DALXIISKEENA SUBAX QURUX BADAN NOOGU BILAAWDAY XANAAN AA BADA XOOG KU GEEYE😂..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @GAZA871
    @GAZA871 4 місяці тому +167

    war dadkii rasuulka jeclaa may only love ❤❤❤

  • @AmalMumin-wv4gm
    @AmalMumin-wv4gm 4 місяці тому +192

    ku Dhaqanka diinta islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suubanaa scw.♥️

  • @maymunabdisalan2872
    @maymunabdisalan2872 4 місяці тому +73

    Allah nasiip bdana Qofkii hoyadiisa unoshahay hooyo Allah ku naxariisto Qabrikada Allaha ku wasiciyo 😢😭🤲 cayda saxip hooyo cimri dheer io cibado supan Allah siiiyo🤲🥰

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 4 місяці тому +67

    Ceyda nin rageeeed mashallah familkaaada xasuuuso qurux badan baa ka reebanoysa ,inshallh adi na reer qurx bdn ina dhisata ku rajeyneena qabqab🤞🏻🤗

  • @Jennerandkardashia
    @Jennerandkardashia 4 місяці тому +127

    Nabi muxamed scw scw ❤❤❤

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g 4 місяці тому +136

    Yes. Waa lasoodhigay. Ceydow sidan naguwad inta dalxiiska kujirtid🎉🎉🎉🌄🤴🏻❤

  • @nimcomaxmed8323
    @nimcomaxmed8323 4 місяці тому +11

    Waxan ku bartay 2023 waxad mataysa sedex kon iyo afartan waxan leeyahay kiib gowin king ceyda💪💪😍

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 4 місяці тому +15

    5:39 yurubian somali kuhadlaayo kuwaan Kahor ma,arag 😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 4 місяці тому +43

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 4 місяці тому +90

    Legend king ceyda 🦁❤️👑

  • @Asmar194
    @Asmar194 4 місяці тому +24

    King cayda waxan kaso salamaya qaradamodow Africa + somali 😂waa nin iyo wagii ii bashal zxb legend 🙌 👏 ❤️

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 4 місяці тому +41

    ani Amiira inee Nila socoto rabay markaas Happy ahaan lahaa 😢😢😢

    • @salaadmaxamed1490
      @salaadmaxamed1490 4 місяці тому +5

      Daacad mee kaatahy hadda😂😂😂

    • @user-pm4sy4jn7h
      @user-pm4sy4jn7h 4 місяці тому +4

      Naga tag amiiro koko kafiican

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 4 місяці тому +5

      @@user-pm4sy4jn7hHaa wlhi Waad Hesaa koko ka FiicaN Amiira Biyaha io Waxas ayeeba ka Baqilahayd 😂😂😂

    • @masbal9180
      @masbal9180 4 місяці тому +2

      xishoda haday raci lahay somali maryoley xumaan fasiran lahayen

    • @Hafzaaaaa
      @Hafzaaaaa 4 місяці тому +1

      @@user-pm4sy4jn7h waa sidaa aaminsantahay 😌

  • @FadumoFilsan-sv7tk
    @FadumoFilsan-sv7tk 4 місяці тому +43

    Ilahayaw family qurux badan isku daa amiin ❤❤❤😢

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 4 місяці тому +44

    Ceydoww Amira Ka maqan meesha wllhi eper ❤😢

    • @sacdiyodauud9461
      @sacdiyodauud9461 4 місяці тому +5

      Amira wiilkeda ma katagi karto😢

    • @IkraanDamion7
      @IkraanDamion7 4 місяці тому

      Haa wlhi ​@@sacdiyodauud9461

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 4 місяці тому

      @@sacdiyodauud9461Haaa saaa yaan umalynaa Hooyo waye

    • @BoqRaD
      @BoqRaD 4 місяці тому +1

      @@sacdiyodauud9461 Cdi waye mxaa

  • @abdirahman6972
    @abdirahman6972 4 місяці тому +18

    King ceyda always legen 🐐👏🏼

  • @nuuramaxamed4635
    @nuuramaxamed4635 4 місяці тому +13

    Marki la furay dadki horeyay ban ka mid ahay ee kugu so Biray hore u soco wll ❤❤❤

