ADUUNKA AYUU IGU KADEEDI JIRAY HADANA AKTIISA BOQORAD AYAAN KA AHAY NINKAYGA❤️🙏😘

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 163

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  Рік тому +39

    SOO DAAWO MUUQAALKAN DHIIRA GALAINTAAH SIDEE BIILKA ua-cam.com/video/VSw0FCT0oHI/v-deo.html

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Рік тому +10

    Saaxiibadii wanaagsanad ban halkaan ka salaamayaa gabdhoow sidaas oo kale noqda

  • @cawsha3645
    @cawsha3645 Рік тому +17

    Ayaaney wllhi been masheegin. Naag waa gacan isku heys inta sheekadaan taxanaha socotey wajigeyga iyo muuqeyda sidaan ahey bah anaa kanaxey oo quruxdeyda anoo gbr ah ayaan bah isnacey sheekadaan walleeh wax badan kabaxsadey m.a mahsanid maanta laga bilaawo sideyda horan isku soocelin doonaah l.a❤❤
    Qofbah wax baa shidaal kaqaataa wllhi aniga adigaa kaashidaal qataa habo mcn guul leyso❤

  • @muna607
    @muna607 Рік тому +3

    Jah waxii oo baqey lanima iyo waxii oo guumeysiy maxa faraxdaa aya ka danbeysay masha allah waa cajiib waa sidad adigu iska dhig tid

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 Рік тому +11

    Gabar walbo waxaan kulatalin lahaa marwalbi naftaada jeclow kana war qab jirkaaga qrxdiisa iyo caafimaad kaaga intaba markaa naftaada ixtiramto lagu ixtiraama laguna jeclaana hadaa 10 cunug dhasho xaata kawarqab jirkaaga😊🫶🤟

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Рік тому +3

    Sheekada meel fican ayey ku dhamatay sifiican ayey yeshay markii talada saxabted ey qadatay hooyadedana Masha alah hooyo cajiib ah waaye alaha u dhaafo

  • @asliali5210
    @asliali5210 Рік тому +14

    Alla ayaaney kujecliya mrkaa soo dhaqsato jh thnks mcn badanteydi ❤😅 alle nagama kaa qaado 😢❤❤

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Рік тому +1

    Naagtaan wlhy fariid weeyaan inkastoy markii hore dagdagtay

  • @hudahajii8734
    @hudahajii8734 Рік тому +6

    First one😘😘ماشاء الله حبيتي قصه جميله

  • @xaliimokhaliif-gr3oc
    @xaliimokhaliif-gr3oc Рік тому +3

    Naagnaag naaftay weeye hooyo qali yana waadhashay ma sha allh

  • @ruwaydaruwayda7843
    @ruwaydaruwayda7843 Рік тому +1

    M.a wa gabr dulqd bdn wyna heshay dulqdka mirihisi

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 Рік тому +1

    Msha allh samirkedii iyo taladii hooyaded iyo saxiibted kumey qasaarin❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +8

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @zaynababdullahi9102
    @zaynababdullahi9102 Рік тому +2

    Inlesku filbaado waa guul

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Рік тому +3

    Horaa loyiri aqli kaa maqan maan walalka bu kujiraa ilahay kaso kow fikradi saxibted iyo taladii hooyo bay ku gaadha walashen foos hambalyo hambalyo ❤❤ugu dambeen halkaad rabtay baa roob kugu da ay barakooba carurtinana baariyaal allah inkaga dhigo masha Allah 😊😊😊❤❤❤❤qiso qurux kusodhamatay😊

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Рік тому +6

    Mashallh qisada qebtan adey uqurxbabdtahy gabdhaas allha sida ugu dhameyo nolosheda❤

  • @farahidiris8134
    @farahidiris8134 Рік тому +2

    Markan adi ku dawanayaba ayaan xasuusta inan indha wayna 🤣🤣kuusarey indhawayney

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Рік тому +4

    Mashalaah hooyaa la isku dhaafay ilahay hakuu xafido anagana hooyadas oo kale ha iga dhigo

