Trust Wallet sida loo isticmaalo | Barashada Cryptocurrency Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 148

  • @YounisMedia
    @YounisMedia Місяць тому +10

    First comment

  • @YounisMedia
    @YounisMedia Місяць тому +14

    Maclin muqaalka dambe waxaad ka dhigtaa sida coin ex lagu trade gareeyo ❤

  • @AbdiRizaqGM
    @AbdiRizaqGM 23 дні тому +2

    Waa ku mahadsantahay macalin marwalba aad dadka wax la wadaagto waxba kuu kordhaaya🙏👍

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Місяць тому +1

    Maasha (ALLAAH) maclin wax badan aad ii faaideysay abaal kaaga ma gudi kari (ILLAAHEEY) hakaa abaal mariyo amiin yaa (ALLAAH)

    • @kskey7476
      @kskey7476 Місяць тому

      Ana ii fa idey sxip

  • @hassanalimohamed6019
    @hassanalimohamed6019 Місяць тому +2

    Mahadsanid inta ka faidy ajar allah ka siiyo

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 Місяць тому +1

    M.a ustaad jumca mubarak marka xiga waan ka faaiidanay macluumaadka muuqaalkan aad nala wadaagtay intaa kadib mahadsanid ustaad guul ayaan kuu rajaynayaa

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd Місяць тому +2

    Aaad iyo aad baanu kuugu mahad celinaynaa ustaad ❤

  • @Abdisamad.abdi1
    @Abdisamad.abdi1 Місяць тому +1

    Maansha allah mahadsanid Macallin waa cashar dhaxal gal ah waxaan filayaa in wax badan ka faa’iidayno

  • @MohamedadanMohamed-l3m
    @MohamedadanMohamed-l3m Місяць тому +1

    My dear teacher ❤️ thanks

  • @user-zz7ku1od7u
    @user-zz7ku1od7u Місяць тому +1

    mahadsanid Eng abdishakuur

  • @TuzalleUpdi
    @TuzalleUpdi Місяць тому +1

    Thank you very much ✋️

  • @user-pc9lo1vh2s
    @user-pc9lo1vh2s Місяць тому +1

    Aad baan kuula socdaa ustaad waxaadna tahay qofkii iigu faa'iidada badnaa abid youtube ka ilaahey kheyr haku siiyo aad ayyaadna umahadsantahay😊

  • @AhmedHussein-yt5wt
    @AhmedHussein-yt5wt Місяць тому +1

    Mashaa alaah alle ha xafido wll

  • @LiibaanAadan-hz1kg
    @LiibaanAadan-hz1kg Місяць тому +2

    Ilahay ha ka abaal mariyo ustaad

  • @AbdullahiSuleimaan
    @AbdullahiSuleimaan Місяць тому +1

    Thanks

  • @MunoHassan-ql1ej
    @MunoHassan-ql1ej Місяць тому +1

    Mahasanid walal❤

  • @UbaxaGeedaha-po4xf
    @UbaxaGeedaha-po4xf Місяць тому +1

    Thank you so much

  • @mahadmohamed5761
    @mahadmohamed5761 Місяць тому +1

    Shugran ustaadh

  • @ShukriCali-bh9jq
    @ShukriCali-bh9jq Місяць тому +1

    Thanks you

  • @abdulkadirmohamed1924
    @abdulkadirmohamed1924 25 днів тому +1

    Well done sxb.

  • @Wanaajiye80
    @Wanaajiye80 Місяць тому +1

    Thanks ugaas

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO Місяць тому +1

    Asc wll qaali masha allah allah haku barakeyo wll waxaan Rabat in aad iga caaweysaa online lacagta laga sameyo

  • @kaapechannel5351
    @kaapechannel5351 Місяць тому +1

    Thankz

  • @user-bp4xo6hy8x
    @user-bp4xo6hy8x Місяць тому +2

    Bis macalin awalkaaga magudi karnee ilahay ayaan udaynay Janadda Ilah hanagu kulmiyo 🎉

