Darood waa dad wada dhashay wixi gaf ee dhacay halaga heeshiyo hana la is cafiyo ileen maanta waad aragtaan cadawgiina sidu isku kaashanayo sida la ino dhibaateeyo ❤
Wardheer will become Dubai. Imagine when all the Ethiopians beyond wardheer in Oromia and amhara region come to Wardheer for all their imports. Much closer than Berbera and highly taxed Djibouti port imports. The hwy from Garacad to the border is already under construction. However, now the construction will become top priority in Puntland and Puntlanders in diaspora.
Ilhy ba nasri no furay 100ayan dulmanahay dadkeynu dowlad eeyna rali ka aheyn ku hos jireyn ilhow dowlad aan rali ka nahay nasii ya raxman from jigjiga
Shalay wuu nagu diganaye oo puntland wa naag duday bu nagu sheegaye maanta wakas na leef leefaya lkn rer puntland hada nhy cidii na amaanta iyo cidii nacaysa wa isku kaaya mid
Waa in la dhisa Hwy logu magac daro Wiil Waal oo mara dhulka D5 oo dhaan hadii an iska guurno $ 10 dollar each waxaan ku dhisena isku taashi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dadka iyo Xukuumadda Somaliland waxay ku bulaaleen ganacsiga ay la lahaayeen DDS, weyna ku ballan fureen. Si miyirku ugu soo noqdo waa in la joojiyo ganacsiga Wajaale.
Ariinkan° Waa laga so dahay Balse dawa qawasha ayay ledahay idorka waxay ku kibreen waa daqalaha Oogu badan DDS kaso qaalayey hadase taas badalkedaa waxa farxad ah in daqalaha idoorka ku bixi laha in walalaheyna reer puntald io DDS kawada faidan Darood way tashaden wa'biillahi Towfiiq, Deal Done✅️
Haalaa midaayo dhaqaalaha darood inshlhaa ❤
Puntaland guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rer puntland hadaanahy waan soodhawayn nanaaa walalhayo
Wlahi inadeer gaariga waa free mie cusub na waakusineynaa
Ogaden doqomo qiil ma leh awalba isaaq a ka caqli badiyay hada ha isku Halen wa dad amxaro ka Amar qata ogaden
Maanshallaah, siyaasiinta Reer pudlandnow, pudland waxay Ahayd in ay noqoto xarun siyaasiyeed oo darood? Guuul Guuul iyo gobonimo reer pudland iyo ismaamulka somaalida aamiin yaarabi
Reer Puntland Alloow Barakee oo Balaayo KadhaawR Cadowgeedana CiiL UdiL Aamiiiiiiiiiiin Yaarabi
Cagjar laftiisu ganacsiga ha fududeeyo
Masha Allah, Puntland 4 Ever,
Asc afkadho waxan Nahay. Putland waa dolada waan king of shanta somaliyed boowe 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abtiyaday 🥰 D5❤❤❤
Haa abti setahay
@Hasuni675 alhamdulillah abtiyo
@@Hasuni675 . Soo dhawoow abti macaan .
