HEESTII GABDHAHA SOOMALIYEED IIDLE YARE FULL HD 2014

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 330

  • @muhsinbashiir92
    @muhsinbashiir92 4 роки тому +41

    2020 yaa ila dhageysanayo wali like I Sara inta iga dambeysa

  • @adanfoodey1739
    @adanfoodey1739 8 років тому +79

    Afkaaga caanahii geela gaal jecel halagu qabta ina adeer wlhi waa meeshaan ku dhashay ceel cali

    • @ubaxcadeey8327
      @ubaxcadeey8327 3 роки тому +1

      abowe anba sidokale wan kudhshay ilahay cadowga hakasaro

  • @MyNurto
    @MyNurto 6 років тому +90

    Viva my dhiiga gaaljecel samoow ✨❤️💕😍

  • @hodanxuseen8538
    @hodanxuseen8538 3 роки тому +19

    Galjecel samow😍😍😍😍😍😍

  • @Feisa.l
    @Feisa.l 6 років тому +23

    Gabdhaha gaaljecel amaan wey istaahilaan galjecel samow

  • @ilwadquruxinanurilwadqurux8073
    @ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 років тому +28

    Gurigoda ow yahay ceel cali iyo jibiley gayan dumar ku wacan yaa ila dhageysanaya 2019 like ❤❤❤

  • @sumeyaadanjuneydy8517
    @sumeyaadanjuneydy8517 4 роки тому +18

    Gobtiii gaaljecel samow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🔥🔥🔥🔥💯 I love you so much🙏🙏🙏🔥🔥

  • @islawayn_inacalixasanislaw695
    @islawayn_inacalixasanislaw695 2 роки тому +9

    gabdhaha galjecel hestoda queens🇪🇪👸👑

  • @ruunahmed4245
    @ruunahmed4245 6 років тому +19

    Viv gaaljecel samaw iidle wan ku taa geeras ina abti

  • @khalidyare6668
    @khalidyare6668 10 років тому +53

    Gabdhaha ku nool gobolka hiiraan, gurigooda u yahay ceel cali iyo jimbiley gayaaanimo ku wacanaaa,, Goobaanliyo kismaayiyo Guud ahaanba daafeed leegiyo jiira kulow nice song,,,,,,,,,,,,, Idle yare nolow sxb

    • @naimaabeautyofficial3558
      @naimaabeautyofficial3558 3 роки тому +1

      Masha allah gabdhaha ku nool jimbileey iyo ceel cali 💯💯💯💯💯💯💯💯💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💞💞💞❤❤💓💓💗💗😎😎😎😎

    • @degowyariisow5576
      @degowyariisow5576 2 роки тому +2

      Aniga heestan aad baa isoojiidatey deeqow ahaan

    • @filsanaxmedosmaanosmaan2775
      @filsanaxmedosmaanosmaan2775 2 роки тому +1

      Daafeed

  • @Farhiyacaday
    @Farhiyacaday 4 місяці тому +3

    2024 yaaa ila dhageysanaya heestan ❤😢😂

    • @hmacanhmacan
      @hmacanhmacan Місяць тому +1

      Ani 😂😂😂😂2024 agusto🎉❤ 9

  • @izabellaninkaancadimahaniz7703
    @izabellaninkaancadimahaniz7703 4 роки тому +2

    Gowal iyo kismaayiyo guud ahaanbo dafeed leeegiyo jiiro kuulow goyaan waawi shabeele allah allah allah guur kuwacanaa

