Masha Allah Allahu Akbar. Waa arin run ah oo jirta. waa talo wanaagsan. Anigoo raga oo xaasle ayaa marqaati ka ah arimahaan.ku dadaal: -Labiska ku dadaal asagaa soo iibiyee -Isu qurxi -Haku mashquulin jikada iyo caruurta ee asaga ku mashquul markii uu reerka joogo -Ixtiraan. wixii kugu soo siyaadana u sheeg ( Communication ) ha jiro mar walba. -Dhaqaalihiisa ha baabi in barakalaa -Agtiisa fariiso markii uu cuntaynaato iyo markuu fiidsanaayo si aad u haasawdaan. #Qoys wnaagsan= Bulsho wanaagsan Shukran walaashiis ❤️🌹🇸🇴🇨🇦
Nasgaha waxay ku washeen ninka see ku soo jita see nika isku jeceleysa Wali markaysid ninka hadlaya siduu nagtisa ku soo jiito ama isku jecleysiyo anaga mxa naga qaldan? Bal iga soo jawab
2023 dawanoya shekadan lkn sxby aniga mxaan faaida marka 24 hours heegan ahay intaas ninka yuu ka tagin le miyaaa, hhhh walee nin ku jecel dirac basal kuma tagaayo ee nimanka baariga lo noqdo udaranbo
@@mambuuqzoria29 xaasnimo lagama hadlayn ee qof walba xuquq buu leyahay qofkana karamada aad qofka sii nayso haday inta macqulka ah dhaafto adaa karamadad ku waayaha Life is like that
@@mambuuqzoria29 wax yaabaha qaar inaad samauso ayaa adiga karamada ka qadaya kolay Dumarka Somalida siday u fakaran bad u fakaray ee ahyd xeerarka adoonsiga mana fahmaysid adiga
Ilaahay ha i dhaafo ninkeyga waa jecelahay waqti walba yimaado waa u istagaa laabta galiyaa oo uu ku nastaa ilaahayow idhaaf cimri dheer isii❤🤲🤲
wallahi marwalbo oo xaaskeyga is gafno casharkan ayaan udaara markasey igu oyneysaa mchllah
Maashaa allaah Abowe daacad tahay allaha kaaga dhigo
Raaliyo sax sax wa umuhiim Bunbury qoys wa musiibo allaha naga hayee
Masha Allah Allahu Akbar. Waa arin run ah oo jirta. waa talo wanaagsan. Anigoo raga oo xaasle ayaa marqaati ka ah arimahaan.ku dadaal:
-Labiska ku dadaal asagaa soo iibiyee
-Isu qurxi
-Haku mashquulin jikada iyo caruurta ee asaga ku mashquul markii uu reerka joogo
-Ixtiraan. wixii kugu soo siyaadana u sheeg ( Communication ) ha jiro mar walba.
-Dhaqaalihiisa ha baabi in barakalaa
-Agtiisa fariiso markii uu cuntaynaato iyo markuu fiidsanaayo si aad u haasawdaan.
#Qoys wnaagsan= Bulsho wanaagsan
Shukran walaashiis ❤️🌹🇸🇴🇨🇦
Allah haku xafido adiga iyo barnamijkan oo muhiima.
Hooyoyinka iyo gurigu qaali bay bay yihiin dhamaanteen
lahay hakusharfo Aminaa ladan dad badan ayad indhaha u furtay maaansha allah
Abaayo ilaahey hanoo fududeey adna qeer alaha kusiiyo amina
Maashaa allaah waa gabar fiican oo caqlibadan diina leh ilaahay hakuu siyaadiyo gabdhaha dhagaysanayow waa runteed aniga xaasbaan leeyahay oo aan qabaa 18 sano ciyaalna ilaahay baana kala siiyey maa shaa allaah waxay ii dhashay 8 caruura 3 dexna waana gadilmeen waligeed hadal xun ima oran waxna dhexmarayaaba majiraan haday yimaadaana gogoshaan ku dhamaysanaa markaan shee kay sanayno cid na ogaana majiraan marwalbana waan ùduceeyaa waligeed ima dhibin marka maxaan naag kale ula guursanayaa maashaa allaah marka waxaan rabaa arin sir ah inaan inii sheego tijaabi walaal ama walaashay markaad is qabataan galmada kahor kawa hadla insha allaah waa dhamaanaysaa waligiin arintiina yey 2 diina inii dhaafin .xitaa ciyaal kiina yey o gaan wabillaahi towfiiq 12:09
15:42
Illaahay gabadhaas ha xafido uduceeya
Mashaallah❤ jazakallah kheiran
illah ayaabo nafaray wax walbo kusabsan sojkaada illahow nagadhig bariyaal 🤲🤲🤲🤲
Ilaah kamigaa wax ku faray ma jiro wa labada iska qaba wa ineey isku si u wada dhaqmaan ma jiro wax hal qof laga rabo
Horta anaga naf ma lihin miya wax walba dumarka laga suga yaab aniga iska yaabay🤔
Ninkaaga inaad wanaajiso ayaaba nolosha wanaagsan ee gabadha. Raggana waajibkooda waa inaay dadaalaan waajibkoodana aay kasoo baxaan.
