Waayojoog: Galbeed ilaa Garanuugle: 5 dagaal oo adkaa oo SNM ahaa & Halgamaa Dhulqiyaas Qaybta 2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 сер 2023
  • Waayojoog: in nala qabtaybaa nalagu qoray, Xamarji oo dhaawacana.... Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas Qaybtii 2aad iyo Garanuugle ilaa galbeed 5 dagaal oo adkaa oo SNM ahaa iyo halgamaa Cabdi Dhulqiyaas
    Qaybta 2aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 68

  • @mohamedfath2020
    @mohamedfath2020 Місяць тому

    Cabdi Dhulqiyaas Waa Muj Alla Haku Dhawro Adeer❤

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 11 місяців тому +6

    Jaamac cabdalle malinkii qowl buulale idiin yimi waa abahay waanu nool yahay alle swt cimri ha ubarakeeye

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 11 місяців тому

      Hassan Daahir, Reer Nasiye nin geesi ah weeye, baabuurtii Burco lagu soo galay ayuu ka mid ahaa........

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 5 місяців тому

      Maansha ALLAAH
      ILLAAHAY ha xafido wllo

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 місяці тому

    Abaal ayaanu kuu haynaa mujaahid adi iyo SNM. Abdinasir is the best interviewer. Others must learn from you. You deserve an award.

  • @abdihussein8917
    @abdihussein8917 11 місяців тому +3

    Bacda salaan waxaanu codsaneynaa inaad soo wareysato muj. Xasan kafaaro.adigoo mahadsan.

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 11 місяців тому +1

    ❤❤masha Allah. Geeesi

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 3 місяці тому

    Hambalyo geesiyada qaranka somaaliand geesiyadii snm waan hambalyaynayaa waa waajib in la daryeelaa inta nool inta dhimatayna waa in xaasasaskooda la iyo waalidkoida la daryeelaa noo sheega meel aanu tabqrucaadka u soo Marino akoown ha loo furo snm sanduuq taageero ah

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 11 місяців тому +1

    Libaaax 🦁🦁🦁🦁

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 11 місяців тому +4

    Mujaahidka iyo wariyahaba waan salaamayaa

  • @user-zo8zn8sx1d
    @user-zo8zn8sx1d 11 місяців тому +2

    CBA TV waaa barjaamij iyo taariikh aad uqiimo badan noosoo dhamaystir sxp cl dhulqiyaas halyeey taariikh haya weeye qabihiisa kale waa goorma noosoo daynaysaa

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 11 місяців тому +1

    Waa yab qof ku fanaya qof baan soo dilay

    • @Yasin-bq5pn
      @Yasin-bq5pn 10 місяців тому +2

      Faqash imisa qof bey xaq-darro ku dishay cabdow. In uu laayay faqashta wuu ku sax-sanaa waana ahlu-naar wixii uu birta ka aslay mujaahidku.

    • @karlesk6498
      @karlesk6498 10 місяців тому

      @@Yasin-bq5pn 2 dhanba way qaldanayeen waxana isku dilayeen badil iyo xaqdaro laba qof moslim ah oo is dilaayo xukunkooda diinta islam ayaa inoo cadaysay snm waxay ahayd jabhad cadawga u shaqaysa oo xabashi dalka iyo dadka ku soo hogaanshay

    • @Yasin-bq5pn
      @Yasin-bq5pn 10 місяців тому +1

      @@karlesk6498 Ilaahay baad been u sheegtay. Nabiga SCW ayaa inoo cadeeyay qofka lagu soo doonto diintiisa iyo cirdigiisaba ay waajib tahay in ay jihaadaan. Lkn waan dareemi karaa sababta aad sidan u leedahay oo waxa aan filayaa in aanay dhibaatadii faqashtu adiga iyo ehelkaaga toona aanay midna haleelin. Markaa wey kula fududahay in aad tidhaa SNM xaq darro ayey u dagaalameysay. SNM xaq ayey ku dagaalameysay oo dadkii la xasuuqayey iyo dumarkii la kufsanayey iyo dadkii gawaadhida xaga dambe lagaga xidhayey ee wadooyinka la jiid-jiidayey ayey u jihaadtamayeen. Ilaahay uma naxariisto gaalkii ziyaad barre ee aayadaha Alle SWT beeniyey iyo faqashtiisii-ba.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Alle ha unaxaristo te taliye golosa aya silsiladi R p g A 9 siLsiLad kaga dhufutay kadib na kiikale ayan eerayade ina kosara ojidigoyad bisiqa aha lexadi arakay kadibna