@@rashkaarow45 thank you abti 🫡😍😍😍😍😍👑🫂🥰
Abti hoyo Somali Baba Yemen miyaa mansha allah
Waa laisku khasbay daarood inuu mid noqdo waa mahad illaah
Nacam iyaga iskaya baraay ilah baa mahada leh
Viva puntland +dds
DAROOOD Dhulka Somalia Half ayey dagan
Masha allah weliba dib dambe yaan loogu noqon waayo argagixisada Soomaalidiidka ah ee dalkeena ku duushay cashuurta iyo dhaqaalaha laga sameeyo hadana yado shacabkreni reer Laascaanood xasuuqay hadana argagixisada SNM ku duushay deegaankeena Soomaalida guul guud ahaan dawladayada D5❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alhamdulilah rabil caalmin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc hasaawe been iyo hadal maligii galey ayaadisugu sheekeyneysaan Dani wadooyin aymaraan baaabuurta ogaadeen maisaagaa sameyn kara
Waa hiilwalaal puntland samaysay intaas ayaaba qac ugu filan muuse juudaan oo abaabulay dagaalkii DDS
Welcome walalayal
😂😂😂😂😂😂
Ma nooli kkkkkkk kuwani walee waa fariido❤❤❤❤
Darood waa dad wada dhashay wixi gaf ee dhacay halaga heeshiyo hana la is cafiyo ileen maanta waad aragtaan cadawgiina sidu isku kaashanayo sida la ino dhibaateeyo ❤
D5 WAA LOO BAAHAN YAHEY EE IYAGU CID UMA BAAHNA, ILAHEY WAA CIDA KALIYE DHUL BAXADWEYN BADA CAD IYO BADA HINDIA, BUURAHA IYO DOOXOOYINBA LEH. DEKADAH IYO GAROONADA. IYAGA ISLUGOOYE MOOYE HADEY MIDOOBI LAHAYEN SOMALINA WEY XASILI LAHEYD.
waa fikrad aad u fiican c afakaadho kusoco wixii khalad hore u dhacay halasaxo
Wardheer will become Dubai. Imagine when all the Ethiopians beyond wardheer in Oromia and amhara region come to Wardheer for all their imports. Much closer than Berbera and highly taxed Djibouti port imports.
The hwy from Garacad to the border is already under construction. However, now the construction will become top priority in Puntland and Puntlanders in diaspora.
Ilhy ba nasri no furay 100ayan dulmanahay dadkeynu dowlad eeyna rali ka aheyn ku hos jireyn ilhow dowlad aan rali ka nahay nasii ya raxman from jigjiga
Siil weyn walina waa lugu wasay
@@GoojeCadeGoojacade Waa idoor liqa. Inaad wali magacii wadato was kuugu ceeb idooor Dabacayuun 😂
Manshaalaah D5 cadowgiina snm ayaa dajineysaan oo adunka niigu neceb yihin hadad manta aragten dhaca.boolka iyo dil ay nii geysteen..puntland state iyo dowlad deganka alaha barakeryo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Ogadonow supports you brothers & sisters in puntland as they stand you hard time & literally taxes free all you goods ❤
Guul iyo gobannimo PL & DDS ❤
Garacad wardheer waxay ujirtaa 420km
What is the distance b/w wardher and jigjiga? Is is about 300km?
The good part D5 all has borders and peace because people are one so let’s eat our bread together 💕💕💕
Lies!! Wardheer is close to Mudug!!
@@fowsiyaMohamoud Absolutely!! Lacagteena aan isku ce ceshano annaga ❤❤
Daarodow isku tashada fadlan Alle inmuu duleyn ee adinka hays dulleynina plz
Insha Allah D5 indhahoda ayaa furmay
@fowsiyaMohamoud thenkes fowsiya mohamed.dadka waxay raban bararujin iyo wacyigelin
Masha Allah canshuurta soo galida iyo taarikada free masha allah jigjiga to garacad
Waxaa intaa dheer canshuur dhimis dekeda ah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul guul guul insha Allah will ✅️ 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Doowlada Puntland Allaha u barakeeyo Doowladnimada, Amaanka iyo Xushmada.
❤❤❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤
Masha Allaah laa quwatta illaa Billaah.
Manshaa Allah ❤❤❤❤
Masha Allah jigjiga dhagaxbuur wardheer galaadi galkacyo garacad masha Allah wardheer ilaa garacad wadadu waa jaay laami halaga dhigo masha allah
Guul guul fadhiga qarashkiisa intee ku soodiraa abtiyaal
Shalay wuu nagu diganaye oo puntland wa naag duday bu nagu sheegaye maanta wakas na leef leefaya lkn rer puntland hada nhy cidii na amaanta iyo cidii nacaysa wa isku kaaya mid
😂😂😂
Alaa gacanta idoor kusababay in dakadii barbara laga sooguuro idoorbaa dhulkiisii dadka kudhacay isna waa laga guuray ee dhaano kadhan idooraw ❤❤❤❤
Puntland aadbay ugu mahad sanyihiin arinkaasi aysamay say. Dds igaguna wa inay dhinacoida wanajiyaan. Wana rajenaya inshallah
Waa in la dhisa Hwy logu magac daro Wiil Waal oo mara dhulka D5 oo dhaan hadii an iska guurno $ 10 dollar each waxaan ku dhisena isku taashi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dhalasha ayaa ka dhaxaysa DdS iyo Puntland.
