aad iyo aad bad u mahsanthy apyo mcn marar bdan baa masbaxdeyda o oolol ka baxay aad u noqoty hil iyo qof ki aan rabay inan maqlo markas illahye ha ka abalsiiyo cilmi iyo aqontada ha ku badiyo o nolosha haku barakowdo idimka ilahye adigana waxa ceeb ila noqothy inan wali commt ku so qorin o aan mahadsanid ku leeyahye balse cawa ayn duco iyo salan iyo mahadcelin ku sida shugran inbadan
Jazakallah khayr w;; Nazreen - Waa mowduuc an u bahnahay khasatan ku haboon sanadan dhamaaneysa iyo sanada cusub oo no bilaabmeysa - Allah nabad hanagu garsiiye - Mahadsanid in bdn
Last go aan qaato wye sanado badan qayaali aha so qaatay isoo ducey in illahy ii fududeyo hormarka aan rabo isbadalka aan rabo sido kle emotional keyga inaa ka adkado ❤
Waxaan dawanayaa xalqadan 22 -11-2024 sanadkaan wax badan oo aan rajaynayay baan ii qabsoomin duco iyo dadaalba waan sameeyay alx hadana markasta qorshaha ilaahay ayaa wanaagsan , idanka alle sanadka soo spcda bishaan bisheeda waxaan xaan rajaynayaa in ay ii rumoomaan qorshayaadaydu waliba hawsha aan gacanta ku hayo hada .
Abayal waxa isiisan talo waxan raba horta ina shaqeysto marwo aahy ano yar ban gursady 3 sano laiqaba ninka iqaba marar bdn ban isku dacnay ama is dagalnay waana qof gacanta kaso horeyso marwlbo isku dacnana gacantisa weykaso horeysa mararka qar wxu igu hanjaba adunka kuu dhafinaya Markan rabo ina dhahana ifur wxu igu dhaha ani wnkujcllhy ee sheydanka iga tanbadinayo ee kuma furayo lkn aniga goan wxa qaty malinkas kutaganhy inkasto aanan kaahelin furitanki hdna waa qof mrkn lajogo idhahayo mrkn isku dacno idhaho baax hda dontid mrkn kaso fogadana ama guriga hoyadey imadana wuiga dawa imani yacni xaskeyga mafurayo ayu dhahaya abayoyal ila taliya Koley inta idantan aniga sanadkn 20 ii ah ano 17 sano jiro aya laa i arosay i.a wxn rajeynaya ina talo fican idinka helo inta igu dantan i.a
Waxaan jecelahay sida aad wax u sharaxdo nasrin masha allah wax kaste si yaroo fudud hadana unique ah baad u gudbisaa.❤❤❤
Dhiirigaliso nazreen zallah🫶🏼❤️
In sha allh comment aan qorayo hada waxan uso laban doona 2 shey oo iga dhex guxaayo ano guul ka garay in sha allh mahadsanid walasha🤗
Lacag&amusnan
Mhdsnid hppti wllhi mrxldahasa maaraya imnka anaa islaayaba isku warersan lkiin horay usoconya xita cidaan aqaan sanad kahor gacan kuma hayo iskaba daa kuwii hore dad cusub baan brty oo lajanqady sndkn sndkygi weeye alx illhy haila garbgalo 😢❤
aad iyo aad bad u mahsanthy apyo mcn marar bdan baa masbaxdeyda o oolol ka baxay aad u noqoty hil iyo qof ki aan rabay inan maqlo markas illahye ha ka abalsiiyo cilmi iyo aqontada ha ku badiyo o nolosha haku barakowdo idimka ilahye adigana waxa ceeb ila noqothy inan wali commt ku so qorin o aan mahadsanid ku leeyahye balse cawa ayn duco iyo salan iyo mahadcelin ku sida shugran inbadan
Jazakallah khayr w;; Nazreen - Waa mowduuc an u bahnahay khasatan ku haboon sanadan dhamaaneysa iyo sanada cusub oo no bilaabmeysa - Allah nabad hanagu garsiiye - Mahadsanid in bdn
