SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • www.bartamaha.com

КОМЕНТАРІ • 576

  • @Caashotup
    @Caashotup Місяць тому +6

    M.a intii la dawatey 2024 sheka Dan

  • @afbawaaqo1803
    @afbawaaqo1803 4 роки тому +142

    Maasha allah 2020 intii ila daawanaysa Like ha ila dhaafin

  • @saidnourmohamoud3544
    @saidnourmohamoud3544 2 роки тому +62

    Ma jiraa qof ila dawanaya wali Sheekadda Hurre walan walan march 2022🥰

  • @dvmmohammedsaid3787
    @dvmmohammedsaid3787 5 років тому +43

    Fadlan haddaad nooshahay 2020 ilasoo xidhiidh

  • @thanksyeah643
    @thanksyeah643 5 років тому +60

    Dhulbahnte iyo habar jeclo one love ❤️

  • @libaaxsomaliyeed8862
    @libaaxsomaliyeed8862 5 років тому +106

    Masha Allah hadaad daawanaysid 2019 like dheh

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 років тому +42

    Ala dhulbahante tarikhbadna canbaro cismaan Nolow mnsha allah xata hablahoda ba wada abwanin o rga lagu tirya👏👏❤❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +22

    *Habar jeclo iyo Dhulbahante abtiyaashay iyo adeeraday dhiiga iyo dhuuxa 😍*

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +3

      Meel Walba Xariiq-qaaga Ku Yaala Cawooy😅

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      @@lamajofficial2446 Saaas Mia 😅

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +1

      @@dailyxiin Haa Isku Choose Nahayo Waxan Daawado Ayunba Daawata Ana Comment Ma Daayo Adna Qoralkaaga Ma waayo😅😅😅

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 роки тому

      @@lamajofficial2446 😂 😂

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 роки тому +78

    2020ka hadii aad dawanyso like saar

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 роки тому +1

      Subscribe fadlan isaar wll

  • @bursalahmediaproductionbmp709
    @bursalahmediaproductionbmp709 5 років тому +206

    fadlan hadii aad daawaneyso 2019 like dheh

  • @beegsifouad
    @beegsifouad 2 роки тому +3

    يا سلام اهلا وسهلا بكم، احسن من ما يدرسونا في المدارس والجامعات والمعاهد العليا،

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige 3 роки тому +26

    2007 ayey familygaygu dhagaysan jireen balse wakhtigaa saamayn iimay samaynayn.
    Balse iminka aniga ayaa soo raadiyeyba
    04-July-2021

  • @abdisamed1dariiqo
    @abdisamed1dariiqo 5 років тому +46

    after 9yrs ayaan markii labaad dawaanayaa , if u are same "like"

    • @ahmedcabdi4693
      @ahmedcabdi4693 5 років тому

      Anigaba sagaal sano kadib ayaan daawanayaa.

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 6 років тому +20

    Cambaro Nuux taariikhi dahabi ah baad dhigtay👍👏🏽👌🏼 Record aan la jeebin karin baad dhigtay🏆🥇...

    • @khadramahd3567
      @khadramahd3567 2 роки тому

      Mansha Allah abwaan canbaro nuux I haye cimiriga hakuu dheereeYo

  • @faankawiilka4297
    @faankawiilka4297 8 років тому +71

    wa wax lagufarxo laguna faano dhaqankeena canbaro iyo hure cimri dheer iyo cafimad akhirana jannatul frdwsa

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 4 роки тому +12

    Habar Jeclo iyo Dhulbahante dhinac kasta waa ka walaalo

  • @zaca795
    @zaca795 10 років тому +14

    First Somalia UA-cam clip I've seen with an Ad....

  • @zakijimcaale2955
    @zakijimcaale2955 8 місяців тому +2

    14 sano kadib 2024 oo malmo dhimn ma cidbaa wali daawaneyso
    Tan kale hurre waxuu dhinty malma ka hor allaha u naxariisto u duceeya

  • @wiilwaal4491
    @wiilwaal4491 4 роки тому +20

    Waa adiga comment raadiska sxbow hada kun kaliya baa ka dhiman million veiews ee like igu saacid

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 років тому +11

    Markii ugu horaysay ee an maqlo waxay ahayd 2001 mar aan joogay Ethiopia 🇪🇹 imikana wn daawadaa 2019

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 2 роки тому +6

    MashaAllah allow dhaqan kayaga nooda 🥰
    love this so many times ayan dhegeystay 🥲 viva HJ jeclo dhulbahantena meel nagama jiro 🥰🥰😍😍😍😍

  • @MohamedIsmail-ti6ss
    @MohamedIsmail-ti6ss 3 роки тому +4

    Alla cajiibsanaa murtidu, 2021 yaa dhagaysanaya !!

  • @MESUT188
    @MESUT188 3 роки тому +9

    Ayeeyo canbaro cimri dheer Iyo cibaado suuban❤❤

  • @AziaMohamed
    @AziaMohamed 4 роки тому +6

    2020k hadi aad ila dawasnso ilke isaar

  • @xafsahani5226
    @xafsahani5226 3 роки тому +2

    2021 intii daawaanaysa is muujiya

  • @REALLIFE724
    @REALLIFE724 4 роки тому +10

    Markii iigu horaysay waxay ahayd 2005 Ano jooga Miyi Ciyaalbaan ahaa laakiin Xiiso Gooniya ayay ii lahayd ilaa hadana waan Dhagaystaaa

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 11 років тому +27

    waa sheeko aad u macaan qiso qurux badana xambaarsan hadana ruux ka sheekeynteeda ku fiicana uu ku fara yareystay ani ahaan aadbaan kaga helay suugaanteena macaana aadban u jeclahay

  • @mohamednadaloyaasiin4447
    @mohamednadaloyaasiin4447 5 років тому +7

    Waxaan daawanayaa 15/sep / 2019
    Hure iyo cambaro ilaahay if iyo aakhiraba ha barakeeyo 🤲❤

  • @ahmedabdi6888
    @ahmedabdi6888 6 місяців тому +1

    2007 ban maqali jiray hure iyo canbaroh wakhti fog

  • @abdulfatahshariifsharfane1986
    @abdulfatahshariifsharfane1986 2 роки тому +2

    2021 waan kusalaamay hadaad daawaneyso nabad iyo naxariis korgaaga ha ahaato

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 4 роки тому +17

    inta yaraantoodi dhegeysan jirtay ee xasuus hore dib ugala like iigu dhacsiiya

  • @DekaHashiHassan
    @DekaHashiHassan 3 роки тому +3

    2021 baan iigu horraysa.😁 macallinkayga dugsiga nooga shekeyay sidas uso raadsaday hadda.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +3

    Sheeko cajiib ah weeye.
    Siduu u sharaxin Abwaanku baa kasii daran👏

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 5 років тому +44

    Kama dhergoba hestn yaa dawanyo 2019

  • @eidmohamed316
    @eidmohamed316 2 роки тому +3

    ilaahay caafimaadtaama haku siiyo abwaanad Canbaro waligay gabadh kasuugan dhaadhisan mana maqal mana ku hayo suuganta cajiib wxan dawanaya 8/26/2022

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 10 місяців тому +1

    8/Nov/2023 yaa ilaa hada ila jecel sheekada hure❤️🥰

  • @haduuman2007
    @haduuman2007 15 років тому +39

    Thanks Olol for your posting this nice traditional Video. I remember when i was a kid in Haduuman City.

    • @germanytoday4245
      @germanytoday4245 6 років тому +3

      Haduuman Abdi haduuman xagay ku taal sxb

    • @Ahmeto536
      @Ahmeto536 5 років тому +1

      9 years ago

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 роки тому +1

      Haduuman Abdi baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma axmed baa ader ma

    • @gdhdhdhc931
      @gdhdhdhc931 2 роки тому

      @@mohamednoor5098 s
      Dols..da
      Cand

    • @Khatinguhaad4880
      @Khatinguhaad4880 2 роки тому +1

      @@germanytoday4245 ¹

  • @mohamedfarhaan8036
    @mohamedfarhaan8036 2 роки тому +1

    25.4.2022
    Ramaadan 24
    Maalin:isniin
    Ya ila daawanaya 2022

  • @garaadkasomaliweyn7812
    @garaadkasomaliweyn7812 6 років тому +28

    Woow meesha waxa isku helay dad qaali ah abtiyaashay iyo reer abahay
    Nin nasiib leh aya ka dhasha habar jeclo vs dhulbahante

  • @aragsanilwaadqurux1077
    @aragsanilwaadqurux1077 7 років тому +26

    maaanshalah eedo cambaro walee taaariikh baad dhigtay gabdhaha somaliyeed geesimadooda iyo kartidoooda baad soo bandhigtay anoo magaca reer buuhoodle ku hadlaya hurre iyo cambaro waa ilma abti ee iskadaaya mashquulka anaga iskiiin xignee