  • @hiddenfacts-dx8se
    @hiddenfacts-dx8se Місяць тому +1

    Ustaad ilahey haka abaal mariyo

  • @saadaqcalimahamed1388
    @saadaqcalimahamed1388 Місяць тому +2

    Trust wallet iyo suqydda decentralised exchange side swipe logu sameya

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 Місяць тому +1

  • @Naafac12
    @Naafac12 Місяць тому +3

    Hamster kombat kasoo hadal white baber

  • @DeqoMohamed-y4y
    @DeqoMohamed-y4y Місяць тому +2

    CoinEx iyo Trust Wallet maxaa farqi ah oo u dhaxeeya ustaad

    • @abdifatah_mustafa
      @abdifatah_mustafa Місяць тому +2

      Kan hore waa Suuqii oo CEX, DEX ama isku jirka labadaba ha ahaado, sida COINEX-ka, suuqii iyo wallet-kooda gooniga ahaana wato. kan danbena oo Trust wallet ahna waa boorsadii ama jeebkaaga oo qadaadicdaadii ku keydsanaysay....

  • @golahamurtida3678
    @golahamurtida3678 Місяць тому

    ustaad waad mahadsantahay, video-ga 1-aad waa lagu dhagay ma ku soo celinkartaa

  • @AxmedMahad-p8z
    @AxmedMahad-p8z Місяць тому +1

    Barashada cryptocurrency

  • @qalaabiyare7796
    @qalaabiyare7796 Місяць тому +1

    Qofka ugu horeeyo baan ahay. Ustaad XRP coin kwrn mustaqbal mayahay msie down waaye.?

  • @Apdirahmanmohammet
    @Apdirahmanmohammet Місяць тому +1

    Aad iyo aad baad umahdsanthy

  • @ashaabdi4216
    @ashaabdi4216 Місяць тому

    Waad mahad Santana’s ustaad soo faah faahi meesha asn kala soconkarno live streaming kaaga

  • @kaapechannel5351
    @kaapechannel5351 Місяць тому +1

    Ustaad part 2 swap soo raaci muxu qabilsanyahay

  • @user-sb1rs5pc7j
    @user-sb1rs5pc7j Місяць тому

    Mahadsanid ustaad

  • @Cazka9114
    @Cazka9114 13 днів тому

    mahadsanid ustaad 98%kiiba wax bdn ayaan faa iiday caawa 🙏💯🫡

  • @Cryptocurrency-u9z
    @Cryptocurrency-u9z Місяць тому

    Ustaad kasoo hadal coins ka la maal gashan karo bishaan August oo laga yaabo inay kor aadaan mahadsanid
    Inta ogu raacsan like saara

  • @IlkacaseSeef
    @IlkacaseSeef 21 день тому +1

    Wll hadan coin ka iibsado trust wallet ma iikaca ama lacagta mesheeydee kuu ahane

  • @maxamedomar4943
    @maxamedomar4943 Місяць тому +1

    Ustaad ka soo.hadal bitget wallet

  • @ZakariyeCabdiXuseen
    @ZakariyeCabdiXuseen Місяць тому +2

    Ustaadoow looma jeedee

  • @muhaan.moHamed68
    @muhaan.moHamed68 Місяць тому +1

    Wll waxan ad ba u mahadsan tahay waxan rabaa ina video ka sameysid pocket option sida lacag lagu shubto io sida lagala baxo somali u diiday master card intaa naga caawi plz plz

  • @abdilahimohamoud9219
    @abdilahimohamoud9219 Місяць тому

    Thanks ustaad
    Next. Hamster kombat ka nooga dhig white paper

  • @Moh_amiin
    @Moh_amiin Місяць тому +1

    TRC20 Next video ustad 🙏❤

  • @Teamiitaataabo
    @Teamiitaataabo Місяць тому

    Base boor la aan wax la sarfi karo miyaa ❤😂❤❤

  • @mishkatdiini5446
    @mishkatdiini5446 Місяць тому

    Wllo thank u sidano kale noguso same vedio aad mid mid noogu tusayso sidanu suuqa crypto uga fa idaysan lahyn iyo appska ugu fiican . Mana awoodno inanu iibsano course yada plz