Hhhhhhh 😂 tiisa banaanka ayeey jirtaaa ogooow
@@abdiazizbashir7924 🤣🤣
Masha alh wanada walhi qalbigan kudegsaday amino mcney
Masha allaah tabaaraka allah walaashey qaali waanadii ugu fiicneyd
Caqliga allaha kuu xafido ❤❤❤❤
Nasgaha waxay ku washeen ninka see ku soo jita see nika isku jeceleysa
Wali markaysid ninka hadlaya siduu nagtisa ku soo jiito ama isku jecleysiyo anaga mxa naga qaldan? Bal iga soo jawab
Masha alah dumarku haday ahaan lahaayen raaliyo waji furan walahi gurigu wuxuu noqon lahaa guri raaxo
Masha Allha.abyo.allaha.ku.barakeyo
walshy Amina Ladan axmed barmishakan walo bahan yahy keep going sister
Msha allaah wll qaaali waad mahad santahay❤❤❤
Msshaa Allaah
❤❤❤❤❤❤❤❤
Noolaw khayr Allaha ku siiyo
Wlhi waan qoslay waa run masha allah abyo aqligu waa cajiib
maanshllh amiino sodhawow xabiibti khyr badan alle hakusiyo
Jaza,akallahu khayr xabibti ilahay caqligaga haku barakeyo walalo macaney
Ninka markup imaanayo hadadan okeyn maxaa sameyneysaa
Mansha Allah will qali
mashaa allaah allahu akbar Amina ladan jazakalahu khayr diintenuba meel ayey saartay xaqa sawjka waxanu ka mid yahay 5shay eejanada lagu galo adna wllo halkaa kasii wad
Xaqa sowjada ka waran bal eyada xagey lagu gala mase eyadu xaq male
Mashallah gabar fariida oo caqli leh, suaashu waxay tahay adi cml maheli karaa ducaysaneey😂😂
2023 dawanoya shekadan lkn sxby aniga mxaan faaida marka 24 hours heegan ahay intaas ninka yuu ka tagin le miyaaa, hhhh walee nin ku jecel dirac basal kuma tagaayo ee nimanka baariga lo noqdo udaranbo
Ohadu ku jecelyahay ma qasabaa inaad kerlays ahaata
Waa u qaali raga inloo labisto xppt ŵalhy wuukugu qiimaynaa whyo ninka culumadaba sheegtay inay naag kale eegayaan hadadan is hagaajin
Wa walshaa o kula jecel wanaaga ❤❤
Mashallah tabarakalah 😊
Illaahay iyada iyada faamilkeeda haxaf 14:08 iyo aamiin. Tankale gabdaha faysbuugyada taagan oo gsylinaya ama tick top ilaahay ka baqa oo sida gabadhaas yeela
Aslaamucalaykumaaminaladanwaadkumahadsatahaywaxusheegaaaddumarakaxaasakamuslimiintaaheearagoodakalabakhaylaxubitoodauxalaashuahragoodailaahayuxalaaleeyayadnailaahayhakaasiiyocasanaadanigagnagnagabakhaagabdhaydaaigudheadahaddnuiskhilaafnoaaminasasexbiloodambawaxkabadanniimaogolaatoxubtinteeooiixalaalaheemaxaanyeelaaaaminawaadkumahadsantahaywaxsheegadumarkalqabobalanailasootalimarwalbawaxaankuarkaauundiracajikadawelogaykuumaanaragcarafiyodharquxoonadnfadlanqotaalkaaiiqarwaasire
Qof bani'aadamka ah intaad qiimaynso karamadada haka tegin Gabdhahana ha walin
#Zuzan ninkaaga inaad naag u noqoto karaamo beel miyaa?
@@mambuuqzoria29 xaasnimo lagama hadlayn ee qof walba xuquq buu leyahay qofkana karamada aad qofka sii nayso haday inta macqulka ah dhaafto adaa karamadad ku waayaha
Life is like that
@@najmahussein3502 ok wali waxaa kaa qaldan naagta ineey ninkeed u wngsnaato karaamo beel meel eey ku noqotay ma garanaayo. Lkn adiga rabitankaaga ka hadashay dhib malaha
@@mambuuqzoria29 wax yaabaha qaar inaad samauso ayaa adiga karamada ka qadaya kolay Dumarka Somalida siday u fakaran bad u fakaray ee ahyd xeerarka adoonsiga mana fahmaysid adiga
@@najmahussein3502 ok wn ku fahmay abaayo waxaa kaa badatay fariimaha ah WOMAN RIGHT. Inaad ninkaaga adeecdid oo amarkiisa wngsn qaadatid hadeey ADOONSI kula noqotay waa wax xun oo lagu baray abaayo ee iska daa kula talinayaa.
