Miyaan Ladaa Xasan Aadan , Kabankii Goobbe iyo Erayadii Kaariye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 85

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +2

    قمه في الإبداع والروعه ،،،،، حفظك الله الاسطوره حسن اذم سمتر

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +13

    Legend Samatar markii aan sawirkiisa arkaybaan sii farxayba
    Mxaa Samatar iyo kaariye kala haystaa
    Mxaa samatar iyo xasan giney kala haysta ⁉️✌

  • @abdinasserabdirashid3475
    @abdinasserabdirashid3475 4 роки тому +4

    Cumar seerbiya mahadsanid
    Fadlan isku day in aad nala wadaagto Taariikhda aabayaashii fanka soomaaliyeed
    Sida Maxamed Siciid Gu'roon jirre iyo Cabdilaaahi Qarshe

  • @Rageedii
    @Rageedii 4 роки тому +18

    Heestaan safarrada markaan galaayo ayaan ku celceliyaa ilaa aan ka tago, safar waliba! Mar kale iguma soo dhacdo.

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 4 роки тому +1

      Zhp rageedii lyrics nooga soo dhig

    • @ahmeddhagacade5511
      @ahmeddhagacade5511 4 роки тому +1

      Sxb lyrics nooga soo dhig waan kuLa hynaa Musicaan cajiibka ahe mahadsanid

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 Рік тому +1

    Asc saaxiibayaa heeska waxaa iska leh nin jacayl ku habsaday
    Waa Abwaanka sameeyay heeska (wayska xaal Aduun) ee (khadra daahir qaadi jirtay)
    Hadaanan khaldanay.

  • @abdiwalihirsi6107
    @abdiwalihirsi6107 Рік тому +1

    Heeska dhn waxa ka danbeeya waaa Goobe alla wuxuu kaban macaanaaa ❤🙏

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 3 роки тому

    Heeskan iima laabna magacaasna wa loo yaqaan yasalaam noocii kabanka noo saarteen shukran curasho team🙏🙏🙏

  • @kalkaalchannel3345
    @kalkaalchannel3345 4 роки тому +1

    Yaa salam kaban dagan cod dagan dhagta soo jiidanahaya fan waa fankii hore guulayso cumar seerbiya

  • @hassansheikhmohamud3799
    @hassansheikhmohamud3799 4 роки тому +17

    Sxb qisada jaceylkii aan taarikhda lagu xusin ee abwanka mad qiso ahaan u diyaarisid waxay ahayd qiso jaceyl oo aad u xanuun badan lkn dadka inta badan ka daahson abwan m.a kaariye iyo waliba magaciisa ma hayee abwaanka iska leh heesta siraad sxb waa codsi labadaas qiso diyaari taariikhda aya ku xusi doonta mahadsanid wariye Cumar Seerbiya

    • @shuceybhasangurrey9403
      @shuceybhasangurrey9403 4 роки тому +4

      Heeska siraadey, waxaa iska lahaa Abwaan mohamed ciise ganne Ahaanna maareeyihii tiyaatarka sidoo kale wuxuu ahaa kornayl ciidan xooga dalka kamid ahaa, heeso badan buu leeyahay inta badana xasan baa qaada,
      Waxaa kamid ah heesaha ilma dhawr habeen jiray, heeskii saciido,
      Ayaamaha ilaahay,
      Aaminow saxuusnow,
      io qaar kaloo badan,
      Abwaankaas waxuu guursaday feynuus sheikh daahir in ay ilmo u dhashay mahubo,
      Qisada jaceyl uu sameeyey waxaan maqlay in ay mucjiso ahayd, waxuu jeclaaday gabar nin madax uu dhalay, in uu jaceyl halis Ah helay waxaa laga dheehan karaa heesihiisa,
      Waan jeclaan lahaa in aan helno qisooyinkii dhabta ahaa oo soomaray abwaanintii mucjisadda ahaaa