  • @Sayidaxmed-ku5gh
    @Sayidaxmed-ku5gh 4 місяці тому +36

    Xalay teamkii qaarkood waa seexdeen maadama ceyda maqan yahay❤❤ cayda the legend ❤

  • @HaawoHarbi
    @HaawoHarbi 4 місяці тому +36

    from 0 to 648😂😂😂waa jogay hbn hall video ima dhaaafin😊

  • @Miloeli
    @Miloeli 4 місяці тому +9

    Adoo 300k subscribers heesatid ku soo raacay respect 🫡

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar97 4 місяці тому +19

    Enjoy your trip with your family and ArimaHeena ❤

  • @najmacabdullaahi8755
    @najmacabdullaahi8755 4 місяці тому +3

    First one subscribe aan ahaaa king ceyda🥰🤴

  • @Qalbisaafichannel
    @Qalbisaafichannel 4 місяці тому +24

    Ceyda wankutageera wllhi iga jawaab 😊daacad ayaa ku tagera wlhi 😊

  • @Mssjanoooo27
    @Mssjanoooo27 4 місяці тому +5

    From first vedio up to now wan kula jogaaa legend😂❤

  • @samiiramohamedamiis2706
    @samiiramohamedamiis2706 4 місяці тому +2

    Ku sali xabbibkena maxamed scw scw❤😢

  • @AfazepoiYaranka
    @AfazepoiYaranka 4 місяці тому +258

    Team 27 one like❤😮

  • @saabirinmaxamed9860
    @saabirinmaxamed9860 4 місяці тому +15

    Markii youtubeka furaty ku soo raacy ❤❤

  • @rumanadan3671
    @rumanadan3671 4 місяці тому +4

    King ceyda aheey😂welcome back my family. From 0 upto date😊

  • @rihaamyussuf-lj6zt
    @rihaamyussuf-lj6zt 4 місяці тому +9

    Kow markii la as aasayey ila hada kula zocda ila kii asad aa katageeri jiray ceyda keeb going❤

  • @Rayaan_AliRayaan_Ali
    @Rayaan_AliRayaan_Ali 4 місяці тому +16

    1 / 13 /January 2024 markaa wxaa gashy 600k really somalia only one paad ahed dawdo powe caydaruus cabduqakadir ahmad😮

  • @Naemah_21
    @Naemah_21 4 місяці тому +10

    First "😂😂 Sacan maxa waa. ceyda Lugahaan Luuq dhig ka carar😅😅

  • @user-et3bo3pi4j
    @user-et3bo3pi4j 4 місяці тому +45

    legend king cayda 700k subscribers coming soon ❤

  • @maryamabdirashiid1824
    @maryamabdirashiid1824 4 місяці тому +10

    M.a walhi mesh adbay u qurux bdn tahy marka kadib janalka so racay❤❤

  • @ahmedayax1544
    @ahmedayax1544 4 місяці тому +4

    My fav youtuber king ceyda 🎉❤

  • @Hawosaidcali-yz2iq
    @Hawosaidcali-yz2iq 4 місяці тому +9

    mansha allaah ❤wlle waxaad tahay farxadii oo qofa alla ha ku barakeyo ❤kng cayda ❤

  • @yahyemohamudmohamed7810
    @yahyemohamudmohamed7810 4 місяці тому +16

    Masham Allah Family ❤❤

  • @user-nb5ll7vc3z
    @user-nb5ll7vc3z 4 місяці тому +1

    Aaway dadkii nabigeena muxamed jeclaa scw wcw❤❤❤❤

  • @Saaba17
    @Saaba17 4 місяці тому +34

    Inta amiira inay raacdo rabtay 😢

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 4 місяці тому +3

      Amiira Ma walalaa Hday Raci lahayd Wax kale aya loo Qadan lahaa lkn Haduu Amiira soo Wada waa inay Team 27 La Socdan Asaga Ayaaba Xalayy lahaa

