HALGANKA ONLF IYO HARGAR DAAMADA MAAMUL GOBOLEEDYADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

КОМЕНТАРІ • 91

  • @mr.shukrisg2420
    @mr.shukrisg2420 7 років тому +13

    Aad ayaad u mahadsan tahay halgame Ayanle, runtii waxaad tahay halyay aan cuqdad ku jirin oo ay taariikhdu xusi doonto.
    ONLF iyo umadda Soomaaliyeed ee gumaysiga ku hoos jirta Ilaahay ha guulaystaan. Aamiin

  • @nimcokaahiye4276
    @nimcokaahiye4276 7 років тому +9

    halganka jabhada onlf was mid xaqa insha alah ilaahay waxaan ka rajaynayaa in cadawga itoobiya maalin ka xoroobaan walaaleheena Ku jira gacanta gumaysiga xabashida

  • @faysalnimcaan9624
    @faysalnimcaan9624 7 років тому +7

    Allow halganka ONLF guule Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @ifrahmohamed7780
    @ifrahmohamed7780 7 років тому +6

    maa shaa allah ayanle nolow guul iyo gobonimo tariqda kuxusidonta qabyalad iyo quruna ilahay bakaduwe wa ilahay mahadii walal qali aduun iyo akhirabo libaan amiin ya allah

  • @wildanimals_44
    @wildanimals_44 7 років тому +34

    waligeey indhahayga ilmo Wadaninimo kama imaan.
    Xaqiiiqdi video Mrka dawaday indhahayga ilmododa waa Celin wayay.
    Ilaahow Somali Midee
    Oo Xaqa tus

    • @mohamedsandhool1100
      @mohamedsandhool1100 7 років тому

      aamiin

    • @toshman3519
      @toshman3519 7 років тому

      Hamzah Apraham ogadenka ithiopia wa xabasho sxb

    • @ej19_84
      @ej19_84 7 років тому

      Tosh Man hoyada baa xabasha aah dameer dameer dhalay

    • @M45_0
      @M45_0 7 років тому

      ogadenka ethiopia ma matalaan dadka yar ee calooshooda la ciyarka ah

  • @jabhadamadow76
    @jabhadamadow76 7 років тому +4

    Xaqa iyo baadilka ilaaheyba kala saaray
    ONLF
    Way guuleysan insha allah
    Naft iyo maal wan la garab istaagi doona insha allah

  • @Anabeta2023
    @Anabeta2023 7 років тому +2

    waa wax aad looga xumado in Somali Somali u dhiibto cadawga itobia onlf waxan idin rajeynayaa guul iyo gobanimo Somali sax ah oo qalbi wanagsan baad tihiin

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 6 років тому +3

    Maasha allah ilaahy ha idiiin jabiyo cadowga dadka soomaaliyeed

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 6 років тому +4

    ONLF waad guuleysan doontaan insha allah
    Sidaad ogtihiin caafimaadku dagdag uma yimaado

  • @dabshidentertainmenttvtv1615
    @dabshidentertainmenttvtv1615 7 років тому +5

    ONLF way ka adagtahay itoobiya lakiin waxaa dhabarka ka jabiyay Jaajuusiinta itoobiya u shaqeeya ee Isaq iyo Majerteen ee isku sheega maamul goboleed . viva soomali weyn awdalstate

    • @GaaShAaNLe12
      @GaaShAaNLe12 Місяць тому

      Ha isku wada qaadin wll qabiil dhan wa shaqsiyaad waxa balaayada wada

  • @hodonhirsi9091
    @hodonhirsi9091 7 років тому +1

    Masha Allah ayaanle Hussein Abdi waa Will somaliyeed oo la odhankaro kaalin muhiim ah ayuuka qaatay soo nolaynta qaranimada somalia

  • @SaalaxCkariim
    @SaalaxCkariim 28 днів тому

    From wakiilka dhalinyarada Somaliyeed

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 7 років тому +1

    Powerful show. Thank you for the awareness. Honestly HaNoolaato is incredible

  • @shaakirshaykh8933
    @shaakirshaykh8933 7 років тому +2

    Nolow wlle Halgame Ayaanle, waxen rajayni inaad unoqotaan adi iyo wiilasha kulamidka ah role model dhalinta soomaaliyeed, Somali odhan Allaaha sw haka saaro guumeysiga tooska ah iyo kan dad ban ba....Somali hanoolaato, kumeysiga iyo kumeysi kalkaalkuna aduunka silac aakhirana cadaaab.