  • @salebanciise2654
    @salebanciise2654 5 років тому +31

    Love this interview very interesting

  • @Qurankaiyomucjisojinka
    @Qurankaiyomucjisojinka 9 місяців тому +1

    15/12/2023 maanta ayuu geeriyooday abaawan hurre walanwale 😢 aan uwada ducayno😢

  • @farhiyaali7669
    @farhiyaali7669 8 років тому +18

    maasha allah waa xigmad cajiiba hure walan wal iyo cambaro

  • @soomane5828
    @soomane5828 4 роки тому +3

    2020/04/13 intaan ka xiisa dhicin ☝️☝️

  • @miskiabdallamiskiabdalla445
    @miskiabdallamiskiabdalla445 4 роки тому +5

    Ayeeyaday canbaro cimriga allah hakuu parakeeyo
    Aakhirana jannatul fardawsa kuu waydiiyy rappi

  • @maxamedalta1817
    @maxamedalta1817 3 роки тому +1

    2021 hadad dawatY LiKe dhe

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 6 років тому +31

    2018 August I'm still listening this poem

  • @naemaosman1422
    @naemaosman1422 4 роки тому +5

    10 sano kadib yaa daawanaya inta iga danbaysa nabiga ku saliya adoon soo gaabin yaanu shaydaanku kuu diidin

  • @hamzaosman3205
    @hamzaosman3205 8 років тому +13

    maasha Allah waa dhaqan aad u qurux badan misena xikmad iyo murti ku dhisan iyo dhaqan wanaag

  • @ZiciidYamani-dt1os
    @ZiciidYamani-dt1os Рік тому

    Majiraa qof ila daawanaya silsilada hurre iyo canbaro 2023

  • @AsiyaAB7416
    @AsiyaAB7416 11 місяців тому +1

    Yaa dawanaya 2023😢

  • @dafnwagers5737
    @dafnwagers5737 4 роки тому +11

    Markii igu horeysay waxan dhakeystay 2010 markale 2017 markale 2019 markale caawa ey taariqdu tahay /7/3/2020

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 3 роки тому

      Waxa iigu horay 2007 iyadaa cajilad iyo radio ku jirta.

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 6 років тому +7

    Cajiib gole kafuul sheeko qurux badan oo dhaqankeenii lagu jaan gooyey maangaabku qabiil iyo qof jecli ayaa jiita lkn cambaro iyo hurre kaftan dhaanto ayaa dhexmartay

  • @abdirahimhajjiapdi9815
    @abdirahimhajjiapdi9815 4 роки тому +4

    Iam still watching feb in 2020

    • @abdiaziz3333
      @abdiaziz3333 3 роки тому

      And I'm still watching 05 10 2020 Octber.

  • @adamsgroup1709
    @adamsgroup1709 2 роки тому +3

    Dhulbahantenimo✌✌✌✋✋✋🤲🤲

    • @fardus5305
      @fardus5305 2 роки тому

      Anigaa barked ah ya salaam

  • @umulkhayrxaji1946
    @umulkhayrxaji1946 5 років тому +3

    Masha allah yusuf waa aftaham wllhi waa mirti qimo badan canbaro iy hure alle cimriga haydin barakeyo masha allah dad waka manta inanta 17 jirka ahi ilmo yar ayay iska dhigta masha allah canbaro

    • @mohamoudahmed2714
      @mohamoudahmed2714 4 роки тому

      Lkn wlhy aad ayaan uga xumahay ninkaan odayga ah ee Reer jabuuti waxa isugeeyey.

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 2 роки тому +6

    runtiii qabiilada somaliyeed iskuma aha siday iskuyihiiin dhulbahante iyo habar jeclo waana wiil iyo abtigiii gabadh iyo abtigeeeed waana labada reer eeeee sida ceeshka iyo milixda isku dhex galay dhib iyo dheefna wada qaybsada

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 роки тому

      Waa berigii hore hadda lkn dadkii waxaa isku diray siyaasad iyo maamulada jira.

