Taxanaha Xog iyo xasuus iyo Halgankii Jabhadda ONLF

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Hordhaca taxanaha xog iyo xasuus iyo ciidankii ONLF.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 11 місяців тому

    Kusoo dhakhso isha Allah Barmaamijka bro

  • @abwaancmc_official6862
    @abwaancmc_official6862 11 місяців тому

    Abwaan la soo dhakhso bal waad nagu kicisaye, Jah! Xiiso badan ayaan u qabnaa. inaan aragno nin soo halgamay oo ka sheekaynayaa waxyaabihii ay soo mareen Jabhaddu.

  • @habbooncabdulhired8456
    @habbooncabdulhired8456 11 місяців тому

    😥 xaalad adag soomaali galbeed waan idin jeclahy illahy ha idin jeclaado guul iyo badhaadhana ha idinku nooleeyo abwaan kusoo dhakhso bal😢

  • @royou6648
    @royou6648 11 місяців тому

    Mahadsanid abwaan

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 6 місяців тому

    Kaadidooda ayay usoo cabeen inay dalkooda gaalomadaw ka saaraan waxaase dhabarka ka toogtay kuway u halgamayeen, Alla taariikhda dadkayga u diwaangashay foolxumaa😢

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 11 місяців тому

    Nosoo badi qisadan

  • @cabdulahimaxamed9085
    @cabdulahimaxamed9085 11 місяців тому

    Abwaan maxaa waadada bar ee goorma ayay bilaamaysaaa

  • @shukriadan1438
    @shukriadan1438 7 місяців тому

    Mad isagadhigaysay huuno