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 Місяць тому

    150K ❤🎉 cong

  • @fathi_ahmet
    @fathi_ahmet Місяць тому

    Aad baad umahadsantahay ustaad waxyaabo badan oo igu taagnaa ayaad iga dajisee

  • @Motivation12870
    @Motivation12870 Місяць тому

    Ustaad sida caadiga cryptocurrency waqtiga lagu baran karo isheeg

  • @dralidirshe9749
    @dralidirshe9749 Місяць тому

    Barashada Cryptocurrency

  • @Yasin.Hassan.Mohamed
    @Yasin.Hassan.Mohamed Місяць тому

    Fadlan Ustad vedioga xigo kusoo samey Wallet By Binance sida loola baxo waa codsi

  • @hannamousemohamoud4020
    @hannamousemohamoud4020 3 дні тому

    Aac wllo

  • @Esther-wm3ti
    @Esther-wm3ti 23 дні тому

    Wey igu adagtahay wa casharki igu horeyay bilow ban ahay

  • @raagefilms6657
    @raagefilms6657 Місяць тому

    14:36 qofku hadii address kuwaydiyo kawarab

  • @SoleimanIbraahim
    @SoleimanIbraahim Місяць тому

    Asc ustaad sidee anoo mastar card isticmalayo lacag ugu shuban karaa trust wallet ama ugu iibsan karaa crypto?

  • @abdirahmanmohamoud1
    @abdirahmanmohamoud1 Місяць тому +1

    Eng suaal an ku waydiye kawaran lacagban dhigtay crypto kadibna lacagtii aan dhigtay hos ushac ba ku yimi kdibna waxy noqotay 0 dollar, kawaran hadii ay kor ukac samayso lacgii 0 ga noqotay din mawkici karaysa ustad

  • @mohandeking8248
    @mohandeking8248 Місяць тому

    Eng Stock qof somaliya joogo side ayu uga faideysan kara🙏

  • @Qurankariim01
    @Qurankariim01 Місяць тому +1

    Sidey flash trust wallet lo sameysta wll

  • @anfalahmed4677
    @anfalahmed4677 Місяць тому

    Ustad waxad kaso hadasha ama macluumad ka raadisa binance in lagu gadankaro master card sida premier bank iyo waafi card adoo jooga somalia please!??

  • @Ifrah-wx9ed
    @Ifrah-wx9ed Місяць тому

    Een waxaan ku waydiiyna ustaad imika coinEx hadaad leedahay ma must inaad yadana isticmaasho Trust wallet mida kale Isla hal gmail ma lugu isticmaali karaana?

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Місяць тому

    Metamusk soo diyaari iyadana Ustaad mahadsanid

  • @cumarzeo124
    @cumarzeo124 Місяць тому +1

    Ustaad ethopia aan jooga ma isticmaali karaa

    • @abdifatah_mustafa
      @abdifatah_mustafa Місяць тому +1

      Wixii DEX waaye lagu dhaho adoo meel kasto joogto waad isticmaali kartaa, sida CEX oo kale KYC kaagama baaxna, hadda waad furan kartaa.

  • @Mohamednuur-r
    @Mohamednuur-r Місяць тому

    Ustaad wad mahadsantahy lkn trust wallet to coinex la.isku dirikara?

  • @GuuleedGuleid
    @GuuleedGuleid Місяць тому

    Sidee buy iyo sell looga shaqeystsa coinex

  • @yahye7738
    @yahye7738 Місяць тому

    :hal su aal ayaan ku widiina wll adoo mahdsan
    binance ayaan leeyhy oo verified ii ah lkn passport kii ayaan iska badalay binance gaas ma iska badalaa misa waa caadi oo wax dhib ah oo dhanka passport la aanta ah ma iiga imaanayaaan?

