waxaan kahadleenaa arinta JEERI ee aad nagasoo codsateen dhameso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 276

  • @omaroscar8490
    @omaroscar8490 4 роки тому +73

    We love you Jeeri niyadeena ayaad kujirtaa marwalba 💖

    • @abdiazizali2703
      @abdiazizali2703 4 роки тому +3

      Cumar oskar sxb waxan rabaa meel an kala so xiriiro sxb wA saxiibkaga ku kateero ❤❤❤

    • @abdiazizali2703
      @abdiazizali2703 4 роки тому +1

      Qasadan adiga iyo nimco heybo in an nila xiriro an rabaaa plz meel isii an kala so xiriro plz👏👏👏

    • @liloveofficial442
      @liloveofficial442 4 роки тому +3

      Een aniga 6cod ayaan leeyahay filimada inuu turjumo rabo

    • @omaroscar8490
      @omaroscar8490 4 роки тому +1

      Facebook geega omar oscar igala soo xiriir thanks bro

    • @nimcahaybeofficial1583
      @nimcahaybeofficial1583  4 роки тому +2

      Nimco Ahmed Heybe Facebook
      Omar Oscar Facebook nagala soo xiriira

  • @cinemashaaticariiri6574
    @cinemashaaticariiri6574 4 роки тому +69

    Jeeri asigoo noo wacdinayo xitaa noo keena una sheega sheekh manka inee youtube soo galaan lakin kheyr ku faafiyaan intaas ii weediiye inta igu raacsan like iisaara

  • @tedit1082
    @tedit1082 4 роки тому +20

    Dooli ilahy ha unaxrizto amiin yarabi✋🏻🥺

  • @shariifcabduqaadir1996
    @shariifcabduqaadir1996 3 роки тому

    Alle haka aqbalo towbadiisa hana u dembi dhaafo idinkana wllyaal shaqada aad heysaan Shaqo fiican ma ahan ee aakhiradiina ayuu idinka fasahaadinaa ee iska dhaafa wlhi shaqada aad heysaan waa shaqo ibliis ee ibliiska yuusan naar idin geynin
    Ee ka towbad keena wllyaal
    Oo diinta Barta kuna Dadaala Raali Gelinta Allaah Subxaanahuu watacaalaa
    Aduunkan waxba ma ahan waa lala tagayaaa ee Aakhiradiina u Shaqeysta wllyaaaal
    Insha Allaah
    Ilaahay ha idinka madoobeeyo idinkana dadaala insha Allaah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 роки тому +7

    Mashalah tabrakalah
    Jeeri ilahay ha uzaaidiyo towbadisa waan ku faraxsanahay inuu katowbiyo wixii hore ilahay subxana watacala qatumaden qeer hanogu qatimo

  • @ateetombe3371
    @ateetombe3371 4 роки тому +34

    Jeeri afkiisa ina ka maqalno aa rabaa, like saar hadaad igu raacsantahy

  • @apdywalikarama5768
    @apdywalikarama5768 4 роки тому +16

    Jeeri Legend The One And Only❤

  • @abdifatahfatah6662
    @abdifatahfatah6662 2 роки тому

    Jeeery wlh aad ogu farxay m.a alhaha barekeeyo waanaa loo xiisay

  • @alimohamedisack2734
    @alimohamedisack2734 3 роки тому +4

    Wllhi Jeeri go'aan ayuu qaatay Allahne garab ayuu ku siiyay

  • @saciidguure3172
    @saciidguure3172 2 роки тому

    One and only jeeri kii ugu qosolka badnaa ee soomaali aan ku arkay my favorite comedian nolow

  • @xuseenmuadin1816
    @xuseenmuadin1816 4 роки тому +25

    anigo joogo sh hoose ayaan kuwada kulanay jeeri masjidka gudihiisa aad ayuu masjidka uso buuxsamay habeenkkas tabliiq auu la socday amiir ayuu ahaa xitaa waan garan waayey aad ayuu u cayilay tabliiqa marka ay wacdinyaan inta badan waa laga kala tagaa lkn dadkii oo dhan meel la fadhiisto ayaa la waayey wakhti ayaan la qaatay xita waxan waydiiyey sidu ugu baxay fanka wuu iga gaabsaday ana kuma anaan adakaynin waxan kalo mucjiso noqotay marku masjidka ka istaagay uu wacdiyey banaankana waxa ka dhawaaqayey flm hindi meela la dhaho oo u hadlayey amadi codadki ayaa is qabtay asigo flm turjumayo iyo asigo wacdinyo labaduba shactiro wada ahaayeen marka asxaabey jrriri waa daaci halayska daayo sh jeerri.