    • @banadirchannel8187
      @banadirchannel8187 4 роки тому +3

      Allaha u naxariisto wuxuu ku dhintay dalka neyjeriya mar ay kooxda waaberi ka qeyb qaadanayeen festival Africa kaalin wax ku ool ah ayay ka galeen
      Heeta Aamina wuxuu ku leeyahay abracada habeenkii 4 saac markey tahay haynoo ahaato AAMINOOY xusuusnoow
      Markaabey ku tiri maxaad arbaca ku dooratay markaabuu mar kake qaaday ayaamaha ilaaheey
      Eed.maleh midoodna
      Waxaa Aniga ii roon
      Taad ii timaadee

    • @libankaramo9337
      @libankaramo9337 4 роки тому +1

      kaariye ma leh heestan walal

    • @shafieabdi9728
      @shafieabdi9728 3 роки тому

      Waaw xasan aadan samatar iyo heestii qaaliga ahayd ee maxamed cali kaariye jacaylkii dheeraa ee u u qaaday shankaroon axmed sagal iyo waayihii wacnaa ee dalku dawlada lahaa xasuus qaaliya

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 роки тому +3

    Hees farshaxanaysan legend samater
    & aswan kaariye alleyarhan
    Laxanka yaa lahaa

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 місяці тому

    Waa jacaylkii maxamed cali kaarie oo hadlaya allha unaxristo abwaanka iyo goobe😢

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 роки тому +5

    Gacan macaaa
    Awey abuukar goobe
    Axyaaa kaban

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 4 роки тому +1

    Dadaal Kaada Waa Dhaxal Ka Caruurta Mustaqbal Ka Dambe Ee Somaliyed Mahad Sanid Brother 🙏🙌🙏 Samatar Fanaan Qiimo Leh 💟💟

  • @abdirizakfarahahmed178
    @abdirizakfarahahmed178 4 роки тому +12

    Cumarow waxaan filaa in heestan eey ka mid eheed Sil Siladii jaceelkii abwaanka kaariye oow u qabay shankaron

    • @Junwa12
      @Junwa12 4 роки тому +1

      Saas wye liwaax

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 4 роки тому +2

    Xaax walaahi goobe kabankiisa Si gaar ah u dhadhamayaa ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +3

    Ma Laabna iima Laabna
    Wallee hawli iima Laabna
    Inkastoon Lab'aa
    Raganimo Luntay
    Laqanimo Hadhay
    Waanan Liitaa
    Sidaan ahay Laammaan xiid
    Laamo doodi waayoo
    __________________________
    Miyaan Ladaa hurdoo
    Miyaan Liqaa cuntoo
    Sow Ladh iima baxayoo
    Sii Laaban Maayo
    Lugtaan faras ku
    Ku daba Luudayaa
    Leexaa i qarisee
    Lixbaan keli u laab
    Dhiganahayaa Laxaad uma hayee
    Labaan ku loolooliyaa
    Waanse Liicayaa
    Libta waxaan Hayoo
    Dumarku ku Laakimoodaba
    Tanay Legadayoo iga Loolsatee
    Miyaan ka Laabmayaa
    Miyaan La hiinayaa
    Sow Lugooyadeedii
    I Leeleelin maysoo
    Hadii Laysu dayn Labadayada
    Tallo ma Laalan teene
    Dad Lurkayga Jecel baa
    Intaa Hoosta Kaga Lamaane
    Anoo Lahan
    Abaar ugu Lumay
    I Looyaamiyee
    Libta waxaan hayoo
    Dumar ku Laakimoodaba
    Tan baa I Legadayoo
    Iga Loolsatee
    Miyaan Ladnaanayaa
    Miyaan Lulanayaa
    Sow Jacayl i Laasimay
    I Ladaaban Maayo
    Dadka i Leh iskaga Leexo ee
    ILa yaaban anigee
    Waxa i Lumiyey
    Laafyaha iyo Leeg Leegsigeedee
    Ladaabyada Qalbigaa i
    Luxmoo Laabtay Furtee
    Libta waxaan hayoo
    Dumar ku Laakimoodaba
    Tan baa i Legadayoo
    Iga Loolsatee.
    *Thanks Saaxiib sare Omer Seerbiya🙏❤️*