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 6 років тому +65

    😍😍😍😍😍 viva Gabdaha GJ ❤❤❤👍

  • @boqoradaabtisame3868
    @boqoradaabtisame3868 6 років тому +52

    ❤❤viva Boqortooyo abtisame jibiley❤❤

  • @abdiazizmema4497
    @abdiazizmema4497 7 років тому +18

    viva magaloyinka galjacelka idli yare nce song lipax

  • @ruqiyoaxmed3947
    @ruqiyoaxmed3947 8 років тому +9

    ish calaaa hees iidle yare allahayow wiilkeena noo dhowr we love u

  • @bileboy252
    @bileboy252 8 років тому +31

    gabdhaha somaliyed in la amano wey u qalman run ahanti

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh 21 день тому +1

    Gabdhaha soomaliyed x3
    Gob weeyan gabigoode
    Habla geeska africa
    Sida ay noo garan
    Garaad dumar garashiyo
    Aqoon iyaga ugaada weyn
    Misa neh mise neh
    Gabdhaha ku nool gobolka hiran
    Gurigooda uu yahay ceel caliyo
    Jimbilee gayaanimo kuwacana
    Goboliyo kismaayiyo god ahaanba
    Daafed leega jirkiyo goyaal
    Wabi shabeelo geeloda daqa
    Gayaan dumar neh ugu wacan
    Gabdhaha lasheegayaa
    Midabkooda gaarka ah
    Hadaan gubiyo tilmaamo
    Waa maarin guduud xigan
    Guule noo hibeeyay
    Alla alla alla guurku wacanaa ❤😢

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 років тому +12

    wooooow idle yare waad mahadsan tihiin abwaankii heestan sameeyay caadi ma aha waan salaamaya codkii iidlena lagu darey maasha allah waa hees qiimo badan xambaarsan ❤❤❤❤

  • @djgurungur2219
    @djgurungur2219 3 роки тому +2

    2021 yaa ilabdawanaya

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 роки тому +4

    Still am watching 2021/7/4🇸🇴💙🇬🇶💚

  • @somaliarab3686
    @somaliarab3686 7 років тому +18

    wow Viva idli yare Abti macan magaloyinka galjacel ka

  • @ahmedmohammedhasim6791
    @ahmedmohammedhasim6791 9 років тому +34

    Viv magaalooyin gaaljacel

    • @omarjojaa454
      @omarjojaa454 5 років тому

      Hhhhh galjacel miyaa magalo kuleh hiiran waa

    • @abdallaalifaarah5186
      @abdallaalifaarah5186 5 років тому

      +Omar Ahmed waaaaaaaaaaaaw wadkabaxsatay

    • @ibraahimmahamed5278
      @ibraahimmahamed5278 5 років тому

      Kkkk gbdhaa xubul kufaar mmmm

    • @doxamediachannel924
      @doxamediachannel924 3 роки тому

      @@omarjojaa454 celcali buqda shaw mukeyle baldeeyne qeeb jalaqsi qeeb waxaas ya leh

    • @fatmamaxmud681
      @fatmamaxmud681 3 роки тому

      @@omarjojaa454 siilka hoyaada kaala u diid whadle iyo gj hiran dayo

  • @doxamediachannel924
    @doxamediachannel924 3 роки тому +2

    Viva celcali jinbiley dhulkii dahabiga

  • @bulshokaabmedia2658
    @bulshokaabmedia2658 7 років тому +19

    Ish calaa song Gabdhaha ku nool Gobalka Hiiraan Gurigooda uu yhy Ceel cali iyo Jinbiley iyo Aqable

  • @vccvjjvjvv8950
    @vccvjjvjvv8950 5 років тому +30

    Galjecel hanolow latada idle yare big love for u

  • @nawaalnalka9162
    @nawaalnalka9162 8 років тому +8

    mansha allah allaha iikaadayo ina adeerkay aan jeclahay cadow gaga cagta hoosteda iidle sharaf iyo cisa ku nolow ina adeer

