Waxaan ognahay in marku malakul Jibriil uu istusay nabi Maxamed in uu mashriq iyo maqrib qariyay hada waa hal Baal kaliya ayuu Dhulka bini aadamka OO dhan ku qarin karaa bal ka waran Illahay abuuray Mida kle malaa'igta carshiga xambaarsan in ay dhagtooda iyo garabkooda kaliya loo kala socdo 700 sano annagana waa 1 taako keliya Hada Illahay abuuray Waxaan ognahay markuu nabi Muuse c.s uu ka codsaday inuu arko nuurkisa kaliyana uu burburiyay buur Iska dhan Iska daa in Illahay la arko
Allah swt waxuu awooda in u suurad bani aadam iska dhigo sidaasna aay u muuqdan in wax ka weyn soo baxan....lakin sifadisa saxda wax ka weyn ama qiyasi kara ma jiro...qofkii weynanka allah u fiirsada oo aad u fakara wlh farxad iyo imaan baa ka siyaadsanaysa ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
Ilahay carshigiisa isagaa abuuray Hadana Makhluuqaadkiiisa ayaa haya ilahay kuwa uu u naxariisto aakhiro ee janada gala ilahay uu is tusayaa maalin kasta oo jimco ah wuuna la sheekaysanayaa markaa janada balacaa leh isagaa abuuray ba waxayna legtahay samooyinka iyo dhulka😍🥰🥰🥰🥰😍🥰😍🥰 Nin walbaa wuu ogyahay lkn isagaa madax adag niyow
Awalan aad ayad u mahadsantay wll Saa iyan suaasha walahi saacado ka hor ayuu wiil anu saxib nahay i waydiinayay Adbuna u mahadsanyahay wax ka midana iga faaideyay Anigu run ahantii madaxa ayaan is qabtay subxanalah ku wayshay Marka way badan yihiin shubahadka ay mulxidiintu soo arooriyaan iyo kufartuba marka waxaan kula dardaarmi laha dhalinyarta si aydaan ugu dhicin shaki iyo kufri diintiina barta oo u fiirsada Aad iyo aad bad u mahadsabray wll adan sahan iyo walalahyga akhriyay qoralkayganba
Shubhada aH ilaaHaY dhagax ka weyN ma abuuri kara oo ma qaadi kara hduu qaban waayo ilaahay wax walba ma awooda halka ka soo baxaysa hadii layidhaahda haana ilaahay waalaga weyn yahayba ka soo baxaysa Aan ugaLo hadalkayGa marka hore ilahay awodiisu wey sii deysantahay oo wax walba wey awooda dhagaxuNa cuf io culeYs uunbuu yeelan cirkaba haleekaate ilaahay awoodiisu meelay ku xadidantahay malaha oo wey sii deysantahay beynu ku odhanaynaa mahad sanidiid intaasban mawduuca ku darsadee
Macha allaH pro Sahanka xogaha waxan ku xiranhY chanalkan wna dawada vedio wlba oo aad zoo dhigtaY pro Horumar kuu rajaYn wxana ku jecladaY xogaha aad Daaha ka qaado keep going pro
Mazha allah masuul mahad sanid Waxaa xaqiiq ah horta ruuxa oranaya illaah ma abuuri karaa dhagax kaweyn oo maqaadi karaa? Waa qof illaahey awoodiisa sookoobay isagoo anan soo arag awoodiisa ayuu sidadban uleeyahay illaah ma abuuri karo ama maqaadi karo sideee ku yiri? ma isagaa soo koobayba kaliya abuurta aan aragno ma isagaa soo koobi kara oo halmar ishiisa ku arki kownka oo idil ama aduunkaba dabcan waa su,aal qaldan waayo illaah awoodiisa maahan mid kooban ee waa mid caqligeena burineysa
Walaalayaal dhulkan wuu yaryahay marka la barbardhigo qorrada. Qorraxda waxay le egtahay hal malyan iyo seddex boqol kun oo dhul ah. Qorraxda sidaas u weyn xidigo ka waweyn oo marka la barbardhigo qorraxdeena saqiir ay noqoneyso ayaa jira kownka wuu ka weyn yahay sida aad u maleysaan. Dhulkaa ugu weyn waa waa hadal lala yaabo 🤔
Waxaan ognahay in marku malakul Jibriil uu istusay nabi Maxamed in uu mashriq iyo maqrib qariyay hada waa hal Baal kaliya ayuu Dhulka bini aadamka OO dhan ku qarin karaa bal ka waran Illahay abuuray
Mida kle malaa'igta carshiga xambaarsan in ay dhagtooda iyo garabkooda kaliya loo kala socdo 700 sano annagana waa 1 taako keliya
Hada Illahay abuuray
Waxaan ognahay markuu nabi Muuse c.s uu ka codsaday inuu arko nuurkisa kaliyana uu burburiyay buur Iska dhan Iska daa in Illahay la arko
Ò
@@zamriyemohamed9596 🤔🤔🤔
ALLAHU AKBAR
Allahu AKBAR
Warun sxb sub xanalag
Oraah baa waxay ahayd "ha u raadin jawaab su'aal aan saxnayn".
