Koxdan ku dhagan odeyga wa la mid wa kox ku xiran xafisyada dalka o shaqale ah iyo kox qabyalad ku hadlaye e mid ogada abdi qeybdid wa qabilka culus waxi qaldana wu shegaya e ka fuqa odeyga shayadin yahey ader horey u soco waxad tahey libaax ❤❤
Habargadir ma mataalaan anaga xasan sheikh si laab ah ayaan utaageersanahay Cabdiyow ka fadhiiso dowlada way socotaa Hobyo dekadiisa ka shaqee ha ku mashquulin Hobyo ka shaqee war iska dhaaf Lacagihio uuqaadan jiray bay ka waay
Xasan sheikh 12 ka sano ee soosocota ha ka tagin xaafiiska ciidanka beeshaadaa ee dhisatay laba jibaar lacagna waad haysataa cidna hakabiqin. Dhulka danta guud ee kuu dhiman xaraasho. Good job Farmaajo waa mareexaan. Ma waxaa ku xigtay somalia in lawaayo ka baqayaa somalia miyaa hada jirta?
Hadii aad adiga ku haysan cabsi iyo culees ayaa jirta markii aad laba lisaysay wadanka sidan ka xumaa maalin xalaal iyo dowladnimo kama hadal(qof kale xassan garguurte wax ha ka sheego
NO MORE bililiqo iyo guryo dad kale leeyihiin oo leyska qabsado war ilma adeeryaalow 35 Sano ha idinku filnaato ee wax tacbada xaaraan lee ha suginee😂😂😂😂
Dadka somaliyeed xamar degan nabad ayay sheegeen iyo qaraxii oo yaraaday Balaayada aad sheegayso iyo cabsida aad wadanka u qabto xagee ka jirtaa. Xassan waa la doortay in dib loo doorto iyo in kale taariikhdaa sheegayso . Cimri bilis ayad ku jirtaa xamar adiga ha uga darin.
Somaliland waxay tabaneeso waxaay dhacday 36 kahor dowladay wax ka tabaneysay waa lagu kala tagay kadib xasuuq bay geesteen kaasoo ahaa 19991 iyo 2023 waxay ku warinayaa dulmi somalina sey hada u eg tahay kala tagtay nin walba gurigisa labaaka ha u soo xirto
Koxdan ku dhagan odeyga wa la mid wa kox ku xiran xafisyada dalka o shaqale ah iyo kox qabyalad ku hadlaye e mid ogada abdi qeybdid wa qabilka culus waxi qaldana wu shegaya e ka fuqa odeyga shayadin yahey ader horey u soco waxad tahey libaax ❤❤
Habargadir ma mataalaan anaga xasan sheikh si laab ah ayaan utaageersanahay
Cabdiyow ka fadhiiso dowlada way socotaa
Hobyo dekadiisa ka shaqee ha ku mashquulin
Hobyo ka shaqee war iska dhaaf
Lacagihio uuqaadan jiray bay ka waay
Qayrbeele waqtigiisii ayaa soo dhawaaday.
Habargidir kuwa doodaya waa leef leef Raadis Waxba noqon mayaan hadhowdina iyagaa cabaadaya
Xasan sheikh 12 ka sano ee soosocota ha ka tagin xaafiiska ciidanka beeshaadaa ee dhisatay laba jibaar lacagna waad haysataa cidna hakabiqin. Dhulka danta guud ee kuu dhiman xaraasho.
Good job
Farmaajo waa mareexaan.
Ma waxaa ku xigtay somalia in lawaayo ka baqayaa somalia miyaa hada jirta?
Waligiis wanaag ma yeelan.
Beenta jooji Habargidir uma hadlikaraan
Siyaasada ka fadhiiso odayyahoow lac laca ah
Hadii aad adiga ku haysan cabsi iyo culees ayaa jirta markii aad laba lisaysay wadanka sidan ka xumaa maalin xalaal iyo dowladnimo kama hadal(qof kale xassan garguurte wax ha ka sheego
Dhigi aad gashay maka tobad kentay shacabka mugdisho cafis wey diso xoga lacak lo turo ayuu raba
Odaygan moryaanka ah yea Naga qabto
Kan wuxuu Ka haray Hogaamiye koxeedkii cidna ma matalo
Xildhibanku wa oday somaliyed taladisana ha laqato
NO MORE bililiqo iyo guryo dad kale leeyihiin oo leyska qabsado war ilma adeeryaalow 35 Sano ha idinku filnaato ee wax tacbada xaaraan lee ha suginee😂😂😂😂
this time habargidir
War waxuuyahay ma.ahan waa sheydan
Awoowe wa ino hadashay , xasan ayax dalka hlaga badbaadiyo , mar hore bey aheyd inad hadashan markii dadkena labarakicinayy
Dadka somaliyeed xamar degan nabad ayay sheegeen iyo qaraxii oo yaraaday
Balaayada aad sheegayso iyo cabsida aad wadanka u qabto xagee ka jirtaa.
Xassan waa la doortay in dib loo doorto iyo in kale taariikhdaa sheegayso .
Cimri bilis ayad ku jirtaa xamar adiga ha uga darin.
Yaa soomali ah horta jufadda caligaaf miyaa
Wadankaan horay usocday xasan nin udhaama lamahayov
waxaan xamar degasn saxa ku lahayn waxa la gaynaa jaziirada juula jawaay
Weriye mooryaan aamus
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH DHULKA MASAKIINTA DAGAN SIIYA AMA ISBITAAAL KA DHIGA IYO ISKOOLOLAAKIIN HOTELO MAYA
Dowladii waxay ku xad gudubtay dastuurkii wadanka u degsanaa
Wariyahan waxuu ku baadaa muqdisho dadkeeda waa ku ceebeynaw
Waad lasoodaahdey
Your😂😂😂😂😂😂😂🎉😢
Somaliland waxay tabaneeso waxaay dhacday 36 kahor dowladay wax ka tabaneysay waa lagu kala tagay kadib xasuuq bay geesteen kaasoo ahaa 19991 iyo 2023 waxay ku warinayaa dulmi somalina sey hada u eg tahay kala tagtay nin walba gurigisa labaaka ha u soo xirto
Muuse yalaxoow aa kuu jawaabaa isagaa isku caqli tihiin
Arhooy adoogaan isaga aa keenay m.xasan ma waxa laga gooyey walaxuu laqayey mase markii laqaxiyey kuwii qabsaday dhulkii dawladdii uu soo baraarugey
Hg kuwan mamatalan 😂
Eileen beeni raad ma leh
Abtiyoow neebso cimri ayaad ku jirtaa tusbax qaado 😢
Sax