  • @ifrahmohamed7780
    @ifrahmohamed7780 7 років тому +3

    ilahay haxifdiyo onlf somaali ba dhabarka katogate lkn lagamayabo shidaalka in ey Ethopia intey lasobaxdo dhaqalahaas kugumesanin somaali in sha allah

  • @noorqalonbi1596
    @noorqalonbi1596 7 років тому +2

    Waa geesi in lagu daydo mudan ayaanle xusen cabdi wariyayasha somaliya intaaso kale inay dhahaan kuma dhacaan wadnaha ayay ka bukaan

  • @nuradinmohamudabdullahi5265
    @nuradinmohamudabdullahi5265 7 років тому +3

    ayan lee walal adban ku salamaya walal mcn

  • @fuaadmahdi6835
    @fuaadmahdi6835 7 років тому +2

    howl fiican ayaad wadaa Ayaanle keep going! fikir ayan wataa bro oo ah Headline English ah u Semeey Video yada. Thanks

  • @calishariif5573
    @calishariif5573 7 років тому +4

    Hanoolaato Soomaali weyn.

  • @caliyaahmed2216
    @caliyaahmed2216 7 років тому +1

    hanolaato thks

  • @sakimo6675
    @sakimo6675 7 років тому +4

    wa sual somalia mxey uu cawinweysay xata sii hose me uu cawiso

  • @nasraismail6061
    @nasraismail6061 7 років тому +2

    waa qaracan iyo naxdin iin dadd Somaliyed ay gessiyashoda etopia gacanta uu geliyan. 90 markay somaliya burburtay aya cadowgi Somaliyed maccin lamoday. manta se Somaliya melkasto ayjogto 1 mid kawada noqdan. ogadeya hagulesato ,dawlada . farmajo tti somaliwen 1 kow unoqota allaha hakadhigo.

  • @likeneverbefore4710
    @likeneverbefore4710 7 років тому

    ayaanle guuuulayso allah haydin guuleyo amiiiiiin yaaa aalah umada soomaliyeed qalbigooda isu fur

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 6 років тому +1

    Insha allah cadowga soomaaliyeed ee ethopia way jabi doontaa

  • @kaysaabdalla1821
    @kaysaabdalla1821 7 років тому +6

    dadkaynu waa ilaaween in dhul naga maqanyahay madaxdana waa iskabadaa waa tii madaxwayne xasan uu isagoo faraxsan ku soo dhaanteeyay jigjiga tii yoo dadbadan aysan wali kasoo kabsan waxii kasoo gaaray

    • @abdallahmohammedali9312
      @abdallahmohammedali9312 7 років тому

      Kaysa Abdalla

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 6 років тому

      Kaysa Abdalla taas waa midu ku waayeye kalsoonida shacabka somaliyeed taarikh madow buu ka galay

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому

    Wareysiga khabiirkani waa dhaxalgal hortiisna jawaab sax ah lagama bixin sababta keentay in lagu guuldareysto halgankiixoreyta dhulka soomaali galbeed,waad mahadsantihiin ayaanle.

  • @barlinosmaan588
    @barlinosmaan588 7 років тому

    Well done ayaanle

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 7 років тому +2

    fudeydka an iska deyno fadlan ha'u jawaabina qofka xun ee liita amaba ah xabashi afsomaliga bartay,, haddii ad u jawaabto wad qeymeysay,, fadlan dul-qaad sameeya qofkeennii xanaaqa waa laga raayay sidaa ogaada,,, xabashidu waxay aamin san yihiin in soomaali oo dhan ay iskugu mid yihiin meeshaad doonto,,

  • @ibnuquful9748
    @ibnuquful9748 7 років тому +1

    waxay Afduubeen Halgan kii umada soomaaliyeed ka dhexeeyay waxayna ula baxeen magac qabiil .
    Dhibaatada haysatana iyada ayaa ka kow ah .