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Місяць тому

    Ustaad casharkaan xoogaa waa la fahmay xooganaa waxaa dhiman waxaa sheegtay waxa toray markaa transaction samaynayso waa bnb haysataa hadan waxaa dhahday lacgataa waa ku heli kartaa usdt bnb, hadana pancake wallet ayaa coin ka laga iibsanayaya,
    Ee bal cashor ka soo sameey adoo swap samaynaayo gudaha trust wallet kuna samaynaayo usdt

  • @hassanalimohamed6019
    @hassanalimohamed6019 Місяць тому

    Binance 3 wallet pls

  • @user-bp4xo6hy8x
    @user-bp4xo6hy8x Місяць тому

    Ustaad maiisheegi kartaa sababta aan uiib sanaayo course ano kahelaayo cashirada inta muhiimka ah chanelkaga? Waa ii muhiim jwbta ustaas✌️

  • @khilaadi6965
    @khilaadi6965 Місяць тому

    Binance iyo coinbase

  • @Qaasim420
    @Qaasim420 Місяць тому

    Asc En
    Aniga ahaan waxaa ila fudud counex. Si f n ayaan u fahmay kaas, lkn midkanna waan baranaa.
    Waxaasa suaal iga ah kee baa ii fcn trust wallet iyo coinez

  • @tahliilmohamed2380
    @tahliilmohamed2380 Місяць тому

    Kick Waqti Nasii Ustaad Maalmaahan Kuma heeno

  • @abdiqanisaciid5280
    @abdiqanisaciid5280 Місяць тому

    Ad umah santahay ustata

  • @YasinAbdi-n1v
    @YasinAbdi-n1v Місяць тому +1

    Hadii uu iga tirtirmo trust walet sides ku socelinrna

    • @abdifatah_mustafa
      @abdifatah_mustafa Місяць тому +1

      Secret phrases kaaga micnaha 12 -erey meel amaan ah dhigo, dib hadaa u soo gasho ayagaa wax lagaa weydiinaa, kadibna waa kuu furmayaa, waa sida EVC, SAHAL, ZAAD pin-kiisa. 12-ka erey haday kaa dhumaan wallet kaas waa ku daayey, because waa DEX oo ah self custody, hantidaada iyo siraha furahaaga adigaa ilaashanaayo 🙏.

  • @Quusha4K
    @Quusha4K Місяць тому

    Hamster kombat lacagta ugu yar lagala baxo sida logala baxo tonkeepar sida logeeyo sida logala baxo waan sugaynaa

  • @Dunianalka_2020
    @Dunianalka_2020 Місяць тому

    Abdishakuur waxn la bilawdey markuu marayay 45k maantana wuxu marayaa 149k ilaa hadana wali lacag kama samayn online lkn 89% iskudaygaygaa badan incha ALLAAH wxn rajaynaya inaanan ku khasaarin dadaalkiisa😊

    • @Mohametabdi4
      @Mohametabdi4 Місяць тому

      Wuxu Ka Sheekaynayo dhaan Isagay Daan igu jirta Waax Yaabo Badan o Been ah Ayan Arkaya 5 Days Ayan Dawanaya Sida Crypto 100$ ka Yar ma Galin Kartid Iwm

    • @ShugriTahliil
      @ShugriTahliil 8 днів тому

      Ilaahey hakaa cafiyo wll jeebkaaga intuu yahay ayeey ku xirantahay hadaad low tahay waxaad ku billaabi kartaa 5$ marka waxaadan cilmi ulaheen haka hadlin adigaaba waxba ogeyne dadka jidka ha,ugalin lugooyada iska dhaaf sxb adiga wax soo baro Inshallah ​@Mohametabdi4

  • @Dhibka
    @Dhibka Місяць тому

    Ugaas trust wallet lacga an suqa la galaye sen oga noqda o an uasdt oga dhigta si an u sarift miqal ka so sameee

  • @liibaan-790
    @liibaan-790 Місяць тому

    Muuqaalkii Coinex hawada maad ka saartay?