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 4 місяці тому +2

      Same 😢😢❤

  • @hodan6368
    @hodan6368 4 місяці тому +19

    Ceyda inta maqan tahay koko buule bring kusameey brother codsi waaye 🕵🏼👂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😙😗😗😗😗😗😗

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 4 місяці тому +4

    Marka ku soo raacay 100k waa ka hoseesay haddana waxa maroosa 648k guuleyzo zxp i.a 1M ku rejeyna❤

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 4 місяці тому +14

    Legend king ceyda ❤❤❤❤

  • @user-ou2ub7om1s
    @user-ou2ub7om1s 4 місяці тому +6

    From first up to now waan joogaa ❤😊

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 місяці тому +7

    MAASHA. ALAAH. DALXIIS. WANAAGSAN
    FAMELY. CEYTE❤❤

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 4 місяці тому +5

    Woow ceyda masha allaah waasoo gelisay waxaan kuleeyahay babi ramadan intaan lagaarin 700k comon❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 місяці тому +2

    Dalxiis wanagsan
    Hooyo, Aabo, King ceyda
    Cadnan, xanan, legend Arimaheena ❤❤😊

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 4 місяці тому +4

    Congratulations ceyda 700k camingsoon

  • @amirakhadar8577
    @amirakhadar8577 4 місяці тому +6

    Ana umalaynaya inaan dalxiis ku jiro indhaha dalxiis kaga jira 😂😂❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 місяці тому +3

    The big legend cayda insha allah 700k ❤🎉

  • @user-yo7hy4hk8u
    @user-yo7hy4hk8u 4 місяці тому +9

    the Legend ceyda❤

  • @RayaanMuusemaxamed
    @RayaanMuusemaxamed 4 місяці тому +15

    Ceyda camera ha iska dhigin wax walbo soo duub❤

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 4 місяці тому +1

      😂😂 o cada hanasanin o cad waye

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 4 місяці тому +7

    Ceyda oo video soo dhigay xiligan riyo ay igu noqotay😂😂

    • @user-pl5uh5sh7w
      @user-pl5uh5sh7w 4 місяці тому +1

      Haa walahi Anaaba yaaban😂❤

    • @Miskiyeyyyy
      @Miskiyeyyyy 4 місяці тому

      @@user-pl5uh5sh7w caawa mid kale aa dawanenaa hadane

    • @Kajol833
      @Kajol833 4 місяці тому +1

      Abayo haben notahy anaga maleysia ❤

    • @Miskiyeyyyy
      @Miskiyeyyyy 4 місяці тому +1

      @@Kajol833 yaa ceyda subax ay uthy

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc 4 місяці тому +5

    Waan kula joogay wxd maray 200k bigfan❤

  • @faruzaalpilfw6051
    @faruzaalpilfw6051 4 місяці тому +4

    October 2022 waan kula joogay iyo ka horebo ceyda qabqab 😂❤🎉

  • @seynabyusuf5537
    @seynabyusuf5537 4 місяці тому +3

    Maasha Allah family qurux badan caydaruus wiil ducesan Allaha ku xifdiyo damadshad wacan

  • @Hawosaidcali-yz2iq
    @Hawosaidcali-yz2iq 4 місяці тому +6

    Cayde wll sidan noogu soodaa dalxiiska inta ❤aad joogtaan ❤wll qaaliya ❤Wan ❤ku taageera ❤boqorkyga ❤we love ❤️