  • @akam3835
    @akam3835 5 місяців тому

    Waa qabyaaladii
    Oo smn dheeganaysa

  • @ZahraAden-ws2or
    @ZahraAden-ws2or 11 місяців тому +4

    I need help him this hero guy

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 11 місяців тому

      May Allah Reward you sister from White Chapel....!!!!.

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 11 місяців тому

    Cabdi dhulqiyaas macalinkii Tiknikada ee jabhaddii Snm waa ragii talaabay 1983 kii wuxuu ka soo dagaalamay bari ilaa galbeed

  • @user-vj8pe1ob7c
    @user-vj8pe1ob7c 6 місяців тому

    War dhulkii sida dhiiga loogu qubay mnta dhiigi iyadon wali la dheefsan ethopian amxaari uraya o yuhuudi ahi uu ibsaday o logacn galiyy

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 11 місяців тому +1

    Mujaahid kaa ilaahay ha barakeeyo

  • @qilmaawayetromso3116
    @qilmaawayetromso3116 11 місяців тому

    Niman qayilsan uu marqaansan oo fantasiyaha marqaanka ka sheekeeynaya

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Waxa qoryi turay saleban cL cali koora dibjiri cL CLL gurey sacamala waxan kari qabtay cL cumar naa nasitisu ahadi geney dhawacayagi balacade ayu aha ee qabita hose

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b Місяць тому

    Dalka sidaa loogu soo jabay ayaa ragg maanta la imanayaan wixii laga dagaalamayey sida quudhsi iyo cadaalad darro somaliland isula nimaadno

  • @somalitech102
    @somalitech102 10 місяців тому

    Reeer sool inay dhulkoda iyo dadkodaba difaacdaan waa mina diin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Daba gorayale ciidan badan ayagudaha ugalay

  • @HMS33
    @HMS33 11 місяців тому

    Dhulqiyaas mujahid ka dhabta Ah Ee Birta Cunay

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 11 місяців тому +4

    Ma gabado halkii reer isaaq gaban kajoogaa rabow janee intii dhimatay snm inta noolna cafimad iyo cimri dheer sii from qurulugud

  • @zakariyaahmed9029
    @zakariyaahmed9029 11 місяців тому

    Xasan kafaaro so warayso waaka hargysa jooge

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 11 місяців тому +2

    geesiyaashii qaranka dhiigooda ugu shubay qaranka somaliland intii dhimatay alah haw naxariisto inta nool sharaf iyo cisi ku, noolaada

  • @fanaxabdi2822
    @fanaxabdi2822 11 місяців тому

    Ciyalka itopia miya waxa hadli haya

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Noyedhaya cagafatan kutaagan ayu qorigi kagajaray sabaxii wunaka caraary waxanu sidàne qori kontare kare aha labakare bariga galabedka nagaray midi ayanoso galay kuridi ayu yidhi taliye golosa wuxuna aha inan cabeye aha sadexe maraku kuridey 2 laba cirka ay maren midi ay tawureedka katabatay mara ayu xabad jante aha kuqaday qorigi labadi inan inanka qoriga ridaye magacisu wuxu aha cL cumara wanu kacanay ee xaga hose