    • @tababarada815
      @tababarada815 7 років тому +1

      waraa umada soomaaliyeed ee aad sheegaysid maxaaa halganka u diiday may iyagu halgankooda samaystaan. rgaan way halgameen cidii qabiil ku dijidaysa may magacay rabaan ku halgamaan? sheeka aan macno lahayn baad haysaa

    • @abdullrahmannshekh607
      @abdullrahmannshekh607 7 років тому +1

      IBNU QUFUL wll waxaad isku daydaa inaad baadho waxan aadkahadlayso ma ahan qabiil ee adigaa buka wariyayaasha caalamku markay kahadlayaan somali galbeed waxay adeegsadaan ogaden sidookale mapka caalamka ama khariirada waxa kuqoran waa ogaden caalamkuna mayaqaano waxladhoho somali galbeed ee ogaden bay uyaqaanaan marka halganku qabiil maleh qofwalba oofiyoow oo akhriya buugta ogaden laga qoray iyo wargays yada caalamka wuu aaminsan yahay halganka sidookale caalamku wuu aaminsan yahay wll

  • @abdirashiddaahirisse952
    @abdirashiddaahirisse952 7 років тому +2

    Waxan jeclahay inan kamid noqdo dad jecel iney xureyan somlai galbed

  • @hannadhalyeey7048
    @hannadhalyeey7048 7 років тому +1

    ONLF waxaan dib udhac iyo dhiig daata ahayn ummada DDSI umahayaan
    mida kale dhawr iyo soddon sanno ma jirto ee dhawr iyo toban bay jiraan kaddib markay dhawr sanno xukunka deegaanka hayeen kaddib doorasho looga guulaystay ayay duurka galeen

    • @mr.shukrisg2420
      @mr.shukrisg2420 7 років тому +2

      Hannad AJ
      haday ONLF dhib u gaystatay umadda bal nooga sheeke waxa Tigreegu u taray dadka?

    • @idildaahir3300
      @idildaahir3300 7 років тому +1

      Mr. Shukri S G miyuu kuu sheegi karaa waa daba qoodhiye

    • @tababarada815
      @tababarada815 7 років тому

      Mr. Shukri S G waxba kan ha waydiinin qalbigaa madooday waa kawa Tigreega xayisiiya

    • @M45_0
      @M45_0 7 років тому

      kaadida xabashida ayad kuso kortay waxba laga qorimaayo

    • @abdirashiddaahirisse952
      @abdirashiddaahirisse952 7 років тому

      Waxan jeclahy inan kamid noqdo dadka xuren laahy somali galbeed

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre6737 7 років тому

    👍👍👍👍

  • @ibrahimguul5237
    @ibrahimguul5237 7 років тому

    acw walala ayaanle waan ku salam dalan kadib walal barmamijkaaga walal waan ku taxanay waxaa tahay wiil somalinimadu kadhabtahay walala waan ki sooduceney naaa walal alaha ku xifdiyo

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 роки тому

    Asc wllo🌹💯

  • @umamedia4985
    @umamedia4985 7 років тому

    Wlhi hiil iyo hoo waa nila istaki lahaa hda somaliya ama ethiopia lkn inta aan qabo karo mesha aan jko aan kabilawaa inshllh

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 3 роки тому

    Waa jabhada ugu wakhtiga dheer intay jirtay hadana (RI Geas kamay Ridin)

  • @nasiibsalat9714
    @nasiibsalat9714 5 років тому +1

    Heesta barnaamijka lagu soohiray?

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 роки тому

    Soo dhawow

  • @AbdiwaliAli-f1v
    @AbdiwaliAli-f1v 3 дні тому

    Runtii dowlada somaliya waxey kalidatay dhanka siyaasada oo mesha hadii siyasad jirday ciidanka somaliya lama geeyen meesha
    Wuxu rushka daba noga riixayay inu nagusoodulo ayu rabay sidii uranay nah wey udhacday

  • @xlul1201
    @xlul1201 7 років тому +1

    Ayaanle waad mahadsantahay laakiin codku wuu gaabanhayay dadka qaarbaa dhaga culuse codka ku yar dara
    .

