Jacayl sidee ah ayaad kafilan qofka Narcissist ah?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @masteringpowerwithin8583
    @masteringpowerwithin8583  4 роки тому +6

    Buuggta Safiya halka aadka heli kartid
    HARGAYSA
    Labadaba Maktabadood
    Hema books
    Iqra online
    Kenya
    +254 722 142888 Abdirsak
    Eastlight Mall
    Mugdisho
    Hud-Hud Books
    06160000550
    0617778251
    www.amazon.co.uk/Barbaarinta-Ubad-Qurxoon-Adkaysi-Waalid/dp/1716814677
    www.amazon.co.uk/NADIIFINTA-KOBCINTA-MASKAXDA-Safiya-Mohamed/dp/0244865248
    www.amazon.co.uk/Mastering-Power-Within-Transform-within/dp/1794737928
    www.amazon.co.uk/90-Days-Gratitude-Journal-Transform-Within/dp/B0851MXGBD
    www.amazon.co.uk/Joornaalka-Mahadnaqa-ee-90-ka-Maalin/dp/0244575983
    www.amazon.co.uk/SAFIYAs-WISDOM-THOUGHTS-QUOTES-AFFIRMATIONS-ebook/dp/B084Z67J18
    www.lulu.com/search/?contributor=Safiya+Mohamed&adult_audience_rating=00

  • @masteringpowerwithin8583
    @masteringpowerwithin8583  4 роки тому +13

    Hadii uuku anfacay barnaamijka aanka hadlay please comment and share. Next maxaad jeclaan lahayd in aan sii balaariyo topic ahaan inshallah.
    Thank you
    Safiya

    • @saynabmahamed8229
      @saynabmahamed8229 4 роки тому +1

      Walaal waa kumahadsan tahay waxaa micnihii tiri naftaada adigu rali gali dadkan haka sugi dhibkodana waxaan jirin kasooqad naftada adop kabad baadinaya hadii kale wad kuwalan wan dhaheystey dadbadan oo somali aheyn oo kahad laya lakin inta badan kama hadlaan sida looga badbaado adigiyoo lanool kacarar mooyee qofkii adan kacarari karin sidaa naftada uga bad badsan laheyd waa mihiim in aad garto her adan waxba kasooqadin dhaqankodaa xun dabecadopdaa qalafsan kudadaal qofyahow wabilahi towfiiq

  • @fatumaismail1813
    @fatumaismail1813 4 роки тому +4

    Asc eedo, waa hore bay igu fiicnaan lahayd sidaan maantay wax u fahmay eedooy 75 boqolkiiba dadka waxaa ku badan naxariis la’aan illayn qaybtii naxariista baaba ka xiran. Allaha ku liibaano dadka kuwaas oo miiran Rabbi wax ugu daray annagana Allaha noo naxariisto 🙏😇😘

  • @fatxiweyrax3287
    @fatxiweyrax3287 4 роки тому +4

    Maan sha allaah wllashay waxbadan baan kaafaa iiday fidiyowgan mahadsanid waayo anaa lanool qof noocaas ah waan ku wareeray illaa aan maanta ronta ogaaday