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 11 місяців тому +1

    Ilaahay ha idinka abaal mariyo waad noo dhimateene❤

  • @alijama103
    @alijama103 11 місяців тому

    Isaaqow dhiilkiinii ayaa buuxsamay SNM ku maydin meeraysateene

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 11 місяців тому

    Saw somalilandtu wa xero dulmi
    Ragaasaa ku dhex nool markaasaa na waalayaan qaar yurub ka yimi
    Anigu ciro siyaasadiisa jecli laakiin walee ragbuu ka dhashay

  • @axmed7191
    @axmed7191 11 місяців тому

    Raga sigada ka yacayay aya manta u fadh waalan

  • @fanaxabdi2822
    @fanaxabdi2822 11 місяців тому

    Wa lagu dan garay kadibna sida qashinka aya loturay

    • @ayaanlemahamed5234
      @ayaanlemahamed5234 10 місяців тому

      war doqon ninkani sharaftiisa ayuu udagaalamayay inuu xil helo maya war ninkani wuxuu u dagalamayay dadkiisi oo siyaad barre gumaaday.

  • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
    @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 11 місяців тому +2

    Adke adke dhaley bey ahaayeen snm wlhi rag adag bey ahaayeen😂😂😂 faqashtii cashar bey bareen😂😂😂

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Gorayaxun sarakishi SNM aya isku qabsaday karatadi maraka dhafen xaji salax waxan faqashati waxay hayeenba wariden urukayagi Lixaad 6 ee golosa ee banjaray maran galay sabax ayu wanu manay khaydara habed anagan galay waxanu islahan walaqabsaday taliyo wuxu nagurogey cagafat xerad udhow bebe aya xerada kasobaxay kadib gòlosa nin la odhan jireye sacamala kabode seben bebegi ono

  • @ahmedmarso289
    @ahmedmarso289 11 місяців тому

    Adke weeye ninkaasi aan nixin naga soo daa suldan

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Місяць тому

    Ala ii doorku been badanaa

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 11 місяців тому

    Snm for ever thank you

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 11 місяців тому

    Kii marqaama macaac yiraahdo kaalay laasacaanood adeer mujaahid Snm waa argagixiso kufsi isbaaro dhac taariku salaad kan saan u eg caqliga aad kafaadayso muxuu yahay waa nin qaad dilooday yowyow dadka ayaa lamadaalinayaa is laysku ilowsiiyo laasacaanood

    • @mustapharashid2249
      @mustapharashid2249 11 місяців тому

      Laaska imka ma biyo zamzama lagu cabaa
      Khamri iyo tumasho miyaaney ku jirin

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 11 місяців тому

      Wixii lagu cababa kaaley haddaad jihaadeysid

  • @bashman345
    @bashman345 11 місяців тому

    Mujaahid adag oo xiniinyo cade ah
    Alle ku dhawr

  • @ahmedmarso289
    @ahmedmarso289 11 місяців тому

    Mujaahid xabaal mariwaa fadlan nookeen ama shaarub ninkii halis ahaa gaadhiga kaligi la hadhay

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 11 місяців тому

      Baadh walal waa la warystay inkastoo uu yaryahy

  • @awshan571
    @awshan571 11 місяців тому

    Waa libaax duruufaysan ninkani ❤qofku marku waxas oo balayo ah soo maro nolosha la qabsanmayo

  • @sismail120
    @sismail120 11 місяців тому

    Ninkan warkiusa faan maddhan baa ku jira laakiin inuu snm ka mid ahaa way muuuqata laakiin warkiisa waxa ku jira xumad iyo xanuun qaar badani qabaan waayo?Galbeed buu cuqdad ka qabaa.
    Dhib malaha Danbiga 2 ayaa leh
    Tv ga waraystay iyo madaxdii SNM oo dayacda

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 11 місяців тому

      Nacaybka aad sheegayso maxay weeye, kuwa bariga nooga yimi way carareen ayuu yidhi Anigoo nin Habarjeclo ah arrintaas waxba uma arko waayo rag hore Kaare uxasuuqay ayaa meesha maraayey ayuu yidhi, hadduu yidhi raggii degaanka ahaa ee dalyaqaanka noo ahaa ayaan war ama Sahan nagu filan haynin maxaad uga gubanaysaa....?!!!.
      Keliya waxa Galbeed lagu xanto ayaad natustay.... (Cuqdad).......!!!!!.

