Kaaw Media
Kaaw Media
  • 212
  • 446 479

Відео

Waar Deeg Deeg AhhWaar Deeg Deeg Ahh
Waar Deeg Deeg Ahh
Переглядів 3,5 тис.23 години тому
Waar Deeg Deeg Ahh..Waar Deeg Deeg Ahh..
Waar Deeg Deeg Ahh..
Переглядів 4,4 тис.День тому
Waar Deeg Deeg Ahh OhhWaar Deeg Deeg Ahh Ohh
Waar Deeg Deeg Ahh Ohh
Переглядів 2,9 тис.День тому
Waar Deeg Deeg AhhWaar Deeg Deeg Ahh
Waar Deeg Deeg Ahh
Переглядів 4,4 тис.3 дні тому
Waar Deeg Deeg AhhWaar Deeg Deeg Ahh
Waar Deeg Deeg Ahh
Переглядів 6243 дні тому

КОМЕНТАРІ

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Годину тому

    Xasan madhane xoolo daaqtegey somaali ku rabtaa majirto waa iska neefsatay

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 3 години тому

    Juballand guul axmed madoobe guul

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 5 годин тому

    Faafaxdhuun sow degaan cowlyahan ma aha

  • @dahiraden297
    @dahiraden297 6 годин тому

    Sax saxe

  • @abdihersi2151
    @abdihersi2151 7 годин тому

    yAAN LAGAA DAREEMIN CUQDADA

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 8 годин тому

    fafax.dhun.yaleh

  • @Drum-d8n
    @Drum-d8n 8 годин тому

    Stupid adugo ma xasan baad hoos ordaysaa

  • @Nasirsulub-h6h
    @Nasirsulub-h6h 10 годин тому

    Darood wala xukumaya oohinta jojiya

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 13 годин тому

    Haddiiba Looga kala tago ka waran yuu xukumayaa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 13 годин тому

    Khayre waa in radio muqdisho tagaa oo uu xasan u dhaartaa siddii uu ugu dhaarin jiray madaxwayne farmaajo diidaana qof iyo cod siddii uu uga diiday madaxwayne farmaajo. Waa in aad abaabushaan badbaado qaran siddii aad horey u samayseen. Aaway banaanbaxyadii, aflagaadooyinkii, beeshii hawiye, shirarkii hoteelada, odaygii xaad anagaa hawiye aaway wixii hore ma nacayb qabiil bay ahayd mise dal jaceel.

  • @CadeGude
    @CadeGude 13 годин тому

    Clipkan hala save-gareeyo Xasan been buu iska dhaadhiciyey Mudada marka 2 bil kahadho Shirweyne ayaa puntland Lagu qabanayaa. Marka waqtigu dhamaadona Hada iyo kow dastuur iyo dawlad Cusub baa lagu dhawaaqi Waaba haduu badbaado qaran 2 Kanabadgalo

  • @CadeGude
    @CadeGude 14 годин тому

    Kudarsoo next week Parliament-ka somalia waxaa U qudbayndoona ismail c geele

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 14 годин тому

    Tani dhicimeyseeeeee

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 15 годин тому

    Waa hadii xasan gurguurte awoodda dalka xoog ku qabsaday. Deyaane dareeriyaane

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 16 годин тому

    Xasan shiiq waacadow

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 16 годин тому

    Wiil waalaguwayay waalagutabay

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 20 годин тому

    Xassan Magafe wadanka ma isaga ayaa leh markuu sidaa uhadlayo no way hosey wax socanaya hala yimaado hadalkaasi mid soconaya maha hadiikale jeegada ayaa lasooqabanayaa Villada for sure!

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 20 годин тому

    Hbo mcn ninkii yaqaan macnaha ciidanka iyo wadaniyada ayaa yaqaan waxa ay yihiin ciidanku laakiin nin aan aqoon macnaha dowladnimo ciidan maxaa ka galay

  • @QadanXasan-w5c
    @QadanXasan-w5c 21 годину тому

    Waaruntii boodhari illahawnookaadaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 21 годину тому

    Uma soo socono waana cuneynas xassan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 21 годину тому

    Daarood waa ka baxney adinka Lee waaye

  • @lulali8651
    @lulali8651 21 годину тому

    Kaliigiitalis somaliya waa u baahantay ,laakiin kan oo kale waa dal iyo dadba liiqee.

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 14 годин тому

      Hhhhhh xamar leee u talin 😂

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 21 годину тому

    Inaa habreed

  • @lulali8651
    @lulali8651 21 годину тому

    Sheekadaas xasan asageey la gadoomiisaa u fiiriso.

  • @lulali8651
    @lulali8651 21 годину тому

    Taasii waa kalataagaay iyo qofwalaba gobolkiisuu aadayaa .