Waa run walahi aduunka meel ay kadhacdaa majiro
120km wardher iyo galladi
40km galladdi iyo tuurdbi
Soo dhawada, garacad gacmo furan ba lagu soo dhaweyneya.
GUUL PUNTLAND GOBONIMO ❤❤
Idoor dhaqaalaha Ogadeenya bey ku noolaayeen.
No worries for parking in Garacad port, admonition is modern, and no plate change needed.
Darood is constructive 🎉🎉🎉🎉❤.
Daarood waa in uu israaco oo uu Absame xeebaha Puntland soo dego. Inta Eyl iyo Garacad u dhaxaysa waa in ay Absame xirtaan
Masha Allah wafursad fican❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙
Intee bari loo kala socon marka ❤
Sax Daarood aduunkaba isagaa xukumilahaa haduu sida bini,adamka ufekero oo isku xirnaado
Agah kaluunkii waa ilowday
madaxwayne mustafe maxamed cumar dhagax dhigiina wuu joogey xarig jarliina wuu joogey wayna cadayd inuu ku xisaabtamayo
VIVA DAADROOD ISMAACIIL GUUUUUL HARTI VIVA KHAATUMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gariga free ba lagugu siin og landheraya dekedana wa free
Targadii iyo canshurahii jidadka ayay ka daayeen taargadoodii ay gaadiidka udiwaangaliyeen
Waa rag weriyeyaashan oo aftahan ah
Welcome all the DDS Somalis and Oromo brothers and sisters!!!! Kusoodhawaadda Dhul Udug Puntland Oo Ah Meel Aan Cadiifad Iyo Qabyaaladd Laga Aqoon. Kusoodhawaadda Meel La Idinka Jecelyahay!! Waanu Sookala Daahnay Sookala Raagnay Imo Adeerayaal. ❤❤❤❤
Dowlad deegaanka hafuddyso wardheer tuurtibi garacad iskuxirma
😂😂😂. Guul eebow nacaf nona naxarisa .❤
Dakada Qalalan ee Wardheer iyo Suuqa Weyn ee Wardheer Hambalyo❤❤❤
D5 guuuul
Reer Puntland weligoodba Somaali ayay marjac u ahaayeen maantana Darood ayay marjac u noqdeen! Talaabo tolnimo leh ayay qaadeen, maasha Alaah xoolaha reer kililka canshuurta, reer puntland ayaaba xaq u leh, iyana jidgooyadii dhexda oo dhan ayaa laga daayey oo Iidoorku ka qaadayey ee cadawtinimada ahayd!
Aad Iyo Aad!! ❤❤
Puntland waxay muujisay hiil walaalnimo oo aad u sareeya waana mid lagu yiqiinay waxaana lagama maarmaan in Puntland iyo DDS ay iska kaashadaan dhismaha wadooyinka si isku socodka ganacsiga loo fududeeyo
Kkkkkk Adeer joojiya faardaca Anigu Waxaan Sugayaa Arafada Insha Allah Adoo la ordaaya Adhi Ayaan Arki donaa Insha Allah Waxaan karaysanaynaa Marti aan dhamaataynin iyo Tagfi dharkiina kabuuxda
Idiima baahnin
Is adkee ari laheene
@saynabdaye7382 adigu is adkee Adigu
@Avocado, seek special tax exemption for your car. The Puntland treasury will consider your request 😂
Ogaadeeniyaay kubaashal from dirirdhawo to reescaseer
Abtigay Said Deni wuxuu fahmey dagaalka somalida degaankooda lagu qaadey in uu yahay irirsamaaleysi irir samaale ayaa qasaayaa muse geele iyo xasan in ay howshaan wadaan wuxuu Fahmaey sheekadaani waa hooleysim hooley iyo asxaabtiisa baa kadanbeeya aniga tuhunkaasi waa igu jirey
Reer puntlandow soo dhaweye walalahiin
Dowlada somalida Ethiopia welcome puntland tuurdibi wardheer waa fast
kablalax inad idinka is cishan moye allah idima cilo
Dhaqaalaha ay hubka ugu gataan dhulbante waxay ka helaan ogadenya
Puntland iyo DDS waa dad wada dhalasho ka dhaxeeya.
