Sida loola macaamalo jacaylkaaga isbadelay ama kaa tagay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert Рік тому +3

    Walle walaasheen wixii noo muujisaa waxa ladaho self-respectiga loo ilaashadho❤

  • @nimcomaxamuudxasan5633
    @nimcomaxamuudxasan5633 2 роки тому +3

    Walashay wllhi Aad iyo aad bad bad umahadsantahay 🍎👍👍

  • @ayuubanas6155
    @ayuubanas6155 Рік тому +1

    Asc thank sister my alaah Rewood you sister in janatul firdows thanks again wad mahadsantahay walashey qaali ah

  • @hodanhirsi7065
    @hodanhirsi7065 3 роки тому +15

    Alamaxaa nin intuu islahaa bal eeg inay ku rabto Oo wiig ilaasoo hadli waayey markaan wici waayey iisoo noqday waliba bloog ayaan ugu sii daray 🤣🤣🤣

    • @mohamedogle2040
      @mohamedogle2040 3 роки тому

      Kkkkkkkk kkkkkkkkk maxaad u block tay ma u malaynay in aad deg degtay

    • @mohamedogle2040
      @mohamedogle2040 3 роки тому

      Weli gaaa deganan baa la muujjjaaaaaa ileen dadka maad samaysane

    • @maidohussain-it9nd
      @maidohussain-it9nd Рік тому

      Hahha ar Lagend thy 😂😂

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 4 місяці тому

      Fariid yar batahy 😅

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 4 місяці тому

      Fariid yar batahy 😅

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd Рік тому +2

    Dadka qaar Xiisaha jaceylka iskaga qaldn😂

  • @hilowleofficialchannel7494
    @hilowleofficialchannel7494 4 роки тому +1

    Msha alh walshy waad ku mahdsantahy sida aad dadka u gubabinayso marka halkaa kasii wad

  • @aadandaahir3879
    @aadandaahir3879 4 роки тому +4

    Keep going aamino qaali

  • @samsamali4206
    @samsamali4206 2 роки тому +4

    ❤❤❤❤Aniga samayy😂 alx hada wan ❤ is fahanee

    • @ayushali7766
      @ayushali7766 2 роки тому

      Mcny plz iisheg sida aad sameystay waan ubaahanahay 🥺

    • @ayushali7766
      @ayushali7766 2 роки тому

      Isoo qabo xbbty waan kuu bahanahay😂

    • @maryanyarey8109
      @maryanyarey8109 Рік тому

      @@ayushali7766 abyo dadku isku mid maha raga qara ka hela dumrka ujilcoon ma sina ragu

  • @nimcomaxamuudxasan5633
    @nimcomaxamuudxasan5633 2 роки тому +1

    Amina walashy qali mahad sanid halkas kasiiwad 👍

  • @hamudmahamad481
    @hamudmahamad481 4 роки тому

    Aamina ladan horey usoo qaali waa abdala

  • @deeqoabdi7124
    @deeqoabdi7124 3 роки тому

    Waad kumhdsan dahay sida markasto figradada nolawadaagto guul wcn sis

  • @aaminoshariif8975
    @aaminoshariif8975 4 роки тому +2

    شكرا اختي الله يحفطك

  • @user-fm9zz9gs6u
    @user-fm9zz9gs6u 4 місяці тому

    M.a abaayo

  • @maryammaxamed486
    @maryammaxamed486 4 роки тому +1

    Maaaashaaa alllh shukran xabiibti qli

  • @rahmaomar1409
    @rahmaomar1409 3 роки тому +3

    Wanku salamay walashay waxan jeclahay Will lakin ilama ilama hadlo talafonkana igama qabanayo

    • @onlinework2922
      @onlinework2922 2 роки тому +1

      Ka samir ninkaaas mcney

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow Рік тому +1

      Ka sabar kasa bedl qeyr qabo rabi ha ku seiy abayo iska ilaw

  • @samiiraabdiladiif6942
    @samiiraabdiladiif6942 4 роки тому +1

    Halkaas kasii wad abaayo wan ku tixanahay

  • @munaxasan3968
    @munaxasan3968 2 роки тому

    Wllshy Waxan raba meel kalasoxidhidho

  • @mooahmed6651
    @mooahmed6651 2 роки тому

    Masha Allah Run aad sheegtay

  • @ruweydoandirahmanahmedahme4482
    @ruweydoandirahmanahmedahme4482 2 роки тому +1

    Shugran

  • @mohameddeeqmire3104
    @mohameddeeqmire3104 2 роки тому

    weye soo badi

  • @fartuunabdi4134
    @fartuunabdi4134 2 роки тому

    masha allaha abaayo

  • @missarweelo9696
    @missarweelo9696 4 роки тому

    Masha allah sis

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Shukran

  • @crashiidmaxamuudyuusuf8378
    @crashiidmaxamuudyuusuf8378 2 роки тому

    Thanks yuo

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 роки тому +3

    Talooyin qiima leh ayaad sojeedisay oo faaiido leh from hargeisa somaliland

  • @sacdiyocabdi2244
    @sacdiyocabdi2244 Рік тому +1

    🤣

  • @cabdiraxmaan47
    @cabdiraxmaan47 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fartunaxmaday4772
    @fartunaxmaday4772 3 роки тому

    Masha allah mahadsani qaaliyee ❤❤❤❤👍👑

    • @xayaadyuusuf9264
      @xayaadyuusuf9264 2 роки тому

      asc sister wan kulamay after salama will ban jecelahay isana imasojedo Wu is balay aniga wan ku wareray wll wado an igatagi karo ama kuso cesjankaro iso sheg wll

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 2 роки тому +1

      @@xayaadyuusuf9264 abayo hadu ka jestay iskaga amus Ha darensinin inad u bahanthy is mashquli inshallah isaga kuso jeesan Dona Anigana so arkay wana ku guleystay❤

  • @rahmaomar1409
    @rahmaomar1409 3 роки тому

    Waxan ubahanahay Wallo inad ila taliso

  • @ubah9078
    @ubah9078 Рік тому

    👑💪💪👑💪🌹

  • @rashiidahmed7880
    @rashiidahmed7880 4 роки тому

    Thanks

  • @ganeeya7691
    @ganeeya7691 3 роки тому

    Mashalahwaxatahaqaaqligausaxibaalakuxafido

  • @fatihaabiiint5090
    @fatihaabiiint5090 2 роки тому

    Bi

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 4 роки тому

    Noso badi abayo

  • @jaamamuhudin5010
    @jaamamuhudin5010 2 роки тому

    extally

  • @xafsa7066
    @xafsa7066 Рік тому

    Asc

    • @xafsa7066
      @xafsa7066 Рік тому

      Aamina ladan seetahay

    • @xafsa7066
      @xafsa7066 Рік тому +1

      Magicii waad loolaysay Kkkk Waan kuuhan balyaynaynaa Alle hakunarakeeyo

  • @samiiraabdiladiif6942
    @samiiraabdiladiif6942 4 роки тому

    Kariim xapiipti noloow

  • @mahadxaaji7604
    @mahadxaaji7604 2 роки тому

    Sax