  • @nasirabdi7045
    @nasirabdi7045 4 роки тому +6

    Maansha Allah alle ha ku xafido walaal akhiro iyo aduunba
    War bixintan iyo qaybihii kaleba mar kaan dhegeysto aad bay qalbigayga u taab taan kow waxan iswaydiiya tolow adigu dadkas oo kale ka miyaad tahay waan iska dhex baadha markaan iska dhex wayo waxan waxa ii soobaxa sawiro dadka noloshayda ku hareeraysan cida aan calaamadahan ka la kulmay
    Waxan xasuutaa oo aan isku ogaada in calaamadahan in anan lahayn anigoo Yar ayaa burco layga kexeeyay ayayday hooyo oo tuulo xadka KU taal degan baa lay geeyay
    wiil yar oo ii abtiya oo bah kale ah oo aan aad u jeclaa oo laba sadex gu meelahaa iga wayn lakiin rajaya ayaa yidhi waxaro ila raac waan la raacay iskuulka oo ka Goan magaalda ayaanu geynay cunug Yar oo kale ayaa labo xabo nagu Soo darsaday
    Abtigay ayaa kii yaraa ku yidhi waxarahaaga waan kuu soocaya kayari wuu na weheshanayay oo laba ahaan taa ayuu nugu weheshanaayay wuu ka xumaaday cunugii yaraa waanu ooyay ana waan ooyay aniga oo ka xun in cunuga cidla uu nooga baxo
    malin kale inta adhi loo diray ayaa meel fog uu geeyay si aan magalada iyo guriga ugu noqon isagoo abtigay ka cabsi qaba in anan hadhow gaga hadho magaalda sidaa dartee ayuu ugeeyay meel fog oo anan ka Soo noqon Karin
    haraad baay naftii iqabatay isagu waa nin yaroo rajaya nixi maayo damqana maayo waxan idhi reero badan oo meel wada yaala abti haraad baa ihayee reerahaa aan biyo u doonano aniga haraad ima hayo ayuu igu yidhi anaa iska dhaqaqqay reerihii baan utegay iwaraabiyaan ku idhi waa ilaa 10 reer oo hal meel wada yaal biyo ma haysano ayay igu yidhaaheen ka bacdi waxan ka xumaaday 10 reer bakeeri biyaa axmaqnimada iileh ma haysano biyo waan ooyay markaa way i waraabiyeen abtigayna biyuu rabaa isagoo haraadan ku noqon maayo baan ku idhi isna way iigu dhiibeen
    Markaa ilaa yaraantii ayaan is xisaabiyaa si aan anigu isu ogaado qofkaan ahay si aan anigu isu helo sabab too ah mar baa durufa jira baxadooda laga yabaa qofkaad ahayd in aad is waydo si aad xaqiiqda u hesho naftaada
    Qof dhiban ama qof la quudhsanaayo hadaan arko sida dhibicda roobku ugu curato ayuu qalbigaygu naxariisi ugu dadaa
    waa furaha shaqsiga qalbiga qurxoon
    Naxariistu hugu ama dharka la xidho maha ka wax asturaa palse waa xishoodka huga wax astraa
    Xuduuda nafta iyo xayndabka qofka xidhaana waa diinta iyo sharafta
    Qiimaha ugu sareeya qofka raali geliyaa waa xishmaynta
    Sharaf abid iilahaw wanaag iyo nabad ku waar walaal👍

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 роки тому

      Mahadsanid walal walahi waa qiso cajiib waadna ku mahadsan tahay in inala qeeybsatay

    • @nasirabdi7045
      @nasirabdi7045 4 роки тому +1

      @@masteringpowerwithin8583 tnkas walaal qaali👍safiya

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 4 роки тому

      Mahadsanid waala ilmeeyey qisada aad ka sheekeysey😢 waxad tahey qof naxariis badan👍

    • @nasirabdi7045
      @nasirabdi7045 4 роки тому

      @@sahramohamed9643 maansha Allah walaal mahad sanid qof qalbi wacan baad tahay qofka qalbiga wacan ilaahay baa miciin unoqda akhirka wuu guulaystaa
      Mar inaad kuftiyo mar inaad kacdaa
      Nolshay utahay deris
      waxaan jecelahay dal xiiska iigu quruxfa badan in hadii wakhtigu ii samixi lahaa aan ugu boxo wakhti iyo waayo lala qaato dadka xanuunada kala duwan la nool ee waayaha iyo wakhtigu hadheeyay ee xitaa laga yaabo dad koodii dhalay in ay faquuqeen
      dadka jeelasha ugu xidhan xaqdarada sidii nebi yuusuf oo kale ugu xidhnaa 8 sano mudo gadhaysa
      Dadka la tikooro ee damiirkoodi iyo dadnimadoodi
      Hoga sabab la aanta loogu riday ee hankoodi iyo himiladoodi la jebiyay
      Waxaas
      sababtoo ah waxan u xiiseeya barnamijkan dhiiri gelinta dadka mooraal jebinta iyo hadalda dhiifta iyo dhinbiilaha xumaanta xanbaar sani ay qalbigooda jebiyaan waa dadka qalbiga fiican dadnimada iyo gobanimada huwana caadigoodi hore oo ay dadka intoodii xumayd quus iyo qalbi jab ku riday
      markaa safiyaay kuwaa kaalintii bulshada ay ku dhex lahaayen cidlada ka fadhiya ee faraha madoow ka taagan kaalintii bili adamnimo
      Dadnimoba way inoo banaan tahay in buugaag laga qoro bulshada loo iftiimiyo xadkudubka dulmiga tikoorka lagu hayo dadkaa walaaladeena
      ilaahayna waxan kaaga rajaynayaa inuu khalqigiisa walaal wehel iyo halkaad dunida ka tagtaba gurigaagi dadkaagi iyo garab kaagii kaga dhigo ilaahay duubka sharafta karaamada iyo xigmadiyo cilmigaba kuu xidho oo kuu siyaadiyo
      alle ha ku xafido❤️👍walaal safiya

