Waxba isma badalin wll Qiyamka islamku waa halkisi uun . Lkn Cayda iyo Aflagadada galadu , Nabi Muhammed Sallallahu Aleihi wasallam waxba yeli mayso. Alle aya dortey Nabi muhammed cidnana ugama bahna manta garab . Galo siday raban loo yeli mayo Dinta iyo subanahena wxn ku difaceyna Aqoon iyo duulqaad. Sabanki saxabada Dinta aya soo dagaysey Sas oy tahy naa nabiga scw scw scw waxa lagu amrey inu dadka dinta ugu yedho isago kalidi ah tasi wxy ku cadeen Utahy in Dinta nabad galada lagu gadhsiyo aay Ubahan tahy wayna dhacda malin kasta oo Kumanan aya so islama markay xaqiqada ogadan Alle haso hanuniyo dhamantod.
WLLO in sha allah waxan ku bararugi doonaa badaha dhulka iyo dadka oo laqatey 80 years oo kaliya mrkzna aan u diyaar garowna oo ummadii tashanweydo wa loo talin smalida wa dad wax ku fahma aragtida koleypa aniga ahan uma jeedo ummad ayahooda ka fakareyso ee calaacal ka aan sii barano waayo wa wxa kaliya ee nooharaya wa isaga. MR ADAN WD MAHAD SANTAHY. Somalida ayahooda 80 sano oo kaliya kabacdii wixii contract la saxiixey oo dhan in ta joogta beey kor kooda ahaan doontaa. Siyasiyiinta ka fakara calooshooda iyo shacabka indhaha aan laheynba weey tagidoonaan insha allah.
bare ama macalin waa malin macaliminta soomaalida waa malin ku ween channel sahan xogaga mada aan ku gu xiranahay waxaad kamid tahay macalinta soomaalida hambaliyo hambaliyo teacher
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo Xaqiiiiiqo jirtay wlhi Lknse once again. Maaalin ay Ahaataba waaan soo af jari doonaaa inzha allh
@@mrayub9447 sbbta aya ah markz ayaga qorshohooda wxa u ahaa zir dowladaha yurub ka jiry waxa ay ahayeen kuwa aan mansoniyad aheyn qorshahoodana wu qarsoonaa.
Mayee ninkan haddalkiisaan necbahay. Bal video yadiisa daawo waxa habaar iyo cay kadhacaysa adigaa kayaabi doonee. War waxani nin ma aha ee waa labeeb af carabiga bartay
Ujeedka waad noo shegtay balse see wax looga qaban karaa baa is waydiin ah Ustaad waxaad noo soo shegtaa sida wax looga qaba Karo oo ugu Mac quulsan Laguna difaacan Karo Dal iyo dad iyo diin wanna mahad San tahy
Aadanow bowe codkagii wu isbadalay malaha aaladii ad codka inoogu so duubi jidhay ba iska badashay inu yara gaaban yahay ba lo maleeyaa ooo meel dheer ayu naga so garaya meel buuq ah inad ku duubtay ba lo malaynaya khayr qabe inaga hagaaji
Walaaalahayow waad qalad fahnteen Balse maaha aarinku sidaad moodeene Buug baan weydiin lahaa halka lagu iibiyo markaa magaaladan wan ka dhex waayey maktabdeheedii mar walaalayaal idinkuba iso dheega hadaa garnaysan waa kuwaa buugaagtan doonayo magacyadoodiiye أنخرستوس أرض السافلين الصومال الكبير
asc wr wb aadan nin qaaliya masooniyadu hadiiba ey aboodo doorashada madax maxay si cad ugu maamuliweyday aduunka hadiiba ey rabto in ey dadka laayso maxay nugleer si cad ugi garaaci weysay maxayse isku qariyaan iyadoo awoodooda dhamaystiran tahay ?
Walal mid baan ku sheegaya maansoniyad ka hor kumaneyo sano inta aad sheegtay way dhici jireen ee dagaala ah cuduro iyo abaaro ee waxan been ta ah umada ku dhex faafinaysid jooji ilaahayba dunidan maamule haday awooda aad sheegtay ayleeyihin xamaas oo jabhad yar ah oo gasa ka dhisan ha tirtir traan oo yuuhuda ha uga hiiliyan qoralkan na xumaana haka soo qaadin ee waa iga talo
UA-camr 3000: sax ilaahey aa aduunka maamulo laakin aadan wuxuu ka hadlaayo waa run maanta yahuuda iyo maasoniyada ayaa maamulan daqaalaha, warbaahinta, saxaafada. Hub sun eh ayee hawada ku sumeeyan Ma aragte diyaaradaha qiiqa cad daayo markee cirka maraayan qiiqas cad ayaa hawada haleeyo kadib cimilada dabiiciga eheed aa isbadaleeso. Dadka deeganka ama wadanka ku nool cuduro aad u xun aa ku dheceeso cuduradaad waxaa sababe hawada la wasaqeeye. Waxaa umaleynaa maclumaadka uu aadan ka hadlaaye ayaa dan fahmin.
