KOOXDA HIDDO | HEESTII HOOYO | 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @FaysalSomali
    @FaysalSomali 7 місяців тому +50

    Intii tiktok kasoo raacday sidaydoo kale like isoo dhaha

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 4 місяці тому +12

    Alle ha u naxariisto maamo khadiija diiriye

    • @AbdiazizMoha-l3p
      @AbdiazizMoha-l3p 3 місяці тому

      @@Who_are_you900 aamiin yaarabi 😢🤲😭

  • @siyadmohamed4088
    @siyadmohamed4088 Рік тому +2

    Abwaan dhuux a vibe and astonishing. The most phenomenal song for hoyo

  • @quakzyt3489
    @quakzyt3489 6 місяців тому +2

    Allaha ku barakeeyo oo ku xafido adduun iyo aaakhiraba hooyo macaan halbawliiyeey

  • @XalimoGarane-t4q
    @XalimoGarane-t4q 7 місяців тому +19

    Qofkii hooyo la,aan koray ayaa og hooyo waxay tahay
    Hooyo macaan rabiyoow kuu naxariiso alla maxaan ku tabay 😭😭
    Inkatoo hada aan anigu hooyo ahay hadana hooyo kama maarmo
    Meesha ay baneysey hooyo cid buuxin karto maleh hooyooyinka dhintey rabiyoow janno aan dhamaan ugu deeq

    • @imancadeboy574
      @imancadeboy574 4 місяці тому

      Allah yaraxma ilah ha u naxriisto mom😥😥😥😥

    • @MaxamedCadde-ln9ni
      @MaxamedCadde-ln9ni 3 місяці тому

      Waa sax wlhi sxb Naxariis hooyo ma arag

    • @U21-u2i
      @U21-u2i 3 місяці тому

      Wlhi haa 35 jir Ayaan jiraa waligeey hoyadeey ma arkin Allah ha u naxriisto dhamntood inta dhimatay 😢

  • @ReysAhmed
    @ReysAhmed Місяць тому +1

    Hoooy mcn❤❤❤❤

  • @zakarieapderahmaanAhmed
    @zakarieapderahmaanAhmed 7 місяців тому +10

    Hugi dhaxantay ya ku heli kara
    Deeqsi hodoney yaa ku heli kara
    Tiirkii noloshaay yaa ku heli karaa
    Hooyo hooyoy yaa ku heli kara 😢

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 7 місяців тому +14

    Hanadkii dhashaba
    adaa Haba oo
    Hadal bara oo
    Hoosta galiyee
    yaa ku Heli kara❤️meshan u jeclahay hestan waa intan😭

  • @cayuniupdirahmen1114
    @cayuniupdirahmen1114 5 місяців тому +3

    Hoooyooooy ilahy cimri io caafimaad san kusiii hooyo deeqo jaamac maareey😢😢❤

  • @muktarishaq1529
    @muktarishaq1529 7 місяців тому +5

    اللهم اغفر لأمهتنا وأمهات المسلمين يا أرحم الراحمين

  • @MohamedAhmed-ks3fv
    @MohamedAhmed-ks3fv 13 днів тому

    Masha Allah, it is touching the Words

  • @mohamedali551
    @mohamedali551 5 місяців тому +8

    Yaa ku heli kara HOOYOOY, Allahayow waalidiintayada caafimaadka iyo cimrigaba u siyaadi, inta dhimatayna u naxariiso. Aamiin😊

  • @FarxiyoCabdi-uw2es
    @FarxiyoCabdi-uw2es 7 місяців тому +8

    Maamo khadiijo Allaow kuu naxariiso😢

  • @XasanAadam-ui3kd
    @XasanAadam-ui3kd 4 місяці тому

    Best song in Somali hooyo Macan Jano ❤hanoolato ❤❤❤❤❤❤ Abwaane Guuleyso zxp ❤❤❤

  • @sadiiqmohamud7449
    @sadiiqmohamud7449 Рік тому +2

    Mash all hees oo hoyo mcnto loo sameyey oo macaney ayaa waayey hoyo mcnto waa jiritan khooska iyo kharanka allow hoyo mcnto aamin macalin u naxariisto oo danbigeda dhaan oo janatul fardowsa gal ❤❤❤❤

  • @zakarieismailjama1244
    @zakarieismailjama1244 7 місяців тому +9

    Hanadkii dhashaba
    adaa Haba oo
    Hadal bara oo
    Hoosta galiyee
    yaa ku Heli kara❤️

