Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
maxamed axmed kuluc ilaahay ha kuu naxariisto legend.
Ahu naxariisto M.A.kuluc aameen yaa Rabbi
erayadii iyo laxankii Cali Sugule waa heestii koowaad eey ay Maandeeq aaday 1958
1961 ayey fanka soo gashay xitaa waxa heshegty malintii soo gashay cumarow1958 fan kuma jirin
in badan oo mudo ahbaan raadinaayey heestan waxaan aad ugu mahad celinaya LB Channel iyo Janalka Qawdhan oo aan ogsoonay innay yihiin raad raac dhaba oo keydka fanka kaaliin weyn Ka qaatay
Hamza Gurre Mahadsanid sxb.
Ilaahay ha'unaxariisto Kuluc iyo aamino inkastoonan hubin nolal iyo geeri ahaanbaLkn heestaan aniga taarikhbay ilrdahay iyo xusuuso gaaraBirisimaad iyo waayo waayo
Baxdo Cadey Mandeeq weey nooshahay wll
Baxdo barwaaqo Aamino wee noo shahay
Xusuus iyo waayo waayo. Bal kaalay baxsaneey aan kuu waramee. Bal koow bilaneey aan kaa guree.
Wawa
Yaa salaam waayo waayo weeye .
👍👍👍
Allah hawnaxariisto waa ereyadii Cali sugule cigaal (duncarbeed)
yaa salaam mahadsanid saaxiib waayo waayo xasuus
abdulkader haa sxb waayo waayo.
Inaalilaah Marka hore alle ha unaxariisto lkn najma iyo cabdi ayaa kaga cod macaan heestan
Khadar Abdi mohumed hhhh Ma kuluc iyo Maandeeq ayaad caruur ag dhigaysa
dhaman inta isku hawshay wan u mahad celinaya Dal iyo Dibad meel walbo ay jogan mida kale codsiga tixgelin ma leyahay
Cali Online SAN KU NEEFLE oo dhan codsigu wuu u furan yahay sxb.
LBchannel Heestiii "Sida Xuunsho Ubadkeed ugu beer nugayla"ee Maandeeq iyo Darbi ma heshay sxb?
Asc ilaahay danbigaaga ha dhaafo adigiyo waalidkaa qawdhanow waxaad tahay nin goba ee bal codsigaygii dib u eeg ee ahaa smail yare #115.
Mohamed Said Sxb mahadsanid. Sxb sidaan horaba kuugu sheegay anigu markaan bal galo kama baxo. Ma waxaad I leedahay balantii aan qaaday jabi?
Saxib halkaa ka hay mahadsanidna
abdikarim waa hagaag sxb.
muusiga heesta ka horeeya heestee leh plz
Mawliid waa hees la yidhaahdo Heleelo oo fanaaniin badani ku luuqeeyaan.
Hibo nuro iyo salax iyo khadro dahir cige warya hee
@@irepluxury5805 iyo cismaan gacanlow
@@haasanabdi8900 waa sidaas Cismaan Gacanlow baa caan ku ahaa Laxankan balse Musigaas hor dhaca ah ee yeeraya Waxaa ku qaadaya Daa'uud Cali Masxaf Aun
maxamed axmed kuluc ilaahay ha kuu naxariisto legend.
Ahu naxariisto M.A.kuluc aameen yaa Rabbi
erayadii iyo laxankii Cali Sugule waa heestii koowaad eey ay Maandeeq aaday 1958
1961 ayey fanka soo gashay xitaa waxa heshegty malintii soo gashay cumarow
1958 fan kuma jirin
in badan oo mudo ahbaan raadinaayey heestan waxaan aad ugu mahad celinaya LB Channel iyo Janalka Qawdhan oo aan ogsoonay innay yihiin raad raac dhaba oo keydka fanka kaaliin weyn Ka qaatay
Hamza Gurre Mahadsanid sxb.
Ilaahay ha'unaxariisto Kuluc iyo aamino inkastoonan hubin nolal iyo geeri ahaanbaLkn heestaan aniga taarikhbay ilrdahay iyo xusuuso gaaraBirisimaad iyo waayo waayo
Baxdo Cadey
Mandeeq weey nooshahay wll
Baxdo barwaaqo
Aamino wee noo shahay