Odaga Kuluc Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..Big play Boy Ayuu Ahaa!!..Lkn inta badan Waaberi Legends Ayagaa Iska Dhex-Qaraaban jirey Weli Qudbasiradooda Aad Ayeey U badneyd Sxboow, Ogoow!!...thanks.
Hadaba aab ku saxo eh Aamina dhool abwaanka waxay isku arkeen gurigii khadra daahir illahay ha u naxaristo marka inan gurigooda joogta ayay ahayd aakhirki wuu gursaday London buu keenay iyada oo sadex caruura u leh fanaanadna may ahayn afar ciyaala oo kale ayay halka ku dhashay iyada oo todoba caruura leh ayay bilowday oo beerku xanuunayo marki danbe beerka waaa loo bedelay hadana keli ayaa xanuntay markeed dii horena keli qudha ayay ku dhalatay iyada oo beerka loo bedelay oo kelida lo maydho oo todoba caruura haysata ayay mashrax tagtay wuu kala taliyay way ka diiday maxamed axmed kuluc hargaysa ayuu cadhadii tegay kumanuu soo noqon halkaa ayuu ku dhintay anagaa London wada joogna
Goorgiyo walaalow caawa waxan ko jira khalawe faraha laga qaada gabar Ruusha on so jeclanayay yu si gaadma ah u ko kaxaystay .labanin o0 koray xogla ah ya gabadhi kaxaysta ya ugu maqala
Iimaanka beel xaas kale oon fanaanad ahayn oo reer hargeisa ah oonad ku darin kuna dari karin baa jirtay waayo aqoonteedaba ma lihid maalaayacni aad adigu caqligaaga yar ka keento ood hunguri ka dayaysaad ku waalatay
Doqon uraaya waar taariikhda aanad garanayn een Kugu soo qabtay baad ka xanaaqday. Iimaanka beel been baad ku maxaafsataa xaas iyo caruur gabadh kale oo aan fanaanad ahayni u dhashay baan sheegay waayo adigu arsaaqad xumaa kaa gashaye aqoon uma lihid, garasho aad research ku samayso ma lihid, damiir aad ku yaxyaxdo marka beenta lagugu soo qabtona ma lihid layaabisna ma lihid oo reerkii waxwalba ka arradan baad tahay
Aamina dhool my ahayn fanaanad ee iyadaa ogolatay fanaanka dabadeed waxa u reerkooda waxa u sheegay haday u timaado in u meherinayo Aanina dhool marku iska daayay ayay bilowday waanu kala talin jiray
Igamaad jawaabin su aashi aan ku waydiyay waxaad tidhi fanaanin buu kursaday waa run oo sahra iyo maandeeq waxay ahayeen fanaanin weliba yar taraan bat ku bilaabeen warkeeda dhegayso sahra Axmed waxay tidhi iyada oo hargaysa joogta ayaa ceerigaabo la geeyay waan so baxsaday bay tidhi bal iyagu yaryaraan ayay ku bilaabeen
Aniga waxan jeclhy marka dhaheeyso fanaanka codkiisa shimbiraha ay dhageeystaan lkn waxan ka raba fanaanada shankaroon axmed sahal guur ama taariikh xita qabiilkeeda rag sharad dhiganee
@@bulshadacusub Hadalkaagii bay fool xumeysay waayo aad baad ugu soo celcelisaa. Mar waxaad tidhaa cod wanaagsan, cod fiican, cod soo jiidasho leh iyo iwm. Si hadalkaagu loo xiiseeyo.
Ilaahow howaxiisto dhamaan ingana heynaga daba nabaxiisto alaah maa aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
kuluc iyo inti dhimatay AUN Amiin
Mahadsanid
waxanad ogeyn Inuu iyana guursaday Inabtidii ruma Eeddadii dhashay Canab Dix-mar, Hargeysa oo an iyadu fanaanad aheyn taasoo u dhashay Inan/gabadh aad u quruxbadneyd la odhan jiray Umal-Kheyr.
Odaga Kuluc Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..Big play Boy Ayuu Ahaa!!..Lkn inta badan Waaberi Legends Ayagaa Iska Dhex-Qaraaban jirey Weli Qudbasiradooda Aad Ayeey U badneyd Sxboow, Ogoow!!...thanks.