Mahadsanid walaal
Shukran bro aadan dhalinta somaliyeed dadka ushaqeeya ku jirta keep going
Wlhi youtuber kuu dhigmaa ma jiro somali oo dhan walal aadan kaalin mug iyo miisaan leh paad noo taaganthy alle haku daayeh♥️🙏💯
Waa ciwaanaha aan ugu ugu jeclahay markad ka hadleyso ,jizakallah wll
Absolutely you explained in nice way❤ but only genus person can understand bout ALLAH: May ALLAH always guide us🤲🏽🤲🏽
Mahadsanid wallo adan khadar ali
Mahadsanid walal Adan. Alle hakuu barakeeyo cimriga Alle haku xafido
Allah swt waxuu awooda in u suurad bani aadam iska dhigo sidaasna aay u muuqdan in wax ka weyn soo baxan....lakin sifadisa saxda wax ka weyn ama qiyasi kara ma jiro...qofkii weynanka allah u fiirsada oo aad u fakara wlh farxad iyo imaan baa ka siyaadsanaysa ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
Ilahay carshigiisa isagaa abuuray Hadana Makhluuqaadkiiisa ayaa haya ilahay kuwa uu u naxariisto aakhiro ee janada gala ilahay uu is tusayaa maalin kasta oo jimco ah wuuna la sheekaysanayaa markaa janada balacaa leh isagaa abuuray ba waxayna legtahay samooyinka iyo dhulka😍🥰🥰🥰🥰😍🥰😍🥰 Nin walbaa wuu ogyahay lkn isagaa madax adag niyow
Rabi kaan aqoon markaluu garan kanyaqana kamadaba hadlo wayaab qof ilaahy kudhiranaya mas'alada ustaadku suu ufadwoody weye guul
وما قدروالله حق قدره والأرض جميعا قبضته يوم القيامة والسموات مطوية بيمىنه سبحان الله وتعالى عما يشركون
M.a ilahay haka abaal mariyo ustaad adan sahan
Wllhi su'aashan aad ayay muhiim u ahayd tnx Maclin wallhi wad iga farxisay sidaad u sharaxdey
Markii Ladho
Ilaahay baa weyn
Aadam sahanow macanaheedu
Ma ahan in ilaahay jismi weyn Lee yhy
Ee macnaahu waa in ilaahay ugu weyn wax wlba sharaf ahaan iyo cisiba
Aduu jismigan ad ka hadlyso xaged ka keenty
Video ga caadi udaawo wll😊
Allah is greatest
إدا أراد شيئا فإنما يقول له كن فيكون ☝🏻
Mnsha Allah ustaad
Mahadsanid walaalkey
Wcs markey sidaasi togan (negatively) u fakaraan lama waayayo indheergarad heerka caqligooda tusa jaahil bixiya mahadsanid Aadan khadar cali
Masha Allah aaddan khadar alle caqliga iyo cilmiga hakuu daayo
Horay usococ
Tanks my bro guulayso
Sahanka xogaha waa channelka ugu fiican aan dageesto 👏👏
Sido kale
Masha Allah teacher
wcs wllo aadan khayr bdan alle haku siiyo wax bdn ayad ka faaidaynay balse naftayda iyo dhalinta maanta waxan kula talin laha intay ku daadalayan inay bartan cilmi maadiya in ka badan inay bartaan diintooda iyo doodaha sida lo barto xaqiiqatan weraarka ugu wayn ee maanta laygu so qaaday waaka caqiidadeena islaamka
wad mahadsantiin 🤚
Ilaahay carabkaaaaga habarakeeyo macalin aaadan
Ustaad jasaaakallaaha khyr♻✌
Allaahu akbar
ilaahay cilimga iyo cafimadkaba haku barakeeyo
Allahu Akbar Min Kuli Shay
Haa way yelnkartaa waxanan ka maqlay
sheik zakir naik
Thank you zhp qli
masha allah allaha kuu kordhiyo aadan cilmigaaga
Jasakalahu khyr
Masha Allah ilaahay ha kubarakeeyo wllo ❤️❤️🤲
