SABABAHA KEENA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 роки тому +3

    WCS xabibti masha Allaah nuur aa kaa baxaayo xaasidaka Allaah ha kaa xafido Aamiin yaa rabi🤲✨👏😍

  • @khadradagan3876
    @khadradagan3876 2 роки тому +2

    Masha allah maamo mcnto qodob muhiim ah ayaad ka hadashey khyr allah ku siiyo

  • @dheereyshaafi8454
    @dheereyshaafi8454 9 місяців тому +3

    Abaayo aanku duceeyee iiso jwb umul baan ahay 20 beri ka hor la iga fooliyey waxas kuusan xubinta dhexded ku arkey calamadahana dhabar xanuun unbaan qabaa lkn intu canuga igu dhiman markaa cabaar socdo bahalka inuu iso dhacaayo moodi jirey 😢😢😢

  • @faaizomohamudadow4236
    @faaizomohamudadow4236 Рік тому

    Maashaa allaah walaashay gabar qiimo badan baad tahay

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 2 роки тому

    Abaayo sacdiyo jazaaka laah wax weyn baan kaa faaiiday oo calaamado aan isku arkay in tii aad sheegtay Allaha ku dhowro sidaad noogu dadaasho. ❤❤❤

  • @bintimuxudin9490
    @bintimuxudin9490 Рік тому +2

    Abayo mahadsanid wax fcn an kafaiday waxaan raway inaa kuweydiiyo abayo bararka maxaa keeno mideed kale neh caadi dhan iku madhacdo minka marmarka qaar wey isoo baxeysaa waa kuwareer san nahay please hadii aragto abayo masajkeeyga ika soo jawaab

  • @jamatahmed2188
    @jamatahmed2188 Рік тому

    Masha Allah Ilahay Ajir haka siiyo wax badan ayad noo if tiimisay 🥰🥰

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon Рік тому +2

    Muuqalkaan sidan uga faidy waligay youtube ugama faidaysanin khayr alaha ku siiyo abayo wax aan normal umalayn jiray ayaa maanta ogaaday inuu minka iga so dabcay.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +2

      Sanad kahor ayaan duubay, waxaan ku faraxsanahay inuu maanta ku anfacay Nafteed uroon, aad iskugu roonoow!

    • @SamiiraHasan-be5xg
      @SamiiraHasan-be5xg 6 місяців тому

      ​@@adigaisahaawmaamo maxa xala oo lagu celin kara

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 роки тому

    Maashaa’allah jazakumulah qeyr

  • @amalali833
    @amalali833 2 роки тому

    Mansha Alllah tabrikallah

  • @umuanas6223
    @umuanas6223 2 роки тому

    Jazakilah kheer Abayo

  • @SacdiyoGarmaqaate
    @SacdiyoGarmaqaate Рік тому

    Dr afarbilkahar aadhlay waxaan dareemaa waxaahada kahadashay

  • @Umma1
    @Umma1 2 роки тому

    Thank you sister 😘 💓 keep going ❤️❤️ MashAllah

  • @safiyahussain6381
    @safiyahussain6381 2 роки тому

    Masha alah xabibti qer alha kusiyo ajir iyo xasnad badan

  • @fartuunsiidali3032
    @fartuunsiidali3032 2 роки тому

    Masha allah

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 2 роки тому

    Maashaa Allah

  • @najmaxukun1965
    @najmaxukun1965 Рік тому

    Blz intee.kalsoo hadlaah Dr

  • @hajiyaibrahim3396
    @hajiyaibrahim3396 2 роки тому

    Maasha Allah 💖

  • @rumaanahmed4359
    @rumaanahmed4359 2 роки тому +1

    Jasakalah qeyr abayo aniga mudo 4sano ayan sas ahay hada aya ogaday xanun kadida xita wax yar ma calin karo

  • @SacdiyoGarmaqaate
    @SacdiyoGarmaqaate Рік тому

    20:16

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 роки тому

    Asc naciima guuleyso horay usoco viva

  • @IbraahimXasan-ul3io
    @IbraahimXasan-ul3io 5 місяців тому

    Abaayo dhaq tar tag waa minke 😢

  • @munaapdi9694
    @munaapdi9694 2 роки тому +3

    asc xabibti anigu wanku dhibanahay dabaca minka hadana markan tago isbitaal waxa laydhahaa waxba maqabtit