Guul iyo Gobanimo.
Wardheer iyo tuurdibi waa 160km
Maashallah
Guul daarood
Lakin Cid Aan Somali Eheen Yaa fasax lasiinin only Dowlada deeganka Somalida Free utahay❤❤❤
Haaheey iidoor salfududaa 4.5 iyagoo ah bay daandansi iyo mirqaan qaldan gashtaan😂
Gaariga. Free wale
Boowe Sodhawaada
Welcome ilma adeerayaal 🙏
Dadka iyo Xukuumadda Somaliland waxay ku bulaaleen ganacsiga ay la lahaayeen DDS, weyna ku ballan fureen.
Si miyirku ugu soo noqdo waa in la joojiyo ganacsiga Wajaale.
Oo miyir soonoqo shadoodda ama miyir la’aantoodda maxaa naga galay? Kililka shanaad Waa waregay Garacad buuna forever uguuray.
Rer meel walba dekado kuleh badda somalia 80% unuka leh,idor waxba namad yelin ,balse adiga albab isku xidhay,2bada shacab wa one familly!#
Gaariga soo doono.
Aleylehe cagjar iyo deni ha iskaashadaan oo jidka jaay haku shubaan si aan gawaaridu dhiiqada ugelin
Alhamdulilahrabil caalmin
Tolkay isaaq si caadi ahbu u waashay wlhi e u duceeya nio anuu caadaan ugu khal khalaye ha u qabanina soomaliyay waalidaas inta ilaahay qalbi saliim ah siinayo , meesha qof reer woqooyi ah lagu arko haloo duceeyo wax baa sudhane
Wardheer dakad bay noqotay walahi
Viva daarood
Kablalax puntland kaftan
Qaadkana waan xidhaynaa
❤❤❤❤❤❤
DDS IYO PUNTLAND WAA-INEY WARDHEER KADHISAAN (DRY PORT ASAP) SIDA UGU DHAKHSOBADAN. DOWLADA DDS WAXAAN UGUBAAQAYAA INEY KASAMEYS’TAAN GARACAD ZON AAD UBALAARAN OO LOOGUTALAGALO GAADIIDKA IYO WAREHOUSES BADEECADAHA IYO ZON XOOLAHA.
Bisiq Sarmaan
Awaalbaa qaalaad ayaa idoor in laalaa maacaamiilo
Ariinkan° Waa laga so dahay Balse dawa qawasha ayay ledahay idorka waxay ku kibreen waa daqalaha Oogu badan DDS kaso qaalayey hadase taas badalkedaa waxa farxad ah in daqalaha idoorka ku bixi laha in walalaheyna reer puntald io DDS kawada faidan Darood way tashaden wa'biillahi Towfiiq, Deal Done✅️
Sxb dadkani dakaddan baa awalba lahayd ee markii horta wax si idinka ahaayeen. Nin dadka kuugu neceb oo Abagadha ah inaad lacagtiinna siisaan markii horeba waa ku qaldanayd
asc ALLAAH baakumahadsan obalaadhiyay bada Barbarana kusokobin
OG indhaha fura dakadiina Ka shaqeeta tilmaamta aan Ka helay😂😂😂
😂😂😂 free gurigada
Waaba warfadleh