Keep going ustaad Adan alaah caqliga iyo aqoonta hakuusiyaadiyo
Allaahu Akbar illaah wax kasto isgaa abuuray oo cidka weyn ma jirto gallaaku waa kuwo qaldan markasa illaahoow nagu hanuuni diintaada saxda ah
Mansha allah
✋✋✋✋😎😎👏👏👏👏
Wcs Wr Wp Aad baan kuu salaamay Sxb Aadan wax aan rabay In aad kasoo hadasho Arinkan isaga ah ee Sidee Logu soo celin karaa Khilaafadii iyo Aragtida kaaga aadan iyo hadii aad wax warbixin aad ka haysid arinkaas oo sugan In aad aragtid Codsigaygaas baan rajeenaya.Aad baanan kuu taageraa hore u soco.✊🙌
Macha allah mahadsanid macalin 😍
alle hakaa abaal mariyo wllo
Allah wax walba waa awooda allahu akbar
والله على كل شيء قدير
wcs masha allah wll mahadsanid waxbadan baa kaa kororsaday
Ugu horreeye like saar
Muhiimadu like raadis ma aha ee ciwankaan ka hadal
Masha allah si fican baad ugu jawabtay 🥰🥰☝️
Thnkz wll aad iyo ad ayan u fahmey
Manshaa allaah illaahay caqliga ha kuu dayo
Mashaa Allaah
Allahu akbar
Mashalllah caqli bakugu dhan😊
Masha allah
Waa runta wllky masha Allah shukran wll👏👏👍👍🥰
Masha allah wll allaha ku barakeeyo
Masha allah bro alle haku dhowro
Mansha allah
Jazakallah khayr wllo
Msha allh taparaka laah❤❤
SU AASHA ILAHAY ISAGA WAXKASTA ABUURAY ADUUNKA SARAN GAALADUNA WAXOODU WAA ILA MEERAYSO RUNTA HADII LOOSHEEGONA MAQADANAYAN SABABTOO AH QOFKII ILAHAY HANUUNIYO UNBA HANUN SAN
Warkaba waad soo gabagabeysay mushkilada waa ilaah sababta oo ah isaga ayaa wax kasta ka masuul ah ciduu doono wuu hanuuniyaa cida uu doonana wuu baadiyeeyaa. Sidee marka ilaahaas aan awoodiisa laga baxsan karin wuxuu isaga doonana yeelaya dadka ula xisaabtamaa?
ماشاء الله 🙏❤
Sxp waa mahadsan thy 💖 🎉
Adan Sahan keep going
M.a wll mahadsanid✅✅💯
إِنَّ اللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
Mansha allah✍👍
hadii indhergarad umadiisa wanaaga lajecel iyo xaqiiqada aan ka gaban anigu waxaan Oran lahaa 🤔 ustaad Adan sahan ilaahay ha barakeeye
Caqligi soomaliyed Aadan khadar cali
Maasha Allah noloshaada Alle haku barakeeyo sxp
Awalan aad ayad u mahadsantay wll
Saa iyan suaasha walahi saacado ka hor ayuu wiil anu saxib nahay i waydiinayay
Adbuna u mahadsanyahay wax ka midana iga faaideyay
Anigu run ahantii madaxa ayaan is qabtay subxanalah ku wayshay
Marka way badan yihiin shubahadka ay mulxidiintu soo arooriyaan iyo kufartuba marka waxaan kula dardaarmi laha dhalinyarta si aydaan ugu dhicin shaki iyo kufri diintiina barta oo u fiirsada
Aad iyo aad bad u mahadsabray wll adan sahan iyo walalahyga akhriyay qoralkayganba
Shubhada aH ilaaHaY dhagax ka weyN ma abuuri kara oo ma qaadi kara hduu qaban waayo ilaahay wax walba ma awooda halka ka soo baxaysa hadii layidhaahda haana ilaahay waalaga weyn yahayba ka soo baxaysa
Aan ugaLo hadalkayGa marka hore ilahay awodiisu wey sii deysantahay oo wax walba wey awooda dhagaxuNa cuf io culeYs uunbuu yeelan cirkaba haleekaate ilaahay awoodiisu meelay ku xadidantahay malaha oo wey sii deysantahay beynu ku odhanaynaa mahad sanidiid intaasban mawduuca ku darsadee