  • @amalcadey7488
    @amalcadey7488 5 місяців тому

    Wlhi in badan wan arkay wax badan ayaan ka faaiday 😢

  • @Zackabdy
    @Zackabdy Місяць тому

    Gabadhaan waxaan umaleynayaa narcissistic bay cadaabad u qabtaa sidaan hadalkeeda kadareemayo waayo aad bey uga been sheegeysaa anigaa kuusheegayo narcissistic love waa dadka aadka ugu dheereeyo soojiisashada hadba kafiiriya qofka wuxuu jecelyahay ugu badnaado qofkaas wax walba uu rabana siiya marka hore kadibna dhulka lagalo kadibna soo laba kacleeeya ilaa uu ka hananaayo qofkaas marka su aasho waxay tahy qofku haduu narcissistic yahay dhan walbo kumo fiicno miyaa naleedahay ileen waa dadka ugu soojiisashada badan ee dadka marka qaarnah qofka waaloo qiri karaa wax qabadkiisa si loosoo jiito anyway keep going

  • @suleimanhashi2352
    @suleimanhashi2352 3 роки тому

    Walashey wa marki ogu horeysay een arko video's kada wana ka helay guul iyo horu maar Allah ha ku gaarsiiyo dhamanadena allaah hana gaarsiyo

  • @firellordextremexdihavepow9438
    @firellordextremexdihavepow9438 4 роки тому

    Wa mahasantay Abaayo sida noogu macnasay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 місяців тому

    Aniga 1 iyo 3 ayaan ahy ❤active service wan taagera

  • @sahalyare7887
    @sahalyare7887 3 роки тому +5

    Gabadhan waa Gabar Caqli badan masha allah , mahan kaliya mowduuca xasaasiga ay dhig dhigayso lkn caadiyan
    Keep it up abayo

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 4 роки тому +1

    Thanks sister 😘 💓 💗 💕

  • @xaamudxasan1056
    @xaamudxasan1056 4 роки тому

    Illahay ha kuxifdiyo wll

  • @muslim8194
    @muslim8194 Рік тому

    Maasha Allaha abaayo wax ruun aya sheegtay dad sun ah aya jiro

  • @kadijaahmed4401
    @kadijaahmed4401 2 роки тому

    Tankes kama dharko video masha alah abayo safiyo

  • @sarahmohammed3986
    @sarahmohammed3986 4 роки тому

    Maanshalah tabarakalah

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 11 днів тому

    Mahadsanid Safiya. su'aal.laba qof oo Narcissist ah ma isguursankaraan?

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 2 роки тому +3

    Asc ninka naag narcissist qaba waa nin aduunka ku cadaaban furismooyee dawo kale male

  • @deeqamaxamud2074
    @deeqamaxamud2074 4 роки тому

    Keep going my sister

  • @tamamqurux6065
    @tamamqurux6065 4 роки тому +6

    abaayo sharaxaadaada aad ayaan u xiiseeyaa, wlhi dadkaas qofki la nool cadaab aduun uma dhino, ilaah shartooda hana dhaafiyo hada lkn waan fahmay iska dhibo nafteeyda anaa u naxariisto why qof kale ugu xiraa