  • @likeneverbefore4710
    @likeneverbefore4710 7 років тому

    habeeen walba si horle ayaan waxyabaha dhacaya

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 років тому +2

    GESI WADANI AH

  • @hindahaha3753
    @hindahaha3753 7 років тому +1

    madaxdu waxe moodeyan in nabada ilaaliyan lakin generationka so socota uun bey dagaalka uu sii fudueynayan; maalin dhow itoobiyan ba lagu gooricii suuqa taas waxa keeni ciilka lo qabo madaxdeena intan itoobiya baa la gariin;aad iyo aad ban uga xumahay in la idha sland dad onlf ah dhibtey waana igu ceeb ruunti;

  • @bukharihassan5987
    @bukharihassan5987 7 років тому

    Waleee waxa u sheegay ninkan wa runtiii anaa makhraati ka ah

  • @ibrahimguul5237
    @ibrahimguul5237 7 років тому

    walal arin mihiimaha ilahaya ha igargaaro jamhada xaq udirikaha waayo waadad dad koodiilabadalay maskaxadana kaduloobaya ku wii horajoogayana xabashigii dhinata u oo yaya bala fiiri inaileey wixii lamidaha inteey iskabadalayaan duligaa unbeey ku jiri ilahay jamhadooda guul hasiiyo iyo umada soomaliyeedba

    • @ibrahimguul5237
      @ibrahimguul5237 7 років тому

      balafiiri ina ileeyga xabashigii dhanta u ooyaya mar waay isduleyeen ilahay duliga hakasaaro jamhadooduna ilahay habarkeeyo iyo smalidaba

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 9 місяців тому

    Khatarta intaa laeg maxaa kaligiin idinku khasbay. ???

  • @yusufmahad5641
    @yusufmahad5641 7 років тому +1

    ayanle waxad waday waxfican lkn fikirkan uka qaldan yahay waa arigtidaydee ogaden ma gumaystaa mise waa xornimo don??? waa gumaystaha dadka dagan gobolkaas eugasokeya ithobi ithobia hadiila iska celin lahaa xagee ogaden laga marayaa anigu waxan uarkaa dayr kudayran ithobia marka qabiil xornimo laguma gadho inta xaladu tahay ogaden xornimo cirka kadhow wayo ma ahaan inan didanahay rerkan somaliyed ogadenka maya ma didani lkn waxan didanahay in wadan somali odhan dagantahay inqabiil lagu shego amala raco eray gumayste bixiyay ayanle hadi ay sax tahay arki done iska hubi warkaas

    • @tababarada815
      @tababarada815 7 років тому +1

      waraa cuqdada iska saar............... markaa leedahay xornimo cirkaa ka dhow ma cid gaar aha oo xornimadu ka maqan tahay ayaa jirta...hadii xornimo la waayo ma ONLF kalia ha ayay dhib ku tahay? waxaa laga yaabaa in aad adiga ugu dhib badato............. hadaad xornimo raadsanayso u dagaalan intaan ONLF iska dayso waxba ha taageerin waxba ha jeclaanin laakiin adigu xornimo raadso saaxiib..iska dhaf magaca qabiilka oo la bax magacaad doontid OK

    • @mahadbarre8562
      @mahadbarre8562 5 років тому

      dhulka somali galbeed waa dhul naga haytso waana dhacsan doona markay doonto ha noqote
      marka jabhadan loo yimaado magaceda waan kasoo hor jeeda waayo waa magac qabiil waa aqoonsanahay jabahdi wslf ama Western somali leberation front ayaan aaminsanahay midaan layaabanahay ee maskaxdayda Ka bixa LA,a waxa weeye iyadoo dadka somali galbeed degan ama gaar ahaan ogaadenka dagaalki 77 iyadoo somali oo dhani dagaalanatay maal iyo ragba lagu waayay oo cadowgina laga kicayay waxay Ku keeneen
      hadaad somali tihiin miyaad na qabsanaysaan mise waa na xuraynasaan? waxay Ku keneeneen waxaad iyagoo walalhood nafyo maalba uhureen cadowna Ka kiciyeen. mahaday waalan yihiin mise markay wllahood Ka abaal dhaceyeen

