KOOXDA HIDDO | HEESTII HOOYO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лип 2023
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

КОМЕНТАРІ • 121

  • @KhadarMohamoud-uv4zw
    @KhadarMohamoud-uv4zw 8 днів тому +4

    Allaah hooyooyinka hadhowro inta dhimatayna naxariis waasaca inta noolna caafimaad qab iyo cibaado

  • @MuseAbdikadirhassan
    @MuseAbdikadirhassan Місяць тому +15

    Wlh banku dhaarte ruuxa kaliyoo adduunka saaran oo nafta kudul dhigi kara hooyo weeye🥹 ilaahoow hooyooyinka dhan adduun meesha usareesa 🤲🏻 aaqirana jannada🤲🏻❤️❤️

  • @ahmedh1579
    @ahmedh1579 Місяць тому +40

    It's impossible to listen to this song without breaking down, especially if your mother is dead. May Allah grant all our moms, living and dead, jannat firdaus

    • @GurhanSomali
      @GurhanSomali Місяць тому +1

      Waan Ka Xumahay, saas Oo Ay Tahay Afkii Ay Lahayd Ayaad Ka Faaneeysaa.!
      U Hiilli Afkaaga Hooyo.✊🏿

    • @ShukriKulle
      @ShukriKulle 28 днів тому +2

      @@ahmedh1579 Aamiin Yaa Allah

    • @gulledabdi909
      @gulledabdi909 23 години тому

      Amiin amiin amiin amiin

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 2 місяці тому +12

    Erayadii abwaan xirsi dhuux waaye Hooyo yaa ku heli kara ❤

  • @yuusufcabdi4855
    @yuusufcabdi4855 10 місяців тому +15

    Heesto Eray macan badan bay leedahy Hooyo Allah no xafido 🤲

  • @abdulahimohamed6305
    @abdulahimohamed6305 День тому +1

    Whether your mom lives or dies, this song will give you a strong feel and emotion❤

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 2 місяці тому +9

    ilahayow Hoyo macanto Janada kugali yaraabi 😢Allaahuma Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

  • @omarrufai8558
    @omarrufai8558 2 місяці тому +6

    Hooyo mcn ilahow aqiro iyo aduun kuxifdi buqarada nolasheyda farxadee indhaheyga love you hooyo mcn

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 11 днів тому +1

    Hooyadey labo asbuuc ban ka so maqanhy ,runtii aad baan igu xiisay ,daqiiqadan qoraalkan qorayo indhaheyga ilmo tuban ,miss you momyyy 😭🤍

  • @younustolkey7995
    @younustolkey7995 2 місяці тому +5

    Hoyo cimragada harago ❤❤❤
    Hoyo mcn ya kuheli kara

  • @aichadarar678
    @aichadarar678 Місяць тому +4

    Imagine ,listening this beautiful and amazing songs without mom 😢,Allaw janadaadi ka waraabi inta dhimatey ,intaa nool na ilow caafimaad iyo cimri dharar si Amin amin amin 🤲🏻.

    • @superzaara2421
      @superzaara2421 Місяць тому

      pain just like me🥹alaha u naxaristo hooyoyinken

  • @luulimaan7421
    @luulimaan7421 11 днів тому +1

    Alle ha u naxriisto inta wlikoda dhinteen allle hano dayo inta wlidkoda uncool qasad hoyo alle cimri dher iyo cibado suban haku siyo hoyo mcn😢😢

  • @princessofjanah829
    @princessofjanah829 2 місяці тому +4

    Hoyoy😢❤ janadeydi duniday ilahow idhaf ha iga qadin cafimadna isiii yarabi🤲🤲

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c Місяць тому +4

    Hooyadey iyo hooyoyinka dhamaantooda allaha u naxariisto

  • @updrahmankey
    @updrahmankey 2 місяці тому +15

    Absolutely beautiful song i like it 🫂

    • @user-nf3kx3wt2j
      @user-nf3kx3wt2j Місяць тому +1

      wlahi dareeen ayeey leedahay mahad sanid abwaane

  • @mukhtarahmed-ne2nz
    @mukhtarahmed-ne2nz 2 місяці тому +5

    I love you hooyo mcn❤❤❤❤❤

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 7 днів тому

    Hooyoy macaaan maxaanku xiisay ❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Shakirsheikh782
    @Shakirsheikh782 2 місяці тому +6