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 10 місяців тому

    😢abyo nin sas🎉❤ baa bartay😢 jclhy lkn hda wixi kadambeyo kaa foganyaaaa😢❤

  • @m.k.afamilychannel6946
    @m.k.afamilychannel6946 4 роки тому

    MashaAllah beautiful lesson bless you sis🥰

  • @xaamudxasan1056
    @xaamudxasan1056 4 роки тому +1

    Illahay bedel kher qaba ha kaa siiyo dariyada joogtada aad noo soo gudbiso

  • @umasusuusiham2516
    @umasusuusiham2516 4 роки тому

    Masha Allah abaayo waa sax tilmamhaga mahad sanid qurxey

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman1861 2 роки тому +1

    Wllhi been mahan abyo

  • @canababdirahman4226
    @canababdirahman4226 4 роки тому

    Mansha allah abayo wan kugu xiranahey 3sano waxyabo badan ayan kafa idey

  • @umuzadri7933
    @umuzadri7933 2 роки тому +1

    Wlhi Tani wa dabecada ninkeyga sikasta ugu dadaalay waxna ka badali wayey he wants more more attention xita hurdada ama xanunka ma kugu ixtiramayo marwalbo asaga Raba inloo dadaalo

  • @fadumaguled8413
    @fadumaguled8413 2 роки тому

    Abayo dadkaasi waa dad dhibadan waxaan adaga sida looga bixi karo waayo marka runta lasheego waa adagtahay in lala noolado

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 4 роки тому

    Asc abaayo noo soo badi cashiradaan aad ayey inoo anfacayn waana ku faa’iidnay in badan

  • @sharafsharaf2336
    @sharafsharaf2336 4 роки тому +1

    Safiyo xoogaa codkaada dheereey midkasta dhaktaa saartaa

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi5659 2 роки тому

    Aniga codkaga iga gaaban ee cod dheer

  • @sahalsaahil5554
    @sahalsaahil5554 4 роки тому +2

    My love language is touching
    Walaahi marwalbo waa is weydii jiray maxa touching keyga loo dareemi la,yahay aan is dhihi jiray laakin maanta wax walbo ogaaday I will search his love language inshaa allah

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 роки тому +1

      Is good to know
      Well done
      Please share walal

    • @hannahani192
      @hannahani192 Рік тому

      Anaa kula mida iyo in waqti leyla qaato wax leyla daawdo aan kajeclahay meesha dadka qaar waxkale oga dhegtey and

  • @shukriiman4080
    @shukriiman4080 4 роки тому

    👍👸👌

  • @sharafsharaf2336
    @sharafsharaf2336 4 роки тому

    Kkkkkkk marka aad wax siiso sida ukhoslaan markaad noo tusaaleeysay khofaaba soo xasuustay casharadaan noo soobadi

  • @simanmohamed4856
    @simanmohamed4856 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @som1
    @som1 4 роки тому +2

    Jeceyl iyo narcissist ma jiro

    • @AhmedHJ4983
      @AhmedHJ4983 4 роки тому

      Jacayl iyo narcissist majiro maxaad kawadaa

    • @som1
      @som1 4 роки тому +5

      @@AhmedHJ4983 they will never love you just use and abuse you

    • @AhmedHJ4983
      @AhmedHJ4983 4 роки тому +1

      Haa, sax, thanks

    • @fartunabdisalam1006
      @fartunabdisalam1006 2 роки тому +1

      Yeah thy will.nvr love u or ur kids but thy alwys used u n abused u

  • @CabdisamedsidiiqIbraahim
    @CabdisamedsidiiqIbraahim 11 місяців тому

    Naa horta dadka loo damqanaayo iyo naxariistan maxa loo naxa riisana ma qof dawar sanaya anigu naxa riista waxan u aqaan qof miskiina unaxariiso laakiin dadkiina kale naxariista ad ssc oonaysan waxa iyo jacayl waxas anigu ma aqaan aduunkuna wa ha lakala danaysto

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 4 роки тому

    Garahaan dadka somalida aad ayey unafacaysaa

  • @omarhalane4110
    @omarhalane4110 Рік тому

    Adiga wejigada 100 narcisista tahay