Kuluc iyo Saado - Heesta Allahayow Erayadii M-C- Kaariye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @Madadaal
    @Madadaal 2 роки тому +9

    Ruwaayadii Ama Guur ama Guurso, Burco ayaan ku daawaday. Ilaahay haw naxariisto Abwaan ka M. Cali Kaariye, M A Kuluc iyo Saado Cali. Waa 3 fanaan oon la ilaabi karin.

  • @AbwaanKaariye
    @AbwaanKaariye 6 місяців тому +1

    Walee ama jiitey lay waa ama jabadka kiinan aroos kaaga jaraya❤😢

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs Місяць тому

    Erayadii m.c.kaariye
    Kabankii m.adan dacar
    Codadkii
    M. Axmed Kuluc vs saado ali
    Ruwaayadii Rafaad caashaq 1973
    AUN dhamaantod ❤❤❤❤❤❤

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 місяці тому

    Illaahay 3 da how naxariisto iyo intii kale ee fanka Somalida wax ku darsatay, waxaan ku galay Hargeisa xaafadda 26 June, waxaa iga bixiyey Abtigay oo Maraykan ku dhintay, isna Allah how naxariisto, dad ma noolaa

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 4 роки тому +2

    Rabi haw naxariisto 3 daba
    Sxb cumarow bal qisada heestu
    Leedahay maad nala wagtid
    Sheeko cajiiba ayay xanbaar santahay heestu

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 4 роки тому +2

      Walal heestan iyo hees kle oo kuluc qaado oo la yidhaah allaylahe balaayooy waa isku qiso abwaan Maxamed cali kariye walaalkii baa la dilay markaasay reerkii dilay jid marin waayeen dabeed heestan iyo riwaaday ku jirtayba qisadaasay ka hadlaysay

    • @dayaxari322
      @dayaxari322 2 роки тому

      @@Newheesocusub Sax

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 роки тому +3

    Kaariye nin Kelamado Culus ayuu ahaa Allya Raxma dhamaantood

  • @moyt8231
    @moyt8231 4 роки тому +3

    sado Cali legend may allah mercy on her soul 😔🤲🏾💯

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 роки тому +1

    Alow unaxariiso 3 qof oo miisaan kuleh fanka
    Kaariye.kuluc iyo saada cali

  • @camircali3025
    @camircali3025 10 місяців тому

    Allow uwada naxariisto dhamaantood

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 2 місяці тому

    Nin jacayl ku habsaday baa tiriyay heesta

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 4 роки тому

    Mahadsanid walaal Cumar Seerbiya

  • @abdisalammohamed4237
    @abdisalammohamed4237 4 роки тому

    cumar seerbiya sxb manta inta comment ka yar yahay waxaan u soo galay inaa qoraalkeyga aragtid ee waa kuu baahnaa xageen kaa soo qabtaa

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  4 роки тому +2

      omarserbia@gmail.com kaas igala soo hadal wll

    • @ismailjibril2022
      @ismailjibril2022 3 роки тому

      waxey ku jirtey riwayadi gur ama gurso e laha alla haw naxarito maxamed ali kariye

  • @mohamednour2706
    @mohamednour2706 4 роки тому +1

    Sxb heesta miraha iyo laxanka yaa leh noo faaiday

    • @abiibyare7947
      @abiibyare7947 4 роки тому

      Mesha ayay qoran tahay qofka iska leh erayada ee ma aragtid miyaa

    • @susaayesalaad6464
      @susaayesalaad6464 3 роки тому

      Miraha mahamed cali kaariye

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 роки тому

    Aroos kaga jaraya ?

  • @xasanaxmedxasan6208
    @xasanaxmedxasan6208 4 роки тому

    Waaberi legend

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +2

    !!!

    • @yasinyussuf6846
      @yasinyussuf6846 3 роки тому

      Ma heestaad fahmi weyday?

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому

      @@yasinyussuf6846 maya wlaal erayada Hesaha anaaba wx layga waydiiya
      Heesta ayan la yaabay Say Cajiib u tahay