    Heesta hooyo waa heesta ugu saamaynta badan sanadahan danbe .❤

  • @CabdallaSaciid-x3i
    @CabdallaSaciid-x3i День тому

    Hooyo mcn

  • @mohambiaden7441
    @mohambiaden7441 2 місяці тому +4

    Hooyo Macan whli wn ku jacayl 👩🏻‍🍼🤱🤰❤🫂

  • @MaxamidShucee
    @MaxamidShucee 5 днів тому

    Hooyo mcn nolow❤

  • @abdulahimohamed6305
    @abdulahimohamed6305 День тому

    A song with a deep meaning

  • @hassanadan-1766
    @hassanadan-1766 Місяць тому +1

    Allah ❤❤hooyadey❤❤ cimri dheer cibado suuban iyo caafimaad adaan kaaga bariyay🤲🤲

  • @seyfadinosmandubane
    @seyfadinosmandubane 8 днів тому

    I love you janatha fardowsa Allah kugeya❤❤❤

  • @mahadabdiofficial5674
    @mahadabdiofficial5674 4 місяці тому +4

    Allaha ku naxariisto hooyo macaan inad maanta nolaanlahayd baa ii farxad badnaanlahayd

    • @Bilcaksi
      @Bilcaksi 4 місяці тому

      Alla haunaxriisto 😭 aan u duceyno kaliya

  • @samiirstudiofilmsanimation3560
    @samiirstudiofilmsanimation3560 2 місяці тому +3

    hee hooyo macaan😢😢😢😢

  • @amransaciid2305
    @amransaciid2305 Місяць тому +1

    Ilaahow ii xafid hooyadey mcn xamdi xasan shiikh🥹❤️

  • @abshirali3525
    @abshirali3525 Місяць тому +1

    hooyo macan ❤❤😭😭

  • @proudSomalisis
    @proudSomalisis 24 дні тому

    Love it. Thank you

  • @princesesnajma5202
    @princesesnajma5202 Місяць тому +1

    Markay hooyo guriga kamqanthy ban dartaa allow noxafid hooyoyinkenah😢❤❤

  • @h.m.clyric1008
    @h.m.clyric1008 8 днів тому

    Jidhka I Dupaaxiyey HooYo Qalizanida Alle Razuulka Maciiza Haka Dhigo 🤲🤲🤲

  • @KaamilQaali-s9u
    @KaamilQaali-s9u 3 дні тому

    1:09 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @tugsiaulas2941
    @tugsiaulas2941 Місяць тому

    Ilahow hooyaday mcn saado Ahmed cali I xafiidi oo ilaali iyada waxan ahayn ma hayste 🤲🤲

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 Місяць тому +2

    Waa hess qofkasta tabatay ilahow hooyo unaxariisto yaarabi

  • @Saynab-op8oz
    @Saynab-op8oz Місяць тому

    Hooyey hooyey 🎉❤❤❤❤

  • @deksaden5901
    @deksaden5901 2 місяці тому +2

    I get emotional

  • @deksaden5901
    @deksaden5901 2 місяці тому

    I truly love this song......

