Daawo Xasan Sheekh oo masaajidka uga soo hanjabay Abdirizak Mohamed Kabayare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 40

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Місяць тому +3

    Waan kusalamaya wall nollow ❤

  • @IkraanMaxamad-m4j
    @IkraanMaxamad-m4j Місяць тому

    Waa lagaa qalaa xasan shiikh

  • @abdirahmangaabow8478
    @abdirahmangaabow8478 Місяць тому +1

    Waa leeydin xiraa

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun Місяць тому

    Good job

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Місяць тому +1

    SCW AL XAQIIQA ( ADDAL AMMAANA LI AHLIHAA )❤🎉

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g Місяць тому

    Xaa lagaa daawanaa xoolo bad thy

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Місяць тому +1

    Xasan dhiiqo waa isu uray

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому +1

    Suxbaan Allah

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Місяць тому +1

    Qof aan Xassan dhiiqo aheyn oo dhulkiina kuxadgudbaayo inuuba jira filimaayo sidaa awgeedna Xassan Magafe iska dhiciya iimaan laawaha umada somaliyeed wuudhibaye

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Місяць тому +3

    Gurguurte iska dhiciya hadii kale sidii sacad oo kale qoorta laalaadiya dhulkiinana katarbiilar hala galiyo.tuug weeyee iska celiya ma dharge weeye

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 Місяць тому

    Salan sare abti

  • @mokhtarosman6946
    @mokhtarosman6946 Місяць тому

    Mooryaantii la baxday badbaado qaran mooryaanka hor boodayey soo afar qooble ma ahayn ?😢. afar qooble waxaan leeyahay xaarka ceshada 😢. ama wax iska celi ama afka qurmuun isku qabo !!

  • @abdikarimsamatar7226
    @abdikarimsamatar7226 Місяць тому

    ilahay uma hanjebin reer kaba yare xasan gurguurte waxba ma yeeli Karo somalina ha ogato
    xasan teg wakhti uma harin
    yaan lagu deg degin danaha xasan

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 Місяць тому

    Xasan dhiiqo iska celiya waa Nacas umada boobaya laga yeelimaa iska celiya waqtigiisu waa dhamaatay

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j Місяць тому

    Warakasa waxada ushegesa waceeseli xasantugow

  • @asheekh15
    @asheekh15 Місяць тому

    ilaahay haydiin hiiliyo daalim weeye ninkani hada dekedii iyo eeriboorkii ayuugadaya waaninkahalkas lasoo istaagey waxaan dhisayaa new Mogadisho airport sidas darteed dumarka qurbaha mugay shalongada qaataan yaydahab isaga gadine Airport hakusodarsadaan
    Yaadabaal ahoo duurka loodiraa waadhurwaa hilbakuraro shalongadii hala iikeno ninka kuleh maxishoodbaa jira war odaygu malahayga caadi ma aha waxkanaxayana mahaysto laynkii gabdhaha eesucudigana waasoxiray baanmaqlay waxanse layabay gabdhaha lamadhalin miyaa? iyaguse lesson mabaran miyaa?
    Aloow haygugubin waa aduun gees ufoorara'eh
    Nacuudubillaahi shari gurguurte
    Washari kulishey
    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @asheekh15
    @asheekh15 Місяць тому

    Ninkani ma'aha nin xishonaya ama ilaahay kabaqaya dalkana rajokama laha ee waxaan layaabanahay dadkii Soomaliyeed ee madaxweynihii hore labasano kabaha kagatagnaa xitaa kuwiimadaxda soonoqday waxa aamusiyey iyagoo arkaya in ninkanidalkii god dheer kuridey oolagayaabo indalkiba itobiya iyo kenya lagukaladaro aaway ragii Soomaaliyeed aaway wixiilogu yeerijirey parliamnt

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Місяць тому

    Xasan ayax ina yay dalxaw maaha soomaali dhalad balse wuxuu ka sawaaniyaa midabka iyo luuqada wuxuu leeyahay calamada munaafuqa ' iyo faraqnimo maxishoodo ma cabsoodo dadkiiba ayuu u d'Aran yahay faraqu soomaaliyeey waa sidaa ohaada

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому

    Maskiinkaa aaway eedoyinkiisa iyo adheradhiisa. 🤔🥺🤨

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Habo waxaan xasuutaa shalay markaad farmaajo ku kacsanayd hadda cashar waaad ku qaadatay in qabiil waxba tarin baan filayaa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Місяць тому

    Xasan-baahane reer muqdisho
    Ayuu dhibta ugu weyn ku hayaa,
    Iyagii baana u difaacaya oo
    Leh : dalxoreeye ?????????
    Xasan-baahane, Xasan-dhiiqo ,
    Waddanka ha laga badbaadiyo

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 Місяць тому

    Xasan Sh. Waxaa filaya in uu u baahan yahay nasasho maalin kaste wuu qaylinaya.

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 Місяць тому

    Ma adris ayuu kumooday

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 Місяць тому

    Murursadow hadii xamar laydin ku dhacaayo maa daarood iska sheegataan 😆 😅

  • @AnabYussuf-b7y
    @AnabYussuf-b7y Місяць тому

    Balo adna malagu dhacay

  • @saynab7503
    @saynab7503 Місяць тому

    shacabka hau xaniinyo buuraane gur guur toow saan tàla kuuma ahane masaajið waa lagu cibaadaystaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Xasan mooryaan riwaayad buuu metelayaa

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому +1

    Shame Hassan sheikh hypocrite

  • @DucoAxmed
    @DucoAxmed Місяць тому

    Shalay farmaajo xilgiisiia sow kumaydin raacin dulmi maanta maxaa diiday in idinka lidin dulmiyo markasoomaaliyi waa idiñ daawanayna ðadkii shalay dulmi isku raacay çalacalka joojiya

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Місяць тому

      Anaga tuuga taageernay farmaajo raali noqo aniga awalba waa ogaa in laga shalaayi doono farmaajo filadda kasoo bax waana ka soo hor jeeday waxaas laakiin cid aan igala tashaneyn

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому

    MASAAJIDKU MIYAANU LAHAYN IIMAAM??? MAXAA KEENAY INUU DADKA KANA CAAYO UGUNA HANJABO???

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 Місяць тому +1

    Xassan munafaq miyuu calfan doona wuxuu boobayo xassan kitabaka ma'aamina sana yahay

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Місяць тому

    Meeshu masaajid maaha ee waa xarun tuugtu isku wareysato

  • @AbdulhakimSaid-l1m
    @AbdulhakimSaid-l1m Місяць тому +2

    Asc
    Waxaad u hadashaa si aan jeclahay. Mahadsanid maashaallaah. Ma macallin miyaad ku shaqaysaa??,

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 Місяць тому

    madaxweynaha muqdisho ayaa hadalkiisi ka xumaaday warkaan uu ku hadlayo beentiis haddu run sheegayo ha ka qaado suudi yalaxow

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 Місяць тому

    Waxaan marakhati ka ahay inata u dhaxesa misanaka dhuxusha iyo isabatibo jeenaya 1981 dhula aan ka gadanay inan layirah do calaso oo murusada ahaa maraka kadib ana kadhisanay laba qol oo mitara kuma ah dowaladi muqadisho naga bur burisay murunasade ayaaleh anigu daarood ayaan ahay

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Місяць тому

    Xasen xollo xayaewankas foshaxun dilla kujihada nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas