Hadraawi & Maansaddii Quduro

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 21

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 7 місяців тому +2

    Qamuunyada Dibnaha iyo
    Qacda Labada Fool iyo
    Maxay Qaawinta Ilkuhu
    Qanja Barar isku Hayaan,
    Maxaa Qiira Hoosiyo
    Farxadaan Qalbiga Jirin
    Qosol Lagu Marganayaa.
    Eebbe Haw Raxmado Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. 🤲🤲

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 Рік тому +2

    Maxaa iga qabyo ah hawl
    Wax ka qabashadeeduna
    Qayrkay ku xidhantahay
    Alle ha unaxaristo Abwaan Hadraawi

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 4 роки тому +5

    Abwaanku wuu xanuunsanaya cidii uu halgamay oo hogotusaaleeyeyna xaalkiisa lama socdaan warna uma hayaan Allahayoow Hadaba
    FaatxDa uso mara abwanka dhaxalka suganeed idiinka tegay inuu Allah caafiyo

  • @user-ot4pc4mz2d
    @user-ot4pc4mz2d Рік тому +1

    Allah u naxariiso

  • @sakariyecabdirisaaq2114
    @sakariyecabdirisaaq2114 3 роки тому +3

    Rabi caafimaad ku sii hadraawe

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 роки тому +2

    Abwaan hadrawi waxaad tahay tiir umadan kamida illahay cafimad ha kusiiyo ducaad nagu leedahay maanta waxabad mooda wuxuu ka hadlayo abwaanku xaladaha imika taagan

  • @xamsehagoog4268
    @xamsehagoog4268 5 років тому +4

    Ilaahayoow hanaga dilin qaamuuskayaga

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 20 днів тому

    AHUN

  • @faisalsahalj
    @faisalsahalj 5 років тому +3

    Xaqiiq waxaad moodaa inuu abwaanku Xiligan taagan ka hadlayo

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 роки тому +1

    Abwaankii abwaanada!!

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Рік тому

    Ilaahow kuu naxariiso