  • @Farxiyomaxamed-mh1hd
    @Farxiyomaxamed-mh1hd 29 днів тому

    Hooyo yadey iyada wax walbo i ah Allah ha ixafido😢❤

  • @user-ek3lt4xv7p
    @user-ek3lt4xv7p 9 місяців тому +6

    Waa hees aad u qiimo badan
    Walahi waan ilmeyey

  • @NiciimaAhmed-gu2um
    @NiciimaAhmed-gu2um 19 днів тому

    Hooyo hooyooy yaaaaa ku heli kara ❤

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 10 днів тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️Hoyo mcn 🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 8 місяців тому

    Mansha allaah

  • @hulkayare2608
    @hulkayare2608 Місяць тому

    Whata A Hees Hooyo ❤❤🎉

  • @user-il9em2wo2z
    @user-il9em2wo2z 4 місяці тому +3

    Hooyo mcn alaha kuxafido walhi heestan waa iga ilmeysisay😢😢❤❤❤😊

  • @user-cn6cy4vk3h
    @user-cn6cy4vk3h Місяць тому

    Manshallah best song 2024🎉🎉

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 17 днів тому

    Hooyo mcn alle ha dhowra ❤❤❤❤🎉

  • @neimahassanabdi4457
    @neimahassanabdi4457 4 місяці тому

    MashaAlla barakaAlla fiikom

  • @IsmailHussein-dm9wv
    @IsmailHussein-dm9wv Місяць тому

    Heestii ugu qiimaha badneed hooyo mcn loo curiyo❤️❤️

  • @idiriscraxiim625
    @idiriscraxiim625 Місяць тому

    😢😢😢 HøøÝó Alaha kuu naxaristo 😢😢janadiii Alaha ku geeyo alaaa mxaa Calol xumaaday wlhi wn oynayaa alx HøøÝó Alaha kuu naxaristo yaarpi 🥲

  • @mihiimibraahim
    @mihiimibraahim Місяць тому

    Hooyo hooyo😢😢❤

  • @habonwarsame6763
    @habonwarsame6763 2 місяці тому

    Hooyo mcn allow abaalkeda jana fardowso kayeel ❤❤

  • @hanadcade3142
    @hanadcade3142 Місяць тому +2

    Hooyo mcn i love you so much ❤🫶🏻😭

  • @samsamnuur
    @samsamnuur 2 місяці тому

    Hooyay😢😢

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 2 місяці тому

    Hooyo❤ thanks abwaanka alifay

  • @mohabarire6871
    @mohabarire6871 2 місяці тому

    Hooyo Yaa ku heli gara love u hooyo mcn

  • @farhiaabdikadir4262
    @farhiaabdikadir4262 Місяць тому +1

    Hooyo macaan illaaheey caafimaad ha ii kaasiiyo dhuuxii iyo dhiigii la iga beeray mcneey illaaheey cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo.

