Maxaa kugu kordhay 2024? Fahamka is-badalka 1.
Вставка
- Опубліковано 6 лют 2025
- Maadaama oo 2024 ay ka hadhsan-yihiin 3 bilood wax ka yar, waa lagama maarmaan in aad imika sii fahanto aasaasiyaadka is-badalka, si aad xadhiga ugu jarto qaybta aanad jeclayn ee adiga ah una soo biirsato qayb aad jeceshahay oo adiga ah.
Waxa uu videogani ka hadalyaa waxa uu yahay isbadalku.
Laba wax oo quseeya wax aad badali karto iyo wax aanad badali karin oo kala ah caalamka gudahaaga iyo caalamkaaga dibadeed.
Laba xilli oo qofka is-badalku ku dhaco ama uu qofku is-badalo.
Maasha alllaah muqal qiimo badan oo wax badan laga fa’iidayo shukrab xbt🫶
Habiibatii nasra mahadsanid walalo❤️❤️
Gabar walboo imaqleeesaay ha is ilaawin ... ereyadaaada wa powerful Huuno
Jazakallh hppti dhiri gelisadeyda Rabi Haku xifdiyo 😊💕😍
Allah iga xafido ❤apyo jazaklaah 🥺😭🧕🏼
Wll mcn waxan ku sugunahay wadan qurbe ah dhalinyaro ahaan nolosha dadka somaliyeed ee dhalinyarada waxay ku milmeen dhaqamada iyo caadoyinka reer galbeedka ah oo ay ugu horeyso balwada maandooriyaha ah
Waxan rajeena in aad ka so hadasho arimaha cabitana iyo dhalinta somaliyeed siday usamayeena ❤😊
Nasriiney wll mcn Allah ku barakeeyo😊
illaahaay hakuu siyaadsho caafimaad qabka maskaxdaad iyo caqligaagaba aaaamiiiin yaarabi
Masha allah hab wax u sharaxa fudud, xikmadaysan, ee xaqiiqada ku qotoma ayaan ku jeclahay channelkaaga.
Shukran 🎉
Mahadsanid wll nasriin❤🎉
Masha allah hab wax u sharaxa ayaa iga gadanba allahuma barik🥰❤️
Mahadsanid wlaalo❤❤
Shukran habbti muqaalkaagan wuu isojiitay runti❤
So beautiful masha allah jazakalahu khayr gacalo❤️🥰🙏
Sidaa kuu jecelnahy Allah kuu jeclaado nasray❤🫂
Allahuma aamen wlal gacalo aniguna idin jecli, jacaylka rabina halaydiinku daro idam rabi💛💛
Aniga ayaa jecel koritaanka is leg alx waana heystaa mahadsanid abyo🧕❤👑💯👏
Mahadsanid abaayo xaqiiqdi waa video faaido badan jasaakalaah qeer
Safarjayga isbeddel-nimo weli waan kujiraa.
Waxa muhiima Qofku inuu garanaayo isbeddelku wakhti ayuu qaataa wakhtigiisana sii.
Masha allah abyo mcn qaabka wax usoo jiideyso m.a abaayo mcn mid nacfi leh allaha nooga dhigo inta dhagaysataba ❤🎉
Mahadsanid wlaal gacalo❤
Alle haku barakeyo ❤
Nazreeneyyy alle haku karameeyo wlhi aad kujeclahay wll❤
Mahadsanid gacalo❤
Waxaan la kowsaday dhib iyo culays badan waan sabray eebbana ajarbaan ka sugayaa.
il dhaqaale ayaan abuuray waliba xirfad aan laga aqoon magaaladan waxaan rajaynayaa in ay ii noqoto mid wax badan iga badasha, caadooyinkaygii xumaa waan badalay dhammaantood kaliya deegaankayga oo carqalada ugu wayn igu haya ayaa ii hadhay isagana marka ugu horraysa ee aan is kaffayn karo ayaan si dhammaad ah uga tagayaa insha Allah, sannadkaa intaasaa ii qorshaysan horta illaahayna ha igu simo.
Ilaahay idamkii waad ka bixi wll riyooyinkaana ilaahay hakuu rumeeyo si sahal ah oo dag dagsiimo leh.❤️
@@nazreenzallah mahadsanid walaal, aamiin insha Allah way hagaagi wax kastaa.
Jazakilah kheyr xbbti❤❤❤
New member
Muqalkan ayaba i cajabiyey 😊thanks qli
Masha Allah thank you hbaati❤
Mnshalah keep going nasrin wacaneyy qalbih
Ma sha Allah abayo may Allah bless you
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks
Muqaalks anoo ubahan iga dhamaaday Mahadsanid abayo ❤
barakow xbbt Nazreen❤
Mahadsanid mcnto 🫶🏽😍
M.allah sasu videos ku wacan yihin❤
noo soo badi qali intaan sanadka cusub la gadhin ❤
Qaybo kale ayuu leeyahay hbbti insha allah waan soo wadaa❤
Love you my sister malinka ku barty aya fadhiga ka kacey insha allah wanan garaya halkaan rabo❤
Masha allah gacalo sidaasaa inoo balan ah❤
Mashaa allha , waad mahadsthy wll.
M.a walashey xifdullaaha❤❤❤❤
Mahadsanid walal nasriin❤
Masha allah❤❤
alllah ku sharfo wll nasriiney😍😍🥰
Shukran hppti ❤
Jidhkaygii waa nagu socdaa❤
M.a🎉
I love you Abayo sidaan markasto video nogu soo duub Aragaga Abshir ah
Hye wlaal gacalo ogoli❤️
Mahadsanid xppti❤❤🎉
Kawarn nasreen hadaan ku idhaaah kalsoonideyda xoog u liidatey balse hal video ood leedahay ayaa wax weyn iga badaley❤😊
Masha allah glad wlaalo aad baan ugu faraxsanahay in maankaagii waxbadan ay iska badaleen.❤️🙏
Shukran
We love you 👩❤️👩 😍
Love u 2 wlalo❤️
Gacalo Mahadsanid ❤
Waaaaw m.a xapiiptiiii waad mahad santahy ❤❤❤ keep going ♥️ 💪 anaaaa maanta uhoreeyo🎉
Aad io aad nasra❤👍🏻
Asc
Shugran wll
Allah ku dhowro gacalo
Jasakalah abayo❤😊
Nasriin ❤️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma xabti
Murug io stress mahine wx kle aan la kulmay malahn snd kn snd ku lul oo ahaa snd kn dhn bo 100$ dolar iso gashy 50$ ciid yaree 50$ neh bisha 8aad Isku dar 100$ mahine wx kle malhn 😢 murugtiis zaaid ah
Waxbah lacagtu maaha alxmdulilaah dheh hadad caafimaad qabtay intaas
cws wll 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Afkar mean? 🧕
Hab u fikirkaaga ama wax-yaabaha aad ku fikirto.
@@nazreenzallah thank you
Maasha ALLAH
Shukran hbbty❤
spotify ka sugeynah inshalllah
kani masoo galayo podcastka wllo oo microphone maan isticmaalaynin❤️
💜🥹
❤️❤️🙏
🫶🫶❤️
❤️❤️🙏