Waxaa yaableh dhul la gatey 19 sano kahor ee la maal gashtey ee la qursiyey hanti farabadan lagu bixiyey miyey rabaan iney maanta markale qaatan, hadad rabteen dhulka maxaad u gadeen, war kuwaani miyaanan diinta la barin oo wax loo sheegin, qofka muslinka xoolihiisa iney ka xaaran yihiin…
Haddey garasho leeyihiin waxey ku dadaali la haayeen in ay ka shaqeeyaan in maamukal gobolka banaadir loo dhiso. Odaga waa laga dul hadlayaa ee ha la qaboojiyo ninkani wuxuu leeyahay dad dagaalamanahay oo yaa la dagaalamaya oo uu qoryaha u wataa. Maamul dhisto maa deegaankiisa qiruxsado maa isi soo sharaxo.
ku qabso iu qadimeysid socon meyso ee dowlaine dadkiina dhinac karaca oo shaqeysta xoolo rag shaqeystay lee yihiin ha u hanqal taagina bàlanteenu waa shaqo, ee is baarada joojiya😂😂😂😂
Magac waa la badeli karaa, laakin dhulka haddi la idinka gatay maamulka waa in lagu wada heshiiyo oo dadka meesha wada dego ay wax wada qeeybsadaan waana dad walaalo ah oo isku baahan oo cadawgooda in ay iska kaashadaan ay tahay, waxaa haboon in shir wada hadal ah leeyskugu yimaado si xaal loo gaaro. Wabilaahi toowfiiq.
WAR XASAN SHEEKH MA QABIILKALAA ABGAAL MAAHAN MIYA MISE AB OO DHAN LAF ILAA JILIB WUXU RABAA XUKUN IYO MADAXNIMO WAR SOMALI DAD KAMID HADEY SIDAN U HADLAYAN WALI GADAAL AYAN SOSOCONA MIDA KALE RATI WEYNAHAN AADKU DHAGAN TIHIIN ILEEN TAALO IYO BUUR ASTAAH AH MAAHE MA DAN KALAAD KAWADATAAN
YUUSUF GALMAAX HA DHIHINEE DAAN-WEEYNE WACBUUDHAN NOO DHAHA IS KALA-BIX-BIXIS'KA WAA WAXA FACEEYN NAGA REEBAY NIN WALBOO WALAALKIIS LA DHASHTAY XAQIRAAYO HOR-MAR MA GARAAYO AAN KA WAAN-TOOWNO KALA QOB-QOBKA INSHA'ALLAAH WAAN GUULEEYSAN DOONAA 5TA DAAN-WEEYNE WACBUUDHAN ABGAAL HADAAN NAHAY XAQIRAADA AAN JOOGINO HADAAN 4G NAGAY
Dudubluha murusadaha Iyo xawadlha way lay jireen shacabka reer matanka ee cowska iyo cuntada keenijirey. Dududuble Asoo waxba heysan hadey wax ku helen nin kale dhulkiisa waa iney ka mahadceliyaan maahan iney dhulka dadkale sidi falstiin uladhaqmaan.
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
cidan unukaa leh shimeey ka baxaayaan ?bal mey dhistan ratiweyne hadey run sheegayaan.....Daru salaam rijaal a dhisten oo idinka gateene.
Xaaraan iyo +252 qaranka ay dhaceen Hormuud xaaraan baa lagu dhisay...
@@IRIR-SAMAALE_114 duufkaa cuneeysay HORMUUD la,aanteen yaa zift kuuna badbaadisay furaha soomaaliya!
Viva Maxamed, Wehliye, Xasan Muuse Yusuf Galmaax
REERKII HAWIYE HADUU KU HESHIN LA.YAHAY CAASIMADA
DAAROODOW ISKA XARAASHTA DHULKA AAD KU LEEDIHIIN CAASIMADA NIN WALBA TUULADIISA HA AADO
Haddalka odaga inta ugu muhiimsan ee uu rabay in uu gudbiyo waa in majeerteen uu guryo kuleeyahay Xamar inta kale oo dhan waa hadal macna la aana.
