Warkii waxaa lagu soo koobay Hooyo Aroos taagan & Aabe fadhi ku dirir fadhiya caruurtooda!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 47

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  25 днів тому +5

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 25 днів тому +5

    Ustad cunsuriyinta iska ilali insha Allah melaha cidlada ah

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 25 днів тому +1

    Masha Allah baarakallah walaalkey guulayso, hadalka waa sidaa u dhigtey sida saxda ah, dumarkii soomaaliyeed aroos ayeey taagan yihiin, iyo raggii intoodii badneyd oofadhi kudirir ku mashquulsan. Caruurtaas ilaahay ayeey leeyihiin, reer ba'aw raaxda laawe.

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 25 днів тому

    asc shekhaw somali way dashay wan rabnaa in nalo sameyo lacag wayo lacagan somaliya ehen nama an facdo culimada ha tosiyan wadanka siiba dawlada dhexe xafladaha waxa ka daran dhiiga dadanayo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 25 днів тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @TaaniBeksi
    @TaaniBeksi 25 днів тому +2

    Dulmidiid barnaamujyadaada waxan kalasocdaa magaalada borama

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 25 днів тому

    ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 25 днів тому

    Asc shkh kheyri Allaha ku siiyo ee dee waa un huguri xumada ay isleeyihin biloo maanta qada macaan ka soo cuntay uun isæeeyihom

  • @Gabyaa-m
    @Gabyaa-m 25 днів тому

    Ceeb ugu arkaan

  • @Bagagac
    @Bagagac 25 днів тому

    Ilahaygii ad.kan qalqaybaan kudhartay waligey qof qabyaalada ama amaadka hesha wasaq aduun kuma aan taageyrin )shkh md su.aal maxaa lowayey culamada somaaliyed o kahadli qabyaalada?

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 25 днів тому

    Awrba Awrka horee socodkiisa leyahay ba la yidhi. Sheekhow Somali dadku shaqo ma qabtaan. Way fadhiyan dadku lacagna way rabaan. Mana rabaan inay shaqeyan

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu 25 днів тому

    Wllhi aniga madaxda dalka qabiil kuma tageerin weligay laakiin qofkasta wax qabadkiisa ku tageraa

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 25 днів тому

    Asc sheeq sidaas u hadal Hana joojin si ay Marka dnbe ceeb ugu arkaan

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 25 днів тому

    Sheekh aad iyo aad ayaan. Uga xumahay dibudhac .dad iyo dal ba kudhacay hadana dhib kii reer butlaadi ka.hasta doolarka wax lagu iibsado iyo kaash la aanta waan ku faraxsanahay haduuba wax usamaynayo deni waxaan lee yahay war waad lasoodaahday deniyoow

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 25 днів тому

    Calool xuma badanaa,😢 cadawga soomaaliya meeshuu nala rabay waan taagannahay. Tolow xagee nagu tuuri doonaan, odayaasha soomaaliyeed ee jahliga iyo cadaawada indha tireen💔💔💔
    Dhalinta jahligaas ku taageereysana waa kuwa, maalin walba hooyooyinkood ooyaanoo qaaraanka loo aruuriyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 25 днів тому

    sheekadu qabiil maaha ee wa dastuurka xasan tuuray dee wadan bila dastuura sidee wadan kunoqonaya saas darted puntland way saxsantahay ee hore ha usocoto

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 25 днів тому

      Amxaaro jaceyl orod oo bax Hassan King of hawiye ❤❤❤

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 25 днів тому

    Hadeyna dawladu qaabka bedelin aniga waxaan isleeyahay wexeey weydoontaa arkar usheqeeyso

  • @AdanMohamed-i6k
    @AdanMohamed-i6k 25 днів тому

    Aan soo saarna muwaadin soomaaliyeed oo cadaalad ah qaranka Soomaaliya wax uqabta iyo Shacabka Soomaaliyeed
    Soona celiya gobaha danta guud oo maqan hada laheli kara
    Insha Allah

  • @HafsaGorod
    @HafsaGorod 25 днів тому

    Wa kugu tagersanahay lkn de shikh carur nagada 😂😂 wawen ka nahay qabyaladna igama aha😊😊

  • @zamzamaadam7575
    @zamzamaadam7575 24 дні тому

    Awrba awrka ka horeeya buu hogaan qaadkiisa leeyahay

  • @HafsaGorod
    @HafsaGorod 25 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 25 днів тому

