WAX BADAN KA OGOW CQADIR QOORDHEERE AFLAANTIISI HORE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 182

  • @mohamedilyasabdi3735
    @mohamedilyasabdi3735 2 роки тому +3

    Nimco Maanta Nin Culus Ayaa Keentay Abayo
    Abdiqaadir Qoor dheere Big Respect Walahi
    Nin Kas Mar Kale Soo Qabo wareesigiisa

  • @BarneMohamed
    @BarneMohamed Рік тому

    Qoor dheere intee ka yimid nimco vivaaaaa ((alfagi))thanks

  • @ima6291
    @ima6291 2 роки тому +3

    Dawladaan allaha noo dhaafo sanadyo badan wlhi walaacana ilaaheey hanaga dhameyo waa iska soo guuri lehene dadkena wixi dhibwadana alaha naga qabto

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 2 роки тому +3

    Masha Allh Nosoo badi fanaankeena qoordheere Nimca waa mahadsan tahay Adigane Abaayo

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 Рік тому

    Qoordheere nin aan taageeri jirey jir oo joog waqti dagaalo ayaad nama dadaali jirteen ❤❤❤

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond4416 2 роки тому +5

    Legends Qoordheere iyo nimco heybe Cimri dheer iyo cafimaad allaha idin siiyo😍

  • @somaliaustriatv9626
    @somaliaustriatv9626 2 роки тому +3

    Filimka wan sugeynaa Qordheere iyo nimco haybe 👏👏👏👏👍👍👍👍

  • @mohamedilyasabdi3735
    @mohamedilyasabdi3735 2 роки тому +2

    Allah Ha Xafido Waa Nin Aad U Qalpi Fiican Oo Aad U Dulqaas Badan

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 2 роки тому +4

    Wuxuu ahaa program xiiso badan sidan oo kale inta badan nooso gudbi 🙏🏽❤️

  • @madadaladabulshada2929
    @madadaladabulshada2929 2 роки тому

    Wlahi qoor dheere wa duqoobay

  • @faizamohammed7706
    @faizamohammed7706 2 роки тому +1

    Asc c qadir qoordheere ahaa waxaan is lahaay toloow manoolyhy m alah thanks 🙏 nimca xusuus wlhi 🇬🇧 uk London aan idimka soo salamaa

  • @yaaskaabdulahi6280
    @yaaskaabdulahi6280 2 роки тому +1

    abdulqaadir qoor dheere legend qofki ruwayadaha firsan jiray 1996-2002 ayaa xasuusto ciyaal tiktok shaqa kuma leh

  • @abdullahiosman7098
    @abdullahiosman7098 2 роки тому

    WALAHI waxad tihin Hanti qaran. intii dhimatay allah subxana watacala u naxrista qabrigana allah u wasiciya. xiligii an ciyal scholka ahayn waqti badan ayan nasoo dhafiseen. subscribed waxan kugu saray inad tihin AQYARTII AL FAGHI.

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 Рік тому

    viva QOORDHEERE wlhi aad iyo aadaa u taageeraa

  • @mahamoudmahbuub4259
    @mahamoudmahbuub4259 2 роки тому

    Ma sha allah nimco iyo qoor dheere waan idiin taaganahay

  • @nuurarsenalcashaqa9233
    @nuurarsenalcashaqa9233 2 роки тому

    Wooow lagend dheerdhere aktarka Somalia libax lawaayay

  • @naasirxasan5729
    @naasirxasan5729 2 роки тому +1

    Nimco wll waan ku jecalahay noo so badi dadkan legend miints ah

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 роки тому +1

    Waah waah waxasuus👍🌹🌹🌹💖💖💜💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nurabdi3019
    @nurabdi3019 2 роки тому +1

    M.sha Alah c.qaadir qoordheer legend ween Ayaan maaanta marti noo ah

  • @usmx7204
    @usmx7204 2 роки тому +1

    masha aallaah wa nin lajan ah oo furfuran soo dhowaaw waalaal macaan

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 роки тому +2

    maasha alah nimco cl qordheere nimco malmo badan noogu sii celi wa lejin qordhere