    • @diamondcali8695
      @diamondcali8695 6 місяців тому +1

      Heestaan habeen walbo wan kusexdaa anoo hoyo iinoshahay alow iixafid😢😢

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 7 місяців тому +1

    Mansha Alaah walaal insha allaah khayr

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 8 місяців тому +2

    Hooyo magan Ilaah markastaba ahoow 🤲🏻🥺❤️🩸💪🏻🙏🏻✌🏻🗣️

  • @YoonisAhmed-do4fd
    @YoonisAhmed-do4fd Місяць тому

    The best hees of hooyoy

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 5 місяців тому

    The best lyrics I have ever heard, thanks xirsi dhuux

  • @SihaamcrisaqXasan
    @SihaamcrisaqXasan 8 місяців тому +1

    Hooyo mcnyyy Alle haku xafido ❤

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 7 місяців тому +2

    Hooyoy yaa ku heli karaa alla Hooyo macanaa ❤❤😢

  • @diamondcali8695
    @diamondcali8695 6 місяців тому +1

    Alla ilmadda waan ceshan waaayay ooyin ayaaa indhaha ibuuxisay ilaahow maamo qadiijooy kuunaxariiso ilaahow wiilkaaga mahad ducaqabe unaxariiso marwalba waan idiin duceynaaaa maamo qadiijo quruxeey ilaahey janadiisa hakugu qurxiyo

  • @aisha665
    @aisha665 Рік тому +3

    HOOYO MACAAN LOVE YOU,ALLOW U NAXARIISO AAMIIN

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy 3 місяці тому

    Yaa ku heli kara hooyo macan to❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdihashi1863
    @abdihashi1863 7 місяців тому +3

    Mama khadiijo diiriye allah yarahma 😢❤

  • @zahracali2224
    @zahracali2224 6 місяців тому

    Masha allh ❤❤❤

  • @AlihasanSalaad
    @AlihasanSalaad 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤hooyo macaan

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 4 місяці тому

    Yaaa kuheli karaa hoooyoooy😭😍

  • @Tiicey
    @Tiicey 6 місяців тому +1

    😢😢😢❤❤❤🎉🎉Halbowlahii yaaaa Ku heli kara ♥️ love u my mom

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Рік тому +1

    Hooyo Macan Alle Haku Xafido Iyo Aakhriba ❤❤😭❣️😘🥰🙏

  • @SalmoahmedMohameddagan
    @SalmoahmedMohameddagan Рік тому +1

    Yaaa ku heli kara hooyo macaan imiss you❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @MukhtarRople
    @MukhtarRople Рік тому +1

    Yaa ku heli kara hooyo mcn ❤❤❤

  • @mohamedsulub1253
    @mohamedsulub1253 2 місяці тому

    Mn.Allah Cimrigiina Allah Ha dheereeyo

  • @AlihasanSalaad
    @AlihasanSalaad 7 місяців тому +1

    Hooyo macaaney yaa kuhelikaraa

  • @sacdiyogeedi7261
    @sacdiyogeedi7261 7 місяців тому +1

    الله يا أرحم الراحمين mama Khadija

  • @abdiabdi8116
    @abdiabdi8116 7 місяців тому +2

    Mansha Allah one of the best songs ever written by great enthusiasm abwan thnks

  • @MohaFarah-lw3gm
    @MohaFarah-lw3gm 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤hooyo hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdikaafiMuqtarcabdi
    @CabdikaafiMuqtarcabdi 3 місяці тому

    Hoyo mcn ❤❤❤❤

  • @Yahyethomas8
    @Yahyethomas8 7 місяців тому +1

    Allah kuu naxariisto Maamo khadiijo diiriye😢

  • @hoygawaxbarashada-fk4vk
    @hoygawaxbarashada-fk4vk Рік тому +2

    hooyo macaaneey

  • @HamdiAli-ze9zi
    @HamdiAli-ze9zi 7 місяців тому +1

    I love hooyo ❤

  • @calidhuuxofficial2729
    @calidhuuxofficial2729 7 місяців тому +1

    Hiiran’syoy❤

  • @ahmedmohamedabdi5249
    @ahmedmohamedabdi5249 4 місяці тому +4

    Lyrics from xirsi dhuux
    mar kale ayaan qalinka
    U qaatay waxna waan qaldi
    Karaa sidoo kale waan sixi karaa
    Hooyoy hooyoy hooyoy
    Howshi gurigii tan hagaagtee
    Hirka nolasha adi isku
    Hayee yaa ku heli kara
    Hanad kii dhashaba ada
    Haba oo hoosta galiyee yaa ku heli kara
    Yaa ku heli karaa
    Adaa haba oo hadal bara'oo
    Hoosta galiyee yaa ku heli karaa
    Adaa hagar li'i hooyoy dhashi
    Horumarin hooyoy u hor kacayee
    Yaa ku heli kara yaa ku heli kara
    Ubad wacan iyo hooyoy
    Adaa qurux gabar hooyoy
    Ada hooyoy soo hagajoo
    Hoyga kenee yaa ku heli kara
    Ada hooyoy soo hagaajo hoyga keenoo
    Yaa ku heli kara
    Howl kastoo adeyg aabo ka haliil
    Guulna wuxuu hanan markey
    Hooyadu hareer jogtee hadaan
    Aabaha hooyo caabin
    hal matarayee
    Halbowlihiyee, Halbowlihiyee. Yaa ku heli kara
    Hugii dhaxantaay!!
    yaa ku heli karaa
    Deeqsi hodaneey yaa ku heli kara
    Hirkii nolashaay yaa ku heli karaa
    Hooyoy hooyoy yaa ku heli karaa
    Dhankastoo taga yaa ku heli karaa
    Hufanan ceyb laay yaa ku heli karaa
    Howlkar liganeey yaa ku heli karaa
    Hidda dhowraay yaa ku heli karaa
    Midda ku hirtooy yaa ku heli karaa
    Hoyga dhaqankaay yaa ku heli karaa
    Yaa ku heli kara hooyoy yaa ku heli karaa
    I LOVE YOU HOOYO 😍 💋 💗