Amina kuluc walaasheed ayaaba fanaanad ah Layla cabdulaahi
🎉
Hadaba aab ku saxo eh Aamina dhool abwaanka waxay isku arkeen gurigii khadra daahir illahay ha u naxaristo marka inan gurigooda joogta ayay ahayd aakhirki wuu gursaday London buu keenay iyada oo sadex caruura u leh fanaanadna may ahayn afar ciyaala oo kale ayay halka ku dhashay iyada oo todoba caruura leh ayay bilowday oo beerku xanuunayo marki danbe beerka waaa loo bedelay hadana keli ayaa xanuntay markeed dii horena keli qudha ayay ku dhalatay iyada oo beerka loo bedelay oo kelida lo maydho oo todoba caruura haysata ayay mashrax tagtay wuu kala taliyay way ka diiday maxamed axmed kuluc hargaysa ayuu cadhadii tegay kumanuu soo noqon halkaa ayuu ku dhintay anagaa London wada joogna
Alle ha u naxaristo wll fanan mu ahayen marku dhintaye wadad bu aha an misjidka ka bixi hargeisa alle haso hadeyo xajiyada
Asc sxb
Goorgiyo walaalow caawa waxan ko jira khalawe faraha laga qaada gabar Ruusha on so jeclanayay yu si gaadma ah u ko kaxaystay .labanin o0 koray xogla ah ya gabadhi kaxaysta ya ugu maqala
Mandeeq ayaa uku horeysay wlo
Iimaanka beel xaas kale oon fanaanad ahayn oo reer hargeisa ah oonad ku darin kuna dari karin baa jirtay waayo aqoonteedaba ma lihid maalaayacni aad adigu caqligaaga yar ka keento ood hunguri ka dayaysaad ku waalatay
Doqon uraaya waar taariikhda aanad garanayn een Kugu soo qabtay baad ka xanaaqday. Iimaanka beel been baad ku maxaafsataa xaas iyo caruur gabadh kale oo aan fanaanad ahayni u dhashay baan sheegay waayo adigu arsaaqad xumaa kaa gashaye aqoon uma lihid, garasho aad research ku samayso ma lihid, damiir aad ku yaxyaxdo marka beenta lagugu soo qabtona ma lihid layaabisna ma lihid oo reerkii waxwalba ka arradan baad tahay
Waba ima sidin waxan ko sojediyay qof kasta od sodirto in Aad kosotirahdo .inaanki ad abtiga u ahayd waxo koyiri iyo duce
Haye hahay
Guuleysa
Aamina dhool my ahayn fanaanad ee iyadaa ogolatay fanaanka dabadeed waxa u reerkooda waxa u sheegay haday u timaado in u meherinayo Aanina dhool marku iska daayay ayay bilowday waanu kala talin jiray
Isoduce
Aamina kuluc waa majeerten Axmed Cali Cigaal ayay isku jifo hoose yihin Khadra Daahir na Maxamed Kuluc ayay isku garxagis yihin isku fanaanina way isla ahayeen marka halkaa ayaa kolankoodi ka dhacay gurigi khadra Dahir ee muqdisho anaga ayay nooga sheekaysay
Anab Musa Thanks for the Info.
fanaaniinta raga ah waxaa la oran karaa wa orgi. dhubuq dhubqdaa kubadan
Igamaad jawaabin su aashi aan ku waydiyay waxaad tidhi fanaanin buu kursaday waa run oo sahra iyo maandeeq waxay ahayeen fanaanin weliba yar taraan bat ku bilaabeen warkeeda dhegayso sahra Axmed waxay tidhi iyada oo hargaysa joogta ayaa ceerigaabo la geeyay waan so baxsaday bay tidhi bal iyagu yaryaraan ayay ku bilaabeen
Anan Musa Maxaa kuxiijayay adiga talaabad wadaag Habarawalshi cuqdada qabtay kahaw Qrimo kuquseeya maahe iska hadashoy
@@cabdicasiisgiire3089 maxaad ka hadlaysaa??
@@anabmusa7112 waxana Kahadlaya Naag Sacad muuse ahbaad tahoo nagnag le orod kasheeke ededqa Sahra Halgan
Sxb xodka iyo heesta kala sar fadlan
Wana ko gara is ko so wadahobi waxba ko moto saran iyo ko baabur sitaba
Iskadaa kelmedda Halaasi.
Dhibka ay kugu heyso waa maxay sxb
Aniga waxan jeclhy marka dhaheeyso fanaanka codkiisa shimbiraha ay dhageeystaan lkn waxan ka raba fanaanada shankaroon axmed sahal guur ama taariikh xita qabiilkeeda rag sharad dhiganee
@@abdiazisfaarax4787 next inshalaah sxb
@@bulshadacusub Hadalkaagii bay fool xumeysay waayo aad baad ugu soo celcelisaa. Mar waxaad tidhaa cod wanaagsan, cod fiican, cod soo jiidasho leh iyo iwm. Si hadalkaagu loo xiiseeyo.
@@mohamedahmedmohamed1587 halaasi ma carbibaa mise waa somali? Dee shankaroon waa gadabiirsi ayaan u malaynayaa
Waxana la igu yiri gabadho waxay odhowdahay in ay bikir tahay sikastaba ha ahato ee way kaxaysten