  • @sumayacumar4252
    @sumayacumar4252 Рік тому +5

    Ayaan indho wayneey waan ku salaamay abaayo

  • @maryanabdulleosmaanmaryani6063

    Ayaaney waan Ku xiisay ayaanta waa xanuunsanaa kuma dhageysan

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 Рік тому +3

    Waw m.a.sh.a caawa ma anaa ugu horeeyo sidii loo dhowrey waa aheyd dhiiri gelisadeyda Kuma waayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kowsarcabdirisaq-r8l
    @kowsarcabdirisaq-r8l Рік тому +2

    qof muqdisho oo shaqo haya rabaa

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 Рік тому +3

    Masha Allah beautiful qiiso. Wa qiiso gabdho badan cashar barayso.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +8

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @user-hd2nw8ev4h
    @user-hd2nw8ev4h Рік тому +3

    Ayaan wan Ku salamayaa from Djibouti alle haa Ku hifdiyoo hn

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc Рік тому +3

    Abyo qebta War jeclida na xanunosa thanks hbt

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 Рік тому +4

    Shekada xamasad weye wan sugu wayey qabyta 4aad😍❤️

  • @Zuzu-Moha
    @Zuzu-Moha Рік тому +6

    Caawo dhanaa sugaaye sheekada meel xiiso lahee mareyse😊

  • @queenzamara9681
    @queenzamara9681 Рік тому +4

    M.a abyo Ila mnta sugayey keep going ❤

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm Рік тому +2

    Haa wadadeeda wala marikaraa😊abaayo

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf Рік тому +2

    Ayaaney maanta isbitaal kadhagesa naaya ayeeyo igu sooducey iga xanuunsan

  • @yasmiinibrahim8564
    @yasmiinibrahim8564 Рік тому +4

    Ayaan gobdoon wanku salaamay aqalka ayaan kugu hagaajisanayaa

  • @user-uk3kc5ji8v
    @user-uk3kc5ji8v Рік тому +4

    Masha Allah hooyo caqli badan iyo gabar caqli badan

  • @amaltabane4829
    @amaltabane4829 Рік тому +2

    ❤❤❤❤waa qiso macan❤❤❤

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Рік тому +6

    😂😂9:50😂😂 cashada kugu karsanaaya 👍 abyo gobdon😅🌹🖐️😊

  • @SumayaAhmed-zg3un
    @SumayaAhmed-zg3un Рік тому +4

    Maanta anaa uhoreeyo sharafey ii thy runtii 🥰

  • @fadumoahmed9554
    @fadumoahmed9554 Рік тому +5

    Cawa aniga ugu horeeyo habo ayan 😂❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +4

    Wcs Abaayao Ayaan masha Allah ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Рік тому +3

    Horta Masha allh ani Cml Qisadan Wey I An Facay saah Wayo Gabar Nolosha Kow U taha Ahay wax Badanne Wan Ka faiidey

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 Рік тому +2

    Asc wllshey ayaaan waaan ku tageraaa qofta kaliya aan ku daydo ayaa tahay dhiira galisadeyda ayaa tahay aniga wllahey hooyadey adigaan kuwa tagerna guriga dhan adiga qisooyin kaaga inlaga wada shido qof walpo wow ku dhagastaa UA-cam boh hadan sogalo magacaaga leenba UA-cam Ku qoraa qisooyinkaaga mid igama fakado taxanaa ku ahy abaaayo mcn guleyso cadowgaaga unolow
    Team indho weyn neh iyo indho yar waan salamay 😂😂
    Hoyaa kusoo salameyso abaayo igu salam iga garsii ayey kusoo dhahday maamayinka dariska adey kugu xiran yihiiin xafadena qof walpo m.a adoo ku dawada wiil gabar maaama intaba allaha ku barakeeyo adi iyo awlaadaaada iyo xaajigaaga
    Love you mcney ❤❤❤❤

  • @SahroMacalin-f3b
    @SahroMacalin-f3b 11 місяців тому

    Abayoh ilahah haku xafidoh abaheygah oo macalin dugsi ah xata walahi wu kula socdaah ani mrka an hol qabanayoh hes aya dhagan san jiray hada dhago gashadoh lkn hada ada kula socdaaa ada ku dhagan sadahh ilahay ger hada gisoh abayoh mcn❤😊

  • @sawdaaxmed3228
    @sawdaaxmed3228 Рік тому +2

    ❤❤❤❤asc ayanay horta ma ogtahay inan ku jeclahay❤ alle ha idin dhawro adiga iyo ilmaha iyo xajigaba i love you so much ♥