    • @nabadoonahmed5124
      @nabadoonahmed5124 2 роки тому

      aaaaad iyo aaaad sidaaas ay tahay dadkiii hore dhaxal bay noooo reeeeben balse dadkiii kudayan lahaaaa meeeye

    • @muniich1944
      @muniich1944 Рік тому

      Labadaba waa idhaleeen😊❤waa barigii hore lkn hdeer wax badn baa isku dhawaanshihi iska badalay oo siyaasad iyo qurun buu dadkii dhex galay😢

    • @nabadoonahmed5124
      @nabadoonahmed5124 Рік тому

      ​@@muniich1944 hada haaaaasaawiihii wax badan baaa iskabadaly runtiii marka laga yimaado qabyaalada iyo siyaaasad xumada dadkeeena haysa waxaaaa wanaaagsan is dhexgal iyo haasaawe looodoonto marba meeshaaad gabadh ku ogtahay

    • @muniich1944
      @muniich1944 11 місяців тому

      @@nabadoonahmed5124 wlh still ayagoo dagaalo socdaan baan hdana media ha kaarkaa in wali Is gursigii wax udhimin dagalada jira
      Sidii Roon rabbi haka dhigo lkn anigu wxn qaba gabadh walbo ina adeerked wax udhaamo maleh

  • @abdirahmannaxarofficial6283
    @abdirahmannaxarofficial6283 3 роки тому +2

    16/7/2021

  • @saadaqdoole9917
    @saadaqdoole9917 4 роки тому +8

    Like 2020 hadad daawanayso

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 роки тому

      Subscribe fadlan igo caawi walal

  • @farhanjam2773
    @farhanjam2773 4 роки тому +3

    Intah igah danbaysah hay lah dhafinah like tah 2020 ilah wuxi ka danbeyah

  • @abdiwahaabhassan414
    @abdiwahaabhassan414 3 роки тому +4

    2021 baa daawanaya wlhi laga xiiso goynayo eedo canbaro hure oo abti u ahay alle cimriga haw barakeeyo

  • @khayreinasiciid8282
    @khayreinasiciid8282 Рік тому

    20222 ayan dawanayaa

  • @wiilsomaliland
    @wiilsomaliland 10 років тому +25

    Dad waa dadkii hore walee

  • @Scarface744
    @Scarface744 3 роки тому +1

    2021 ku dhaji de😉

  • @africamymom5163
    @africamymom5163 Рік тому +1

    Hurre means the name of traditional dance i think.

  • @faadumoaxmed4213
    @faadumoaxmed4213 10 років тому +48

    Viva dhulbahante buuhoodle caadi maaha canbaro waa iska celisay

    • @hassanein22
      @hassanein22 10 років тому +7

      Waqtigaas ma ay jirin waxaas tan kale hurre hooyadiis soo dhulbante maaheyn

    • @ubaxabdifarah7654
      @ubaxabdifarah7654 8 років тому +4

      +Hassanrin Ahmed Farah haaa sax waaa runta walal

    • @munasaxardiid4294
      @munasaxardiid4294 7 років тому

      aad baan u mahadsatayaa

    • @fardus5305
      @fardus5305 2 роки тому

      @@kordahap4016 cabaro waa wacays aadan

  • @bukhariahmedomar8459
    @bukhariahmedomar8459 9 років тому +15

    This wat we call murti.and xikmad .....waaw

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 років тому +7

    Sheekadaan aadbaan u jecelahay dhawr jeer oo horena waan dhegeystay.

  • @cumarshide2927
    @cumarshide2927 6 років тому +52

    habar Jeclo vs dhulbahante is brothers

    • @Garanwaa
      @Garanwaa 6 років тому

      Cumar Shide Haa

    • @inaabdilahiabdiawfarah293
      @inaabdilahiabdiawfarah293 5 років тому +4

      Dhulbahante iyo Habar jeclo ismayaqaan
      Habar jeclo iyo axmed garaad ayaa isku ood ah reer yar oo isaaq kamida xagaad dhulbahante u barbar dhigi

    • @duranabdo90
      @duranabdo90 5 років тому

      @@inaabdilahiabdiawfarah293 maanad fahmin Hurre iyo Cambaro baa labada beelood kasoo kala jeeda sida aad heesta ka dhadhansa karto.