  • @kafiyakaftan4416
    @kafiyakaftan4416 8 років тому +26

    aman iyo badh iga dheh tnks iidle yare sida sharafta badane noo amantay

  • @umumaida5750
    @umumaida5750 3 роки тому +2

    2021.7.8 khamis.10:43 h😊😊🥰😍😍😍😍😍😍from burco

  • @ceelbarafgirl2215
    @ceelbarafgirl2215 6 років тому +21

    2018 ayaa iladaawaday☝😂

  • @ameykaan2351
    @ameykaan2351 Рік тому +2

    Queens of Somalia Gaaljecel samow from mobleen ismaan🤝

    • @suppermoha28
      @suppermoha28 Рік тому

      Mooblen yeey yihiin inteey galaan😅

  • @mohamedabdullahinour1073
    @mohamedabdullahinour1073 4 роки тому +6

    Viva reer abtigeey aan jeclahay yaa ila dawanaya 2020

  • @hafsoquruxo21
    @hafsoquruxo21 5 років тому +6

    Viv gaaljecel 👑💖💖💞my tolkeyga 💞💖💖

  • @kiinbabe599
    @kiinbabe599 7 років тому +17

    Jira kulow iyo ceel cali ,hiraan, iyo kismayo heesta uqade wad kumahansanta runtii dadkeyga bad uqaday

  • @zahrasheikhosman6752
    @zahrasheikhosman6752 9 років тому +13

    Leegiyo jiiro kulow viva

  • @Mascuuud
    @Mascuuud 7 років тому +4

    Misana Misana Gabdhaha Ku Nool Gobalka Hiiraan Gurigoowda Oo Yahay Ceel Cali iyo Jimbileey Giyaanimo Ku Wacanaa ❤👍❤

  • @mhussein295
    @mhussein295 10 років тому +15

    Viva iidle yare. Viva hiiraan/ceelcali.

    • @9506270470
      @9506270470 10 років тому

      saas waaye hiiraan kunool

    • @sadow805
      @sadow805 10 років тому +1

      Viva iidle yare viva hiiraan ceel cali

  • @najaxinajiinow5390
    @najaxinajiinow5390 6 років тому +3

    gabdhaha soomliyed hestaan 2018 aya ila dhageysanoyo💞💞💞💞 kufan somalinimo

  • @hanihussein3504
    @hanihussein3504 9 років тому +29

    Viva Hiiraan iinoolow iidle yare

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 роки тому +3

    Viva reer abtigeey gaaljecel samoow

  • @shirazarmy-forever9211
    @shirazarmy-forever9211 7 років тому +10

    mansha Allah I lyk ths song runtii
    idle waa runta gabdhaha somaliyed gob weeyan

  • @foziyofunny8945
    @foziyofunny8945 5 років тому +2

    Viva aney rer abti ficn igu dhacen Allah yacisag yaqay

  • @sumeyaadanjuneydy8517
    @sumeyaadanjuneydy8517 4 роки тому +4

    Gobaanle iyo kismaayo LEGO iyo jiro kuloow viiva boqortoooyada👑👑👑👑

  • @anwarsaneyalhajjisomow3950
    @anwarsaneyalhajjisomow3950 7 років тому +27

    fifa galjecel

  • @adanfoodey1739
    @adanfoodey1739 8 років тому +5

    Allow yaa igeeyo ceel cali cidana iigu sheega caag xoog maasha allah ceel cali cad owga allah kaa qabta

    • @shamsomuxudiin6723
      @shamsomuxudiin6723 6 років тому +1

      abti iyo iidle yare waad mahadsan tihiin ,yaa igeeya daafeed wanjeclahay runtii halkaan kadha shay ,

    • @fatimaisse1876
      @fatimaisse1876 3 роки тому

      Ceelgaal

  • @anfadiriye3063
    @anfadiriye3063 9 років тому +5

    Woow manshaallah idil yare nolowww forever

  • @husseinyuusuf349
    @husseinyuusuf349 9 років тому +2

    IIdle Yare bro ur voice is something else there is no a word to describe!!! and the girl next to u she is so hot. Love the song doe.

