285 4 роки тому +170

    Raga quruxdisa wa garka runtii........

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому +8

      Haa wle ragu garka waa u makeup

    • @hodanmacalin1786
      @hodanmacalin1786 4 роки тому +1

      @@somalitv9331 hhhh deso hee wll

    • @hodanmacalin1786
      @hodanmacalin1786 4 роки тому +6

      Been kuman shekin quruxda raga waa karga hhhh ilah hadhowra wilashena 💞💞💞💞💞💖💖💖💖

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 роки тому

      @@hodanmacalin1786 😅😅 gabadh ban ahy quruxey

    • @liineymohamed3789
      @liineymohamed3789 4 роки тому

      somali Tv 😂😂

  • @ismaciilxaaji123-er6wh
    @ismaciilxaaji123-er6wh Місяць тому +1

    Heeestan xasuus ayaa igu leedhy walahi waxaa aaan isla dhegeysan jirney gabar aaan isku fasal aheyn ayadaaa ayaaa zaid u jeceelt heestan waxaan is jeceeln ayadaa hadeer waaa la guursadey anaganaa iskabul ayaaa ahy sandakan 22/6/2024 allha ubad bari ah siii anaganaa midaaa ku iloobi lahaaa iisahal

  • @muxsinxuseen
    @muxsinxuseen 4 роки тому

    Axyaa cod daganaan style bilan&kaadheri xfdhllh si wngsn ba ugu so baxden sida kuwa jirkoda no xayeysiyo uma so heesin 👏🌹👌
    AUN fananinti horay uqaday
    M/med nuur gariig&quruxdii fanka Sahra Axmed jamac 😢😢😭😭

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 4 роки тому +49

    Yarkan hada kahor baan bariis iyo digir kuwada qadeynay garissa, Markaasne. Buug yar Ayuu heesan jiray oo iskusawiri jiray. Heeso iyo jaceylna Ku qori jiray ..Walee nin ka ileen waxan ba ka dhaxguuxaaye Awoowga lagub

    • @xafsoxubi1003
      @xafsoxubi1003 4 роки тому

      M a moha mx rer garissa mu ahani jiray yarkan from garissa

    • @hodanmacalin1786
      @hodanmacalin1786 4 роки тому +2

      Wll awowki maxad ugubesa habr xumidaa subxanalah

    • @shukrimahamud6825
      @shukrimahamud6825 3 роки тому +2

      War ha na cayin rer garisa duhur maxa digir siiyay bisinka maxa ku dary hee ka darte

    • @abdirashidgure1421
      @abdirashidgure1421 3 роки тому +1

      @@shukrimahamud6825 oo digir ma ceb ba wan kufana "our favorite food" 😂😂😂😂

    • @mohamedyussuf7133
      @mohamedyussuf7133 3 роки тому

      2012 beey Ahayd markaa

  • @omarteachoofficial8346
    @omarteachoofficial8346 4 роки тому +5

    Kadheeri io bilan waa dad igu qalia😍😍 hore usocda

  • @pdirahmanapdiasismhameddag7680
    @pdirahmanapdiasismhameddag7680 4 роки тому +1

    mahamed kaadheeri nin cod leh palo horay soco

  • @KhaalidMohammed99
    @KhaalidMohammed99 4 роки тому +10

    Mohamad kadheeri iyo islaantan caadi maha ❤️🥰✅
    Score bay xidheen
    Cod iyo muuqaal iyo style dhan walba way isku soobaxeen
    Way la keeneen heestii hore
    Waliba soo jiidasho bay dheertahay 🙏🥰
    Abdiaskari Mahadsanid tuber

    • @Hana_ghost
      @Hana_ghost 4 роки тому +2

      Kkkk islaanta adiga baybi yaaah 🤣🤣🤣🤣yarenay xaalxaal qaado

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Рік тому

      "Islaantaan?"
      Gabadha ha u gafin.

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 4 роки тому +8

    Heestaan my childhood dhagesan jiray gariiga iyo mama sahro alla yaraxma

  • @mohamudadow3808
    @mohamudadow3808 4 роки тому +50

    My two favorite musicians,Handsome and beauty combined results this two.

    • @suleqoyusufadensiman4904
      @suleqoyusufadensiman4904 3 роки тому +1

      ❤❤❤❤❤💞💞💕💔💗💞💞💞❤❤❤💞💞💞💞💞

  • @fatimadiamondabdi5440
    @fatimadiamondabdi5440 4 роки тому +21

    Fikirka qofka leh wlle cadi maha
    dad isku soo baxaya iyo heesta inlaisku talagalay iyo cod 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 4 роки тому +20

    Mohamed kaadheeri waa nin alle cod siiyay maasha allaah 😍
    Hamdi Bilan ayaduna waa dhag💯
    Daganaan bay ku dhaftay dumarka heesa qarnigan✅
    Heesta si wacan bay labada hobol uso dhaweyeen kiib gowingi

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 4 роки тому +5

    Waaaw what a voice labadaan fanan💯💯🌹🌹🌹🌹🌹 waa kabaxsadeen inkastoo music cusub lasaaray and walalkeey Abdi Askari love 💓 from us