  • @zaybaqueen2691
    @zaybaqueen2691 Місяць тому

    Halbowlihiiyey yaa ku heli kara hoooyoy ❤️🫶🥺🥲👸🏽

  • @canabshariif6519
    @canabshariif6519 Місяць тому

    Hooyo mcn cimri dheer

  • @shakrapoy
    @shakrapoy Місяць тому

    Hooyoy Mcnei yaa ku heli kara❤

  • @kadiyecali2781
    @kadiyecali2781 Місяць тому

    Hooyomm😢😢😢😢❤❤❤

  • @osmanbezani5669
    @osmanbezani5669 Місяць тому

    HOOYOOY HOOYOOY HOOYOOY
    YAA KU HELI KARA ❤

  • @BadarBaar
    @BadarBaar 17 днів тому

    allow hooyo ii dhooro

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 місяці тому

    Hooyo yaku heli kara Janoy😢🥹❤️‍🔥

  • @abdullahimahamud5259
    @abdullahimahamud5259 2 місяці тому +2

    Mansha allah hooyo macan love all hoyo Meel kasto jogan

  • @Sowdocabdimaxamed
    @Sowdocabdimaxamed Місяць тому

    Hooyoy

  • @abdinasiribrahim5249
    @abdinasiribrahim5249 Місяць тому +4

    Hooyoy hooyoy hooyoy 2x
    Hooyoy
    Howshu gurigiyo
    Tan hagaagtee
    Heerka nolosha
    Ada isku hayee
    Ya ku heli karaa. 2x
    *****
    Hanadkii dhashaba
    Adaa haba oo
    Hanaan bara oo
    Hoosta galiyee
    Yaa ku heli kara
    Yaa ku heli karaaaaaa
    *****
    Adaa hagar li'i. Hooyooy
    Dhasha horo marin. Hooyooy
    U hor kacayeee
    Ya ku heli kara 2x
    ******
    Hufnaan wacaniyo. Hooyooy
    Hanaan qurux badan. Hooyooy
    Adaa hooyooy
    Soo hagaajoo
    Hoyga keenee
    Yaa ku heli kara
    *****
    Howl kastoo adag
    Aabe ku hari
    Guulna wuxu hanan
    Markey hooyadu
    Hareer joogtee
    Haddaan aabaha
    Hooyo caawin
    Hal matarayee
    Halbowlihiyeey. 2x
    Yaa ku heli karaa. 2x
    *****
    Hugii dhaxantaay
    Ya ku heli karaa
    Deeqsi hodoney
    Ya ku heli karaa
    Hiilkii noloshaay
    Ya ku heli karaa
    Hooyo hooyooy
    Ya ku heli karaa
    *****
    Gaaja ka hortaga
    Ya ku heli kara
    Hufan ceeblaay
    Ya ku heli karaa
    Howlkar liganey
    Ya ku heli kara
    Hidda dhowraay
    Ya ku heli karaa
    Diinta ku hirtooy
    Ya ku heli kara
    Hoyga dhaqankaay
    Ya ku heli karaa
    Ya ku heli kara hooyoy
    Ya ku heli kara
    *****
    Hawraar keligaa
    Hal abuuradu
    Hees la hal guda
    Hooyo badidood
    Ku hibeeyooooo
    Ku hibeeyoo
    Ku hanaanshee
    Ya ku heli kara

    • @CumarAkhiyaar
      @CumarAkhiyaar 18 днів тому

      Masha allah wa saxday 99%
      Huffan wacaniyo
      Hanaan qurux gabar
      Ada hoyooy so hagajo....
      Halkaas katoosi iyo
      Hawraar keligaa
      Hal abuuradu
      Hees abaal guda
      Hooyo badidood.
      Meshaasna wasidaas
      wakusalama sxb❤

  • @user-go9df4ll2z
    @user-go9df4ll2z Місяць тому

    Hooyo mcn.yaakula.mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Farxiyomaxamed2
    @Farxiyomaxamed2 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShugriCabdilaahi
    @ShugriCabdilaahi Місяць тому

    Hoyo man alle ha ku caafiyo

  • @user-ed9wu9ov3y
    @user-ed9wu9ov3y Місяць тому

    Halbowlihiyeeey Yaa Ku Heli Kara❤️🧕

  • @Bilcaksi
    @Bilcaksi 4 місяці тому +1

    Ya ku heli kara ❤❤❤❤❤ mom ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuhrajama3015
    @zuhrajama3015 Місяць тому

    Halbowlihiyeey ya ku heli kara😢😢❤

  • @hodandagan5165
    @hodandagan5165 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤hoyo mcn❤❤❤❤

  • @hamdisaid2131
    @hamdisaid2131 2 місяці тому

    illahy haika daayo hooyo mcn

  • @CawoMaxamuud-qf1in
    @CawoMaxamuud-qf1in Місяць тому +1

    Halbawlihiiyeey yaa ku heli kara😢

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 22 дні тому +1

    2030 like saar marka lagaaro 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-fi8eh9ms4p
    @user-fi8eh9ms4p Місяць тому

    Allow no dhowr hooyo macn ❤🎉

  • @user-yu5iw4lt3b
    @user-yu5iw4lt3b Місяць тому

    I love so much hooyo mcn 😢😢😢😢😢😢

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 4 місяці тому +2

    Anigoon yasayb kooxdan heesta qadaysa hadana waa hees ay ahayd in koox wayni qaado si ay u qaracdo
    Murtideena dadka somaliyeed ay u gaadho ramadaan kariim
    Halbahliyey yaa ku heli kara