  • @ahlamhirsi607
    @ahlamhirsi607 4 місяці тому +3

    Ceydow kis maa idin aruurtay 😂baashalkina baxaye 😅any way keep goin bro ❤😂

  • @user-ht3pj3nq6b
    @user-ht3pj3nq6b 4 місяці тому +1

    Cayda waxaad heesatay 100sabis galaab😂m.a❤keep going

  • @user-dq5rl2jl4d
    @user-dq5rl2jl4d 4 місяці тому +5

    TEAM RONALDO LIKE 😮😮

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 4 місяці тому +33

    Mashaallah keep going brother ❤❤❤

  • @SmilingPenguinFamily-rp7fj
    @SmilingPenguinFamily-rp7fj 4 місяці тому +5

    500K amaraysey markan kusoracaye😂❤

  • @user-lx4ob1ns2e
    @user-lx4ob1ns2e 4 місяці тому +8

    M.a my family manta waa qurux badan tihiin❤😊

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u 4 місяці тому +10

    Tliyoow intAa hAlkaan joogyid lap0 muuqaal noosoo gali❤❤🎉🎉

  • @user-je4qo9kc1b
    @user-je4qo9kc1b 4 місяці тому +5

    Ceyda luga hakaa jawin tartiib usoco aqwaaan😂😂😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 4 місяці тому +2

    Ilaa markaad bilowdey ilaa hada kugu xiranahay adiga iyo dhamaan teamka 27 intaa noolahayna waan idin taageeri doonaa hormar wacan King ceyda

  • @hawoali6986
    @hawoali6986 4 місяці тому +2

    Yaa ila arkay cadnan inu hadlayo is mujiya teem cadnan 🥰🤟🏽

  • @maxamedshanleabdi7306
    @maxamedshanleabdi7306 4 місяці тому +3

    Ceyda wana waleysaa sxb mcn 😅😅😅😅

  • @axmedpoy2785
    @axmedpoy2785 4 місяці тому +3

    Qab qab is not easy 😂

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 4 місяці тому +1

    Waxan ku soo raacay 2022❤keep going wallky

  • @user-sc9to9el4e
    @user-sc9to9el4e 4 місяці тому

    100K🎉❤ aya kasoracay legend walahy ilahay darted ayan ku jecelahay ceyad. Ee warka is❤❤

  • @user-no5yb3ho1u
    @user-no5yb3ho1u 4 місяці тому +5

    Waa kula joogay ninwayn legend

  • @mohamedadan4338
    @mohamedadan4338 4 місяці тому +3

    King ceyda the one and only ❤

  • @user-ii6qv9qx4o
    @user-ii6qv9qx4o 4 місяці тому

    Waa wareey king cayda aahey waaku wataa legend

  • @user-te1lh3fm8w
    @user-te1lh3fm8w 4 місяці тому +2

    Ceyda intuu dalxiiska uu ku maqanyahy 700k ha u dabaldego asxaabey❤

  • @rahmaabdinuur8810
    @rahmaabdinuur8810 4 місяці тому +4

    Dalxiis wacan king ceyda

  • @iftiin573
    @iftiin573 4 місяці тому +3

    Ceyda wan kuxiise ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alleha idin soo celiyo adinko nabada❤❤❤

  • @user-pj2oq5bs3d
    @user-pj2oq5bs3d 4 місяці тому

    Waxan ku soo raacay 2023 waxaa haa sati 400k subscribes hor mar wacan ceyda🎉🎉🎉🎉 700k team ceyda is mujiya❤

  • @user-fn1zg5ex8h
    @user-fn1zg5ex8h 4 місяці тому +2

    Taliye anii waxaa kaasoo raacay 200k ila Hada Hal Video oo aad leeday ima dhaafo Taagero Lanber one kuu Haya Guulayso Pro king Cayda ❤😊

  • @MohmedOthman7224
    @MohmedOthman7224 4 місяці тому +35

    Legens is always legend❤

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 4 місяці тому +3

    Qofki ugu horeyey ban ahaa cayda hal mar love ima saarin

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 4 місяці тому

    Mashaallah team king ceyda is nto easy 🎉❤700k subscribers coming soon 🎉🎉❤❤ iinashaallah