  • @mullii1134
    @mullii1134 7 років тому

    HADALKA AAN ODAGA KA MAQLAY 1977 WAAN MAQLAAYAY LAAKIIN OADAGA MAXAA LOOWEYDIIN WAAYAYA MA IN AAD ADIGA DADKA HORTAAGNAATO AMA IN WAX LAWAAYO WAX KA DHAXEEYA MA JIRAAN.TAAS WAXAAN U LEEYAHAY WADAN DHAN CIIDANKIIS BEY KU KALSOONAAN WAAYEEN ONLF MARKA MACAADALAAHI HUURI.WALIGEED SIDAAS BEY DAB DABADA UGA HEYNAYAAN XABASHINA MID IYAGA LA DHASHAY U SOO DIREYSAA WAAGII XABASHI KALA CARARTAY MAXEY UGA FAAIIDEYSAN WAA YEEN WAA SU,AAL WALI IDIN HOR TAAL.WIXII AAD SAMEYSEEN BAA UMADA CASHAR U AH.WABILLAAHI TOWFIIQ

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 3 роки тому

    Waxaan xusuustaa anigoo yar sida odayaasha goboloda dhexe ee reermiyiga ah anaga noosheegeen. Soyaasad xumidii dawladii soomaliya iyo kumilankii qabiilada kililku kumilmeen mushkiladii Somali burburisay.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 роки тому

    Ogadenia ?

  • @jabhadamadow76
    @jabhadamadow76 7 років тому

    Xabashada inay dhiiga necebyihiin wan ognahay
    Markaan dhigooda cabno
    Habar kasto itoobiyan ah wiilkeyga aaway ku cabaado sidan dagaalada ugu xasuuqeyno ayey naga leexa doonan

  • @abdullahibariyoow669
    @abdullahibariyoow669 7 років тому

    Siyad.bare.kalitiyuaha

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 роки тому

    Stratijiyada itopiya was qaybi oo xukun idinkaa magac somaligalbeed diiday

  • @nasribukur7623
    @nasribukur7623 7 років тому

    wadani weye wlhi somalay no daaya anaga xabashi ka adage wlhi waa hadal qof damiir leh fahmayo mid ayaan rabaa inaa kahadlo ninkan wuxuu dhahay dagalka ugu xun waa media run lkn maxay kudhacday ajakiz inuu jjga usoo qaato bil uu rabay inuu waxaan kajirin jjga soo sheego suu uga helo Ethiopia waji plz qof somali ah oo Ethiopian ka doonanaya waji markaa arko wlhi niyada iqaraxda ha sheegina waxaan jirin wlhina niyada haka dilina 😭😭😭😭😭

  • @khaalidfaraj
    @khaalidfaraj 7 років тому

    Anagee marweliba nagu dulwadaa taariikh beenaad oo qabyaalad iyo cunsuriyad ku dhisan iyagoo dafiraya taariikhda saxda ah soomaali galbeed waligeed ha nin oo halyeey ah baa usoo baxay gadaashiishana lama hayo wax u dhigma waxa uuna ahaa Mujaahid Olol Dinle Alle ha u naxriistee
    Taariikhda ka daaya beenta waxa aduunyada la idin kaga nacay waa been darteed

  • @mohamed-lh5uw
    @mohamed-lh5uw 7 років тому

    mahad sanid saaxiib ayaanle door weyn ayad ka cayaartay ka saxaafad ahan iyo ka muwaadin ahanba runtii qlbigeyga ayu taabtay wareesigan wlhi sidaan diinta islaamka u aamin sanahay iney kor noqoto ayan somalinimadana u aamin sanahay iney ahaato qowmoyada dunida ugu qiimaha badan together we can and 💪👈 insha allah

  • @asmamohamed7582
    @asmamohamed7582 6 років тому

    somaliyey fadhiga ka kaca oo qabyaalada iska daaya oo amxaaro iskadhiya waa cadowgeenee

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo7670 7 років тому

    wlh been maha ani muwdisha kudhashay wana ifin dakera hil iyo hooba

  • @ibrahimguul5237
    @ibrahimguul5237 7 років тому

    hada ayaad asiibatay waxeey somalidu ubahaneyd

  • @tababarada815
    @tababarada815 7 років тому

    h

  • @24thdynasty19
    @24thdynasty19 7 років тому +1

    ONLF hoggaamin macangag ah oo aan aragti dheer lahayn ayaa haysata. Dhalinyaro siyaasada iyo taariikhda dunida wax ka yaqaanna haku wareejiyaan xukunka. Hadii kale oo ay sidan kusii socdaan 5 sano ee soo socota ONLF magaceeda oo danbe la maqli maayo.