  • @ahmedseylahdhegay1402
    @ahmedseylahdhegay1402 4 роки тому

    Cajiib cod halaasi iyo kaban aan kala dhicin Mahadsanid Seerbiyo

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому

    Legend Kaliya lama odhan Karo xasan aadan samatar waa halyaygii fanka soomaaliyeed

  • @mjmj2602
    @mjmj2602 3 роки тому

    Erayada: Maxamed Cali Kaariye
    Luuqda: Xasan Aaden Samater(Xasan-baashe)
    Kabanka: Goobe.
    Heestani xusuus gaar ah bay ii leedahay, safar Adis ilaa jig jiga ah oo daalkiisa,dhibtiisa leh baan kaga soo baxnay.

  • @cumarcabdi6463
    @cumarcabdi6463 4 роки тому +3

    Sxb cumarow ninkan goobe halke kudambeyay wax muqala lagama hayo oo UA-cam ka kujira waxan kacodsanayna inad nala wadagto tariikhdiisa🙏
    Runahantii wa gacan macana🎻🎻

    • @dhuuxali9846
      @dhuuxali9846 4 роки тому

      Cumar Cabdi Aweys Cumar Goobe waxa uu ku geeriyooday Magaaalada Hargaysa 2012 kii Allaha u naxriisto.

    • @cabdicasiis.germany7601
      @cabdicasiis.germany7601 4 роки тому +1

      zhp soo daawo ruwaayada Beenay waa Run waa ninka Drumka tumaya baytariga labada ulood lala dhaco

    • @barkhadcas8763
      @barkhadcas8763 4 роки тому

      Hargaysa ayuu ku geeriyood
      AUN Goobe wxaa u tumijirya wx walba waa nin taarikhdu xusi doonto

    • @olaadjokarr4751
      @olaadjokarr4751 4 роки тому

      @@cabdicasiis.germany7601😂😂 oo niyohow heedhe beteriga lasheegaa ma saxamada laba ulood laladhacabaa😂😂 waxan u heystay mida ulsha dhakada lagaga xiiqo

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py 11 місяців тому

    No somalli musician will ever top Hassan adan samater!!!

  • @olaadjokarr4751
    @olaadjokarr4751 4 роки тому +4

    Aad iyo aad mudane aad baan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan ee ad noo wadaagto soyaalka nafeed ee hobaladii jirijiray jirana haaatan 👏✔
    Cod sina wan wataaye
    Maheysaa mudane heeska kale ee iyana saxan aadan uu qaado UGUDHEERIDAA MA DHOOL GAAXDAYBAATAHAY
    WAA HEESTA DHAMAANBA WIXII QALAB IYO MUSIC IYO COD LA ISASAARAY AAN ANUU KAALINTA KOOBAAD GASHADAY
    Music
    Erayada
    Iyo
    Laxanka
    Bal mar uun kasoo hadal
    Odoo tix gelinaya codsigeyga
    Mahadsanid

    • @olaadjokarr4751
      @olaadjokarr4751 4 роки тому +1

      @@khabiirharnandez5664 sax wllo xataa iminka mobilkeyha ayayku jirtaa lkn anuu uma baahni heeska iyo cida qaaday ee waxan doonayaa
      Laxanka
      Miraha
      Iyo kabanka
      Ayo iskaleh
      Ma war bixin lagaga hadla ayaa youtub.ka taalla???