mahadsanid wllo adam
Macha allaH pro Sahanka xogaha waxan ku xiranhY chanalkan wna dawada vedio wlba oo aad zoo dhigtaY pro Horumar kuu rajaYn wxana ku jecladaY xogaha aad Daaha ka qaado keep going pro
M alh xufdulahaa wll adan sahan cilmiga iyo garashada ale kuusiyadiyo walal adan sahan🤲
M.Alh Wllky Alh Caqliga Hakudhwro
Mahasani wll mashallah your voice is so attractive 💞
M.allah
Wlhi maskax baa kugu jirto
Somali oo dhan baa kuu
Baahan taageero muuqdo iyo mid qarsoon baa kuu ahay🇸🇴🇸🇴
Nin aaad dhashay kuma dhalin
M.a wll alle cilmigaga ha ku barakeeyo
Mach allah alle haku xifdiyo wallo alle dartii ayaan kuu jeclahay
شكرا لك
Allaah Wuu awooda Wax walba awood ayuu u leeyahay cidkawanba ma jirto waxkaas oo wayn allaah ka wayn isagaana abuuray
#AslahAbaSaafi
Jawaabtu waa illahay waxkawsynuba majiro
Wll Aadan ilaahay hakaa abaal mariyo shubaahadka aad inaga jaahil bixinaysid
Wlhi wn faa iidey illaahey hakuugu buuxiyo miizaan kaga xasaanaadka
Mhdsnid sxb
Wey na hoos mari lahayd😅
walaaxawla walaa quwatu inaa bilaah caliya cadiim kufaar ilaahay masiibo idinku rid
So much thanks SX. Waa su'aal fudud, lkin dadka 85% ku adag, waana waxa somaalidu ay tidhaahdo hal-xidhaale. Tiro ka mid mid ah dadka isu yaqaan aqoon-yahanka, kana mid ah qolyaha jilbaha-laabata, Adan sahana aanu jecleyn , khibradiisa koreysaana ay ka gar-niqi doonto mustaqbalka dhow, ayan Title-ka barnaamijka weydiinaya bal maxsuulka ama jawaabta kasoo baxa .
Waxa dhihilahaa Allah aslam zhp
Wll Ilaahay cilmi hanasiiyo na anfaca
Keep going
Mahadsanid wll...
Mazha allah masuul mahad sanid
Waxaa xaqiiq ah horta ruuxa oranaya illaah ma abuuri karaa dhagax kaweyn oo maqaadi karaa?
Waa qof illaahey awoodiisa sookoobay isagoo anan soo arag awoodiisa ayuu sidadban uleeyahay illaah ma abuuri karo ama maqaadi karo sideee ku yiri? ma isagaa soo koobayba kaliya abuurta aan aragno ma isagaa soo koobi kara oo halmar ishiisa ku arki kownka oo idil ama aduunkaba dabcan waa su,aal qaldan waayo illaah awoodiisa maahan mid kooban ee waa mid caqligeena burineysa
💯💯💯 Thanks a lot......❤💜💚💕
Mashallah walall aadan
Waxa jira qaapka ka mid ah qaapapka oo aanu peedkupa japin
ale aqli hakuu barakeeyo mataaankeyga💕💘☝️
M.a wllky adan sahan hore usoco
Good
Go for words
DhulkaWax Ka Wayn Kana Balaadhan Ma Jiro
Alle Mooyee Allaana Abuuray
Mya wll qalqiga kuwa ugu yar waaye dhulka carshiga janada
Walaalayaal dhulkan wuu yaryahay marka la barbardhigo qorrada. Qorraxda waxay le egtahay hal malyan iyo seddex boqol kun oo dhul ah. Qorraxda sidaas u weyn xidigo ka waweyn oo marka la barbardhigo qorraxdeena saqiir ay noqoneyso ayaa jira kownka wuu ka weyn yahay sida aad u maleysaan. Dhulkaa ugu weyn waa waa hadal lala yaabo 🤔
Libaax❤
Mnzha alh wll Aadan sahan nin waxbaden og