  • @HamdaHadafow
    @HamdaHadafow Рік тому +5

    Mahadsanid❤ayaaney🙏
    M.a hooyooyinkeena allah noodaayo🤲❤

  • @anabibrahim8707
    @anabibrahim8707 Рік тому +2

    Wa wadofican bey umartay caraftana abayo wawaxa nafsadad ubahantahay

  • @maxamedcusmanxasan6561
    @maxamedcusmanxasan6561 Рік тому

    Masha Allah ❤❤

  • @fadumonuur7457
    @fadumonuur7457 Рік тому +1

    Ayaaney marwalbo minyaro aya kutilmanta in calafkeedu uu noqday naaglabaad ay tahay midbahdilan xabiibti minyaro ahow ama miweyn ahow sharafto qofku ilaahey siiyay waaye xabiibti dhaga hadalka faraha badan nagadaa kheer alle hakusiiyo

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 Рік тому

    Caawo sificn Ban kugu casheyey wlhi ayaaney wankugu indho doogsada waadna idhirigalisaa mcnto noloow

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Рік тому +3

    Abyo gobeey waan dhararye shukran qli dumrey👸👍😘💋🙏🌹❤️

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Рік тому +3

    Like tu waa nugu wajib ❤❤😊thanks ayaan qurux

  • @Zamzam-xg6tw
    @Zamzam-xg6tw Рік тому +1

    Ayaney ilahay daartis kujeclahay tegero no one mcny inolow❤

  • @hodadarood4560
    @hodadarood4560 Рік тому +1

    Masha allah tabarak allah gabadhaas wax badan baan ka baranaynaa

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 Рік тому +3

    Ani ahan waa ka hely ee qisada kle lasoo dhaqso❤

  • @hajiraabdiaziz5016
    @hajiraabdiaziz5016 Рік тому +5

    Manta dhan sugaaye thanks abaayo ❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +2

    Masha Allah Ayaan Qaali Allaha kucafido❤❤❤

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 Рік тому +1

    Masha allah waa qiso cajiib ah dumarow wax ku qataaa

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Рік тому +2

    Mash alle ayaan saxibadad ay uu horsedy mash alle ❤❤❤❤❤

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn Рік тому +1

    Waa cajiib
    Ha is waalin ee si dagan u fikir markasta naftaada daji oo yeysan naftu kaa adkaan

  • @munadaahir6978
    @munadaahir6978 Рік тому +1

    Habaryayrey waa kuu saaray keesiyadii hoyadey la dhalatay boqorad ayaa tahay ❤❤❤❤❤❤

  • @kaariezuhra5585
    @kaariezuhra5585 Рік тому +1

    Ilaahoow adaa mahadsan oon nin Wax iigu dhiibin.Ninkii bariis heestaa bariiska loobadshaah.wlhi waa run❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому +3

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rukiasamow411
    @rukiasamow411 Рік тому +1

    Masha alah abayo qisoyin cajibah alah kubarakeyo❤ ❤

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 Рік тому +1

    Show qumiyaa ugu qorneyd😂😂😂✌ayaaneey waku wataaa

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v Рік тому +1

    ❤❤❤❤manshalh ayaan aduunka ma jiro saanku tageero qofan u tagero

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 Рік тому

    Finally❤Masha allh❤

  • @sayush520
    @sayush520 Рік тому +2

    Masha Aallha wlalshey mcn 🎉🎉❤Haa❤

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Рік тому +1

    Ayaaney aniga waban kubilabaa wll marka uhoraysa saraaa 😁dawashada muuqaalka iyo like ta isuma dhawa asxaabay sidan wax hala badalo❤🎉

  • @kaariezuhra5585
    @kaariezuhra5585 Рік тому +1

    Ayaan Ku jecliyaa. Aniga liketa aan kabilaabaah❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Рік тому

