DUMAASHIDAY SIDAY IIGA OYSIISAY KADARAN AYAAN UGA OYSIIYAY DARTAA WAA LA,IIFURAYE NINKAAGA IGA AG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 277

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  7 місяців тому +46

    Qisas chanal qiso aad ucajiib ah oo aan hubo inaad kaheli doontaan ayaan soogalshay soo daawo linkigan kudhufo ua-cam.com/video/w35lWcBoy14/v-deo.htmlsi=_AZPXyHfYeQi_CLg

    • @NastexoAxmad-p9u
      @NastexoAxmad-p9u 7 місяців тому +2

      Abyo soda wadee qeybta labad sobobsii hdaa hda sokali kartid waa rabna🙏❤

    • @anfacmoalimahmedmalin4493
      @anfacmoalimahmedmalin4493 7 місяців тому +1

      Aby qisas chanal qiso aad u macaan badana wax yar kama dhageysan ee allah ku sharfo abyo ayaan ❤❤❤

    • @Mzz.salmuush
      @Mzz.salmuush 7 місяців тому +1

      Ok ❤ ok ❤❤ok

    • @HiboMacalinZubeer
      @HiboMacalinZubeer 7 місяців тому

      😅

  • @jamilojimcale2543
    @jamilojimcale2543 7 місяців тому +29

    Team indho ween like ta dhac iigu siiya 😂❤

  • @maryamahmed7078
    @maryamahmed7078 7 місяців тому +15

    Marka hool qabanaayo waxaan jeclahy inaa qisooyinkada dhageysto hadii kale waan iska deyna hooshaa😂🥲✌🏻

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 7 місяців тому +7

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 7 місяців тому +4

    Sheekada wey igu socotaa. Qureysha mamaded wa hooyo nool. Allow beri nabad nagu garsii.

  • @ruqiyoshqcali6614
    @ruqiyoshqcali6614 7 місяців тому +9

    Wlley sana maxa waye shekada 4 qayab kaliyah adoo ka dhigi karaha maxa noo laa mereyse😢 waba kugu daleh😢😢😊

    • @Naima-43
      @Naima-43 7 місяців тому

      Far qayb siday uga dhigi wll way dheertahay qalwadiba 30 daqiqo hadii laga dhigay ma hal saac bey kasoo digi lahayd tan kale wa hooyo mashqulkeduna iska badan yahay intii karankeeda ah na dadaalaysa ee an ku qaadano

  • @kamalali79
    @kamalali79 7 місяців тому +7

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 7 місяців тому +19

    Ku saliyo nabika scw 14:46

    • @FatimaAbdinur-vn3sx
      @FatimaAbdinur-vn3sx 7 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw ❤❤

    • @MimiAlyarimi
      @MimiAlyarimi 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XamdiShiqcali-b7q
    @XamdiShiqcali-b7q 7 місяців тому +5

    Alla qisadaan sidaa u sugayay lee ❤hbo ayaney ilhey hakuxafido❤

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 7 місяців тому +4

    😭😭😭ala ayaneey ciil igu dishee qisadu aaadb bey umacan badantahee gorma nodhameynee

  • @SahraGoox
    @SahraGoox 7 місяців тому

    😂😂dharbaan laalaabaaayeey whi wn saary like io love bah😂😂

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 7 місяців тому +4

    Mashaa allaah ayaan goobdoon dig women ❤❤❤❤

  • @maariishppe8460
    @maariishppe8460 7 місяців тому +1

    Raali noqo saas ha ii caynine like waan ku saaray😂😂😂

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 7 місяців тому +4

    Wlhi matuugi leheen xoog uga qaadan Laha

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 7 місяців тому +6

    Ayaanay abaa Allaha ku sharfo aad baan kuu taagera hada macny quso yinka parts iskaayo so raaci kolay wad dadashaa 🎉❤

  • @SimanCabdi-
    @SimanCabdi- 7 місяців тому +4

    Ayaaney sidan kugu xiranhay ma jirto qof aan ugu xiranahy❤❤❤

  • @LeyloFeysal-sv1hb
    @LeyloFeysal-sv1hb 7 місяців тому +4

    Ayney thanks walshay qali❤ hadda ku sugayey❤❤❤love you more abayo❤🎉🎉 I can't wait 200k🎉insha allah