    • @MacalinAdanmuqtar
      @MacalinAdanmuqtar 11 місяців тому

      Masha Allah Allah haidn xafido Allah hauziyaadiyo

  • @dalxureeyesingh
    @dalxureeyesingh 3 роки тому +2

    Aad ayaan ugu farxay jawaabta jeeri usoo dhiwe Masha allah allah barakeeyo

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 роки тому +9

    Masha Allah wlyaal qhair Allah idin siyey like haa iga baqeylina plz❤❤❤🤲🤲💯💯💯Iska Cadey waa wlshy❤❤ qhair Allah siyey masha Allah tabarakAllah

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 роки тому +6

    Jeeri haben walba wan is aragna wuxu ku noolyey hargeisa gaar ahaan jigjiga yare wadaad tabliiqa ayuu noqdey waxuuna jooga badanka dawaarle sidaas ula socda akhayaarey

  • @ahmedcolaad7303
    @ahmedcolaad7303 2 роки тому +1

    Aduunka cid wada joogeysa mleh hadd jeeri dey ajakis allha unaxriisto nimco dey inta nool allha idin xifdiyo wallhi dad nagu wayn baatihiin 🤭🥲

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 3 роки тому +1

    Somaliyey 100k halagarsiyo nimco wlh waqtigii ugu xumaa oo daruufo xun jireeyn ayee na maaweelin jirtay gabadhaan waxey uqlantaa 1million one hesho wlh ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 4 роки тому +22

    Hanoo wacdiyo noosoo gili jeery haduu kabaxay tarjumada dhib malahan

  • @cumarcabdicabdullaahi4599
    @cumarcabdicabdullaahi4599 4 роки тому +1

    Jeeri rabnaa

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 Рік тому

    Masha allah l love Sax 100

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 4 роки тому

    Jeeri ayaan u taaganahy Alle ha barakeeyo Luujiya iyo cumar Cisman maye noo raadiya

  • @mursalkulane4843
    @mursalkulane4843 4 роки тому

    Ok cumar cusman mata inoo keena fadlan

  • @Zakariyahusseindhallahow
    @Zakariyahusseindhallahow 2 роки тому +3

    We need jeeri to be back on social media and be a role model to us ✌ jeeri come back plz🥺

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 3 роки тому

    Jeeri jeeri ,
    Ninkaa waan ubaahnaa warkiisa.
    Ninkii oogu shactarada badnaa

  • @abdukadirengineer9797
    @abdukadirengineer9797 4 роки тому +1

    Nimco wallasheda wan kuslamay adiiga iyo asxabtaada masha allah teeda kale walalkeyga jeeri wan ku raacsanahy in uu media so fadhiisani masha Allah anuunka allah iska leh nimco wallasheda adigane keep going ayan ku leeyahay

  • @mdeeqadan9882
    @mdeeqadan9882 4 роки тому +2

    Nimco waa mahadsantahay sh c qaadir jeeri anaa kaaa codsaday

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 роки тому +5

    Masha Allah tawarakaAllah idinkabo Ilaahey ha idin kamadoweyo❤

  • @hidesidechanel
    @hidesidechanel 4 роки тому +1

    Jeeri tabiiq inuu noqday oo dacwada ubaydhay waan ognahay markiska hargaisa iyo xaafada maxamed mooge habeen anagoo hindi daawanayna codkiisa filinkii cishqi ayuu nasoo booqday oo na wacdiyay allah hawgu wado

  • @dadirhero24
    @dadirhero24 3 роки тому

    Cumar cusmaan maye aaway

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 3 роки тому

    Waaba ogtihiin waxaan iney xunyihiine maad ka baxdaan maama nimcooy jano marabtaan mise waad ka quusateen raxmada ilaahey
    Ilaahey waxa uu leeyay يا عبادي الذين اسرفوا على انفسهم لا تقنطوا من رحمة الله
    Ilaa dhamaadka aayada.
    Kama quustaan raxmada ilaahey ilaa qoom gaala ah mooyee
    Marka ilaahey utowbad keena runtii waxaad tihiin dad qalbi wngsn.
    Aakhiradiina unaxa aduunkaan waa laga tagaa godaa noo dambeeyo mugdi ah cidla ah ciriiri ah mahadsanidiin

