PRANK HAZAZI OO SWIMMING KU RIDAY XANAAQA ADUUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 588

  • @miimi625
    @miimi625 8 місяців тому +282

    Aynu ku wada salino Xabiibkeena Maxamed scw scw ❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 8 місяців тому +336

    Koko dantaad laheyd waad gaartay dulqaadkiisana waan argnay walaal ku jecel gift raali galin ah ayaa lagaa rabaa qof daalan jaamacad ka yimid inaad sidaas yeesho raali galin gift dad dag sii xassan Koko asxbta yaa ila qaba fikir kaas like saara😂😂

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 8 місяців тому +143

    Alla beerka ma nooli 🤣🤣🤣sorry hazazi wlhy waxbaa lgugu dhigy koko wiilka gift rali gelin ah suppress uga dhig🥰

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 8 місяців тому +91

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @MohamedHajiAliAbshirow
    @MohamedHajiAliAbshirow 8 місяців тому +106

    Azazi is brave and has great love for his sister and close friends.
    He has Not at single time blamed the person behind the camera for the prank

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 8 місяців тому +74

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

    • @SafiyoDeeqo
      @SafiyoDeeqo 8 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 8 місяців тому +78

    Gift see next vediow lkn ha usheegin suprise ugu dhig yaa ila qabo

  • @user-ng9wi5xr8j
    @user-ng9wi5xr8j 7 місяців тому +17

    Xasanow hada maqlo walalkey aya so xasusanay oo la layahy yarabi ada og Mel oo ku danbeeyo hadonolyahy noso sahal yarabi😢

    • @ShuceybAbuukar-rt9pe
      @ShuceybAbuukar-rt9pe 16 днів тому

      Ilaahey haku sahlo aamiin yaa rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🥰🙏

  • @darboball48.-_
    @darboball48.-_ 8 місяців тому +53

    Wilka Hadiyad wanagsan lee sii wabad qoysee Dhukuroy 😂😂😂😂

  • @nuuaniahmed4766
    @nuuaniahmed4766 7 місяців тому +22

    Inta dambe veido 5 mar cml kuso ceshte qurux waaye ❤ allh idin xafido walaladey idin jclhy 🤴❤️

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci 8 місяців тому +14

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc 8 місяців тому +28

    Koko gift 🎁 sii hazazi adaa doontay badaaye😂😂

  • @nasianaskule
    @nasianaskule 8 місяців тому +18

    Masha Allah walaltinimo waa san ❤❤❤wallalo is fahansan keep going ina bulles❤❤

  • @user-pk5it7tg8u
    @user-pk5it7tg8u 8 місяців тому +84

    Koo is amazing 😂😂😂

  • @user-ex5un4xx5z
    @user-ex5un4xx5z 8 місяців тому +35

    Gifts ralikalin sii wiilka😂

  • @user-yy1oz5mq2m
    @user-yy1oz5mq2m 8 місяців тому +14

    الھم انصر فلسطین علی الظالمین❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 8 місяців тому +5

    Koko bule horey u soco 300k insha allaah waxyaraa dhiman u saara wixii la saari jirey gambaleelka taabta si aadu rabto vidiyowga soo galo koko waa carartay fuley kkk

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому +15

    Wax ku dhibo dhibo dhibo dhibo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @awad1816
    @awad1816 8 місяців тому +55

    Masha Allah Allah Ya Barak Koko and his brother Hazazi🎉❤🎉🎉 from Djibouti

    • @gozde21334
      @gozde21334 7 місяців тому

      Djibouti somalia mku hadashaan miyaana neh😂

    • @awad1816
      @awad1816 7 місяців тому

      @@gozde21334luqada hoyo waa somali

  • @ibtrom
    @ibtrom 8 місяців тому +20

    Asc can u please spread awareness to your viewers about the catastrophe that is taking place in Palestine from time to time.....btw love ur contents

  • @ramaa112
    @ramaa112 8 місяців тому +17

    Koko dantaada waad gaartay marka 😂deg deg gift raali galin ah sii wiilka dhaqso😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 8 місяців тому +7