    Haa sax plz gudi noo qabo dhalinyaro madaxbanaan oo siday wadankooda iyo dadkooda ku badbaadiyaan ka tashto adiga xataa marlin kaste hadal ha heyn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 25 днів тому

    afrika oodhan ba qabiilka kudhaqanta oo Kenya 50 qabiil ba dega oo weliba sixun ugu dhaqman laakin waxay kudhaqman dastuurkay sameysten oo wadanka nabad kadhigay ee dastuur la'aan waxba socon maayan

    • @bigmoha-oj7zu
      @bigmoha-oj7zu 25 днів тому

      midka hada dowlada isticamaloosa dastuur ma ahan miyaa

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 25 днів тому

    Agiul in ay sameeysatoo lacag

  • @FaizaMaxamed-r2l
    @FaizaMaxamed-r2l 25 днів тому

    👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🤏🤏🤏🤏

  • @MullaAhme
    @MullaAhme 25 днів тому +1

    Dowlad fiyoow xamar kama jirto putland waku raac sanahay fikirkooda quruxda badan

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 25 днів тому

    Puntlande Itoobiya ma dhisine Ragbaa Dhisaye ee walaLe Gaalkacyo ilaa Xaafuuni nabad weeye Gaarigii ka qaadato baad ku tagaysaa marka

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 25 днів тому

    Sax. Wayee. Hawiye. Tahay

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 25 днів тому

    Sheekadan mudo badan ayay socotey in walidkii awladii ay dayeceen, weliba kuwa maanta ayaa ka daran oo ka dhalan rogayo oo weliba la gala dagalamayo caqiidada oo la rabo in la aaminsiiyo in wiilkuna gabar noqon kara gabadhuna wiil, weliba caruurtii la siinayo dawooyin lagu baabi’inayo waa in la wacyi geliyaa si caruurta looga ilaaliyo musiibada arinkaa…

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 25 днів тому

    Aniga rayigeyga waa in dhalin qabyaalada ka madax banana Sidhi wadankaan dadkaan xukunka u arkey iney lacag kasmeeyaan looga badbaadiyo

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 25 днів тому

    Puntlande waxaytaha dad soomaali ee qabiile ma aha waa soomaali oo dhanbaadagane ku ganacsada dagane horomarkeedu waa soo dhawaynayaah

  • @AdanMohamed-i6k
    @AdanMohamed-i6k 25 днів тому

    Aan soo saarna muwaadin soomaaliyeed oo
    noqdo madaxweyne
    Daacad u ah qaranka Soomaaliya
    Soo ciliyo goobaha danta
    Guud dowlada soomaaliya
    Rabitankii Shacabka Soomaaliyeed

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 25 днів тому

      Yaan laga soo xulin puntland 😢 Somalida kale Haa, ileen waa dad is celsho munafiq laheen

  • @mohamudyusuf-y8s
    @mohamudyusuf-y8s 25 днів тому

    Shek Kuma fahmin anigu maxa dawlad iyo mamol gobaled isu keny. Wa in dawlada latagero

  • @MaoMao-x9e
    @MaoMao-x9e 25 днів тому

    Waad khaldantahay wax waan ka qaban karnaa laakiin ka bilow adiga dulmi diidow waxaan kuu arkaa inaad qabyaalad ku eryanayso dawladda federaalka maxaa keenay inaad ka hadasho uun ood wax ficil.ah la iman adu bilow ficil in badan isoo wac baan ku dhahay dadaal baan ku jiraa ficil ah oon itoobiya ku wiiqi rabo waxaanse u baahday shaqsi adoo kale ah oo yuutuyuubeer ah oo soomaaliyeed iimaad soo jawaabin halmar in kabadan toban jeer ayaan kuu soo qorsy isoo wac laskiin adi hadal bas ficil ma haysid naftaadu raali noqo hadaan qalad ku dhahay

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 25 днів тому

    S C W❤

  • @zamzamaadam7575
    @zamzamaadam7575 24 дні тому

    dabo kadaab ku qorantahay baa laga soo saarayaa maalinta qiyaame madaxda aanu ka soo bixin masuuliyadii saarneed

  • @miskisagal1069
    @miskisagal1069 25 днів тому

    Shiikh waad ku mahdsan tahay bararujintada lkn somali waligee ismaa badlaayso qabyaladna dayn maysoo

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 25 днів тому

    Sheikh puntland ayaa cancer Somali ku ah ee jooji oohinta

  • @MaoMao-x9e
    @MaoMao-x9e 25 днів тому

    Waxba ma haysid hadal bas ficil baan hayaa talo aan kaga xoroohi karno guumaysiga itoobiyaa iyo qabyaaladda