    • @olaadjokarr4751
      @olaadjokarr4751 4 роки тому

      @@khabiirharnandez5664 mya wllo xitaa iyadoo qoraal ah ayan hayaa mahasanid

    • @yucubyabooshow9418
      @yucubyabooshow9418 4 роки тому

      Yaa waduud goobe wuu ku xaragoon jiray cuudka argatidayda nin ka gacan macaan majirin qayasow mahad sanid sxb

    • @olaadjokarr4751
      @olaadjokarr4751 4 роки тому

      @@yucubyabooshow9418 haa sxb aaad iyo aad xitaa heeska aan baafinayo iminka in uu isagu tumay ayanka yaabayaa

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 роки тому

      laftirkaygu waxaan baafinayaa hees uu kabanka tumayo aweys abuubakar goobe oo la yiraahdo miisaan waxaa qaada Shankaroon & maxamed xasan barow kabankana waa laga hadlinayaa

  • @abdirisakgelle3328
    @abdirisakgelle3328 4 роки тому +2

    Caadi maaha kabanka heestu codkuna kadaran
    Inta ka heshay e qalbigoodu macaansayoow subscribe iigu qabta channel ka

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 4 роки тому +1

    Erayadii:Maxamed Cali Kaariye AHUN
    Codkii Xasan Adan Samatar

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Рік тому

    💯💯💯

  • @maxamedjoon2482
    @maxamedjoon2482 3 роки тому

    HaSaN AaDaN SaMaTaR 🌺🌺✋

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 роки тому +1

    Hadii laysku dayn
    Labadayadaa
    Dad lurkayga jecel baa intaa
    Hoosta kaga lamaan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Waaya waayo iyo samatar

  • @inahaanfarkudhuuqe99
    @inahaanfarkudhuuqe99 4 роки тому +3

    Goobe bahalka wuu ka hadlinaya

  • @xaajisuuriyaan952
    @xaajisuuriyaan952 4 роки тому

    Yaaa haya iyadoo qoraal ah heestan

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому +1

    Markaan qaangaadhay heesahaan dhagaysigooda xafadakaladhuuman jiray xusuus

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere8166 4 роки тому

    maxamad cali kariye wuxuu ahaa aabihi jacaylka ee hobolada waaberi

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 4 роки тому

    Heestan oo lyrics aha so qora bal qofow is xilqaan walal aad ban ugu bahane

    • @munirmohamed7876
      @munirmohamed7876 4 роки тому +3

      Ma laabnaa
      Iima laabna
      Wallee hawli
      ma laabna
      Inkastoo labaa
      Ragannimo luntay
      Laqannimo hadhay
      Waan la liitaa
      Sidaan ahay lammaan xiid
      Laama doodi waayee
      Miyaan ladaa hurdo
      Miyaan liqaa cunto
      Sow lar iima baxayiyo
      Sii laacaan maayo
      Lugbaan faras
      ku daba luudayaa
      Leexaa i qarise
      Lix baan keli
      u laab dhigaahayaa
      Laxab ima hayee
      Labbaan laba
      Ku loolooliyaa
      Waan se liicayaa
      Libta waxaan hayoon
      Dumarku laakiin moodaba
      Tanay i legeddayoo
      Iga loodsatee
      Miyaan ka laabmaya
      Miyaan la hiinayaa
      Sow luggooyadeedii
      I leeleelin maysoo
      Haddii laysu dayn labadayada
      Talo ma laalanteen
      Dad lurkayga jecelbaa Intaa
      hoosta kaga lammaanee
      Anoo lahan
      Abaar ugu lumay
      I looyaamiyee
      Libta waxaan hayoon
      Dumarku laakiin moodaba
      Tanay i legeddayoo
      Iga loodsatee
      Miyaan ladnaanayaa
      Miyaan lulanayaa
      Sow jacayl i laasimay
      I laadaaban maayoo
      Dadka i leh iskaga leexo ee
      Ila yaaban aniga
      Waxay lumiyay laafyahaa iyo
      Leeg-leegsigeede
      Ladaabyada
      Qalbigay luxmoo
      Laba ii furmee
      Libta waxaan hayoon
      Dumarku laakiin moodaba
      Tanay i legeddayoo
      Iga loodsatee

    • @marshaal1234
      @marshaal1234 4 роки тому +1

      Ducaysane Ibn Daha sxb thnks so much🙏🙏🙏🙏

    • @munirmohamed7876
      @munirmohamed7876 4 роки тому

      @@marshaal1234
      Adaa mudan sxb waynu isku leenahay.