Ilaahay shirqooladooda iyo dhagartoodaba iyaga haku baabi'iyo Ummada muslimiinta ahna hagarab mariyo,
Baraka Allahu fiyk wll
ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما
Maalgashiga maansooniyiinu waa horumarinta danahooda iyo ladagaalanka cidkasta oo Ka hortimada afkartoda ilaahey hanaga nabadgeliyo sharkoda Aamiin
Maasha'allaah
Maxamad ✅ ama muxammad ✅
Sallallaahu caleyhi wasallim ✅
Axmad ✅ eyman official
Waxba isma badalin wll Qiyamka islamku waa halkisi uun . Lkn Cayda iyo Aflagadada galadu , Nabi Muhammed Sallallahu Aleihi wasallam waxba yeli mayso. Alle aya dortey Nabi muhammed cidnana ugama bahna manta garab . Galo siday raban loo yeli mayo Dinta iyo subanahena wxn ku difaceyna Aqoon iyo duulqaad. Sabanki saxabada Dinta aya soo dagaysey Sas oy tahy naa nabiga scw scw scw waxa lagu amrey inu dadka dinta ugu yedho isago kalidi ah tasi wxy ku cadeen Utahy in Dinta nabad galada lagu gadhsiyo aay Ubahan tahy wayna dhacda malin kasta oo Kumanan aya so islama markay xaqiqada ogadan Alle haso hanuniyo dhamantod.
Jasakallah Ustaad👏🏻👏🏻👏🏻
Jazaakallaah ✅ = Allaah ha kaa abaalmariyo ✅
Ustaad = barre, mucallim ✅
Dar ilaahay kuu jacalahay wall aadan
Mash Allah walal sahanka xogaha wax badan ayaan ka faiday aduun iyo aakhiro kii liibaano allha ka dhigo 🙏🙏🙏
جزاك الله خير
mahadsanid wll adam
WLLO in sha allah waxan ku bararugi doonaa badaha dhulka iyo dadka oo laqatey 80 years oo kaliya mrkzna aan u diyaar garowna oo ummadii tashanweydo wa loo talin smalida wa dad wax ku fahma aragtida koleypa aniga ahan uma jeedo ummad ayahooda ka fakareyso ee calaacal ka aan sii barano
waayo wa wxa kaliya ee nooharaya wa isaga.
MR ADAN WD MAHAD SANTAHY.
Somalida ayahooda 80 sano oo kaliya kabacdii wixii contract la saxiixey oo dhan in ta joogta beey kor kooda ahaan doontaa.
Siyasiyiinta ka fakara calooshooda iyo shacabka indhaha aan laheynba weey tagidoonaan insha allah.
Jazakalahu khayr
Mnsha Allah ustaad Alle Haku Sharfee
ADOO MAHADSAN MUSIC BACKGROUND HOOS UDHIG
Ahaat islaamiyah
أهات إسلامية
Mawduuc muhiim ah wllhi masha allah wll
Mahadsanid macalin
Masha allah shkrn wllky 💞💞
Subax wanaagsan wll aadan
Masha allaah
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Shukran ustaad 🤝
Masha allah
Good
Thanks Sahanka-Xogaha.
#Rabbi talo udaa
#Aadanna maasooniyad kahadal udaa..