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 3 роки тому

    Nimco please Omar Osman maye nosowareyso hadadan kenikarin

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 роки тому +2

    Masha allaah barakal allaah jeeri

  • @abshirwadani6225
    @abshirwadani6225 2 роки тому

    Nimco walaalaha somaliyed usheeg qofka hadii illaahey hanuniyey halaga haro Ayaan dhihi lahaa jeeri love

  • @ahmedxasan9918
    @ahmedxasan9918 3 роки тому

    Fadlan sofarisi omar cisman mye

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 3 роки тому

    Masha Allah haduuba caafimaad qabo dad badan baa nagu wareeriyeen wuu dhintey oo waa la diley lahaayen aad iyo aad baan ugu farxey markaan maqley. Cimri dheer iyo caafimaad taama Alloow sii aamiin.

  • @iskacadey6365
    @iskacadey6365 4 роки тому

    Sidoo kale mcnto adiga iyo wllkey cumar oskar waan idiin salaamay horey usooco xbbti waa iska cadey mcnto qurux bdn

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 4 роки тому +1

    Mnshllh wlshy naciiimo wakusalamay jerina sas haduu dhahay wakusaxanyhy anago badan dhalinyara ciyal Taronto ah ayaa kugu taxan hormar wacan

  • @abdifitahsharifhassan9627
    @abdifitahsharifhassan9627 3 роки тому

    Tabliiq don faradas maxaa galiyay culimada mow raco tabliq waa shayaadiin

  • @QT99
    @QT99 2 роки тому

    jeeri oo tabliiq ah xitaa waa rabnaa see cml hana waaniyo yaaqee noo keena jeeri

  • @hanadaadan9010
    @hanadaadan9010 4 роки тому +1

    Nimco haybe iyo oscar waan idin salaamay
    Hadii ay macquul tahay waxaan codsan lahaa in turjumaaga weyn ee #CUMAR CISMAN MAYE aad qadka soo galisaan ugu yaraaan waayo ninkaas aad ayaan u taageernaa please ninkaas raadiya inuusan dalka joogin waan ognahay balse qadka ku raadiya adinkoo mahadsan

    • @nimcahaybeofficial1583
      @nimcahaybeofficial1583  4 роки тому +1

      Wa kaa qaadnay inshallah sxb

    • @hanadaadan9010
      @hanadaadan9010 4 роки тому +1

      @@nimcahaybeofficial1583 waa mahadsantihiin mar kale nimco iyo oscar thanks a lot

  • @ibralovechannel1340
    @ibralovechannel1340 2 роки тому

    JEERI WAA NOO MUHIIM ISAGOO NASALAAMAAYO XITAA NOOSOODUUBA

  • @ahmedjamac2884
    @ahmedjamac2884 3 роки тому

    Jeeri 2005 isagoo tabliiqa garowe noogu yimid masjid jaamaca garowe anagoo badan la kulanay

  • @maxaadosman9674
    @maxaadosman9674 3 роки тому

    Jeeri halakeeno huwee huwee ilove you

  • @ibnucaded9735
    @ibnucaded9735 4 роки тому +3

    Jeeri wa legend Allah aa sohanuniyey alh

  • @myhandwritings6864
    @myhandwritings6864 3 роки тому +1

    من يرد الله خيرا يفقهه في الدين

  • @muqdishomediaanetwwork
    @muqdishomediaanetwwork 3 роки тому

    Cumar cismaan maye keenheee

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 3 роки тому

    Cumar cismaan maye noo keen

  • @khadarkateef7940
    @khadarkateef7940 4 роки тому +1

    Asc walaashey Nimco waxaan kaa codsanayaa in magacaas laga daayo Sheekh Cabdi qaadir thanks

  • @amriitacumar6588
    @amriitacumar6588 4 роки тому +3

    I love you to macanto Boqordena qaaliga💋❤👑💯

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 3 роки тому

    *WALLAAHI JEERI ANIGA AYAA MAALIN KA CODSADAY ANAGOO ISLA JOOGNA HARGEISA MARKAASU IGU YIDHI WAAN KA XISHOONAYAA INAAN WARAYSI BIXIYO WALLAAHI WAAN YAABAY HANUUNKA ALLE AYAA LEH*

