👍👍👍ILAAHAY HA DHAWRO Abwaan JAAMAC KEDIYE waa ABWAANKA ABWAANADA waana ABWAANKA ugu QAALISAN HARTI waayo waa nin ilaashay Gobonimadii iyo karaamadii magaca Qaaliga ah ee HARTI oo aan hoos tegin laadna la dhacay NIJAASTA aan la mustawaha ahayn ee haddana doonay inay u Dawladeeyaan iyaga oo Saancadlihii raran jiray daliishanaya
@Muqtaar Cabdi Official 😂😂 Adeer maxaad tiri!?. bal DNA iska QAAD inaan Adeer ku ahaa suurtowdee😂 LAASKA ABWAAN jaamac kediye waa bartuu degan yahay ee maxaa ku haya Adeer😂😂
Illahay ha unaxariisto janadul fardoowsa allah ha geeyo amiin ya allah
Anoo caruur ah ayaan dhagaysan jirey gabayadiisa caafimaad, cibaado suuban iyo cimri dheer baan rabi kaaga baryay Abwaankeena Jaamac Kadiye.🇸🇱🇸🇴
Gghn
SSC khatumo GUUL IYO Gobaniimo ✅🇸🇴✔
Maashaa Allaah! Siinleey suuban oo ku saleysan xikmad ballaaran iga dheh . Rabbiyoow u naxariiso oo Jannaadii Firdowse minankiisa joogtada ah ka dhig , oo ehelkiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay samir iyo imaan ka sii , oo mid sidiisoo kale ama sii abwaansan inoogu beddel.
Alaha unaxariisto abwaan jaamac kadiye asagaba waa lamid abwaanada geesiyada somali kii dilaaba waa shabaabkkl
Ilaahay haw naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye Aamiin Aamiin yaarabi from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
JAMAC KEDiYE ABWANKii
Keeska. Afrika. RABi hu naxriisto. Aamiin. Aamiin
Ilahay ha umaxariisto oo janadiisa ha ka waraabiyo
Maanta isagaa xaq daro lagu dilaye, Allaha u naxariisto
Ilaaahayoow ku unaxariso aamiin aamiin mansha alaah walaaloow ku unaxariso aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Jaamac Kadiye Waa gabayaa hal abuur leh. Talanted peotry....Maasha-allah.
Intay dileen ayey haddana ilmada yaxaaska daadinayaan,reer sool innaga cilmi badan.😢😢😢😢😢😢
Allow ku xifdi jamac kadiye we love you hada nahay umada somaliyeed siiba anoo ah shadia somaali puntlander Allah darti ku jeclahy 💕💕💕💕💕👏👏👏👏
Inalilaahi wa ina ilayhi raajicuun wll maaanTa wuu inaga hooseya ducu inooga baahan yhy 😭🤌
One of most respect poet composers of Somali nation for his excellence Jamac Kadie,he is realy nationalist.
Allla ha unaxariisto abwaan io awliyo ilaah jaamac kadiye kuwa nijaasta hadday dhowaato ama fogaataba wxa ballana inay jazadooda arkaan
Mansh Aalllhà Abtigeey Allle haku daayo Abti igu qaaliya
Abwaan jaamac kadiye ilahy cimriga haku barakeyo wuxu ka mid yahy ragi dhidibada utaagey wxa maanta lagu naaloonayo wa puntlandtaa weyn ilahy ba mahad leh
Alle how Naxaristo
M.a awoowe cimri dher iyo cibaado suuban❤️💞
Abwaan jamac kadiYe manzha allaah
Darwiish nool adeer jamac kediye cimri dheer iyo caafimaad qab baan ku rejayn wanku faraxsanahy inaan halkan kaa daawado anoo di live ah kuu arkay weliba aad iigu liiqaysay qayb kamida gabayadaada
Waa aftahan wayn alaha barakeeyo Abwaan Jama Kadiye.
ilaahay hawa naxariista ❤❤❤❤❤❤JAMAc kediya❤
👍👍👍ILAAHAY HA DHAWRO Abwaan JAAMAC KEDIYE waa ABWAANKA ABWAANADA waana ABWAANKA ugu QAALISAN HARTI waayo waa nin ilaashay Gobonimadii iyo karaamadii magaca Qaaliga ah ee HARTI oo aan hoos tegin laadna la dhacay NIJAASTA aan la mustawaha ahayn ee haddana doonay inay u Dawladeeyaan iyaga oo Saancadlihii raran jiray daliishanaya
@Muqtaar Cabdi Official 😂😂 Adeer maxaad tiri!?. bal DNA iska QAAD inaan Adeer ku ahaa suurtowdee😂 LAASKA ABWAAN jaamac kediye waa bartuu degan yahay ee maxaa ku haya Adeer😂😂
@Muqtaar Cabdi Official Dhulbahante & Dhabayaco iyagaa iska kaa xiga Adeer ee ka carar meesha🏃
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha alah abwaane
Masha allh awoowe jama kadiye
Waa abwamd faro kutirska ah ee Somalia kunool hda
Mashalah waa ab,waan qiimo iyo xikmad,leh oo soomaaliyeed
Love you awowe mcn alle janadii hakugeeyo
Allah unaxaristo Somali way u agontowday
ilaahow kuu naxariisto 😢😢
Allo ku dhowr ilaahy amarkii jamac kadiye ❤❤❣❣♥️
Alle abwaanka ha u naxariisto
M.a abwan wadaniya allow cimri dheer Cibada suban io cafimad siii
Shareey poy Allaahuma Aamiin Wllo
Ilahow somali mida nagusoor iyo iman sugan amindhaha
Asc maashaa allaah illaahayoow. Barakee waa abwaan sax. Ah
Allaha unaxariisto Jaamac kedye
Mansha allaah alle cimriga hakuu barakeyo abwan jamac kadiye cilmi
Sagal cali Allaahuma Aamiin Wllo
Xaarami xaaraami dhalay ifka aakhiro meelkumaleh diraadiraaluhu sixun usheeg sixir kadaran
Awliyo indheer garad ah baatahay abwaan e Ilaahay haku xafido cimridheer Iyo caafimaad Baan kuu rejaynayaaa
Alahaunaxariisto Abwaanjaamackadiye
Ala hau naxariisto intii dhimaty adna cimriga hakuu dheereeyo
Alle ha u naxariisto awoowe jannadiisa ha kugu casuumo .