    • @dubadabdilahi1165
      @dubadabdilahi1165 11 місяців тому

      Barina wuu sheegay inlaga yaacay ee adiga ayay u eegtahay inaad cuqdadaysan tahay

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 11 місяців тому +1

    Waa raggii xirsi cisaam habaryoon garxajis ee dalka xoreeyey

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 11 місяців тому

      Halganka Qaybta ugu weyn waa lahaydeen waa idiin Qirsanahay laakiin halgan guud ayuu ahaa, not only Hersi Cismaan, Habaryoonis ahaan iyo Isaaq ahaanba....!!!!.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 11 місяців тому

    Waxay lee yihiin mujahid Ethiopian ayay raali galiyay cadaab baa sugaysa insha allah mujrimiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 11 місяців тому

      Ethopia ma kibir baay ugu galeen mise waa lagu kalifey qorsha siyaad bare aheyd in isaaq wadnaka laga saaro oo Ogaaden qaato maaglo kasta oo isa q waxa ku taaley 4 xero ogaden ku jiraan oo la yadhi waa qaxooti lakiin waxey aheyd xero ciidmada ogaaden lagu tababa baro markii shm wadnak soo gashey uun baa la ogaadey iney tahey xerooyin ciidan qarson dusgana ka aha xero qaxooti

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 11 місяців тому

      @@abdullahiomarali5241 umad ilaahii uun tay ayaa tirtiri kara oo kale laakin dagaal islam marna kalimada jihaad looma isticmaali karo jihaadku diin waana in kalimada ilahay kornoqoto oo kaliya taas ayaa jihaada waxa kale oo dhan waafitan cadab baa lagu galayaa xeryo qoxooti meelkasta ayay kuyaaleen waxay ahaayeen dad soo bara kacay cidwalbana waa lahaayeen

  • @muse-deeqwarsame917
    @muse-deeqwarsame917 11 місяців тому

    Raggaas cidla ayey ku khasaareen , sorry weliba hagardaamada lagu hayo inta ka joogta iyo deegaankoodaba waa yaabaysaa

  • @ayanmohamedmuhumed
    @ayanmohamedmuhumed 11 місяців тому

    snm way halgantay laakin dagaalku wuxuu ahaa dad islaam ah oo iskudhimanaya aakhiro waalwhalmaamay walal

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 11 місяців тому

    Waxad ku amahadsantahiin CBT. Waxad keentan goob joog dagaalada joogay.

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 11 місяців тому

    Sarqaan waa umad dhan oo sarqaansan isaaq land

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 11 місяців тому

    Beenbadanaa inkaari kugu dhacday

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 11 місяців тому

    Wariye Abdinasir aad ayaan ugu xidhanahay waraysiyadaada dhamaan ilaa maalinti aad bilowday aad ayanan ugu faraxsana anoo ixtiraam wayn u haya dhamaan muj aad waraysatay. Waxaan ka soo jeedaa guri badankoodii ku shahiiday ama ku dhaawacmay halgankii, waxa ku dhintay hawlgaldii mujaahidiintu fulisay 88 intii ka horaysay walaalkay, laba wiil oo Adeerkay dhalay, Abtigay oo 84 ku dhintay guda galkii buuraha inta ku dhaawacantay marka laga reebo. Hadaba waxa nasiib daro ah in mujaahid aad waraysanaysaa aflagaado kula dhaco rag ay jihad ku wada jireen asagoo reer ama degaan yasaya wana arin ugub ah. Mujaahidiinta dhaqankoodana maaha. Hadaba waxa kuu haboon adiga wariye ahaan in aanad ogolaan gafkaasoo kale waxaanan filayaa hadalada uu Ibraahin dhagawayne ka sheegayaa inay been abuur tahay ibraahina waa nin ka qiimo badan nin waxaa ku tilmaama mujaahid.