Kkkkkkkkk mjna o waxna isku ehen wa.raba.ima aderkina marabo radio waxa dalila iney cabsi kaqaban
700 sano kkkkkkk unukaa leh meesha ad degantahay ulabax ratiweyn dhulka lagagatey qofkii gata aya magac ulabaxaayo mafahmin ila ilaa magaceyga qaado miyaa mise dhulka rabtaan daarulsalaam dheh ratiga baye
Mj jaclaa abgaal kkk yaab
Waxaa yaableh dhul la gatey 19 sano kahor ee la maal gashtey ee la qursiyey hanti farabadan lagu bixiyey miyey rabaan iney maanta markale qaatan, hadad rabteen dhulka maxaad u gadeen, war kuwaani miyaanan diinta la barin oo wax loo sheegin, qofka muslinka xoolihiisa iney ka xaaran yihiin…
Dhulka uu sheegey oo dhan haduu leeyahey muxuu u dhisan waayay muxuu u tarey waxaas oo dhan… dad baa ba’ay oo nolosha ka dhacey…
Xaaraan iyo +252 qaranka ay dhaceen Hormuud xaaraan baa lagu dhisay...
Haddey garasho leeyihiin waxey ku dadaali la haayeen in ay ka shaqeeyaan in maamukal gobolka banaadir loo dhiso. Odaga waa laga dul hadlayaa ee ha la qaboojiyo ninkani wuxuu leeyahay dad dagaalamanahay oo yaa la dagaalamaya oo uu qoryaha u wataa. Maamul dhisto maa deegaankiisa qiruxsado maa isi soo sharaxo.
Xaaraan iyo +252 qaranka ay dhaceen Hormuud xaaraan baa lagu dhisay...
Degmada waa Ratiweyne waxaana leh Galmaax
War.iska.aamus.illaah.xaqa.hadintusiyo.dhaman
Markii.uu.goofka.ahaa.maad.dhisatid.oo.u.raadisid.degmo
Kana.xishoida.ilaah.oo.dad.hantidiisa.u.daaya
Yaa.ku.dhahay.majeerteen.baa.ugu.guryo.badan
Bal.day.caqligaaga
.dawladu way.inay.xidhaa.inta.fawdada.wada.dhamaan
Suaal beeshaan 20 Sanno ku dhawaad ayaa Daarassan maqleyney Hadii ay diidaayaan xagey jireen
20 sano kahor aa😂
ado cabsan comments habin yarey liina cab 😂😂
Yaa leydin wasin ee naga aamusa waa soo walateen wax indin ceshta hadii lawaaye afkaa xabad leydin ka galinaa yaa ka awood badantihiin markaa shir isgu imaaneysaan oo ubooteyneysaan
Dalka nin kaan difaacanayn wax ba inoo magalo ayuu hadaa tiri
waa arey macquul ah
lkn Dadka aad sheegee oo yuusuf galmaax
2006-2007 ayaa udanbaysey mar cadawgii soomaliya ugu xumaa inuub yimaado muqadisho markaa dhulka haday maxay uga difaacan waayeen Ethiipia
reer galmaax
Ethiopian kii degaanaa ilaa ceel cirfiid ka aad sheeganee
why aad udifaaca wayseen hadaa leedihiin
waayo dhul ninkii leh ayaa difaacdee.