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 місяці тому +1

      Thanks bro wan ooyey aad bad ugu mahadsantay dadalkaga wax yarn saxid (heerka nolosha)

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 місяці тому +1

      Saxid waa (hirka) nolosha

    • @ahmedmohamedabdi5249
      @ahmedmohamedabdi5249 2 місяці тому

      @@SuperAbdul0000 waan saxay brother

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 місяці тому

      @@ahmedmohamedabdi5249 adaa mudan

  • @AhmedKhadar-q4s
    @AhmedKhadar-q4s 2 місяці тому

    Hooyo MCN aad ban kugu xiisay rabi ha ikaa tuso 😢😢 nabad Iyo caafimad ban u rajaynaya dhamaan hoyoyinken ❤️

  • @sucaadahmed4854
    @sucaadahmed4854 Рік тому +1

    hooyo macan yaku heli karaa❤❤❤❤

  • @HejowWiini
    @HejowWiini Рік тому +2

    Hooyo i love you❤

  • @Warwareeg
    @Warwareeg 6 місяців тому

    Hooyo, hooyo YAABA KUHELI KARAA. Alla maxan ku tabey hooyo.

  • @joorjinoyare3324
    @joorjinoyare3324 Рік тому +2

    Hooyo mcn Allah janadisa hakugu abaal mariyo ❤❤❤

  • @aminanor5
    @aminanor5 5 місяців тому +3

    Hooyooy hooyoy
    Howsha guriyo
    Tan hagaagtee
    Heerka nolosha
    Adaa isku hayee
    Yaa ku heli kara
    Hanadkii dhashaba
    Adaa haba oo
    Hana bara ee
    Hoosta geliyee
    Yaa ku heli kara
    Adaa hagar li'l hooyoy
    Dhasha hormarin hooyoy
    U hor kacayee
    Yaa ku heli kara
    Hufnaan wacaniyo
    Hanaan qurux gabar
    Adaa hooyooy
    Soo hagaajoo
    Hoyga keenee
    Yaa ku heli kara
    Howl kastoo adag
    Aabe ku hari
    Guulna wuxu hanan
    Markey hooyadu
    Hareer joogtee
    Haddaan aabaha
    Hooyo caawin
    Hal matarayee
    Halbowlihiyeey yaa ku heli kara
    Hugii dhaxantaay yaa ku heli kara
    Deeqsi hodaneey yaa ku heli kara
    Hillkii noloshaay yaa ku heli kara
    Hooyo hooyoy yaa ku heli kara
    Gaaja ka hor taga yaa ku heli kara
    Hufan ceeblaay yaa ku heli kara
    Howlkar liganey yaa ku heli kara
    Hidda dhowraay yaa ku heli kara
    Dinta ku hirtooy yaa ku heli kara
    Hoyga dhaqankaay yaa ku heli kara
    Hawraar keligaa
    Hal abuuradu
    Hees la hal guda
    Hooyo badidood
    Ku hibeeyo
    Ku hanaanshee
    Yaa ku heli kara

  • @MunaAli-i3e
    @MunaAli-i3e 2 місяці тому

    Allha ha unaxaristo maamo khadiijo😢

  • @mohamedhassanali1863
    @mohamedhassanali1863 Рік тому

    Waaw masha allaah

  • @nasteexoibraahim-zm7ox
    @nasteexoibraahim-zm7ox 2 місяці тому

    Alle ha unaxariisto maamo khadiijo aduunyo😢

  • @Zurich527
    @Zurich527 2 місяці тому

    Anigoo hooyo ah AYAAN ooyey heestaan markaan maqlay waayo annagoo yaryar bey hooyo Naga dhimatay😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 Рік тому +3

