Waxa Alle Quranka kareemka inogu shegay in gabadh muslimad ah aanay u xalaloobin nin aan muslim ahayn waxaan aragnay in dadka qaarkii ay caadi la tahay nin aan Islaam ahayn oo walidkii dhalayna raali ka yahay iyagoo ku tilmamaya gabadhi in ay guursatay tasoo ah wax Alle xaraantinimeyey waxa wanaagsan Culimada in ay arintaas ka hadlaan Alle ha inagu hanuunsho wuxu raali ka yahay.
Sheekhow gabadhaan labo sano ka hor aan arkay lknse waxaan la yaabanaa hooyada somalida diintee lagu mehersaday ninka aroosay muslim maba aheen iyadane sidee ku aqbashay diin ahaan waa xaaraam guurkaas hooyadeed alle ha cafiyo
Is your mother's name Ni'mo I know her. waxaan filayaa inaan garanayo gabartaan Hooyadaa hadda waxay degan tahay Carddif Wales saw matihid Deeqa walaasheed ku aow shawaw Diinta xaqa ah adeer
Masha Allah Taas wa Farxad ween❤❤🙏👍👍👍👍
ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلاّ باللّه
اللهم بارك .
Welcome young lady ,you are one of us
Mansha allah ustaad mahadsanid ❤
Adna mahadsanid
Sheekh cismaan.
Allah AK bar ❤❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah
Mansha Allah, Allahu Akbar ❤❤❤❤❤
wcs wlc Brother 🙏👍👍👍
Masha Allah ❤
Masha Allah quruxleey Somali pure beey u eeg tahay hooyadeedna maybe waa lagu qasbey ineey tuurto.💔💔💔😭😭😭
Thanks Brother 👍
Amiiiin Ya Allah
Habaar qatadii somaliga ahayd ee dhashay away subxaana Allah
Asc hadakahorayaadnovawarantay 4:53 mustafe
Waxa Alle Quranka kareemka inogu shegay in gabadh muslimad ah aanay u xalaloobin nin aan muslim ahayn waxaan aragnay in dadka qaarkii ay caadi la tahay nin aan Islaam ahayn oo walidkii dhalayna raali ka yahay iyagoo ku tilmamaya gabadhi in ay guursatay tasoo ah wax Alle xaraantinimeyey waxa wanaagsan Culimada in ay arintaas ka hadlaan Alle ha inagu hanuunsho wuxu raali ka yahay.
aamiin
@@ismailegge3430أمين يا رب العالمين
Maansha Allah alle ha xafido
Waa markii labaad
Mahadsanid
Allahu Akbar ❤❤❤
Wcs wlky ❤❤❤alaaah haku barakeyo ❤❤❤❤❤
Masha’allah
Hooyadeed Allaah ha u hanuuniyo uma eka ina Muslimad tahaye
Hadii aynu Soomaali nahay macnahu maaha inaan wada Muslim nahay
Asc aaway hooyadeed, maxay tahay hooyada Somaliyeed aan diinta aqoon Alle ha cafiyo hooyadaas sc
Shekh Mustafa lkn hada kahor ayad nosheg tay maha?
Welcome Islam congratulations
Allah AK bar 😂😂
Sheikh waxaad ka hadlee Yurub iyo marrykan, hada aniga Somalia ayaan joogaa inta qof oo aan arkey in aysanba Subanaha aqoonin SCW amaba aanba aqoon sida loo tukado Fataxada, amaba Atixyaadka qifka aanba intaas aqoonin saladiisa ka warama, lakiin hadana kokey waa Islaam, lakiin hadana Islaamku Afka kaliya maahan
Cajiib
SC SHEEKH MAHADSANID CHANNEL KA WANU KU XIDHANAHAY SE NOO UPDATE GAREEYO WAXA CUSUBE CAALAMKA DAAFAHISA KA DHACAYA NALA WADAAG SHEEKH THANKS
Insha Allah
Diyaar walaal
@@Kowsomalimedia mahadsanid sheekh
Sheekhow gabadhaan labo sano ka hor aan arkay lknse waxaan la yaabanaa hooyada somalida diintee lagu mehersaday ninka aroosay muslim maba aheen iyadane sidee ku aqbashay diin ahaan waa xaaraam guurkaas hooyadeed alle ha cafiyo
nagerianka sixir ayeey adeegsadaan
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
Is your mother's name Ni'mo I know her.
waxaan filayaa inaan garanayo
gabartaan Hooyadaa hadda waxay degan tahay Carddif Wales
saw matihid Deeqa walaasheed
ku aow shawaw Diinta xaqa ah
adeer
Waxaan u ahay haryar gabadhaan, sababtoo ah hooyadeed baa soomaali ah: Habo soo dhawoow.
Kolay ani qof abaheed yahay ajinabi waxba iskuma nihin dhurwaaga ayan iska xignaa xitaa haday walashay dhashay fanacuudubillah
Shiiq lakiin gabadha somalidaah oo ilmaha kirishtaankaa dhalee ayadu maxeey tahay nin gaala maku xirmeeysee ma midgaalowdaah Mise waa mid sineeysato somalida maxeey dad dacwa gaarsiinayaan ayagaa dacwo ubaahay allahu mustacaan ilaahoow nahanuuni yarta islamtay waaba qaawantahee saan meey ku islaamtay ilahoow yurub hanageen qaawnaan iyo diin la,aan ayaa taalo ilaheeyna dadkeena diinta haku sooceliyo
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
wcs
Alaal nooga warran ilma jooga America oo ku hadla England keliya , sidee ugu heli karnaa qur'aan online adinkuse ma bixisaan
Hooyo baas dheh!!
Gus wayn bay ku raacday say ulahaayeen naagaha somalia faarax faryaro bay gafuur wayn siilka isku fureen guska dameeraha oo kale leh😂😂😂😂
Waxay u egtahay soomali
You forgot to REMIND peopke it's not permissibke for a Muslim woman to be married by anon'-Muslim.
Hooyadeed nacayb ay ragga soomaaliyeed uqabto ayey ugaalowday welina inay idindabto ayey rabtaa. Wallee soomaali waa loo tashaday.
Dadkuba saw maaha kirishtaan iyo islaam markaa hadday soo muslintey waa wax la arko qaar muslim ah ayaa diinta gaalada qaatey markaa waxwayn hanooga dhigin
Tani yeysan idinfidnayn sidii hooyadeed u fidnawday. Wadaad xume wallee kulama tashado.