Aad iyo aad baad u mahadasantahy walashey , waan jeclahay inaan dhegeysto vedioyadaada markasta , waxaan ka dhex arkaa nafteyda ❤
Mansha allh wllshe nasriin alle ha ku sharfo 🎉❤
sanad kasta isbadal ban is leyahay balse uma sura gasho 😢
Mawduucan in aad aniga iga hadlayso baad mooda aad baan uga helay mahadsanid ❤
M.a abayo wax badan kafaiday sharaf iku nolow huuno🎉❤
Laso dhakhso qaybaha kale nasreen ❤
Masha allh abyo dhiirigalin badan kaa faidey abyo allha ku barakeeyo ❤
Lasodhaqso kan xiga nasriin jeceyl🥰
Last go aan qaato wye sanado badan qayaali aha so qaatay isoo ducey in illahy ii fududeyo hormarka aan rabo isbadalka aan rabo sido kle emotional keyga inaa ka adkado ❤
I.n qaali Ana iso duceyy last inan isbadalo
@ i a mcny illahy isbadl qurux bdn ha ina gaarsiyo dhamanten
Insha Allah Haye huuno mcn mahadsanid
JaskaLaH KhYr hppti❤
Maasha allah abayo wax baadan ban kaafiidaay❤❤❤
Waxaan dawanayaa xalqadan 22 -11-2024 sanadkaan wax badan oo aan rajaynayay baan ii qabsoomin duco iyo dadaalba waan sameeyay alx hadana markasta qorshaha ilaahay ayaa wanaagsan , idanka alle sanadka soo spcda bishaan bisheeda waxaan xaan rajaynayaa in ay ii rumoomaan qorshayaadaydu waliba hawsha aan gacanta ku hayo hada .
Abyo waxad kaa soo hadaashaa akhriiskaa qof bini adaam kaa ah mabaadalan❤❤
M.a ustaad wax badan ayaa ka faaiiday barnaamijyadaada
Nasriina xage laga heli kara wax yaabo badn ku weydiin laha si aad iga caawiso
Dhirigalisadena ❤
Sharafsanid walaal❤
Mahadsanid macnto❤😊
Wang badney ❤
Thanks 😊
Gulyso nasriiney jcyl❤
Jasakallah wllo ❤🎉
Mahadsanid Walashey ❤
Woow cajiib❤️
Xagee nogo mash quushay nasraay ❤
Shugran wll ❤
Mahadsanid wlal Marxaladahan anaa ku jiro waxaabad moodaa inaad iga hadlayso oo waxa aan ku jaah wareersanahay laguu soo diray inaad i fahansiiso.
Thanks a lot wlo🎉❤
Abyo kasoo hadal caqabada kale ookatimaada nafta❤🎉
macalin ii waran 😊😊😊
Waan fiicanahy wllo mafiicantahy aduu
Shukrn xbbt ❤
Thunk you sis
Nasrin ilahay Haku sharfo wll
Podcast maxaa kaa helay walshayyy ❤
insha alha qali
Nasreenay please luuqada kasoo hadal😢
Abayal waxa isiisan talo waxan raba horta ina shaqeysto marwo aahy ano yar ban gursady 3 sano laiqaba ninka iqaba marar bdn ban isku dacnay ama is dagalnay waana qof gacanta kaso horeyso marwlbo isku dacnana gacantisa weykaso horeysa mararka qar wxu igu hanjaba adunka kuu dhafinaya Markan rabo ina dhahana ifur wxu igu dhaha ani wnkujcllhy ee sheydanka iga tanbadinayo ee kuma furayo lkn aniga goan wxa qaty malinkas kutaganhy inkasto aanan kaahelin furitanki hdna waa qof mrkn lajogo idhahayo mrkn isku dacno idhaho baax hda dontid mrkn kaso fogadana ama guriga hoyadey imadana wuiga dawa imani yacni xaskeyga mafurayo ayu dhahaya abayoyal ila taliya Koley inta idantan aniga sanadkn 20 ii ah ano 17 sano jiro aya laa i arosay i.a wxn rajeynaya ina talo fican idinka helo inta igu dantan i.a
❤
Wllo nasriineey luuqada qalbi kawada hadal kaso hadal
Kuso dhaqso video ga ku xiga
Video kaa kle soo samey oo bugagta
xiliga aan dawanayo vidiowgan its first day of 2025