  • @mcmaslaxcabdi4433
    @mcmaslaxcabdi4433 2 роки тому

    Jeeri waa rabna

  • @fn3627
    @fn3627 3 роки тому

    Asc all sheeq jeri alle ha xafiido lkiin asago wacyi galin aah ama maxadaro so jedinayo so galiya shoshal mediyo wanagna waa laga fidiya iga garsi sheq jeri iguna salan

  • @qalbidahabmedia3259
    @qalbidahabmedia3259 4 роки тому

    Omar Osman maye rabnaa

  • @suldankaumada8460
    @suldankaumada8460 3 роки тому

    Jeeri waa Amiir alshabaab ah waana la ogyahay iga daaya ciyaarta

  • @mahamoudmahbuub4259
    @mahamoudmahbuub4259 4 роки тому +1

    Aad iyo aad jeeri turjumadiisa aad iyo aad ayaan u jeclahay waana iga qosliyaa in badan

  • @gacalsirajfb3149
    @gacalsirajfb3149 3 роки тому

    Jeeri xata wano hanooso bandhigo

  • @Bobmarley-vf7dg
    @Bobmarley-vf7dg 3 роки тому

    Cumar cismaan maye pls...

  • @hanimacquul7586
    @hanimacquul7586 4 роки тому +1

    M.allh alxmdllh illheyhii sohanuuniyay llkn aad iyo aad ayaan ujecelnahy

  • @maxamuudcabdullahi8468
    @maxamuudcabdullahi8468 3 роки тому

    Jeri asoo wacdayo xitaa noo keeen please 🥺🥺🥺

  • @hamzezunil9579
    @hamzezunil9579 3 роки тому +1

    Mamo Nimco Haybe Wan ku TagEra Wanan ku Jclhy Allah Dartiih Allah ha iLa kaa kulansiiyo Mar Ay Ahataba froM Hrgyza SoMaliland kaso Slmaya

  • @mascuudmaska4773
    @mascuudmaska4773 3 роки тому

    Jeeri haduu shiikh noqday waa masha allah .
    Lkn asigoo alle dartiis noogu wacdinaya noo keen . Adigana bayo wn ku slmy

  • @faisalsuge1477
    @faisalsuge1477 3 роки тому

    Ajakis alla yaa raxma

  • @ayanabdullahu9979
    @ayanabdullahu9979 3 роки тому

    Ani waaku soo weenafay jeeri asigoo la la yahay masha Allah inuu hargeisa joogo ilaheey hakugu xafido mesha aad joogtid waadnaga dhuntay lkn hafa waa lagu helay hdii aqbartda ognahay hada anahay taageerayashaada

  • @Abwaan-o6i
    @Abwaan-o6i 9 місяців тому

    Nambarkiisa xage laga hela jeeri ayan u bahna videoygana 3sano kahor ayu ahaye manolyahay horta jeeri

  • @maxamedshariif8207
    @maxamedshariif8207 4 роки тому +2

    Nimco ahmed heybe abyo waxaan kaa codsaneena faarax akshay noo keen codsi noo tixgali

  • @shiyamsoso3938
    @shiyamsoso3938 4 роки тому +5

    😍😍😍💕💕I miss him so much

  • @abdishukrimoha4859
    @abdishukrimoha4859 4 роки тому

    LKNSE Nimcoy jeri sudadka uwacdhin donaa aniga wnyabanhay masjidka amilagawadha qoslaa

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 роки тому

    Nimco waan ku jeclahay runtii abayo rabi haku xafido inaan ku arko ayaan jeclaan lahaa mar uun

  • @feysalknight2633
    @feysalknight2633 3 роки тому

    Mcnto waxan u bahanahay jeeri

  • @xuseenaadan1896
    @xuseenaadan1896 4 роки тому

    Walaashy nimco adiga iyo asxaabtiina iskadaaya waa munkar katoopad keena insha Allah allha idinka soo hanuunsho insha Allah

  • @boqortoyodm2461
    @boqortoyodm2461 3 роки тому

    wan ku baryaya nimco haybe
    wllo qaali
    jeeri noso fadhisi
    halmar uun
    Dambi maaha inu
    Social media
    kaso muqdo
    tagere saaid
    ayan u ahay wlhi

  • @siidaliahmed804
    @siidaliahmed804 3 роки тому

    Manolyahsy jeeri

  • @ibralovechannel1340
    @ibralovechannel1340 2 роки тому

    Wajigiisaa uxiisnay

  • @omaroscarofficial1741
    @omaroscarofficial1741 4 роки тому +1

    Qalbigeena kama bixin bro Jeeri

  • @somaliboy708
    @somaliboy708 3 роки тому

    Jeeri Nin legend ah waaye

  • @iimaanali1542
    @iimaanali1542 4 роки тому +1

    Masha allah jeeri ayan tageeri jiray haduu sheikh allah u barakeyo lakin hanoo wacdiyo hadal kaliyay mahan film kheyr hano shego