  • @KHANHAAR
    @KHANHAAR 3 роки тому +1

    lix baan keli ulaab dhiga hyaa laxaad umahayeee

  • @dooyaale1062
    @dooyaale1062 4 роки тому

    Alle kaama gooyo gacan macaanaa

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere8166 4 роки тому

    sabriye hesta guuleed ee uu kabanka u garacayo jim shiiq muumin raadi asigaba yabi soone

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 роки тому +1

    Soo lugooyadeedii
    Ileeleeeli meysee

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 роки тому

    Macaanaa heestu

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 3 роки тому

    War ma Cumar Seerbiya ayaa magacii ubaddalay curasho

  • @abdullahishube5076
    @abdullahishube5076 3 роки тому

    Dadka i leh
    Isaga leexa oo
    I layaaban anigoow
    Waxaa i lumiyey
    Laafyaheeda iyoo
    Leegleegsigeedee

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 роки тому +1

    Maxamed cali kaariye nimaan kayaabey wlh

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому

    waxaan codsan lahaa hees uu kabanka tumayo goobe waa heesta miisaan shankaroon & maxamed xasan barow soo gali sxb hadaad helayso

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 4 роки тому +1

    Haddii layskudeena labadeena, talo ma laalaateen

  • @abdiwahabashkir3369
    @abdiwahabashkir3369 4 роки тому

    Cajiib

  • @shiremussa7450
    @shiremussa7450 4 роки тому

    Mahad sanid omar serbiye

  • @samanteryare1429
    @samanteryare1429 4 роки тому +2

    Heestan waxaa leh nin odey ah ok reer abuu dubai ah waan labo heesood oo is daba socda oo hi xaaskiisa u tiriyey
    Tan kale waxaa Qaeda khadra daahir

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 4 роки тому +2

      Ma kaariya Dubai ku nool?
      Ilayn heeskan kaariya lehe
      Mise xisaab kale baa ka isugu dhufsan 😂

    • @samanteryare1429
      @samanteryare1429 4 роки тому +1

      Kaariye heestan ma leha waa 2 heesood oo is la socda tan kow dheh.
      Iyo waa iska XAAL ADUUN oo ay qaado khadro daahir.
      Abwaanku wuxuu u turiyey xaaskiisa
      Oo ku nooleyd laascaanood oo ku tidhi iska key fur. Isaguna wuxuu markaas ku noolaa imaratka.
      Saxiib raadi taariikhda funka.

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 4 роки тому

      @@samanteryare1429 sxb bal dib u baadh malaha waxba ka iskaga khaldane.
      Heeskan inuu kaariye leeyahay waxa ku daawaday waraysi cumar seerbiya la yeeshay fananada khadiija foodey.

    • @jaamalarane959
      @jaamalarane959 4 роки тому +1

      mohamed cali kaariye

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 роки тому

      Waa jirtaa hees uu leeyahay abwaan reer dubai ahaa oo xasan aadan qaado.lkn tan maaha.
      Waan ku dareemaya oo heesta amba waan dhageystay.
      Abwaanku reer ceerigaabo buu ahaa dhulbahanta ah..heestana nugaal iyo sanaag buu ku amaanaya ..

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 4 роки тому

    heestan dadka badankooda faalo khaldan bay ka bixiyeen heesta kaariye ma leh waxaa lahaa nin reeer laascanood ahaa markii uu wadanka yimi gabadh yar lagu daray markii danbena lagu diray

    • @maxamedgessi1994
      @maxamedgessi1994 Рік тому

      Hhhhhhhh heestan caruuraha yaqaan inuu kaariye leeyahay