  • @mrbiggamerfiki9490
    @mrbiggamerfiki9490 3 роки тому +2

    Ya ila mid ah 2020 dawanooyo like dhac kusii

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 10 років тому +13

    iidle afkaaga caana geel lagu qabay

  • @boqoradaabtisame3868
    @boqoradaabtisame3868 6 років тому +22

    viva Boqortooyo abtisame jimbileey👆❤❤

  • @ahmedkhalif1874
    @ahmedkhalif1874 Рік тому +2

    2023 istil woching 😅

  • @sidowahmed5993
    @sidowahmed5993 3 роки тому +1

    Viva galjecl samaw jinbiley

  • @iskaxabkagabadhod9003
    @iskaxabkagabadhod9003 10 років тому +8

    My lovely dhulkeena Allow xumaanta idinka dhowr.. Thnx Iidle

  • @yariisoow1735
    @yariisoow1735 5 років тому +1

    7second markee maresay gabadh qurux badan soo gashay maashalaah

  • @sahumadss3188
    @sahumadss3188 6 років тому +2

    Leeeego jannay cana lagama wayaan💚💚

  • @aadanofficial4395
    @aadanofficial4395 3 роки тому +2

    GJ IS MUUJIYA INA HOOOYO 💘💘💘

  • @shamsaabubakar8167
    @shamsaabubakar8167 6 років тому +2

    WOOOOW walalkey Idle masha Allah

  • @rahmoahmed7895
    @rahmoahmed7895 9 років тому +2

    woow Thankxx idle viva kismayo somalia forever

  • @bisharabdinor4285
    @bisharabdinor4285 7 років тому +7

    Viva Gabdhaha somaliyed

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 4 роки тому

    Gaaljecel faniinkii ugu horeyay ee u heesay gabdhaha caloofi waa u cimaamaday

  • @shamsoabdi4193
    @shamsoabdi4193 6 років тому +5

    Woow I love this song lidle yare 💞💞😍 thank you so much

  • @faizaadam6254
    @faizaadam6254 3 роки тому +1

    Gobtii galjecel samow kuwi naska ila nugay from hg 😘 leego 🥰

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 2 роки тому +1

    CEELCALI IYO JIMBILEEY ALGAALJACELIYAH.❤✌

  • @bushriitacadey9059
    @bushriitacadey9059 6 років тому +7

    Hahaha wixii wabi shabele besha jareer Wayne wixii jareer Wayne like minankeeeni Lee was a year😂😂😂

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 8 місяців тому

    Heesta gabdhihii gaaljecel baa loo qaaday

  • @isxaqali5348
    @isxaqali5348 Рік тому

    Wow m a gaaljecel dadkeyga

  • @Aliko117
    @Aliko117 9 років тому

    waaaw__libaax baatahy sxb u deserved to awarded on this song

  • @hibobuuxmohamud8133
    @hibobuuxmohamud8133 7 років тому +1

    ficana inaynoamanan l love you idil yare ManshaAllah

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 роки тому +1

    Gobtii Geeljecel

  • @rhoomalmaree6343
    @rhoomalmaree6343 3 роки тому +1

    Leego♥️🐪🐪🐪🐪🐪

  • @fatimasulieman4307
    @fatimasulieman4307 8 років тому +4

    I love this song thank idle we love you

  • @iqrasaleh3987
    @iqrasaleh3987 8 років тому +2

    waaw amazing song bro long life bro

  • @faisamohamed2618
    @faisamohamed2618 6 років тому +1

    waaw idle waa ka baxsatay ree ayeydey 😍😍😍 ree jibileey ad ayaa uu salma

  • @abdikadirsalad4589
    @abdikadirsalad4589 9 років тому

    Idil sxpnaa our gaboladena hesta sale ugu wad thank uuuu

  • @ruunismail5508
    @ruunismail5508 5 років тому +1

    Who’s watching 2019☝🏻👍

  • @najmobuule2096
    @najmobuule2096 Рік тому

    My dhiigey my dhiigey galjacel samooow Wawa wll idale yare💓💓💓💓👑👑💛💛💞💞🖤🤍💋💋💋💜💜💙🩸🩸🩸💗💗💫💫🎁🎁💎💎🥰🥰🤎🩸🩸💖💖🌏🌏🌏