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 4 роки тому +1

    AUN mohamed nuur giriig waa fanaantii waaberi ee soo gaadhay 2000 waxaa maydkiisa laga keenay carbaha waxana laga soo dajiyaya magaalada berbera waxaana wuu dhinty 2004 waa fanaaanka kaliya ee heesta uu qaaday dhibty heestii dayaxa isagoo sariir jiifa ayuu dayaxii dhibay aun mohamed fanaanka kaliya ee warsan gali ahaaa

  • @maxamedjamir7206
    @maxamedjamir7206 2 роки тому +1

    M.a labo fanaan oo aad u degan weeye kuwa isku dhagdhaga waan necbahay

  • @macalin3963
    @macalin3963 4 роки тому +17

    Waan idin salamaY 🙌

  • @ahmeyabdi4388
    @ahmeyabdi4388 4 роки тому +4

    🌸♥️♥️Qosolka i qanciyey❤❤💓💓one love frm nyrobi

  • @aliyare3151
    @aliyare3151 4 роки тому +1

    War naagtan iikeena oo naagtaaniikeena eeeyahe naagtan iikeeena aryaadhaha naagtaan iikeena
    Meyay dadki inantaan iikeena wllhi soojiidasheleedahay wee iga dhex baxday qofta

    • @ismaelmoha2926
      @ismaelmoha2926 4 роки тому

      Calosh Yare sorry qowdhan yada lamasiiyo hablahena xamar

  • @abdinur8335
    @abdinur8335 4 роки тому

    waa mid loo baahan yahay in dib loo soo nooleeyo heesihii hore oo ahaa kuwo murti ku jirto,ahna mid ka turjumayay dhaqankii somaaliyeed iyo waqtigaa markaa la joogo iyo waqtiga soo socda,hadaba anniga aad baan u taageerayaa in fanaaniinta da'da yar in ay dib u soo nooleyaan,annigoo Mr,Ciil-Tire,kuna nool magaaladda Burco

  • @queenmuqdisho4921
    @queenmuqdisho4921 4 роки тому +20

    Alla heestan jeclaa
    Mohamed kaa dheeri io hamdi ahmed🔥❤kaa dheeri ma muqdisho bu imaaadey

  • @yarkaxamarlehwaaye1171
    @yarkaxamarlehwaaye1171 4 роки тому +7

    lawa xidig aan jclhy is heley nolada 😍😍😍

  • @mohankunaye2377
    @mohankunaye2377 4 роки тому +2

    Aniga iyo Maxamed Khader aad ayaan u mudan nahay
    iyadu waa qurux badan, qurux badan oo soojiidasho gabar wow felicitation gacaliye xamdi😂😂😂😂😂😍

  • @xamdi9142
    @xamdi9142 2 роки тому +2

    Hestan nairobi wil jibsi gada aya wuxu kashidijiray tivi ama TV 📺 daqiqad walba ankaso gadanayo jibsiga hestan oo ushidan markas waxan jecla ina daqiqad walba kaso gato lacagtu iga dhameyey hhh iyo qof walbo xafada jibsi raba keen ana kudonaye oran jiray cajiib 2020 alhidaya

  • @filsanfariid4059
    @filsanfariid4059 4 роки тому +5

    Waaaaaw heestaan way iga gadan thy caadi maha

  • @zamzammohamedhaji3505
    @zamzammohamedhaji3505 4 роки тому +79

    Her smiling💜

    • @maslahaftin3431
      @maslahaftin3431 4 роки тому +4

      Boqorada hamdi bilan adunka nag kaqiruxbadhan lamahelayo iyo cod

    • @haakinyare314
      @haakinyare314 4 роки тому

      Hees

    • @deqaali5977
      @deqaali5977 3 роки тому

      Its creepy as hell

    • @z7z766
      @z7z766 2 роки тому

      @@deqaali5977 gabadh walaasha miyaad ka masereysa?

  • @yussufismail49
    @yussufismail49 2 роки тому

    Still ! Ano jecel ihaye iga’oysise hestan wlhi xasuus kenya 2019 (Garissa)

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 4 роки тому +1

    Ninka gabadhaan iga guursaday hadaan iskuqarxiyo xaramigaas aaqiro ma dambi baa leyahay somaliyey

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 4 роки тому +34

    Xamdi Bilan Axzan Cod Yqy Kaadheeri Wxkalaa Thy Brother Fanaaniin Qaaliya 😍🤞
    Wn Ku Salamay ABDIASKARI TUBE 🤞❤👈

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 4 роки тому +22

    Masha allah xamdi bilan boqortooyadii HG❤️❤️

    • @Afaraale4
      @Afaraale4 3 роки тому

      My two favorite musicians,Handsome and beauty combined results this two.
      25

  • @amcshi2037
    @amcshi2037 4 роки тому +1

    Sahro Axmed jaamac iyo maxamed Nuur ilaaheey ha u naxariisto ayaa hestaan ku xasuustaa . Gabadhan iyo wiilkana masha allh . Hala soo nooleeyo fankii horay waad mahadsantahiin