ما شاء الله تبارك الله❤🥰
Mahad sanid ustaad aadan
Macalinkeyga jidka wanaagdan wllhie waxped na partey wllo aadan ilaahey hayna hadeeyo umada islaamka oo dhan
#turkiga
Alle ha ku dhowro chp
Manshalh adaan sahan
Mahadsanid
Mahadsamid wllo
Aadanow arrinta maxamed mursi iyo faragalintii lagu sameyay ee loo soo adeegsaday c/fataax siisii kahadal mar kale walalo
👍👍👍 walee mac luusha soomaliya waxaa noo keenay gaalada,aan u maleynaa . Walee deenta bilaash loo ma cafin,,,Timir lafaa ku jirto,,
Hhh
Aadan shb iilahy haku xafido shaqada hyso masuuliyiinta nooma shabato
Sahanka xogaha 👏👏
Allah haku dhawro 🥰🥰akhii
Aadan khay walal
Buuga abdiqaadir cawda ee
الإسلام بين جهل أبنائه وعجز علمائه
Noo turjun
Waa maxay ISTICAANAH & INAABAH الإستعانة | kaalmeysigu meequu u qeybsamaa? | sh xassaan xuseen👇👇
ua-cam.com/video/Hbfns_5zf30/v-deo.html
Sahanka xogaha hore usoco
Mujaahi adam allaah affimadka hakusiyaadiyo
Ruuntaa run bandana mashaallh shugran my dear brother
Mahadzanid👍
Wcs mahadsanid sxb
Brillant
Mashallah walaalkeen
bare ama macalin waa malin macaliminta soomaalida waa malin ku ween channel sahan xogaga mada aan ku gu xiranahay waxaad kamid tahay macalinta soomaalida hambaliyo hambaliyo teacher
Mzha allh wllky Aadan khadar cali marna macalinkaygiii Alleh ha ku sharfo
Xaqiiiiiqo jirtay wlhi
Lknse once again.
Maaalin ay Ahaataba waaan soo af jari doonaaa inzha allh
Keep going pro
Afkaaga caano lagu qabay runta waligaa haka gaban cidii kugunacaysaa haku gu daysee
Horey usocco pro
Waa halis
Lkn Siyaad bare 3 million ma dilin
Wana loo darsaday hadu joogi laha maanta boqorada African noqon lahen, G 8 bn ku jiri lahen
Hoyadaa ayaa loodarsaday sidaynu kumidoobi adigoole siyaad bare loodarsaday ana uu ixasuuqay
@@lamahuraan665 muse biixi intuu laayay baa ka badan siyad bare intu laayay.
@@Easy_way1 yuuuuuu ka dilay
@@hibadmohamed3981 qoraalkayga siifiican u aqri fadlan
@@Easy_way1 wa runta adiga kuma dilin wllka iyo ehelkagana ma dilin lkn aniga Kula hadalya ayuuu Antigy iyo dadkiii igu dhawaaa lawley hadii aan ku arki lahaan noloshan kugu gubi lahaaa
✊✊😍😍
Machallah
Maasha Allaah ✅
Mursal xusseyn ✅
Hye jazaaka Allahu khayr.
#MISE DAYNKI LAYNAGA CAFIYAY IMSA WAX oo QALIYA AYAA LAGU BADASHAY#
waa adigii horey udhahy maxamed siyaad barre waxa uu ahaa feylasuuf maantana ma adigaa dhahayo .......
Aadan waxaa loo bahanyahay dadka ku xidhan barta UA-cam iyo intaa jecel wax ka badalka umada somaliyed maxad u samysan waydeen bar kulaan aad ku wadag taan fikirkinya ileen dhaliyadu waa mashinka mustaqbalka dalka iyo dadkee
Malin walaba hada qiirono wax inoo hagayaa ma jirto markaa halaysku tashado somali
M.a
Maasha Allaah ✅
Mnsha Allah
@@engmuuseofficial1519
Maasha Allaah ✅
Dagaalka Ethiopiana maiyaga kadambeye?
Mahadsnaid sahanka xogaha wlo caqliga da.yarrtaad tahay
Wcs
ان لله وإنا إليه راجعون:
Adan musiga mayeran karta wala
Wll Bura Goldan iya qatan kisamyo
Garanka dayarad Akatas
USA Army 🐷🐷🐷🐷🐷
Wallah
Waxan aheey will agoon ah please waxad iigu caawin karta hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali
Sxb Maxamed siyaad Bare afkaada hakulabin waan u darsanay ..