  • @QaadirosacadCaabi
    @QaadirosacadCaabi 7 днів тому

    Ustaad xagaan ku qoraa yeel ama kala xadhiidhaa

  • @Maidacaddey
    @Maidacaddey Місяць тому +1

    Maxaa u deleted video crypto Somali passport wall😮

  • @Drxidiri
    @Drxidiri Місяць тому

    Eazybot hal muqaal kasoo samee Ustadi

  • @ilyaasofficial10
    @ilyaasofficial10 Місяць тому

    10m baad u qamta❤❤🎉

  • @abdishakuurmuhumed7445
    @abdishakuurmuhumed7445 Місяць тому +1

    Imikadan ban youtube ka baadhayey sidan u isticmali lahaa

    • @SHUAIB-AHMET
      @SHUAIB-AHMET Місяць тому +1

      Kusoo biir oo ku soo dhawoow ustaad Abdishakur

  • @abdullahiibra7620
    @abdullahiibra7620 Місяць тому

    Ustad casharkii sida cionex lo sameeysto mxa youtubeka uga saartay

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza Місяць тому +1

    ton keeper trust wallet ustaad maxay Kukala duwanyihin i confused 😕

    • @abdifatah_mustafa
      @abdifatah_mustafa Місяць тому

      2-daba waa wallets (boorsooyin) cryptadaada ku keydsatid, ku gadan kartid crypto kale, isaga iibin kartid,
      Ogow wallets weybadan yhn 2 daan ma aha midba meel, ama Coins gaar ah ayuu, Tonkeeper wuxuu aad ula falgalaa Coin-ka TON iyo tokens, Airdrops Telegram-ka, Trust wallet-na Binence ayaa leh wuxuu taagyeeraa BNB.

  • @RiTHWaNApTHuWaHaP-nz2ld
    @RiTHWaNApTHuWaHaP-nz2ld Місяць тому

    Waafi kasoo hadal ustaad

  • @akramzayid8742
    @akramzayid8742 Місяць тому

    Ustaad coinex sidee loogu tarde gareeya

  • @mouradtoto2473
    @mouradtoto2473 Місяць тому

    Asc ɓro paypal maa kaa shaqeenaya djibouti

  • @xudayfiabukar8719
    @xudayfiabukar8719 Місяць тому

    USTAAD WAXAA KASOO HASASHAA SIDA trust wallet TRADE LOOGU SAMEYO ADIGOO candle KUTADE GARENAYO SOODUUB

  • @NimcoXasan-y5y
    @NimcoXasan-y5y 16 днів тому

    Lambarkaga what's isoodir 😊

  • @JANADOONE
    @JANADOONE Місяць тому

    Asc Ustad Farst Puoints sidee loo isticmaalaa
    100 Points

  • @hamsemohamed6425
    @hamsemohamed6425 Місяць тому

    Sida loo trade gareeyo kasoo hadal ustaad

  • @abdirahmanismail6488
    @abdirahmanismail6488 День тому

    shaahshadadamadawga ka qaad

  • @MataanAliAli
    @MataanAliAli Місяць тому

    Asc engineer aad ban kugu mahadcelinayaa sida wanaagsan oo macluumaadka usoogudbinayso walal waxaan rabaa sigooniya inaan kulasoixariirro halkee kalasooxariira adogoomahadsan

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 Місяць тому

    Ustaad appkaan anaa isticmaali jiray wllhi binance baa ka fees yar oo ka fiican

  • @mohamedalifarah255
    @mohamedalifarah255 Місяць тому +1

    I'm the first one

  • @SOMCASHCODE
    @SOMCASHCODE Місяць тому

    binance is the best trusst wallet gas ka badan ayaan ku nacay

  • @mohamedbilleali4554
    @mohamedbilleali4554 Місяць тому

    Ustad binance kasoo hadal mida kale binance exchange iyo trust wallet maxay kala yihiin ma istukimid ba ama Binance ka exchange ley miyaa mise waa wallet ustadow ifahan sii ba kheer Allah hakusiye

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Місяць тому

      Binance waa cenetrelized exchange oo xogtadaa shirkada kuu xafidayso passport ayuunna ubahanyahay
      Trust walletka waa decentralized adaa la arbaa in xogtaada xafidato passport uma baahno sidaa aniga fahmakayga macalinka ka fahmay

  • @Tasmaking
    @Tasmaking Місяць тому

    Sxp appka Waafi Sidee Account Salam Bank Loogu dhex Furtaa Kasoo Hadal

  • @rahmarobleh5057
    @rahmarobleh5057 Місяць тому

    Ustaad hoos udhaca Bitcoin maad kaso hadashiid iyo faido iyo khasaro waxay ledahaye😢

  • @jaamacmaxamed6024
    @jaamacmaxamed6024 Місяць тому

    Marka uu qalobo sida laisaga gado nosodub ustad