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 7 місяців тому +1

    Ayaan quruxey indho weeney waan kuu saarey ❤❤

  • @Sihamali137
    @Sihamali137 7 місяців тому +4

    Manshallah Ayan qurux ❤

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle 7 місяців тому +2

    Abayo Gabdha guursa rabo talo so sii waa gursa rabaah wana cabsanah

    • @saadiahussein5607
      @saadiahussein5607 7 місяців тому +1

      @Ayaan gobdoon Ukhty wanu badanahay gabdha mar dhow xaron raba ee nala tali oo nala dardaaran.

  • @Iimaan_
    @Iimaan_ 7 місяців тому

    Waa saaray like marka tiri indho weynee indho yariyeey😂😂😂

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 7 місяців тому

    Wow 200k waxyar kadhiman gabadha garsiiya azxpy ❤ coming soon 🎉❤200k xppty❤

  • @HamdaCabdalle
    @HamdaCabdalle 7 місяців тому

    Abaayo keep going

  • @sabnaasiman-v8j
    @sabnaasiman-v8j 7 місяців тому +1

    masha allah abaayo sharaf iyo karaamo hori usoco guul ayaan kuu rajeeynaa ❤❤❤❤

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne 7 місяців тому

    Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh Manshalh

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 7 місяців тому

    Mashalah tabarakalah ayaan qurux hore usoco

  • @QadìijoCabdulaahi-e1s
    @QadìijoCabdulaahi-e1s 4 місяці тому

    Marka hosha qabanayo le dhagaysta badana😂lkn markan maqlo indho wayn iskobo dheer aa muqalka like so sara ano ilowsan😂❤

  • @Bilkhayrjano
    @Bilkhayrjano 7 місяців тому +3

    Qureesh waa naag adag runtiii😢😢

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 7 місяців тому +1

    Gabadhan jileec ka arkaba ayaan gobdoonan uso tilmaama wayo gabdhaha dhiirigelin bay utahay waxadna kaqadaysaa samir adayg

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 7 місяців тому +2

    Jecliyaa Dhiiragelinta

  • @yusufmxamed5293
    @yusufmxamed5293 7 місяців тому +1

    Ayan wxa darbiga saran mirayad somaha armajada korkede😌💅

  • @FilsonqueenCabdule
    @FilsonqueenCabdule 13 днів тому

    Ayaaneey waicaysi indhaween idhahdi😮😂😂😂😂

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 місяців тому +3

    Ale,dartiis,ayaan,kujeclahay,wlh,❤❤❤❤❤💯🤲

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 7 місяців тому

    Raga xaasidiin weeye bal kawaran marabaan in hooydi horumar gaadho ma rabaan cajiib

  • @quruxleyabdi3859
    @quruxleyabdi3859 7 місяців тому +2

    Manta hora u soo galisee thanks ayaneey ❤❤❤❤

  • @hafsaugas5116
    @hafsaugas5116 7 місяців тому +1

    Ayaan shekada inta danbe wa iga qoslisey manta dhan bn sugayay ilhy hano ka dayo xbbti

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 7 місяців тому +1

    Ayaaneyy qisadaan dherer badnaa please abayo Soo gabagabee😢❤

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd 7 місяців тому +2

    😂😂 ayaanay yaa kuu sheegey in aan isku dheerayhy wllhi waan fuurey😂😂😂

  • @ZamaraCabdi-y2e
    @ZamaraCabdi-y2e 7 місяців тому

    Qisadan wasugayy ❤️

  • @KhadijaAbdi-nf7xv
    @KhadijaAbdi-nf7xv 7 місяців тому

    ❤ayaan waada ilaawadeya soodagi laaha naagata dumshaade ayaa laa shaaksateya

  • @maryamahmed7078
    @maryamahmed7078 7 місяців тому +2

    Ayaaney waan ku salaamey🎉🎉❤

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 7 місяців тому

    Muuqaga markn arkaa muqalka like saaraa qli 😊 e shekada no wad 😂 jabki tii sugoyaye