Kabaha Miyaa Siyaad Alle Uma Naxariste 😂😂😂😂😂
Waxaa igu soo dhacay musal'sal American ah oo ladhoho lost
Ýýýyyýyyýyyuýýuuuuuuuu
zxp siyad maxa karabta pro xag jirayatahay
🥰🥰
Wankaxumahey codkda oo gaabdey In muqaalkan San daawo waayo pls codkda wax kabadallama tijaabo bean sameey inta aadan soogalinin pro mahasanid
Zxb AADAN waxaa kasoo hadashaa (sababta ay maasooniyadu ugu doorteen marykanka fulinta qorsayaashooda oo illeyn aduunka kalena iyaaga maamule ugu dooran waayeen sida china io yurub maxaase marykan ku khaas ah )
Mahdsanid🖐
Ugu laabo kitaabka anta khiriistoos ee chanalka kujira
Hadan KU so kobo
Waagi ay yahuudu bilaa dhul ahaayen
Markaykan ayaa dad jaahil ah oo dayacan ahaa
Usa waxa dagnaa dad hindidii madmadoobeed ladhi jirey markazna ayaga meyzan zan ay hada yihiin uma awood badnayeen wyo wagaz qorshayashooda baa zocdey oona hadad taqanid madxweynayasha ugu horeeyy mareykanka waxa ay ahaayeen mansooniyado sida 1:ch.washington 2:john adams 3:jeferrson
Xataa ninka ku zawiran Boqolka dollar waxa uu ahaa mansooni ku wa ugu darajada weyn benjamin franklin.
Taxanaha Anti khiristoos ugu laapo oo dhameyso.
Zxbyal arintaas waa ka warqabaa lacgta madaxweynayaasha io hindidij casyd lkn wxaan raby maxay maasooniyadu salka ugu dhigaty marykanka??
@@mrayub9447 sbbta aya ah markz ayaga qorshohooda wxa u ahaa zir dowladaha yurub ka jiry waxa ay ahayeen kuwa aan mansoniyad aheyn qorshahoodana wu qarsoonaa.
Wll aadan waxad xog nooga keenta hogaamiyihi shuuciga ee china
Aadan codk walal waxbh ka khaldan mantah
Wll waxaa nooga soo waranta dadalka iska bixiyay daymaha ay ka qaateen bankiga Aduunka
Adam wlalkey wlhi wxan sameya mobilada dadka inta aan ka qaado ayan subscribe kuu saara
Waad wnaagsan san tahay
Mazooniyadu waamaxay
Ilen waxa dhib iyo musaba nahaysata yahuuda kadanbwsay
😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠😠Lacnatulahi calala yahuuda wanasara
UA-camrka caytama
Adiga Miyaa
Somali man studio: xaqiiqada laga hadlooyo maa ku dhibte 🤔
Mayee ninkan haddalkiisaan necbahay. Bal video yadiisa daawo waxa habaar iyo cay kadhacaysa adigaa kayaabi doonee. War waxani nin ma aha ee waa labeeb af carabiga bartay
Sxb ayantaan maka roofoonkaga maxaa ku dhacay
Nio maxaa ku tusay mareykanka ee aad u eegi weyday Dowlada Aanay cad-ceedu ka dhiciin
Aqoonyahay
Ujeedka waad noo shegtay balse see wax looga qaban karaa baa is waydiin ah
Ustaad waxaad noo soo shegtaa sida wax looga qaba Karo oo ugu Mac quulsan Laguna difaacan Karo Dal iyo dad iyo diin wanna mahad San tahy
Waxaynu ubaahanahy halyeyyo
Waxan arkey Dhalinyaro Somalia ah oo leh waxan u bahanahy inan ka mid noqdo masoniyada oo Ku Qorya Comment yada arinohoda lagaga hadlo wlhi wan ka naxay
😥Iyaga uunba nafahoga cadaabi 🤬
Aadanow bowe codkagii wu isbadalay malaha aaladii ad codka inoogu so duubi jidhay ba iska badashay inu yara gaaban yahay ba lo maleeyaa ooo meel dheer ayu naga so garaya meel buuq ah inad ku duubtay ba lo malaynaya khayr qabe inaga hagaaji
Hadaba was doqonimo inaan
Tolow maxaa xal ah
Shaley waxa lahayd siyaad waxa uu ahaa hogaamiye wanaagsan maanta dilaa sida maansuuga ahaa warkaaga qilaaf miiran weeye teeda maansuuniyada miyaad buunbuunisa
Daawo MAXAAD KA TAQAANAA GABADHA VAMPIRE TA AH EE REER MEXICO. ua-cam.com/video/yo5kLu2f-wI/v-deo.html
Siyaad Barre Janne gale waaye horaa naloosiray nala dhahay wax kasta siyaadbaraa leh deeto dooladii dhameed dadkanka dhaxeesay labililiqeystay..