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 2 роки тому +1

    Mansha allaha soo dhawaaw qoor dheer

  • @somaliaustriatv9626
    @somaliaustriatv9626 2 роки тому +2

    Masha Allah qoordheere legend ayaa tahay seedi 💪💪💪👍

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 роки тому +2

    RUNTII WAXAAD AHAYDEEN 2 LEGENDS WAQTI XUN AYAD NASOO MAAWELISEEN WAADNA KU MAHADSANTIHIIN LAAKIIN HADA CARUUTTIINA 25 JIRO AH MARKA WAAD DUQOWDEN KA FARIISTA CAYAARAHAHA CAYAARTOYDABA MARKEY 40 SANO GAARAN WEYKA FARIISTAAN ADINKANA ISKA NASTA 🥰🥰🥰🥰

  • @mdeeqow4923
    @mdeeqow4923 2 роки тому

    C.qaadir Qoordeere legend waaye. Wareesigaan iyo xusuus reebkan . Nimco waaku Mahad santahay. Noso badi cml. Many thanks.

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 2 роки тому +1

    C/qadiir qoor dheere Actor ka weyn waxa ku xasuusta film ka aya ku wada jireyn c/qoor dheere c/qadir jeeri qasin kariina maka Xaji banadir iyo daama wow film cajiib ah

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 2 роки тому +1

    Maashaa allaah cabdiqaadir legend part2 u samee barnaamijkaan

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 роки тому +1

    MaashaAllah my legend of both of you.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Рік тому

    Qoordheere Actor kawayn muqdisho masoo marin

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 2 роки тому +1

    Mashallah thanks Keep Going

  • @naasirxasan5729
    @naasirxasan5729 2 роки тому +3

    Maash Allaah qoordheere legend

  • @BarneMohamed
    @BarneMohamed Рік тому

    Asc nimca heybe xey thy qoordheere waa yaraati waa iska fahmi kartiin lee ma bixi ok nimca heybe ilove my dear (aktarada ok /ereyga igasoo gaara/ibadbaadiya /i love oll ((al alfagi)))vivaaaaaathanks

  • @JkOSCLol
    @JkOSCLol 2 роки тому +3

    Masha allha he’s a legend

  • @diinhoomar9114
    @diinhoomar9114 2 роки тому

    Waa atooro aan jaclahay ooo ugu fiicn xaga jiliinka mshallh guuulso bro

  • @fatimahassan5210
    @fatimahassan5210 2 роки тому +1

    Ku salaamey quruxlay Masha alaah 🥰

  • @Kingcaamir1
    @Kingcaamir1 2 роки тому

    Cabdilaahi iimaan best directer xasuus reer maanabolyo weeyaan ninkaas xasuus ayaga awees reer maanabolyo

  • @mohadjabouti86
    @mohadjabouti86 2 роки тому

    the only somalian girl an tageero u ah waye nimco haybe somalian kajol noolaw walashey cimriga allaha ku dheereyo walashey👐👐👐

  • @faisaciise1817
    @faisaciise1817 2 роки тому

    nimco habo waan ku salaamay waxaan kaloo salaamay walaalkay
    qoordheere waa faaisa ciise bootaan ku dheh

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 2 роки тому +1

    Qoor dheere nimco waydii ilmo miyu leyahy wareysi noloshisa ku sabsan noso gudbi tagerahisan ahy ❤🌺👍

  • @deeqzi
    @deeqzi Рік тому

    Legend Qoordheere nin culus

  • @khaletabdirahman8958
    @khaletabdirahman8958 2 роки тому

    Ninkn weliga ruwayd kuma arkine muxu yahy ban isleyahy manta dhan ileyn waa atorihi dhan wlle wu is bdaly msha allh

  • @alfananqoordheere8991
    @alfananqoordheere8991 2 роки тому

    Dhaman my walalhey waad mahad santahin wanidin jclahay

  • @baraarujiye581
    @baraarujiye581 2 роки тому +3

    Nimco haybe wareysiga 2aad ha u badnaadaan ruwaayihii uu sameeyey goosgoos-kooda
    1. Su'aal ma jiraan intuu ruwaayad jilaayey qatar uu kala kulmay?
    2. Yuu ugu jeclaa in uu la jilo dhanka raga iyo dhanka dumarka?
    3. Yaa u turjumi jiray asaga?
    4. Maxuu filimada hindiga u turjumi waayey?