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 7 місяців тому +2

    Wllhi waan sugi la,aaay thanks ayaaneeey
    Dhirigalintaadane dhirann io karti kasii qadnaa mcney ❤

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 7 місяців тому +2

    Gorme dameneynaa University of ayan gobdoon 😅

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx 7 місяців тому +1

    MaashaAllah habryaarAyaanfanibatayh❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @israibraahim8325
    @israibraahim8325 7 місяців тому

    Ayaan maantalee ifahantay loxoox iyo dalacbilaash

  • @najmacumar4667
    @najmacumar4667 7 місяців тому +2

    Waa dalay saa usugayey ❤❤❤

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz 7 місяців тому +2

    Ayaaney caawa anaa ugu horeeya ❤

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 7 місяців тому

    Tnx habo waqtigda qimaha badan nasiiso jazzakallh

  • @SihaamOmar-qy6yj
    @SihaamOmar-qy6yj 7 місяців тому +2

    Mcney gay kalmad xun maha eee waa gey wana raga laka ronayasha laka wadaaa ee gay waa qofkan cml❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 7 місяців тому

    Waaaaw soodaaah wll macaanto🎉❤❤❤❤🎉mansha allh ❤❤🎉xabiibti❤❤❤🎉

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne 7 місяців тому

    Wan sary wllo macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mulkicabdullahi-h6k
    @Mulkicabdullahi-h6k 7 місяців тому

    Thanks abayo waad mahsantahay❤

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 7 місяців тому

    Hambalyo Ayaan quruxey😍

  • @lajaanqadnolashaofficial8132
    @lajaanqadnolashaofficial8132 7 місяців тому

    Waan ku saraay quruxey

  • @fooseeyfaraxsan2858
    @fooseeyfaraxsan2858 7 місяців тому

    Ayaan mid maahid indha yarkaan ku jiraaye hanaga jafin😅

  • @samsamxasan9139
    @samsamxasan9139 7 місяців тому

    waa qosla markan maqlo indha yar

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 7 місяців тому

    Ayaaney qosollkiiba iga dhameesey qosadni waa dhiindhin qureeshi

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 7 місяців тому

    wasaaray like hhhhhh

  • @MulkiMaxamuud-x6p
    @MulkiMaxamuud-x6p 7 місяців тому +1

    Xld Fan m.

  • @RoodaQudde
    @RoodaQudde 7 місяців тому

    Team indhoweyn😂

  • @anfacmoalimahmedmalin4493
    @anfacmoalimahmedmalin4493 7 місяців тому +2

    Ayaan abyo allah ku sharfo

  • @NimcoCali-h2n
    @NimcoCali-h2n 7 місяців тому

    Wcs qufuxey 😊 sethy abayo qiso magceyga igu soqado abayo wa iga cudse rayan la ii dhaa 😢😢

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 7 місяців тому

    Ayaaney mashaalah qisadaada
    Waan ku xeranahay Alaabta madhuqu Anigoo adiga ku arkin

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 7 місяців тому

    Ayaney allow hnaga kaaqadin mcney dhiriglinta wawaxa kliya een rabno wlhi marwlbo nso gli yqay walhi adunka dhiriglin aujeclhy noso gli madhahdaa noosoo buuxi xta ayan sharafey boqraney alle hnoo kadayo yaqay mcney❤❤❤❤

  • @UmuUmusuleyman
    @UmuUmusuleyman 7 місяців тому

    Hanacaynin,waan,kusaray,,dadaka,lamacayo,abayo,😢😢😢😢

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 7 місяців тому

    Xabibti waa ku mhdsnthy sida quruxda bdn aad noogu soo gudbiso sheeliyinka,lkn 4aad meshey ku dhmty ka bilabin 5aad ee ma ilowday ayaaney ❤

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 7 місяців тому +1

    Walahi gabadhan waan jecladay walahi❤❤

  • @bongouraboys2371
    @bongouraboys2371 7 місяців тому

    Mashallah Mashallah super

  • @XafzaCabdi
    @XafzaCabdi 7 місяців тому

    😂😂😂😂😂 Allah Ayaney anoiskobo dher wata adhahday iskobadher inaiarkayday camal😊

  • @FaayowCadey
    @FaayowCadey 7 місяців тому

    Alla qisahdaan sidaa u sgaayay lee❤🫶hbo ayaney❤

  • @Naima-43
    @Naima-43 7 місяців тому

    Wow 199k beynu garnay team ayaan Hambalyo waynu socona ee ina wada waxyar baa ino haray