    • @tababarada815
      @tababarada815 7 років тому

      iska hadle aad tahay...... hadayna aragti dheerayn siday halganka intan kusoo gaadhsiiyeen........... dhalinyaro shaqo ayaa u taala ee ha qabsadaan hadii kale xukun noo dhiiba af ma aha

    • @24thdynasty19
      @24thdynasty19 7 років тому

      Tababarada Halganka halkay gaadhsiiyeen? Siyaasad ahaan dhaqaale ahaan iyo military ahaanba sowta loo wiiqay? ONLF magac baa ka nool. Sumcadiina way ka dhimatay markii ay iyagu qabyaalad iska dhex bilaabeen oo maalinba qayb ina ilay isu dhiibtay.
      Halgan noocan ah marka lagu jiro waa in maskax lagu socdo. Dadka masakiinta ah iyo hooyooyinka aan siyaasad waxba ka aqoonin caadifadooda meelna laguma gaadhayo.
      Albert Einstein baa laga hayaa inuu yidhi "Qofka waalan waa qofka wixii u shalay samaynayay sameeya, natiijadii shalay mid ka dawana suga"

    • @24thdynasty19
      @24thdynasty19 7 років тому

      Tababarada Nus qarni ku dhawaad bay dagaalamayeen ee maxay ku gaadheen? Maalinba maalinka ka danbaysa waa sii baba'ayaan. Taasa keentay inaan dhaho ha la badalo dhamaan hoggaaminta. Oday asaasaq ah cidna ma rabto.

    • @bashiirdheere1098
      @bashiirdheere1098 7 років тому

      walaal caalamka dhan u fiirso jabhad walba waxaa laga taageeraa dalalka dariska ama dalal kale ee ka fog'' laakiin ONLF ma haysato taageero caalami ah sidaasoo ay tahay xabashida dhuunta ayey u galeen innaga ayaa hoos ula soconnaa oo xitaa wey qofi waayeen shidaalkii ay shiineeska u keeneen inuu qodo oo waatii lagu laayay sheeneeska oo xitaa maal gashadeyaalkii reer yurub ay diidan yihiin ilaa iyo hadda marka waxay howshii u wareejiyeen in soomaalida laysku laayo oo ay abuurtaan ciidan u ilaaliya danahooda gobolka sida liyuu pooliska oo kale walina wey wadi waayeen oo,,, fadlan ha aaminin fikirka gaaban....

    • @24thdynasty19
      @24thdynasty19 7 років тому

      Bashiir: Taageero xumo, maamul xumo, iyo talo xumaba way haysaa ONLF. Shidaal dadkiibalahaaba baaba'een waxba sheegi maayo. Adiga hadalkaaga waxaan ka dhadhansaday inaad raali ka tahay sida imika wax u socdaan lakin waxaan kuu sheegayaa inay ONLF gabaabsi tahay haddii aysan is daba qabanin. dadkii usoo silcay dartood ee maal iyo naf u hurayna way tacab khasaari doonaan. siyaasadii qallafsanayd ee ilaa maanta socotay isbaddal ma aysan keenin. waxaa xaqiiq ilma 5sana jira garan karo ah in itoobiya kaa ciidan badantahay, ka dhaqaale badan tahay, kaana saameyn siyaasadeed weyn tahay. laba wiil oo dhuumaaleysanaya waxba uma dhimi karaan. ONLF haday dadkaas dartood loo silcinayo u damqanayso siyaasadeeda iyoo madaxdeeda gabi ahaanba ha badasho. hadiikale halgankii iyo sheekadii intaas oo qof u dhinteen hal bacaad lagu lisay bay noqon...

  • @jarvajurva2930
    @jarvajurva2930 7 років тому

    Down ogaden down ogaden . Geeri ogaden . Dhul malaha ee xasuuqa ogadenka ilaahay idankii. Guul ethiopia guul ethiopia