    It will be better than before and better, God willing🇸🇴❤️❤️❤️

  • @xamsemaxamuud5812
    @xamsemaxamuud5812 8 місяців тому +32

    Maah maah diibuu ka dhabeeyay inta udanbaysa
    Nin qoyani biyo iskma dhawro😂😂😂

  • @xuska.140
    @xuska.140 8 місяців тому +6

    insha allah 300k i can't wait wlhi koko 🥺

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 8 місяців тому +13

    Alla Naftu Macanaa Koko Kulahyd Walaaashaa Ma ihiyooooo 😂😂😂

  • @anahara317
    @anahara317 8 місяців тому +37

    Alla ma nooli qosol hazaazi mid maaha neeftaa I qabatay saa u qoslayayy xafada waa la toosay dhaman dadkii hurday😂😂😂😂😂😂😂🥰❤️

  • @Somywood
    @Somywood 8 місяців тому +2

    Hazazi gofiyada sidaa u wadato Yahuuda ayaa u xirato ee Iska badal sxp guuleysta 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 8 місяців тому +5

    Mash allh wllo an jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo ❤❤❤❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 місяців тому +3

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis ❤

  • @raxmamahmed5605
    @raxmamahmed5605 8 місяців тому +5

    Koko azazi raligalin usameeh wllhi wiil viicn wayee😢❤😊

  • @FaisoAbdikhadir-hq9hf
    @FaisoAbdikhadir-hq9hf 8 місяців тому +17

    Xasanow raali gili geft siii maskinka❤💯🔥kokoyeyyy😂

  • @AdanYussuf-lp7bq
    @AdanYussuf-lp7bq 8 місяців тому +53

    Koko 300k coming soon ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 8 місяців тому +18

    Koko hazazi gifti sii qayaano iyo prank isugu dartee😂😂😂

  • @user-op7wr6id9b
    @user-op7wr6id9b 8 місяців тому +15

    Koko team hazazi hadan nahay rali galina rabano 😂

  • @AmiinYoung-vo4ml
    @AmiinYoung-vo4ml 8 місяців тому +11

    Walahay waan ku farxay markan kuarkoh walaalo koko bullE ❤💋❤

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e 8 місяців тому +4

    Koko cunuga max San ugu gashy wlhi maskiinka wad ka naxsaty asigo daln o hadana waxvarasho kaimaady aya adina sidas u gashy xasid gaawey😂😂😂😂😂❤❤ wan ku jeclhy quruxey🎉❤😂😂😂

  • @liibaancadde2731
    @liibaancadde2731 8 місяців тому +12

    KOKO BULLE INSHA ALLAH 300K November 28 hambalyo wlshey dhorsan

  • @yasinyusuf243
    @yasinyusuf243 8 місяців тому +33

    Abo hassno walasha mahiyo marke dhahde🥹wu iskadaye👏🏻Provo hassasi 🎉

  • @mohamednuur2395
    @mohamednuur2395 8 місяців тому +3

    First koko wll ee isoo jawaab

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 8 місяців тому +8

    Inoo hore kusii jiite eheet😅 walhi maskiin waaye xasazi

  • @user-zp3eh7os4g
    @user-zp3eh7os4g 7 місяців тому +2

    Wcs mnsha allah zaida iiga qoslideen madagsnkaraa abayo ❤❤❤ mahasanid

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 місяців тому +40

    Wow amazing keep going koko🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @user-iy9yc5gu4r
    @user-iy9yc5gu4r 8 місяців тому +2

    Sister inshallah 300k bientôt avancé toi

  • @user-nl9kl7iz5v
    @user-nl9kl7iz5v 8 місяців тому +4

    Koko bule meeshaad ku jirto waan raadiyaa ku soco

  • @aliabdi9285
    @aliabdi9285 8 місяців тому +4

    Xasanoow gabadha biyaha ha ku ridin waa gabadhee koko waa funy

  • @user-nf5ec5ez1h
    @user-nf5ec5ez1h 8 місяців тому +6

    asc koko walshey waa ku tageera hore u zoco mcnto❤😘

  • @shamsadii
    @shamsadii 8 місяців тому +5

    Mansha allaah walaal isku faraxsan nolaada❤.

