Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

DHUL KUYAALA DAARUSALAAM OO 10000$ AH IYO QEEYBO KALE OO 4500$ AH HURTADA KA KACA INTOW JANISKA JIRO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2022

КОМЕНТАРІ • 28

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar6271 Рік тому

    Masha Allah

  • @lophater2190
    @lophater2190 Рік тому

    masha allah walalashen ilahay haiku xifdiyo

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro Рік тому +1

    MashaAllah Sacdiyo waa dhul fursad ah mahadsanid walaaalo. 😍

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому

    Nabad Allah Ukeeno Dalkeena Si aan dhulkeena U aamino, amiiin amiin

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 Рік тому

    Wcs xabibti maasha Allah mahdsanid sida wanagsan aad inoogasoogudbineyso ajar Allah hakaasiiyo

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 Рік тому

    Maxaa cusub

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah.

  • @shumacnuur8976
    @shumacnuur8976 Рік тому

    Masha allah Waa janis aan mar kale kusoo mareyn hurdada halaga kaco

  • @KADABAA
    @KADABAA Рік тому

    drone isticmaali si loo fahmo dhulka , sida waxba lagama fahmyo, waxaa jira dad aan aqoon Daarasalaam iyo dagaanka Muqdisho

  • @hanafihassan2327
    @hanafihassan2327 Рік тому

    Masha Alaah guleyso mss ajmal dagan

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 Рік тому

    Howd Iyo dhir baa ka baxday

  • @kaafiyareofficial4621
    @kaafiyareofficial4621 Рік тому

    Waad mahadsan tahay Tiktok suasha an kugu weeydiyay waad iga sojawabty 👌👍

  • @fadumachannel
    @fadumachannel Рік тому +1

    Wakiilada wadanka jooga iskumid maahan waxaa dad lagu yiri 5000 waxba kuyma goyso ee dadka baagan sii amaba anagaa ubaahan adigu wadankaada iska joog kana shaqeyso ee markaana ayagu isticmaala lacgtii qofkana aan waxba loo ogoleyn amaba aan la fahamsiineyn meesha fursadaa dhowr qofoo saas layeelay ayaan aqaanaa

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому

    Ajmal tiri labo jibbaar ayuu kuu noqanaa waa soorogal laakiin kiribto waxaa ka suuragal ah 100 ama 10000 jibbaar wax kabarta.

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Рік тому

    Dhulka kahadal dadka ayaga qeyaarka leh mafahantay seden waa ceeb

  • @Manka2123
    @Manka2123 Рік тому

    Waa waasheen goofleydii MA baadiyihii aan la Kala leheeyn baa tobacco kun ah waa la yaabay soomaaliya kamaba jiro dhul aan la Kala laheeyna xataa badiyihii xooluhu daaqayeen dad baaleh

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Ani waan maray halkan jamacada

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 Рік тому

    Duur waaye magaalo maahan

  • @xaliimomaxamed1145
    @xaliimomaxamed1145 Рік тому +1

    Dhulka waan arkay gabar walaashey dhashay ayaa Laga siiyau 700 oo dollar maantana wuxuu marayaa 10000

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 Рік тому

      Xaliimo walaalo kawaran dhulkaan midka danbe

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 Рік тому

      Hawaa iga gashaye

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 Рік тому

      Sow yahay

    • @sahrocrypto9621
      @sahrocrypto9621 Рік тому

      Maalgashi waa muhiim suuqa kiribto wuu leedahay fursado badan oo xornimo dhaqaale lagu gaarikaro.

    • @sahrocrypto9621
      @sahrocrypto9621 Рік тому

      @@fartuunmuhammud7469 waxey tiri dhoor sano kadib labo jibbaar ayuu kuu noqanaa laakiin suuqa kiribto waxaa ka suuragal ah 100 ama 10000 jibbaar.

  • @umsaciid3346
    @umsaciid3346 Рік тому

    Masha Allah

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Рік тому

    Masha Allah

  • @hawahasan498
    @hawahasan498 Рік тому

    Masha Allah