    Wado Qurux badan aya u martey wax badan ayan kafaidey ❤❤❤❤

  • @canababdulahi
    @canababdulahi Рік тому

    Masha allaah ❤❤😢

  • @jawahirirad7520
    @jawahirirad7520 Рік тому +1

    mshlaaah

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому +1

    Aniga wadada waxay ila thy waa mid aad u fiixan lkn xanuun bdn

  • @maryamacumar913
    @maryamacumar913 11 місяців тому

    Masha allah dhiragiliso❤❤

  • @futdc624
    @futdc624 6 місяців тому

    ماشاء الله ❤❤

  • @maryamahmed9518
    @maryamahmed9518 Рік тому

    10:08😅😅 nayaa indho ween

  • @nimcomaxamedgeele6378
    @nimcomaxamedgeele6378 Рік тому +2

    Mnsha allah wad mahadsan tahay wll hda ayaan ku jiry chanel kaga

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 Рік тому +1

    وعليكم السلام حبيبتي حفظك الله

  • @HindaSalaad-nc7zs
    @HindaSalaad-nc7zs Рік тому

    Masha allaah waa qiso qurux badan ilaahey ha idiin siyaadiyo

  • @TGirl90-mf7se
    @TGirl90-mf7se Рік тому

    Toloow calafkaygu waa mid noocee u eeg
    Ilaahayoow mid khayr qaba😢

  • @nasihaali-sx6ie
    @nasihaali-sx6ie Рік тому

    Ayaan byo wlhi qisadan wxn ka faiiday nolasha in lo samro in guul lagu gaari karo midi 2 duruuf kasto ku heysto in ad naftaada qurux satid nina an leysku haleen oo wax uun qabsatid naftaadana ad hormarisid mhd sanid xppti

  • @mustafemaxamuud2425
    @mustafemaxamuud2425 Рік тому

    Wallhi waxaas oo dhan Waxa ka Dambeeyay Zaxibaded iyo hoyadad

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 Рік тому

    Ma waa qiso cajiib ah ayaaney gabdha abaayo ma gabr caqali badn guulysao abaayo

  • @CanabCabdulahiaadan-rv4cr
    @CanabCabdulahiaadan-rv4cr Рік тому

    M.a

  • @ruweydsheik5240
    @ruweydsheik5240 Рік тому

    Wada wanaag san ey umartay masha allah ♥

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir3205 Рік тому

    Waaw masha Allah qasi waxbarasho leh cashiro badan nolosha laga baranaayo wlahi waa inan inan dhaaftay karti dulqaad caqli wax kasta mudan in loga daydo
    Tan kale allaha noo deesto hooyooyinkeena hooya laanteeda waa abaar waa tiirka nolosha
    I love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mum
    Ifka hibo ku noolow aaqirana janatul firdoosa
    Sheeko sheeko dhaaftay waan ku dayan doonaaa insha allah
    Shukran abaayo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti Рік тому +1

    Wsc ayaan cdey m.a m.a m.a walhi in la samro ooo wadadan laqaaaaaaado m.a abayo alle ha ubara keeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TaqiyaMahamuud-xv2oh
    @TaqiyaMahamuud-xv2oh Рік тому +1

    ayaan qaali waan wada daawad hooyo caqli bada o samir bada ba ahaydi

  • @ayanaraage6106
    @ayanaraage6106 Рік тому +1

    Waa ka xumahay inaa soo daahe 😢

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 Рік тому +1

    kkk cajiin wadey😂😂😂

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 Рік тому +1

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤

  • @qalbifuran8408
    @qalbifuran8408 Рік тому +1

    Wcs indho😂 weyaney like waa iga heysa❤

  • @munoomar24
    @munoomar24 Рік тому +2

    Wcs msha allh qli qurux ❤❤❤

  • @Fardowsosiyad-i4v
    @Fardowsosiyad-i4v Рік тому +2

    M.a ayaan habo allha ha ku sahrfo igu so duceeya xajiga iga xanusan 😢😢

  • @umuakramumuakram6110
    @umuakramumuakram6110 Рік тому

    Wale dulqad kas inan laheyn uma maleynayo intas dhan ina samri laha

  • @FatimaMuxamadgeedimaxamad
    @FatimaMuxamadgeedimaxamad Рік тому

    My wa wado fican allow dhaxdoda nabad dhig inti muslim ah

  • @umunajma5704
    @umunajma5704 Рік тому +1

    Abaay indho Waynos I love you 😅

  • @caliilyasshacban1562
    @caliilyasshacban1562 Рік тому +1

    wcs ayaanita

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 Рік тому

    Man sha alah hambalyo fos wa guleysayay

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Рік тому

    Ayaan gobey ina gobdooneey❤️❤️💋

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 Рік тому

    Indho wayney waa kusalaamay adi iyo ilmaha habaryarta u ahay Ibrahim iyo cimraan