Siyad bare adu mala janno Gale ku yahy lkin illahy narta ha geeyo aduunka ayuu ka qariyay dadkan aduunka u jeclayn 😭
@@raaqiyajanno861 qof islaam miyaadan eheen waxaan kusheegaa hadii qof meyd oo muslim wax kasheegto adna malinta dhimato hasugin wax fcn lagaashego
@@saidhussein1064 waar illahy danbi dhaaf waydiiso adigu horta my siyad bare ayaa islaam aha zxp shuuci buu ahaa tariikhda soo baadh
Asc wllo aadan waxbaan kaagaa baahnaa meel aan kaalaso xidhiidho waan waayey lkn twiterka ayaan kaalasoo hadlayaa ee wllo jaanis mahatsaa
Wllo iiso jawaab marksa🙏
War waxan maxaad kala xidhiidhi waa wadaad afka Caday kulee
War Waxba Laga Doono Wllo Sorry Ninba Ilahay Ka Dhigee Maxad Ka Rabtaa Nio Raga Lama Doondone😂😂😂😂
Walaaalahayow waad qalad fahnteen
Balse maaha aarinku sidaad moodeene
Buug baan weydiin lahaa halka lagu iibiyo markaa magaaladan wan ka dhex waayey maktabdeheedii mar walaalayaal idinkuba iso dheega hadaa garnaysan waa kuwaa buugaagtan doonayo magacyadoodiiye
أنخرستوس
أرض السافلين
الصومال الكبير
@@CabdikariimCabdiqanimaxamed Reer Burco miyaad Tahay wll Hadaan kudhaho Khadka Kabaadh Way Kujiraane Kana Baadh Bogga Gooogle Imika Dunidan internet Ayaa Fudediyee
MAHADSANID
Qalbiga hdan ka buko wanaagu wuu i dhipi dadka qar😅
sxb mana,tusin qaab ka iskaga ilaali laha oo wax dhan ugu maran lehen
interyga iska badal zxb
asc wr wb aadan nin qaaliya
masooniyadu hadiiba ey aboodo doorashada madax maxay si cad ugu maamuliweyday aduunka hadiiba ey rabto in ey dadka laayso maxay nugleer si cad ugi garaaci weysay maxayse isku qariyaan iyadoo awoodooda dhamaystiran tahay ?
Asxbey maxamed siyaad barre shiici miyuu ahaa mise sunni? Ikajahilbaxsha
Laga yaabaa inu midna ahayn lkn hadan oganana maxa faiido noogu jira?
Waxaad soo aqrisaa bugaag shaydaan kana dhigayso cilmi aad dheerthy taa ma ogalin zxp soo aqri anfac leh
Hhhh aadan nin KAA horeeya wayeh hku daLin
Walal mid baan ku sheegaya maansoniyad ka hor kumaneyo sano inta aad sheegtay way dhici jireen ee dagaala ah cuduro iyo abaaro ee waxan been ta ah umada ku dhex faafinaysid jooji ilaahayba dunidan maamule haday awooda aad sheegtay ayleeyihin xamaas oo jabhad yar ah oo gasa ka dhisan ha tirtir traan oo yuuhuda ha uga hiiliyan qoralkan na xumaana haka soo qaadin ee waa iga talo
UA-camr 3000: sax ilaahey aa aduunka maamulo laakin aadan wuxuu ka hadlaayo waa run maanta yahuuda iyo maasoniyada ayaa maamulan daqaalaha, warbaahinta, saxaafada.
Hub sun eh ayee hawada ku sumeeyan
Ma aragte diyaaradaha qiiqa cad daayo markee cirka maraayan qiiqas cad ayaa hawada haleeyo kadib cimilada dabiiciga eheed aa isbadaleeso.
Dadka deeganka ama wadanka ku nool cuduro aad u xun aa ku dheceeso cuduradaad waxaa sababe hawada la wasaqeeye.
Waxaa umaleynaa maclumaadka uu aadan ka hadlaaye ayaa dan fahmin.
Niraahno wax walba maan suuniyad baa sabab inoogu ah
dadyawga caalamku way bateen in la yareeyana ayaa fiican
Adiga ha lagaa bilaabo
War adanow ayamahan codkagu waa gaaban yahay ma aqaan sababta ma aalada ka xumaatay
Lagayaabaa inay earphone ku kaa xunyihiin adiga zxp
Lkn codka aw macalinku hoos u dhigo waa si uu si dajisan wax inoogu fahansiiyo