  • @farxiyaraage1380
    @farxiyaraage1380 6 років тому +3

    I miss cideeydi hirran

  • @abdimohamedabdi7544
    @abdimohamedabdi7544 4 роки тому

    Wooow alfanaan iidle yare waa khatar runtii waxaa weeye fanaan in badan loo shaqeeya

  • @caaqilosman9232
    @caaqilosman9232 6 років тому +2

    Abti iyo ina adeer mahadsanid iidle yare

  • @sumeyaadanjuneydy8517
    @sumeyaadanjuneydy8517 4 роки тому +1

    Hiraan ceelcaali jibileey❤️❤️❤️

  • @ramuisahmed2497
    @ramuisahmed2497 9 років тому

    wwwwwwww mashaa alaaah afkada caano lagu qabay ceel caliya jimbiley leego iyo jira kuulow waa halkan u dhashtay iidle yare ilxun ala kaa haay aaad aday u mahadsantahy eeesh calaaa hees

  • @hrsm5200
    @hrsm5200 8 років тому

    Great D 1 N Only Fanaan aan Qalbiga ku haya Nolow bro

  • @zakariyecabdi5799
    @zakariyecabdi5799 2 роки тому

    Gabdhaha jijeele✌✌

  • @izabellaninkaancadimahaniz7703
    @izabellaninkaancadimahaniz7703 4 роки тому +1

    Viiiva tolkeyga gljcel nolow iiidle afkaaga canahii geela halagu qabto ina adeere

  • @MohamedHassan-jm2vx
    @MohamedHassan-jm2vx 10 місяців тому

    Gabdhaha somaaaliyeed xasuus leh ❤

  • @d_noor91
    @d_noor91 9 років тому +1

    I like it .♥

  • @kaahokiincusman2468
    @kaahokiincusman2468 9 років тому

    wowwwwwww misana kabdhaha kunool kobolka hiiran madsanid my dear brother

  • @martinaabdiaziz7491
    @martinaabdiaziz7491 10 років тому +4

    Masha Allah waa hees macan

  • @sisternyce4131
    @sisternyce4131 5 років тому +2

    2019

  • @yusraxusenmaxamed9225
    @yusraxusenmaxamed9225 9 років тому +1

    Bro gabdhaha somaliya inad kuekesa Le ahed

  • @abrahamyare5200
    @abrahamyare5200 Рік тому

    What a lovely song!

  • @dahiraden449
    @dahiraden449 7 років тому +3

    saan uheesacml ama lax cml meelah qeelqeeliya

  • @Naasir_Alaska
    @Naasir_Alaska 16 днів тому

    27/8/ 2024 " Tue,"12:54pm gari ayan wada malamhan dumaashidiinana ayaa said ugu hmblyeyneysy melkasta oo GL sand gurdooda laso galiyo baraha bulshada xaskeyga cida gela ah darted bq manta hestan 5× darteda dhageysty .....from mj G L Smow noolada❤❤xurlul ceyn baaan idiin ka helay nasabad ah Queen H❤xaaji 🙏

  • @macaanjecel3146
    @macaanjecel3146 10 років тому +1

    maasha run waa hees mcn baadan

  • @yaasiinhenrizulfa4153
    @yaasiinhenrizulfa4153 2 роки тому +1

    Viva reer daafeed

  • @zakariaabdi1005
    @zakariaabdi1005 6 років тому +2

    viva hablaha somaliyeed

  • @shamsaelmi3437
    @shamsaelmi3437 6 років тому +1

    Hiiran jecliyaa

  • @aamino9768
    @aamino9768 6 років тому

    Nin garaad wacan iidle IGA dheh Alle haku xafido my king

  • @maxameddarawal6985
    @maxameddarawal6985 4 роки тому

    Viva all our girls la.antin waxba maninhin jiroo jooga ebidkiin

  • @suheylahussein1305
    @suheylahussein1305 Рік тому

    Jaaah gabdaha somaliyet