DHULKA DEEGAAMEYNYTA KU SOCOTO EE SHIIQ MAXAMUD ABDULLE CARIIF EE DEEGAANKA CEELASHA BIYAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 роки тому +7

    Maashaa allaah Adeer waxaan Rabbi kaaga rejeynayaa horumar iyo kheyr in Rabbi ku siiyo oo adduun iyo aakhiraba leh.Meeshaan waxaan u imaan jirray Tareerin Milatari waxay ahayd dhul bannaan oo cidna Degganeyn guuleyso Adeer Macaan Adduun iyo aakhiraba

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 роки тому

    Masha.Allah inan yar oo akhlaaq badan waxna fahansan ogna wadankan duruufta taalo iyo waxa hortaagan, anni ahaan
    barnaamijkaada aad ayaan u xiiseeya
    waxan ku oran laha dadka xun iyo kuwa fiican isku wad
    hooshaadan kuwa aan wax fahansaneen ha u joojin
    allana ha ku xafido Meelo khatar ayaa takata mar marka qaar.

  • @ahmedwalaal2950
    @ahmedwalaal2950 2 роки тому +1

    Masha alaah

  • @dhubadawardheere5113
    @dhubadawardheere5113 2 роки тому

    Masha allah jazakallah waxa tahay gabar dadalbada ee allah ha ku xafido

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 роки тому

    Adeer khayr badan ilaahay ha ku siiyo wadanka quruxdiisa ayaad ka hadasha wax wayna waad noo faaiidaysay

  • @saidofarah8743
    @saidofarah8743 2 роки тому

    Masha alah alaha uxifdiyo quf diinta baratay ayaa tahay hori usoco maamo

  • @mohamedyussuf5905
    @mohamedyussuf5905 2 роки тому

    Masha allh gawar caqiida wanaagsan ayaad ledahay masha allh

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 2 роки тому +1

    Mashallah jazakallhu kheyr

  • @hamdimohammedabdi7266
    @hamdimohammedabdi7266 2 роки тому +1

    ماشاءالله walaashey mcn jazakalaahul kheyr

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 роки тому

    Maasha allaah ilaahey ha ku xafido dadaalkaada jazaka allaah kheyra

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 роки тому +1

    Masha allah
    Habaryar waa mahadsantahay .

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @maryanabdule3211
    @maryanabdule3211 2 роки тому

    Asc gabdheydiy Waa IMisa booskii birimada

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 2 роки тому

    Masha allah beautiful Allaha ku barakeyo ❤️❤️❤️❤️

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame 2 роки тому +1

    Masha Allah 👏

  • @cabdulaahicabdi687
    @cabdulaahicabdi687 2 роки тому

    ASC.WALAAL WAAD MAHADSANTAHAY.WALAAL
    KASOOWARAN CEELASHA
    QEYBTA HORMUUD DHULKA
    KUYAAL MAHADSANID.

  • @bishaaroa7889
    @bishaaroa7889 2 роки тому

    Mansha Allaah uqtii jzkl

  • @fadumoa1254
    @fadumoa1254 2 роки тому

    Alla yaa xaafid maandhaay ku soco

  • @user-bk3mq9sz7
    @user-bk3mq9sz7 2 роки тому

    masha allaah hbryr mcn hore u soco

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 роки тому

    Masha Allah walaal

  • @abdulwahidmohamed1254
    @abdulwahidmohamed1254 2 роки тому

    Maasha allaah sis kheyr allaah kusiiyo Amiin

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 2 роки тому +1

    masha allah abaayo adiga waxaa tahay ceeb kasaliim intaan kugaranaayo been kugu mabaran hore usoco waxaa tahay qof najecleesiiya dalkeena dhulkeena waxaa kaacodsaneenaa inaad siiwado jecleysiga wadanka hooyo ❤❤❤❤

  • @AliBaba-pb6jo
    @AliBaba-pb6jo 2 роки тому

    Masha allah Masha allh shukran Abayo mcne

  • @abdullahishirwa2890
    @abdullahishirwa2890 2 роки тому

    Masha.alah ajar alaha kaa siiyo walaashey

  • @shamsodiini3272
    @shamsodiini3272 2 роки тому

    Walal yaal walala kale qalbigoda ilaaliya
    Qayr allaha idin siye

  • @abdirahmankulmiye2307
    @abdirahmankulmiye2307 2 роки тому

    Maashaa allah aad baad umahad santahay laakiin heliwaa iyo suuqa xoolaha ilaa wadada balcad noogu soo dar update ka adiga oo raali ah

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 роки тому

    Asc abaayo nooga soo waran dhulka ceel cerfiid agtiisa waa meeqa ee u dhaw laamiga

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 2 роки тому

    Siinka dheer aan rabaa meeqa weeye.

    • @imamadambinhassan9768
      @imamadambinhassan9768 2 роки тому

      M.a Mhdsnd Wlshy Gediga Kale Celasha War Bixin Io vlog Naga Si Adigo Mhdsnd Sida Xafada Tagane Io Dhinacyadas..Jazakillah Kheyr

  • @abubakarmohamed9416
    @abubakarmohamed9416 2 роки тому

    Xaaji gate ayaa ladhihi jiray guriga Sheikh Cabdulle cariif 2ba qeeb ayu Celasha ka daganaa mlaha wa xafadi Xaji gate ama xafadihi ka dambeyay vii Laberiya aniga xfadas ayn daganan jiray inkasto dugsi u dhow guriga shiiqa an dhigan jiray

  • @MrQaali
    @MrQaali 2 роки тому

    walaashey calamada deeganka ma gaareen?

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel 2 роки тому

    Garasbaaleey xisaabta ku darso gudaha u gal dhismo cusub ayaa laga bilaabay weydow midig u gal mahadsanid

  • @maslah345
    @maslah345 2 роки тому

    Waa iskeentay waxay tiraahdaba shaqo kumalihi somalay jeebkiina ayey kataajiri rabtaa

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 роки тому +1

      Adinkaa iga dalbateen in aan idiin shaqeeyo mhtsnid

    • @axmedsalad8678
      @axmedsalad8678 2 роки тому +1

      Dhul Shan kun makujiraa abyo adoomahadsan

    • @maslah345
      @maslah345 2 роки тому

      @@axmedsalad8678 aad iyo aad iyo kayar yaan lagugaadin bro jeebka dadka ayey rabtaa inay kataajirto

    • @maslah345
      @maslah345 2 роки тому

      @@ajmaldagan1119 qaf wax kuu dirsatay ayaan jirin ee ALLAH KACABSO UMADA HATAHLUUKEYN SHILINKII XAARAAN AAD KUQAADATO MAALINTA QIYAAAMO AYAAD KEENAYSAA IYADA OO BUURAHA KACULUS ITAQILAAAH

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG 2 роки тому

    Maashaa alaah Shaqaa Sharaf Leh Ha U bixin Cayayaanka warkooda
    Ajmal Jaanis Maan Ku Dhahaa kkkkk Hada Ma Gabar Dalaal ahaa Noqotay. Noo Qari Yaan Nalaga Korbixine Daarusalaam Aa Lacagtaalaa

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 2 роки тому

    Abaayo siinka dheer waa meeqa .ceelasha biyaha

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 2 роки тому +1

    Warkada ad ayuu macqul uyahay wayo dhulka dhan waxa iibsaday dadka wax heesto marka waba raqiis an dhihi lahaa wayo bananba mahadeen lacagtas kayar haduu jogo

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 роки тому

    Cabirka dhulalka waa meeqa

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 роки тому

    dilaal miyaad tahay