  • @hamdisaid2131
    @hamdisaid2131 2 місяці тому

    Waan ku xiisaya hooyo mcn

  • @CabdiqaadirMaxamed-rp7fq
    @CabdiqaadirMaxamed-rp7fq Місяць тому

    I love you hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cy9jj8cy3f
    @user-cy9jj8cy3f 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @NiciimaAhmed-gu2um
    @NiciimaAhmed-gu2um 19 днів тому

    Halbawlihiyeeey yaaaaa ku heli kara 🫂🥹🥰💋

  • @user-wo6im5vn1e
    @user-wo6im5vn1e Місяць тому

    Hees darenkeda wadataa🥹🤱🫂 5-jun-2024🎉❤

  • @ifrahaden7022
    @ifrahaden7022 Рік тому +1

    Heestaan wlhi sidaan uu raadinayay haddan arkay guuleysta hidda team❤❤

  • @MustafeKabayare
    @MustafeKabayare 25 днів тому

    hooyo allhaha xafido qofkan haysan allha Samir kasiiyo balse hooyo waa nolosha aduunka ama macalinka afka dhaqanka lamaba soo kobi karo qofkii hooyo ka hoosayso Samir allaha kasiiyo cidii ay unooshahayna ka faa iidaysta dhaman hooyo allaha xafido adun iyo aakhiraba

  • @AbdiHamiidMohamedAli
    @AbdiHamiidMohamedAli 6 днів тому

    20-07-2024 Dadka Hooyo LA Aanta Soo Koray intaan ka Salaamaa Aniga Cml 23 Sano Hooyo LA Aan 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲

  • @LeylamuumunDooli
    @LeylamuumunDooli 15 днів тому

    Matirtrikaro abalkada hoyo mcn😢

  • @samatercabdicali
    @samatercabdicali 3 місяці тому

    Yaa kuhelikara hirkii noloshaay yaa kuhelikara hooyo qofka aanan haysan uunbaa dareemi kara macaankeeda

  • @MahamedAhmed-g4u
    @MahamedAhmed-g4u 24 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hadaan Aabaha Hooyo Caawanin Hal Matareeye Hal Bawlihiiyeey Yaa Ku Heli Kara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YaaquubAli
    @YaaquubAli Місяць тому +1

    Miss you mami😢

    • @AbshiroAhmed-er3cs
      @AbshiroAhmed-er3cs Місяць тому +1

      Hooyoilaahhakudhawrilaahiyoohooyooyinkeenajannadageey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saabiriininacabdi
    @Saabiriininacabdi Місяць тому

    Waxaataxay....hoòyo❤❤❤macaan❤❤💖💘🤰🤰🤰🤰👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩⚘️⚘️⚘️💘💘💘👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩

  • @user-mj4pq5lf9y
    @user-mj4pq5lf9y Місяць тому

    Hoyo mcn I love you so much ❤❤❤🌹😭

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 Рік тому

    Hiddo io caisha kiin io xeybaro

  • @cumardhuule7729
    @cumardhuule7729 2 місяці тому

    Ada hagar li i
    dhasha horumarin
    u horkacaye 😢
    Yaku heli kara

  • @zuzuelmi3919
    @zuzuelmi3919 22 дні тому

    💔💔💔😔😔😔yaku heli karah hoyo 😭

  • @AbdiFatah-mg8hb
    @AbdiFatah-mg8hb 2 місяці тому

    Allow hoyadey haiga qadin😢

  • @abdullahimahamud5259
    @abdullahimahamud5259 Місяць тому +1

    Heestan why millions loo garsiini wqye

  • @user-ec4xo8sg1r
    @user-ec4xo8sg1r Місяць тому

    Hooyo Mcn Maxan Lantada Nolan waye Maxan Ku Xiise Hooyo Alo Qabariga Ale ha Ku Wasaciyo Hooyo Macn hooyo Gacanteed aaan waxa Ku Cuno waxa Igu Dabese 30/3/2014 markas Waxan Jira 14 Sano 😭😭😭😭😭😭

  • @cadnaanyare2557
    @cadnaanyare2557 2 місяці тому

    😢😢😢