Mash allllllh allllllh kuxafido xbbti 🧡♥️ shuran
Wlhi mida ugu badn leysku qilaafo waa telefonka la baarayo anigo 1 sano xaas ah baan ku mashqulay marksto waxan isku arky dagaal jogto ah saas ay thy waa wax aan ku arky
mahadsanid wlshey kheyr allaha ku ziiyo
Mashallah walashay qali alah maskaxda ha ku barakey amin yarabi edo side lagu 29th the training ground and the training of journalists who
MashAllah jazakallah
wllhi waxa xaqiiqa ah inaa intaas iyo in kabadan ina sameyay thanks sis
Gabar fiican baa tahy
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤
Gabadhaan waxaad modaa iney iga hadlayso xaga mobilka
Waad iska deynkar taa dabeecada haaga anaaba seyhada shegeyso ahaa alxamdu lilaah adna isku day
Amina ladan horey usoco hablhana talada wangsan ha qataa
Masha alaah ilaheey ajir ha kaasiyo abaayo aamina insha alaah wan sameen doona taladaas
Mansha allah ❤❤❤❤❤
Maasha alaah naarta kaaxoreeyo
Masha allah waad mahadsantahay
Tnks mcnto Sax Waaye 🥰♥️
AMino waan ku aaminsanahy horay usoco
walahi walaalo waad la talisay dumarka maasha allaah
Hhhhhhh
ilahay hakusharfo Aminaa ladan 🤲🤲
Maash allh wllshy waa mowduc aad qaliya
Masha Allah
Wllhi walalo mahan sanin waa talo fii can🥰🥰
بارك الله فيكم
Aaamino waaaaa ku soo dhawyneenaa sxp
waxyaalaha qaarkood waa ka badbadis u qubee kulahaa gacmo la aan miyaa isaga unukaa yaab aragnay🤔
Qaaali caadi waaye uqubee lana qubayso 😂
😂😂😂😂
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh yaab wyee
Kkkkkkkk gacmo la aan miyaa hysaa kulahaa 😃
@@saedosadiq681 hhhh Mid Xishood Badan Baba ijoogah oo aan waligih is Feera qawin xatah
Masha alah
mansha AllaH mhd walalo
Hore u soco aamina
.mashaalah
Masha Allah
Gewer ku dayasho leh
Shukrn xabbti
Mansh allah abayo allaha kubarakeyo
Asc
Mashalaah thanks
Markaan uqubeenayo asaga gacmihiisa maxy qabanayan😂
M.a Thks abyo
Alla ! Qoftaan yey idin hoojin. Datka sidaas looma ixtiraamo waliba nin ku qabo.
Hadii aad ninka dhulka isu dhigtid naagkale oo iqtiyaar leh ayuu raadsanayaa.
Ninka umuuji inuu ku kasbanlahaa hadii aad mashquulisid malinba wiji utustid naag oo dhan ayuu ka qawaafaya adiga neh wuu kugu dadaalaya wuxuu isleeyahay naagtaan hadaat ka adkaa weysay tukale taak uma heysid.
@Samira Abdulahi walley wad saxantahy biniadamka sidisa banan naxarista iyo jiljileca badan wey uuga dartaa
Kugu racay tas nin hada iska daba ridid salka wa hoog walahi
Sax
Saxiix 💯 waxkarad💙
Hhhhhhhh
Manshllh wll qli mahsind sid ada no waceglise💋🥰♥️
Mashallah
Thanks
Masha Allha Walashey
wamahadsantahay abayo macaan waxjira ayaad kahadashay iskuday inaad nosobadiso
Maashaa alaah
Naag karti leh❤😍
Diric ha xiranina canbuur kugu dhagan gaaban dhinac kafuran jilicsan xirta
Asagana maxow xiranaa
Isqurxinta caweyska iyo mar walba waa mahiin. Sariirta walagayaba in ay isqurxiso gabadhu balse waa ay ku darto mar walba oo lawadajogo
Mansha allaaah abyo
Maasha allaah
Masha,alah
Waad fiican tahay
Mzhlh wllo
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Msh allh
Asc aamina ladan
Ma sha allah
WA arin ficn
Haa
Wasxth
hadal xikmad leh
Xigmad la dheer
Jasaka laH hppti
🤣🤣🤣🤣💯
💏💏💑💑
..d
Asapaamucalaykumaanminiladanwaadmahadsantahaysidaadragaiyodumarisugujiidoooaadbaylahdadumarkaubaraarujisoalehakuxifdiyohakunabarakeeyo❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😢😢😮😮
Mashallah