Allaha unaxariisto marxuumka
Waxaa naga baxay gabyaa way oo ruug caadaa ahaa waayo arag
Abwaan jaamaca kadiye wlhi waa wadani❤❤❤❤
Mansha Allah tabarakalah awoowe jamac kadiya cilmi
Alle ha u naxariisto
Aamin ilahay ha unaxariisto intoodi dhimatey
Alle hku naxariisto abwaan
M.a
Abwaan qaran
Jama kediye
Alaah naxariistii jano hasiiyo
1/8/2024 saaka baan dib u daawnaya abwana kadiye geeridiisi ka dib alle yrxm🥹🥹
@@nadiiracarab8030 Alle ha unaxariisto, maalin ka hor baa buuggiisii lasoo bandhigay.
Jaamac kadiye darwiish dhaba
Abwaan jama kadiye jir o jog
Maansha allaaah abwan qaaliya
Abti mcn cimri dheer iyo cipaado suuban ban alllh kaga baryay
ALLAW CAAFIMAADKA & CIMBIREE SII AAMIIN
Alh how naxariisto
Great one
abwaan jamac kadiye alle haku xafido
Abwaankii qarniga
Allah u naxariisto
Waaaaaw
Jaamac kadiye abwaan somaliyeed
Waaaw
dawlada barakaysan ee puntlan
Illahay hawnaxaristo yaa allah oo samir nagasdjjjjjjjjjkjjjjjjjjjj
Kkkkkk abwaan masha.allaah
Waxaa xaqiiq in uutooktay taymanta marayso ee waxajira oo run ah weye ee runta qof kii shega iyo kii wax garaya iyo run sheeg lama rabo
waa inuu magaca somali ihi kula sarreeyaa
Allah hadayo Abwan jamac
Dayax Shariif Maxamed Allaahuma Aamiin Wllo
maansha allah adeer allaw caafimaad iyo cimri dheersiiii
Allhnaxa risitiijano
hakawaraabiyo
Wadani abwaan jaamac kadiye
Alow kunaxariiso
Somalinnimu kubilabay somali nimuna kudhameyay true nationalist waaye
Alle hau naxariisto abwaanki qiimaha badna hadalkiisa waxa itaabtan sideed baarqaba oo geelu kujiro oo Wada saantay micnaha saxda ah inkasto laigu dhaamo hadana waxan ufahmay intey Gaalo gobol gobol iyo qabiil no kala qeybiyeen in midkasta goonidiisa lo sahansado sida carabta duleysan ee israil kudaba feylsan
Wankaygaa macasha wayn masruuf ban moodayaa waa hadal sarbeeb ah wanka macasha wayn waa dani
Kkkk wxgrad
Ya salam waku tufay sideeda madax wayne isgarab yacaya
Adeero guul
War Jaamac Kediye ma balaayadii maamul goboleedka lagu sheegay bay qaadsiiyeen
2020 yaa iladawnayaa
Magtiisiina sow isla reerkoodii uun ma kala qaadan nimankii Gala dagaalku u soo diray
Abti qaaaali jamaac kadiye ilhaw cimriga ku barkee
Kediye
Abtiyo
Dhabayacadii cadaamada ayuu ku dilay lkn ma fahmayaan
@Falis A xagee joogta wll q
Dhabayoco tashataye maxaatari ma afbaad wax kaga jari ma ilbaad wax kaga goyn... Dantaada yay kaa habsaamin
Soomaali oo dhan buu abwaanku ka hadlayaa, reer gaara kama hadlayo
Maanshaallah ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo
Sharciga aad sheegtay in lahelo waa kii hire loogu halaagmay ee kitaabka ugu yeedh in laysku xukumo
Somalia yaaa wax maqashii karo duq nin guurshay daal kama baxaya doqon nin waanshaa oraa loo dhahay
M.a
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Muuse bixi ayaa xaqdaro kudile, wuuse eede
Saed Hassan Du’ale
Duqon waashay
Kkkkkkkkkkkkkkk