  • @nurshareeco9658
    @nurshareeco9658 4 роки тому

    nimco waxaad soo galisaa filimaanta aad ugu raaxaysatay calshan kugu socday markaad turjumasay ama aad la qiirootay iyagoo gaagaaban filimaanta nooga soo jar please hadad igu raacsantahy farta taag we love you so much nimco

  • @ajabaracmanutd185
    @ajabaracmanutd185 4 роки тому +1

    Barac waa tagerahad

  • @siidaliahmed804
    @siidaliahmed804 3 роки тому +1

    Masha Allah jeeeri alaha ku daayo

  • @maxaadosman9674
    @maxaadosman9674 3 роки тому

    Asigoo wacdiyaa nookeen jeer

  • @abdaalkoosar8404
    @abdaalkoosar8404 3 роки тому

    Lanbarkaga isi nimco haybe pleas hargeysa jogtaye

  • @sacdiyacali9406
    @sacdiyacali9406 4 роки тому +1

    nimco xataa noo wac adoo qadka ku jira waana ku farax san nahy inuu ka baxo bes caafimaadkiisa hadakissa xaaladiisa aan rabnaa

  • @abdirahmansigat3777
    @abdirahmansigat3777 4 роки тому +3

    Mashallah wllshy nimco.

  • @maxamedibraahimguumow909
    @maxamedibraahimguumow909 2 роки тому

    Jeeri nambarkiisa anigaba waan haayaa

  • @kingfiteeh1180
    @kingfiteeh1180 2 роки тому

    Wlhi jeeri waa u wada xiisnay hal mar xitaa noo keen asigoo wacdinaayo xitaa

  • @smgroup5979
    @smgroup5979 4 роки тому +1

    Jeeri
    jeeeri
    Jeri
    Jeeri
    Jeeei
    Jeeri
    Jeeri
    Jeeri
    Jeeri
    Jeeri
    Jeeri
    Jeeri

  • @halimoahmed5890
    @halimoahmed5890 3 роки тому

    Wan jacelahay jiire

  • @MamaZara
    @MamaZara 3 роки тому

    Cumar cusmaan maye isagane xagee ku dambeeyay noo soo diyaariya

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 3 роки тому

    Jeeri codkiisa uun yaana maqashiiya?
    Ninkaas aad loo rabaa

  • @habibamacalin1386
    @habibamacalin1386 3 роки тому +1

    Nimco saaxibtey qaliah 💖💕💝💖

  • @hussainm9290
    @hussainm9290 4 роки тому +1

    cumar oskar iyo nimco heybe maxaa isu tihiin waa isu egtihiine mashallah ilaahey ha idin barakeeyo by 👍

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 3 роки тому

    Mansha allah allaha sharfo jeeri waxbadan waa naga qosliyay.

  • @zeinabbarre7847
    @zeinabbarre7847 4 роки тому +3

    Masha Allah

  • @dangaradmediainc6993
    @dangaradmediainc6993 4 роки тому +1

    Walaal nimco ma atariishadii ruwaayadii Canaad baa mise waa mid u eg.
    Cali canaad kasoo hadla
    Pls subscribe

  • @Since2012channel
    @Since2012channel 3 роки тому

    Jeeri codkisa lee naso gaarsi wejigisa ha qarsado

  • @amranmohamed9447
    @amranmohamed9447 4 роки тому +1

    Fartuun bajuun nokeena

  • @abdirahmanmankey2253
    @abdirahmanmankey2253 3 роки тому

    I love you jeeri

  • @headshoot4111
    @headshoot4111 3 роки тому

    Nimco walal jeeeri halkee kusuganyahy oo kunool yahay codkisa xitaaa kena

  • @ayaanmahad1750
    @ayaanmahad1750 3 роки тому

    Cumar cismaan neh aaway

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 3 роки тому

    Jeeri badalkiisa lama helaayo lkn meel ka fiican buu aaday

  • @abdiazizali2703
    @abdiazizali2703 4 роки тому

    Asc nimco heybo walashey waxan ka codsabeynaa luujiiyo plz noo wareytaa