  • @NimoYussuf-hs5xk
    @NimoYussuf-hs5xk 4 місяці тому

    Woww m.a dalxiiskaii ugu quruxda badanaa ceydow balshudka samey walalow 🥰🥰🥰

  • @user-ym2uj1bs7e
    @user-ym2uj1bs7e 4 місяці тому +11

    Keep going brather❤❤

    • @Xayat277
      @Xayat277 4 місяці тому

      Kow akusorace wllkey hal fidyow ima dhafo hada mashqulo inta idhafta halmara ufariista hore usoco wllky

  • @user-xz2wl7bu4q
    @user-xz2wl7bu4q 4 місяці тому +4

    Farax lugobasto athy ceyda😊

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 4 місяці тому

    Markaas waJooge keep goin my brother❤❤❤

  • @user-st8sf5pj9m
    @user-st8sf5pj9m 4 місяці тому +2

    Mashaclaah ❤ hooyomcn 🎉

  • @NuuraYuusuf-pc9ds
    @NuuraYuusuf-pc9ds 4 місяці тому +5

    Ceyda wllhi Manta hoyo isoo xasusiyay bada hoyadey wey necab tahy😅😅😅😅

  • @user-ig5vo5fh9f
    @user-ig5vo5fh9f 4 місяці тому +3

    Haa San Lee uwad videowyada subaxdi duhurki galati iyo habenki 😂😂😂😂 anagana dawaahada Lee nodaa😂😂😂😂😂🙌🏾🫶

  • @Hayad-13478
    @Hayad-13478 4 місяці тому

    100k mrkaa maraysay kadib wxd noqotay M favorite UA-camer ❤❤ cayda eraygiisa cusub waa wareey😂😂😂

  • @user-sw1bl5po1n
    @user-sw1bl5po1n 4 місяці тому

    King ceyda dawan waa is arkeyna❤❤❤

  • @Hibaaqeyyy
    @Hibaaqeyyy 4 місяці тому +3

    Malinki yourube furaneyse kusoo raace adoo 11k maraayo😊

  • @user-zj2vp1gu5u
    @user-zj2vp1gu5u 4 місяці тому +8

    6 vidiow sodhig😊

  • @user-kr5pn8wf2p
    @user-kr5pn8wf2p 4 місяці тому +1

    M.a bashaal wacan 🙃Kasoo salamaya soomali madiin 🖐🏻 barshuudka

  • @najibfuad2250
    @najibfuad2250 4 місяці тому +1

    Cayda hooyada markaa arko habaryarte soo xasuusta si bee isku ekyihiin😢❤

  • @user-xu8ii2wv9i
    @user-xu8ii2wv9i 4 місяці тому +5

    Waakulajoogay markii uguhoreysay aakusooraacay hormarwacan boowe

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka 4 місяці тому +3

    Team 27 hambalyo goat geesey 😮

  • @Josephboy44
    @Josephboy44 4 місяці тому +1

    *UA-camber yadda adda lumber 1 uga jira saxib guulayso intey guul jirto marwalba garabkagan ahay taageero lumber 1 ayaan ku ahay / video editing and voice 👌 ♥️ 😍 ❤️ ❤️ /*

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 4 місяці тому +1

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢

  • @user-qv7hb1rd3m
    @user-qv7hb1rd3m 4 місяці тому +3

    Team ceyda one like😊

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr 4 місяці тому +5

    Ceyda amiira prank ku sameey bro intad maqantahay😊😊😊😊

  • @user-yz2cw2gb9r
    @user-yz2cw2gb9r 4 місяці тому +1

    Ceyda legend nabad ku soo laabta 👪❤❤❤

  • @Hodanabdicumar
    @Hodanabdicumar 4 місяці тому +2

    Video yadada imadhafan ceyda🎉❤❤