    Abwaan xirsi dhuux is someone from an other planet

  • @asiyoibrahim7868
    @asiyoibrahim7868 7 місяців тому

    allah ku naxaristo mama khadijo diriye 😢🤲

  • @FarhanRoble-vl9eg
    @FarhanRoble-vl9eg 4 місяці тому

    Hooyo macan ma wax laga dhaiga jira. No no no

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 6 місяців тому +1

    Hooyoy. Howsha guriga tan hagaagte harka nolosha adaa isku hayee yaa Ku Heli Kara.
    .hanadkii dhashaba.
    Adaa haboo hoosta galiyee
    Yaa Ku Heli.kara.
    Adaa hoboloo hadal baroo
    Hoosta galiyee yaa Ku Heli kara.
    Alaha Ku naxariisto hooyoy xabiibo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @lilalila3357
    @lilalila3357 Рік тому +1

    ❤❤🎉🎉

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 4 місяці тому

    Inta fesbug kaso racday plse like isara wa codsi 😢

  • @MohamedHashi10
    @MohamedHashi10 3 місяці тому +1

    Inta Kaso Tahriibay Gurigayga Anoo Haysto Sariir cunto Iyo Hurdo Macan Baan Caawa Guri Bahal Dhilqo Kabuuxa ban Albaabka Ka Jiifanaye Intaas Oo Lacag Layga Sii qaadaya Markaas Ban Heestan Ku raaxeysanayaa Hooyo Yaku Heli Karaa

  • @inakhaame9199
    @inakhaame9199 5 місяців тому

    Ilove❤you💋 hooyo mcney😭😭😭

  • @IfraheyMahamuud
    @IfraheyMahamuud 5 місяців тому

    I love you hooyo mcn

  • @nasromohamedisak5768
    @nasromohamedisak5768 7 місяців тому +4

    Away dadki heesaha so qori jiray adaydoo qoral ah ban rabaa

    • @Tablehskm
      @Tablehskm 7 місяців тому +1

      Waa daalay saan u raadinaye. ila so wadaag hadaad heshid📝

  • @abdikadirmohamuudahmed3108
    @abdikadirmohamuudahmed3108 Рік тому +1

    Hooyoo waa lama huraan

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 7 місяців тому +2

    iskola policia mogadishu koxda hido malintan waa joogay

  • @maryan409
    @maryan409 5 місяців тому

    Abwaan xirsi dhuux

  • @DrCawoAbdifatah-u3x
    @DrCawoAbdifatah-u3x Годину тому

    ok

  • @wasicov
    @wasicov 7 місяців тому +1

    Ma garanayo ilaa hada sababta aynan dhagahaygu u maqal erayadani 😢 hooyo waa aduubkayga

  • @kaamilaosman768
    @kaamilaosman768 Рік тому

    Lyrics plz

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 6 місяців тому

    Waa dhab tii waxaa kahad laayo soo maa liyeee

  • @abdikadirmohamuudahmed3108
    @abdikadirmohamuudahmed3108 Рік тому

    Hooyoo yaa kuheli kara

  • @dalnuriyehamza8140
    @dalnuriyehamza8140 Рік тому +9

    Lyrics form plz

    • @mataanyare611
      @mataanyare611 5 місяців тому +3

      From abwaan xrisi dhuux

    • @mataanyare611
      @mataanyare611 5 місяців тому

      Abwaan xirsi dhuux ayaa sameyay ereyda iyo laxankaba

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 місяці тому +2

      Ma ereyo aan la fahmi karin baa ku jiraba waxuba wala fahmayaye luuq cajiiba lagu qaadee

  • @Hafsa-mursal-Ali
    @Hafsa-mursal-Ali 3 місяці тому

    Inta tiktok kaso raacde heestaan😢

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 6 місяців тому +1

    ADUUNKA HOOYO AYAAN UJEC LAHAY AYAA KU DHAAR TAYE WAA LEES DAGAA DAACANIMO MA JIRTO SOOMAA LIYEEE EE MAXAA LA SAMEE YAA YAQAAN UMADAY

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 Місяць тому

    haga hagar,li hooyooy dhanka horumarin hoooyooy ku horkacayee yaaku heli kara
    Waxaa video ga iiga dhex muuqata maama khadiija diiriye aan u ducayno in eebe naxariistii jano ka waraabiyo

  • @YaasinMohamedhuseen-bd3cf
    @YaasinMohamedhuseen-bd3cf Рік тому +1

    Yaa kuheli karo

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 3 місяці тому

    Hesta boliska halaga saro ragga garmabaha gadudan dalka badbadiyo hawen iyo malin

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 3 місяці тому

      Ragga qorta gadudan halogu haro xogga dallka iyo shacab dalka hanoladan ha waran

  • @bulshogaarsiiye
    @bulshogaarsiiye 6 місяців тому +5

    Alle u naxriisto mama khadijo Mahamed diiriye.

  • @adnaniskafiri6322
    @adnaniskafiri6322 Рік тому

    Waw Masha Alah hoyo