Jiidaa dadka difaacayey
oo wiilashoodu ku dhimanayeen waxaa ka mid ahaa duduble
maantaa maxaa udhihi wayseen meeshaan anukaa leh oo difaacanayna ee duduble iska joog
Guri ninkii leh ayaa difaacda adeer
Gartiin waaye markii GOOFKII la idiin nooleeyay gar Alleey taqaane DUDUBLE ayaa Xamar nooleeyay
walaahi kuwaan waa xoolo, weli xoolaha ayan idiinka caqli badan hadii aan fiiriyey dhaqankooda,
Maya waaan ka soo horjeedaa Magacaaas Ratiwena
Gaza Yar ubixiya
ku qabso iu qadimeysid socon meyso ee dowlaine dadkiina dhinac karaca oo shaqeysta xoolo rag shaqeystay lee yihiin ha u hanqal taagina bàlanteenu waa shaqo, ee is baarada joojiya😂😂😂😂
aqliga nuucaas dad ku hadlaa intay soomaali joogaan ma dhawa
Gal maax waa bashuu caadiya
Majeerteen ayaa loo rari haduu guryo badan ku leeyahey
Magac waa la badeli karaa, laakin dhulka haddi la idinka gatay maamulka waa in lagu wada heshiiyo oo dadka meesha wada dego ay wax wada qeeybsadaan waana dad walaalo ah oo isku baahan oo cadawgooda in ay iska kaashadaan ay tahay, waxaa haboon in shir wada hadal ah leeyskugu yimaado si xaal loo gaaro. Wabilaahi toowfiiq.
Maanta haduu shabaab soo galo idaygaa Waa carari kama hadli karo war xamar casimad ma istaahisho madaba sidii xayawanka loo hadlayo
WAR XASAN SHEEKH MA QABIILKALAA ABGAAL MAAHAN MIYA MISE AB OO DHAN LAF ILAA JILIB WUXU RABAA XUKUN IYO MADAXNIMO WAR SOMALI DAD KAMID HADEY SIDAN U HADLAYAN WALI GADAAL AYAN SOSOCONA
MIDA KALE RATI WEYNAHAN AADKU DHAGAN TIHIIN ILEEN TAALO IYO BUUR ASTAAH AH MAAHE MA DAN KALAAD KAWADATAAN
Wasodha wey yay
Dagalamahe galamxow maxa la ciyeysan sheeko ma dudubla ku adan wa cirka o so dumey walahi wa idin laynayan dhulna idinkama hestan duduble edeb yesha
YUUSUF GALMAAX HA DHIHINEE DAAN-WEEYNE WACBUUDHAN NOO DHAHA IS KALA-BIX-BIXIS'KA WAA WAXA FACEEYN NAGA REEBAY NIN WALBOO WALAALKIIS LA DHASHTAY XAQIRAAYO HOR-MAR MA GARAAYO AAN KA WAAN-TOOWNO KALA QOB-QOBKA INSHA'ALLAAH WAAN GUULEEYSAN DOONAA 5TA DAAN-WEEYNE WACBUUDHAN ABGAAL HADAAN NAHAY XAQIRAADA AAN JOOGINO HADAAN 4G NAGAY
Shalay maxaad u o golatay goofkaaga hadana anaaleeh
Rati weyne markay ahayd maxad udhisan weyseen ayadoo duur omos ah ayaa la idiin qeymeeyay oo dhulkii ilah idin siiyay ayaa idin qaymo yeeshay intad umahad celi lahaydeen umada sas idinkugu adeegtay ayad abaal la'aan ubaxdeen duf ku baxa ee wax isku falla reer galmaax
asc sax waye dhuul ninkisa leeh galmaaxyonis iska ceeliya xaqiriinta dhuulbobka iyo magaac boobka shirkada hoormuud dhuuduble itey gaten luguma hesto
Dhul laga iibsaday xaq kuma lihid
Aduunyooy maxaa aragti kuu laaban. War reerka isma qabtaan miyaa, ma kala roona yar iyo weyn
Dudubluha murusadaha Iyo xawadlha way lay jireen shacabka reer matanka ee cowska iyo cuntada keenijirey. Dududuble Asoo waxba heysan hadey wax ku helen nin kale dhulkiisa waa iney ka mahadceliyaan maahan iney dhulka dadkale sidi falstiin uladhaqmaan.
Galmax falastin
Adigane yuhuud miyaa tahay...saqajaan
Ha ogolanine iska celi kuwa kugu heysta iska dharbaax
😂😂Mxa dhulka laga iibsaday miyaa ayga leh
Kkkkkkk kkkkkkkk