  • @kifaaxahmed9910
    @kifaaxahmed9910 7 місяців тому +2

    Hhhhh sidn u sugyy lee Ada u horeyo is laha waba liga so horeyy la so dhaqso dhira galinta ❤❤

  • @Hudaaymohamed
    @Hudaaymohamed 7 місяців тому

    Abyo indaheyga WA wenyixen ee marwalba ana usu maleynaya😂

  • @xuriyomaxamed3882
    @xuriyomaxamed3882 7 місяців тому

    taltalen badanidaa biskee

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley 7 місяців тому

    Guy waa kalmad ingiriisa waana qof micneheeda

  • @rayanomar6916
    @rayanomar6916 7 місяців тому

    Abaayo dharkaan kugu feeraystaa khayr ilaa hay ha ku siiyee

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 7 місяців тому

    Meel xasasiya ay noga dhamata mahadsanid ayaney xabbti❤❤

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 7 місяців тому

    Kkk farabuut maxa laga wadaa kk ayaaneey fani baatahay😂

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 7 місяців тому +10

    M.a the first ❤❤❤❤

    • @AhmedHassan-q6x
      @AhmedHassan-q6x 7 місяців тому

      Asc ayaan tagtayee yaaku tabay

    • @ilahan9342
      @ilahan9342 7 місяців тому

      Asc ayaan lambar ka gawadsabka isdir

  • @SihaamOmar-qy6yj
    @SihaamOmar-qy6yj 7 місяців тому +1

    Malawaxaa ilowday malawX kuku sameynoya ayaney😂😂

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 7 місяців тому +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @dheemandegan4603
    @dheemandegan4603 7 місяців тому

    Adoo dadka caayin maad dhahdid plz iso saara like ta

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 7 місяців тому

    21:20 😂😂 salaadi subax weeye canjeelaan kugu dubaya waad igu qabatey anon like saarin ma daawado😂❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 7 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @Ikraamabukar
    @Ikraamabukar Місяць тому

    Mr ksto waso iskobo wen thy dhhdo iskobihi bnba ku dhagnhy

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 7 місяців тому

    Mahadsanid wllshy Allha ku xafido 🤲❤️

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 7 місяців тому

    Ayyii poqoradeydii ayaaney 🎉❤200k

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 7 місяців тому

    Waso sare ado Idhihin

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Fooziya-v4r
    @Fooziya-v4r 7 місяців тому

    Timo daboow aaka ilwday😂😂😂

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 7 місяців тому +1

    bls wllyaal waxan idinka codsanayaa inaad laygta saar taan muuqaalka hala dhaafina bls🎉🎉

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 місяців тому +1

    Hooyo,iguduceeya,inshaa,allah,asxabta,❤qabriga,allah,hau,wasiciyo,aamiiiiiiiiiin❤😊

  • @samiyacismaanahmed5210
    @samiyacismaanahmed5210 7 місяців тому

    Waley qisada pilow dulkadka igu yare😂

  • @SamaanMireroople
    @SamaanMireroople 7 місяців тому

    Hamplyo 200k 🎉❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 7 місяців тому

    Inasha allah wan ka sugaynaa ayaaneey ❤❤

  • @cimraanduraan7076
    @cimraanduraan7076 7 місяців тому

    Yaa wllshy indhaha yar yar waad nagu cadysy

  • @فئصلبندىد
    @فئصلبندىد 7 місяців тому

    Shekada 4 qeeb Aya kadigi karta Lakin adha hadalka jidjida

  • @aishaibrahim1635
    @aishaibrahim1635 4 місяці тому

    Macaatoy waxaa qosol igudishaa markaan lekta nasoo xasuusineysit 😂😅 ar waan fuurey tuug laqabtey tala maleh😂😅

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 7 місяців тому

    Asc Mashaallaah sister allahakubarkeeyo amiin amiin we love you ❤