  • @user-rh3lk2rx9t
    @user-rh3lk2rx9t 8 місяців тому +20

    koko asad PRANK ku soo samee abaayo plz🙏 ❤❤❤😢😢❤❤❤😊😊😂

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 8 місяців тому +4

    Thank you so much macaanto ❤️

  • @HafsaXubi-md9yp
    @HafsaXubi-md9yp 8 місяців тому +4

    Koko will ka soo ralegali gifts Sabras ogadhig🎉😂😂😂

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 8 місяців тому +4

    Koko bulle 300k coming soon 🎉❤

  • @cuud_
    @cuud_ 8 місяців тому +33

    Bage asad ciilku igu dilay cawa kaga iga qosolsiyay tnx koko dena😂❤

    • @samiiromohamed6682
      @samiiromohamed6682 8 місяців тому +1

      Muxu cilka kugu qabty neh😮

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 8 місяців тому

      Moxo smeye

    • @mushti_5_
      @mushti_5_ 8 місяців тому +1

      Shekadana keenty noogabax page ka 😂😂😂

    • @cuud_
      @cuud_ 8 місяців тому +1

      ​@@mushti_5_ilah bage hakusiyo wll😂😂

  • @AsmaIBRAHIM-jt1zy
    @AsmaIBRAHIM-jt1zy Місяць тому

    Koko iyo wllked walhi wn tagera abaayo iyo aboowe alle ha isku kiin daayo❤

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 8 місяців тому +2

    Masha Allh 😂😂😂😂😂😂 hazazai walal jira lkn 😂😂😂😂 qosol

  • @suhaybdauud
    @suhaybdauud 8 місяців тому +1

    300k gadseya walashyen koko🎉❤❤

  • @user-zu3ng1kg2v
    @user-zu3ng1kg2v 8 місяців тому +1

    Nayaaa walal fcn weeye qanaac maaha raali gelin iyo gift ba bixi kokooy❤ kama adan xishoon inanka wlhi

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 8 місяців тому +24

    Hazazi,soo arso team koko hada nahay mac😂😂😂

  • @user-iw5gp3qr8e
    @user-iw5gp3qr8e 7 місяців тому +4

    Hassanow kista biyaha aaay kuguu ridhaay abayo jecel aaay kuu qabto leee wayee ...inaaad qawowsatoo leee ayay rabtaay madama aad sokululatee eee yasaaan laguu dhiriin❤ we love you bloody sisters ❤

  • @maxamedxasaasi443
    @maxamedxasaasi443 8 місяців тому +5

    Guuleyso ina adeer qaali
    From galkio puntland

  • @nasricali7870
    @nasricali7870 8 місяців тому +7

    Wlhi caawa waa fuuray qosol dartiis Coco umadena mhn😂😂😂

  • @ibrahimmohaa3090
    @ibrahimmohaa3090 8 місяців тому

    Wabarakatuhu waaya koko barakatu amaha

  • @user-zl4jj6wp3n
    @user-zl4jj6wp3n 8 місяців тому +1

    koko hazazi waa jeclahaye igu darso ❤

  • @adna2204
    @adna2204 8 місяців тому +5

    Kana prank laga dhaha hazaazi waxba ku dhacayy🤣

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 8 місяців тому +6

    M.a walalo isku faraxsan oon jeclahay farxadkunoolada

  • @naimarashid4960
    @naimarashid4960 8 місяців тому +1

    Hassanow uken gift next video plz koko❤

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 7 місяців тому +5

    Koko wiilka raali geli waad xumeysee 😂😂😂😂😂😂

  • @ubahwarfa7100
    @ubahwarfa7100 8 місяців тому +1

    Masha allaah tabarakalaa
    Walaalo isjecel allaah haisukindayo

  • @mounamohamedgueddi5430
    @mounamohamedgueddi5430 8 місяців тому +5

    Mahalah xasasi waa willwanagsan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 8 місяців тому +14

    Xasan is not easy 😂😂😂

  • @brightsanky
    @brightsanky 8 місяців тому +9

    I watched more than ten times😂😂😂

  • @laylocumarxusen9045
    @laylocumarxusen9045 8 місяців тому +4

    keep going sister🥰✌️

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 8 місяців тому +2

    masha Allah walalo is fahmsan 😂❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 8 місяців тому