    • @inaabdilahiabdiawfarah293
      @inaabdilahiabdiawfarah293 5 років тому

      @@duranabdo90 axmed garaad iyo habar jeclo ayaa wada daga jilib yaroo isaaq kamida ayaad leedahay dhulbahante iyo Habar jeclo xagay isku arkeen

    • @huwaahaaji1325
      @huwaahaaji1325 5 років тому +4

      @@inaabdilahiabdiawfarah293 axmed garaadka aad sheegaysid axmed faarax ma leegyahay indr xagaad nooga dhigaysaa dhulbahante mid ka badan hj

  • @suubancabdiraxman5150
    @suubancabdiraxman5150 3 роки тому

    Fadlan 2021 hada joogto ii ducee

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 років тому +8

    Somalida waxa ugu murti badan dhulbahante isaq abgaal

  • @cabdulahijeeri880
    @cabdulahijeeri880 8 років тому +10

    maasha allaah walee sidaan camal ayaan u ciyaari jirnay lkn cidna waxba nagama duubin

  • @liibanmaxamed1929
    @liibanmaxamed1929 5 років тому +1

    Eedo cambaro iyo hurre waa laba abwaan oo aynu wax badan ka faaiidnay cimridheer alle hasiiyo sidoo kale abwaan yuusuf shaacir waa halyay aad u maskax fiican

  • @qoyskawanaagsan388
    @qoyskawanaagsan388 5 років тому +5

    Mashallah reer ayeygay iyo haptaydi baalaha layska rifee

  • @abdikariimmohamed1575
    @abdikariimmohamed1575 3 роки тому +2

    2021-6-30.

  • @abdirahmanhassanmacow803
    @abdirahmanhassanmacow803 2 роки тому

    2022 ya dawanaay

  • @kingkhadarck9987
    @kingkhadarck9987 5 років тому +50

    Iike iisar hada dabaday dawanayso 12/3/2019

  • @poeticboy4744
    @poeticboy4744 6 років тому +5

    Goblan Talo adduunyaay
    Ina bulle soow Allah ma abuurin?
    Dadkaaan miyiga ku koray, diinta haddiii si fiican tafsiirkee loo bari lahaaa , duriyadoodiii dunida iyagaaaa u talin lahaaa “
    Goblan Talo adduunyaay

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 2 роки тому +1

    2022 still watching

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +7

    Oo Haadraawi iyo hure ma dhul bahantaa dhalay......

    • @abubokarsheikh595
      @abubokarsheikh595 5 років тому

      haa dhulbahantaa dhalay

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 5 років тому

      @@abubokarsheikh595 Haa walaL maanan ogayn.....

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +1

      @@zalmiita5623 sadexda abwaan ee hp jeclo leedhayba dhulbahntaaa dhalay
      Hadraawi
      Hure iyo
      Salaaan carabey oo ay cali dhuux aadan habar wadaag ruma ahaayeen

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +1

      @@cabdimawel1932 haa waxan maqlay Cali dheex iyo qamaan inay habro wadaag ahaayeen lkn Slaaana dib ayaan ka maqlay ma runba

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 роки тому +1

      @@dailyxiin maya wll cali dhuux waxaa dhalay isaaq, habar awal
      Salaan carabey waxa dhalay dhulbahante
      Qamaan waxaa dhalay isaaq baan umalaynayaa.

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 роки тому +2

    Habeenkii u horaysay 2020 ayan dawanayaa kamadalo shekadan dawashadeeda🥰❤

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 4 роки тому

      Subaxdii baan anna daawanaya
      Salaan boqortooyo sis.

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 5 місяців тому +1

    Yaa ila dawaday 2024 farta tag

  • @cumaraxmed67
    @cumaraxmed67 6 років тому +14

    Yuusuf shacir xifdi wacanaa alle ha u barakeeyo

  • @ahmeddayyip1891
    @ahmeddayyip1891 Рік тому

    Sheekadan 2023 Baan dawanya

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf 8 років тому +10

    Masha Allah, waa suugan fican.

  • @laftageelabadha5748
    @laftageelabadha5748 5 років тому +20

    02/02/2019 kama daalo daawashadeeda

  • @muniich1944
    @muniich1944 Рік тому

    "Guur doon aduun beelay iyo gob danooday inaa tahy baan gacalow kumooday
    Imikaan garwaqsaday gomor iyo inaa jiic iyo geed qadhaadh inaa tahy imikaan garwaqsaday guri xun inaa kunooleyd
    Imikaan garwaqsaday iniidan gursan jirin gabadh eey dhaleen garadaduye
    Anigu gaanka aan ahy gololo'do sideeyda geyniyadka lacageed iyo........"
    Iiso dhameystira oo qoralka intaan qalday iisaxa qofka iga dambeeyow😊
    Cirmigiiina raag Ayeeyo cambaro❤ iyo Awoowe hure❤
    17th sep 2023❤