  • @umuamal8988
    @umuamal8988 2 роки тому +4

    THE ONE AND ONLY C/QAADIR QOOR DHEERE😍😍

  • @sabnaamayoow5924
    @sabnaamayoow5924 2 роки тому

    Maash allaah qoordheer caadi ma tihid waxadara

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo7188 2 роки тому

    The somalian actor Ever Qoor dheere

  • @ladkaahmed9812
    @ladkaahmed9812 2 роки тому

    Maasha allaah

  • @akyareproduction
    @akyareproduction 2 роки тому +2

    Maamo nimco waa kujecelnahay on love

  • @mohamedali-iz1sc
    @mohamedali-iz1sc 2 роки тому

    Mithum & Sara Devi Mesha hindida ugu jiraan Aya Somalia ugu jirtaan Qordheere & Nimca Haybe

  • @sahraomar183
    @sahraomar183 2 роки тому +1

    Asc wa idiin salamey adiga iyo qoordheere. Mama Zahruja Waxey joogta dalga Denmarka

  • @samraazcadey2106
    @samraazcadey2106 2 роки тому +2

    Ala ninkaan anoo 8 years jiro film kiisa daawaday and I had crush on him😂 love aan ku ahaaa Lmaooo legend

    • @iman1527
      @iman1527 Рік тому

      Kewaye kas filmke ka dawaty 😂😂

  • @saneey85
    @saneey85 2 роки тому

    1995 qoor dheere iyo farxiyo oo atariisho aheed xamar jadid ruwaayad ku dhiga

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 2 роки тому

    Waaw Qoordheere wallahi waan xasuustaa Libaaxa xarakada dhexda ku dhuuqsan jiray marka uu Ruwayada jili jiray 😁☺️🙏

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 2 роки тому

    Thankyou Naima 🙏🏽🙏🏽

  • @saaficadey8892
    @saaficadey8892 2 роки тому +6

    Masha Allah 😍😍👌

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 10 місяців тому

    Qordheere waa actor buuxo wlhi

  • @rahmashekhxasanbarsane4407
    @rahmashekhxasanbarsane4407 2 роки тому

    Waaw qatar

  • @ayaancdey9627
    @ayaancdey9627 Рік тому

    Ano ilmo yara wlhi jclha crushkaygu aha😁😂ina lakulmo jeclan laha ilhy cimri dher iyo cafimad hasiiyo🥰

  • @sadiiqmohamedhaji9816
    @sadiiqmohamedhaji9816 2 роки тому

    Msha allah qordhere legend 🙏 ❤

  • @nesteehoosman9265
    @nesteehoosman9265 2 роки тому

    walahi mar aa noo ahaa jireen lagen

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 роки тому +1

    cumar cisman maye io luujiya alla maxa u xiisay codkooda

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 роки тому +1

    maasha alaah

  • @mohamedliban786
    @mohamedliban786 2 роки тому +2

    qoor dheere wuu duqoobay 1994 waagi banadir star riwaayadahas ayaa igu danbey day shinemo ducale bulo xubey

  • @AhmadMohamed-vd9yz
    @AhmadMohamed-vd9yz Рік тому +1

    Habo Nimco Heesta Kaalay kaalay kaligaa aan ku kasaa ii sheeg magaceeda mudo ayaan goobaaye😭🥺

  • @meroslavsheikh8306
    @meroslavsheikh8306 2 роки тому

    Legend Abduqadir Qoordhere

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 2 роки тому

    Liyoon inta soojarto shati iga weyn sooxirto surwalka caloosha korkeda kasoxirto filimanti horee geraarka soxifdiyo aan xabado waraaq far quruxbadan kusoqoro bashqad carfeeso barafun leh sogeliya xabado ku gaadijiray makinada cajinka xamar jadiid 🥰🤣🤣ar xamdi kuusey inta aduunka kajoogta waku xiisay🥰❤🥰

  • @maxamudcabi1655
    @maxamudcabi1655 2 роки тому

    Legend wlhy waqti iyo wayo kadib

  • @bilechannel2092
    @bilechannel2092 2 роки тому

    Wow nin culus

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 роки тому +1

    qoordheere lafo hore

  • @wwsyas
    @wwsyas 5 місяців тому

    Waaaaw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seenabcabdi5830
    @seenabcabdi5830 2 роки тому

    🤩🤩🌹🌹Masha allh wa fanaan weeyn maamo sifican ba kula socda horay usoco😘😘

  • @aadanali8291
    @aadanali8291 2 роки тому

    Waaw dadki hore masha allah

  • @herbalvitchannel4120
    @herbalvitchannel4120 2 роки тому

    Inta aad barnaamij kucasuumtay waxan dhihi karaa ninka ugu aftahansanaa inuu yahay my boss Qoordheere salaan sare iyo Nimco Haype

  • @wwsyas
    @wwsyas 5 місяців тому

    Waaaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jatarjatar136
    @jatarjatar136 2 роки тому

    Qoor dheere legend

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 2 роки тому

    Msh allh mcnto qoordheere waa taageeraa ruwaayadii arxan laaay noosoo daay nimco heybe iinooloow intey nolol jirto

    • @shukrishacni6666
      @shukrishacni6666 2 роки тому

      Riwayadaha qoordheere noosoo daa mcnto asoo xataa saalax dheere korsaday inow aabahiis dilay kadibna oow ogaaday qoordheere wlhi waa xasuus

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 2 роки тому +1

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💙💙💙💙💙🙏🏻

  • @caadsanmedia3395
    @caadsanmedia3395 2 роки тому

    Waxaan ahaa taageerihiisa waw wllkeey salaan sare

  • @muducr7580
    @muducr7580 2 роки тому

    The one and only one abdikadir qoordheer 🙏🙏🙏🙏

  • @wllsimpa8270
    @wllsimpa8270 2 роки тому

    Mamo nimco hoyo mcn🥺😰🇸🇴 ku jaceyl nahay

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 2 роки тому

    waaw masha allah qof qaali ah ayad keentaya abayo

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 роки тому +1

    Heesta cabdi tahlil waw waan jeclahay heestaas sifican ayaad uqaaday

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 2 роки тому +1

    Cabdiqaadir Qoordheere iyo Belgium ilmo adeer waaye 😂🤣
    N.b Belgium=bistoolo waaye

  • @qaamusqamus7237
    @qaamusqamus7237 2 роки тому

    qadar io jezy boy wa fanane actor nimo haleyso saro nimco plz

  • @madeygaab8322
    @madeygaab8322 2 роки тому

    Wlj bilaaaahi waaan fiirsaday sheeko miyaa mise waala shaahiday

  • @anhaaritaahmed8601
    @anhaaritaahmed8601 2 роки тому

    Kalay kalay heestaaa halkeee kaheli karaaaa

  • @jatarjatar136
    @jatarjatar136 2 роки тому

    Qoor

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 2 роки тому

    Adareesho qaran NH keep.going sis

  • @deeqyare1430
    @deeqyare1430 2 роки тому

    Nimco heybe waxaa ka codsanaa inaa inoo keento ninka la yiraah ''Buush'' please waa codsi

  • @binali7131
    @binali7131 2 роки тому

    Wxa sugnaa wa cumar cismaan maya

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 Рік тому

    Qoordheere wudoqoobay walhi kamayara 59

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 2 роки тому

    Old school, Abdulkadir & Nimco .

  • @abdikhadar7534
    @abdikhadar7534 Рік тому +1

    Qoordheere horta asagu waa ayo qabiilkiisa.?

  • @iiraan111
    @iiraan111 2 роки тому

    Nimcoow ruwaayadii iigu horeesay aan fiirsado waxa uu ahaa Mixno ilaa hada waan xasuustaa. lakin waan la'ahay filimkaas intee ka heli karaa filimkii mixno oo yackoo ladirka ka yahay

  • @diiriyemaxamedcali5129
    @diiriyemaxamedcali5129 Рік тому

    Ruwayadii Yaab qoordheere xagee laga helaa

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 2 роки тому +1

    Legends of the Legends🙌

  • @sahraa3073
    @sahraa3073 2 роки тому

    asc nimio haybe sahruuji waxay joogta maraykan

  • @saidking8442
    @saidking8442 2 роки тому

    Lgnds😍

  • @leylomohamed9275
    @leylomohamed9275 2 роки тому

    Qoor dheere Danmark ay joogtaa sahruuja

  • @cr7_edit2
    @cr7_edit2 Рік тому

    Jeeri soo qabo next😢