    Adi lee dhib isukeenay koko miskiin wuu soo dhuftay 😂😂

  • @adenisack194
    @adenisack194 8 місяців тому +5

    Koko waan ku wataa🤣🥰

  • @zekimohayuusuf3260
    @zekimohayuusuf3260 6 місяців тому

    Wallahi waa walaal jecel walaashi intuu gebigeedaba dhexda qabto buu dabada ugelinkaray lkn masha allah

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 8 місяців тому

    Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤❤

  • @hassanshariff-hg8mo
    @hassanshariff-hg8mo 8 місяців тому

    Keep going wll mcne wan kutageraa❤

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 8 місяців тому +4

    😂😂😂 Allah saa u qoslaayay waa fuuray wlhi

  • @shamsaabdalla8374
    @shamsaabdalla8374 7 місяців тому

    Asc apartment . Xafadada magaceet iyo qiimaha quality miya abayo

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s 8 місяців тому +7

    😂😂😂😂Walahi caadiyaa uqosle😂

  • @XaliimoCumer
    @XaliimoCumer Місяць тому

    Kooko buule wan kujclahay❤ Walshay macan❤❤❤❤❤

  • @user-ox3ug3jj2w
    @user-ox3ug3jj2w 7 місяців тому +3

    Oo xazazi waan jecelahay ❤❤❤❤

  • @user-wx5rb7gm6g
    @user-wx5rb7gm6g 7 місяців тому +7

    Gifts 🎁 sii wiilka❤😂😊

  • @user-wf2id8be5b
    @user-wf2id8be5b 7 місяців тому +2

    Alahuma sali calaa muxamed❤

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 8 місяців тому +2

    Koko Qosol igu dishai wlahi Hasanow Abowe Noh Ku Teh 🤣🤣🤣

  • @user-if7jm5rn4c
    @user-if7jm5rn4c 8 місяців тому +4

    Manoli koko markas labursanayy😭😂

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 8 місяців тому

    😢raali gali xasanoow sorry brother🙏 gft run ah sii koko❤

  • @FardosoXasan-ku8tx
    @FardosoXasan-ku8tx 6 місяців тому

    Eeen saan maficno abayo walbo hadiyad raligalin siii qof dalan oo waxbarasho kaimady inaad sidan yeesho waa qalad lkn siwalbo ee ay ahaato gift 🎁 siii

  • @diyaaaxuseen567
    @diyaaaxuseen567 8 місяців тому +3

    Hazaazi caafiyo 😂😂😂😂saxib lkn soo aarso😂

  • @user-zu5xk1je9p
    @user-zu5xk1je9p 8 місяців тому +3

    Nesxt video xazazi uken gift❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 8 місяців тому +340

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍❤

  • @user-sn7if2fw4n
    @user-sn7if2fw4n 8 місяців тому +1

    300k coming soon❤🎉

  • @MaaidoMoalim
    @MaaidoMoalim 8 місяців тому +5

    Hazaazi waa funny 😂😂😂

  • @user-ok1ez3rx7j
    @user-ok1ez3rx7j 7 місяців тому +1

    Walalkey wanku salame koko igarsi codsigeyga pils wawaqti an garab wlal tinimo an oga bahana hay pils igarsi alaha kubarakeyo

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 8 місяців тому +1

    M.a❤ wllo isjecel saan sxb u ah koko wiilka maadama gift qalbiga ka galisay waa inaa ku raali galisaa

  • @MaanBaan
    @MaanBaan 8 місяців тому +7

    صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 8 місяців тому +2

    Koko hazaazi haben walba inoo keen😂😂

  • @NuurtoCabdullaahi
    @NuurtoCabdullaahi 8 місяців тому +2

    First 😂❤

  • @user-nh2wx5wz6e
    @user-nh2wx5wz6e 7 місяців тому

    Kokooy mar hadaan kulajoogi lahaa waxaa kudgihilahaa tolofeenkaagaaga iidhiib kudheh❤❤❤❤

  • @zamzamhabiib3513
    @zamzamhabiib3513 7 місяців тому +2

    Heesta ku dhex jirta iishega way igu wareegaysaaye😢😅