  • @mubarikabdilahi1499
    @mubarikabdilahi1499 4 роки тому +1

    Who is watching 2020

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 місяців тому

    Alle hawnaxariisto ab. Hurre. Cambaro ma hubo inay dhimatay.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 роки тому +3

    Hablaha DHULBAHANTE raga HABERJECLO ah dhaleen.
    - SALAAN CARABEY
    -BOQOR CISMAAN BUURMADOW
    .SALEEBAAN M.AADAN ( G. Guurtida)
    .MAXAMED IBRAHIM HADRAAWI
    .HURE IBRAHIM
    . GARYAQAAN INA SANWEYNE
    . FAARAH OOMAAR
    Abtiyaal ragii H.JECLO ugu wanaag miyaan DHULBAHANTE dhalin

    • @jaamac.ildaba4634
      @jaamac.ildaba4634 3 роки тому

      IYO HURRE WALANWAL HADRAAWI WALANWAL

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw 3 роки тому

      @@jaamac.ildaba4634 waan qorey walaal Hurre. Cismaan Ibrahim warsame

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      @@user-sr86ui3xsuhsw Oo wixiba yagaa dhalaye
      !!!

    • @Saamiya-qt8xs
      @Saamiya-qt8xs 3 роки тому

      abwaan salaan carrabayna ku dar iyo gamuute

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw 3 роки тому

      @@Saamiya-qt8xs Isagaaba ugu horeeya SALAAN

  • @wadanisomaliyed9796
    @wadanisomaliyed9796 6 років тому +40

    Isaaq vs Dhulbhnte waa Dad suugaanta soomalida baal dahab ah kaga jira

    • @halhays
      @halhays 5 років тому +1

      Isaaq ha isku wada darin. HJ iyo Dhulmahante weeyi

    • @hurrejiciirjalafsade8876
      @hurrejiciirjalafsade8876 5 років тому +1

      Mya sxb dhulbahante iyo habar jeclo isma yaqaanaan axmed garaad iyo habar jeclo weeye

    • @somalidhalada9610
      @somalidhalada9610 4 роки тому +1

      Habarjeclo iyo axmed garaad dheh siiba caligeri iyo reer hagar

    • @abqanisaleban9272
      @abqanisaleban9272 4 роки тому +2

      @@somalidhalada9610 malaa dadkaanad kala aqoon wll habarjeclo iyo dhulbahante ba siman axmed garaad iyo solomodow oo buhuudle iyo cayn wada dega

    • @somalidhalada9610
      @somalidhalada9610 4 роки тому +2

      @@abqanisaleban9272
      Dadku waa walaalo, sinnaan ahaan Dhulbahante Biciido buu la simanyahay oo hopyadii baaba qabiilkeedu ARAB ahayd.
      Lkn waxaan ka hadlayey saaxada Soomaaliyeed iyo waaqica

  • @gaalodiidabasgaalojabiye3699
    @gaalodiidabasgaalojabiye3699 3 роки тому +1

    2021 yaadaawanaya

  • @hassanwarsamehassansaas1235
    @hassanwarsamehassansaas1235 8 років тому +7

    fully Hikmad Yusuf Shaacir.....

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 4 роки тому +3

    Waan ka hela sida inkaa inta bilaash inuu kuhela rabay diiday isagaa difaacana waana jeclahay gabdhaha qiima hooda og because Ragu hoos yay inoo dhigaan jaraan dumar nahay

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 роки тому

      Islaantii Araweelo ee reer Ceerigaabo waa inay dumarka wada noqdaan abaayo

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og 10 місяців тому

    Youssouf shacir dar ALLAH ayan u jeclahay

  • @xasanabdi7104
    @xasanabdi7104 4 роки тому +3

    Nin reer hawd ah ayaan ahay

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 років тому +4

    2019 waa 10 sanno kabacdi markii la so dhigay gabaygan channalkan

  • @mahadow1
    @mahadow1 3 роки тому +1

    Reerkeena ayaa ugu cayaar wacan inta ilaahey abuuray 😊

  • @zirzamiirchanel5483
    @zirzamiirchanel5483 5 років тому +1

    hurre iyo cambaro waa silsiladaha ugu cajibsan enad ka daalayn dhagaysigeda

  • @ahmedabdikarim1
    @ahmedabdikarim1 4 роки тому +6

    Youusuf Zhaacir 🥰👏👏