  • @lulali8651
    @lulali8651 22 години тому

    Waxa uu ku dhiin doono masameeyesan

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 22 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂MUDANE ETHIOPIAN WAXAYBA KA BUUXAAN MUQDISHO OO WAABAN YAABAA MARKAY DHAQANKOODA AYAGOO MUUJINAYA MAGAALA MADAXDANA SHEEGANAYA KU DABAAL DEGAAN, KUWAASNA YAA DHALAY SIDEE BAYSE U YEESHEEN CAASIMADA SOOMAALIYA?

  • @12hamaro
    @12hamaro 22 години тому

    Waxaan heshiis lagu ahayn oo umadu isla ogolay cidii la timaada timaada waxaa laga rabaa meeshuu geynlahaa. Buun ninkii xadaa halkuu kuyeerin lahaa Ayaa la iska rabaa. Hogaamiye kooxeed u ooman dil,dhaca iyo keligiistalisnimo. Hasan xaraash warkiisu wuu kooban yahay.

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 22 години тому

    War hawiya hadi xooga qaaba maanti Somalia oo dhan la socota ay wax qaaban lahayana maanta dadka hawiya isaga uga liitata qaatumo xumo way ku dhamada waxay meel la so istagan farmaja waa mareexan madaxweyna ma cabasi daratada war xasan kherlwaae ka warn beenlow hawiya bahane

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 22 години тому

    Ku noolaa 2 sannadood Somalia

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 22 години тому

    Beelahi hawiya futada meadow dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 22 години тому

    Xasan keyrlaawe,xaad, farmaja waa mareexan madaxweyna ma ah Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 22 години тому

    War ka sheekasa futada hawiya dhexada beenlow bahane dhexada

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 22 години тому

    Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo dadki dhahaya farmaaja waa mareexan madaxweyna ma uu ahaa Xasan ali keyrlawe,

  • @AhmeAhmed-s1b
    @AhmeAhmed-s1b 23 години тому

    Yaab xasan xumoow aa dalki xumeeyay

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 23 години тому

    one love somali

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 23 години тому

    Umada somaliyeed lama oran karo dad sida dadyowga kale damiir leh ee ka damqada dhibaatada,waa dad aan lahayn qadiyad iyo sharaf iyo mustaqbalkooda dambe ka fekera ee dad maalinta waxa jira ku sugnaada,macne ahaan waa xoolo, Xasan dulli dadka eegaya waxa uu ka wado dalka oo uu halis ku riday,dhulkii xarasshtay,xabaslihii fagtay,boqolaal shirkado masfiyo ah khsyraadkii kula heshiiyo si ay dhaqaslaha dalka si toosa u bobasbaan. Xasan dulli maaha soomali inuu u adeego waxa uu ku shaqeeya cadowga Somalia fikirkooda,

  • @notreallyaisha
    @notreallyaisha 23 години тому

    Armu raba inta hadhay Inu qarxiyo u mishiimo Ilaahow shartiisa wadanka, umada iyo ciidanka Somaliyed ka badbaadi shuftada hoganka no haysa

  • @madiino8542
    @madiino8542 День тому

    ❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤

  • @madinaali6274
    @madinaali6274 День тому

    Maahan ee waa masiibo ciidankise meeh yuu salaanta kaqaadan

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День тому

    1Luliyo Horta Allah ha nagaarsiito.

  • @GaaniMaxamed-p1h
    @GaaniMaxamed-p1h День тому

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @Lluul68
    @Lluul68 День тому

    Bari waa 30 December

  • @GaaniMaxamed-p1h
    @GaaniMaxamed-p1h День тому

    Maashaaa Allaahaaaaa

  • @AïchaJi
    @AïchaJi День тому

    YEKH QABIILKA NAGA DAAYA OO ALLAH KA BAQA.GABDHUHU WAA GABDHO SOMALIYEED SADAQADNA ULAA BAXAYA WALAALAHOODA SOMALIYEED. AYAGO SADAQAAD ULAA BAXAYA KADAA QABIILKA SUBXANAALLAH

  • @qaliilaxmedqaliil
    @qaliilaxmedqaliil День тому

    ❤❤❤

  • @AïchaJi
    @AïchaJi День тому

    INNA LILLAH WA INA ILEY RAJICUUN

  • @AïchaJi
    @AïchaJi День тому

    DEE ASAGU HA IS WEYDIYO WAXU SALAAM UGA QADANI WAYEY CIIDAMADA XOGA DALKA

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 День тому

    Hhhh farmaajo nabi muxamed buu egyahay kii lahaa miyaan quraan ka dhegeysan ayaa murusade buka cidna uma jsfaafegso

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 День тому

    Ma adris ayuu kumooday