  • @fousiaibrahim4711
    @fousiaibrahim4711 2 роки тому +1

    Wllo wanakusalmayi labarkagaana ubhanayi

  • @fartuunsiidali3032
    @fartuunsiidali3032 2 роки тому

    Alxamdu lilaah

  • @ayaansaid881
    @ayaansaid881 6 місяців тому

    Maxa u dawa hee abayoy elahay aa dawo hayee

  • @fdwehliye7048
    @fdwehliye7048 2 роки тому +3

    Wlhi 100 80 wey qabaan dumarka intaa arkay anigana kow ka ahay waxaas farjiga geesihiisa waan arkaa markaa dhaqaayo marna xoogaa dibeey unaqsanyihiin marna safiican ey usoo buuran yihiin CILADa jirtana somaaliya wax daawo kuusheegaa ma arkeesid dhaqaatiirta jinagolajiga markaad usheegto wax faaiidaa kamaheleesid dhalitaanka sanadkasto ladhalaayaa keenta kudadaal inaa ilmaha kukala dheeraadaan leewaaye jwbtoodu daawadaan ayaa udaawaa wax dhahaayo maleh GABAR waxaa jirta lagasoo sheegay cunugii sadaxaad markeey dhashay inuu dabacsanyahay minkeeda illaa hadeey 11 da dhashay marwalba is ilaali minkaaga inuu qarxow kudhaw yahay Lee kuhaayaan marka illaahey hanaga yasiro HADUU DAAWo leeyahayna soosheeg

    • @Lulu-114
      @Lulu-114 Рік тому

      Niciima abaayo su aalaha qaar xasaasiga ah inaa nooga jwbto isku waana mhdsnthy

    • @SamiiraHasan-be5xg
      @SamiiraHasan-be5xg 6 місяців тому

      Oo hppti hadu minku zo dabco miya la dhalaana

  • @xaawoabdixaaji164
    @xaawoabdixaaji164 Рік тому

    Maxaa lagu daweyeyaa

  • @saynabsheikhahmedali3340
    @saynabsheikhahmedali3340 2 роки тому

    Wcs abaayo masha allah ku dhowro

  • @SalmoYaasiin-dj2nw
    @SalmoYaasiin-dj2nw Рік тому

    Abyo anig iska arkay hada labo sano ilmah igu yar talo isii❤

  • @cashaxuseen9377
    @cashaxuseen9377 Рік тому

    Habo mcn xage kala so xidhidha

  • @hwuhwus9920
    @hwuhwus9920 2 роки тому

    Maxaalagu daweeyaa

  • @nasraqurux4077
    @nasraqurux4077 Рік тому

    Hore usoco

  • @MuxdiinMaxamed-ug2cv
    @MuxdiinMaxamed-ug2cv 3 місяці тому

    Maxa u. Dawo ah marwo

  • @dheereyshaafi8454
    @dheereyshaafi8454 9 місяців тому

    Cunug 7 bilood jira ayaa la iga fooliyey miyey keeni kartaaa ? 😢

  • @dheereyshaafi8454
    @dheereyshaafi8454 9 місяців тому

    Abaayo talo isii bal umul kadib miyaan hosbital aadaa o malaga yaabaa inuu laabto o foolinta uun iikentey mise hadaba waan baxaa

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 2 роки тому

    Abyo makaanka marki uurka laqaado laxiro kaso hadal

  • @kiinshafat8603
    @kiinshafat8603 Рік тому

    Asc

  • @akramabdirahman3242
    @akramabdirahman3242 Рік тому

    Wll nambarkaga senkuheli kara

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 2 роки тому

    Everything I got my period at the end of the week I got ( mandeli)

  • @bishaaroali2269
    @bishaaroali2269 2 роки тому

    Hawada ka soo baxda gudaha maxaa keena

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 Рік тому

    Abayo anigu marka gacanta isku fisiteeyo wax jilacdan aya arka kadiduna wa iga baxsata sadax cunug aya dhalay maxa xala abayo marka culeysqqdana waxba dareema

    • @SamiiraHasan-be5xg
      @SamiiraHasan-be5xg 6 місяців тому

      Kula mid ahay hppti maxa xala oo aad hezhay o lagugu sheegayna

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 6 місяців тому

      @@SamiiraHasan-be5xg waxna abayo waxas wa niyada i dhahay dhaqtarka cadi iska dhig kkkkkkk

  • @salmaanhusseinali4196
    @salmaanhusseinali4196 2 роки тому

    Asc wall number kaaga whatsapp ka isheeg plz dhowr mar ayaan ku weydiiyay blse wali ima soo jawaabin i.a waxaan ra jeynaa inaad isoo jawaabto

  • @kiinshafat8603
    @kiinshafat8603 Рік тому

    Asc

  • @aaminoabdukaadir4302
    @aaminoabdukaadir4302 Рік тому

    Asc