Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Oday 80 jir ah iyo Quruxda Dumarka inta Nooc ay kala tahay Q1AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 бер 2021

КОМЕНТАРІ • 261

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 роки тому +10

    Maashaallaah Abdi diiriye iyo Egare Waad mahadsantihiin illaahay Hainoo Xafido
    Aqoonyahaka Soomaliyed Oodhan 🤲🌹❤️

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 роки тому +7

    Adeerka Waa uu Qalpi wngsan yahay Walee Qosol Farxadeed Qoslayaa Alaha Ku janeeyo adeer🌍❤💯

  • @shafieali3093
    @shafieali3093 3 роки тому +7

    Odayga waa diyarsan yahay wlh 👏 lkn rag waqtiga iyo waayaha is dhaafiya 🥀

  • @deqaahamedahamed2692
    @deqaahamedahamed2692 3 роки тому +18

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi waa fariid adeer 💪💪💪💪💪💪

  • @ubahahmed3991
    @ubahahmed3991 3 роки тому +8

    waa dadkii hore caloshoduba wax ma qarinkarin wana sababto ay uga fiicnayen jiilkenan iyago cilmi bartay adunyo hormartay ku nool hadana aan tayo badneyn anigu wan taagera xigmada iyo qaraaxada dadkii hore waayo jooga ahaa, barnamijkan soo badi walal waliba ragana waa inuu kaso hadlaa koley dumarka waxbaa ka dhacaye si kalon u iraahdo maba aqaane.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому +1

    Odagu wuu qiirooday waxuu xasuustayi ayaama shabaab he's a wonderful man

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 роки тому +8

    WAAW ODAYGAAN COD BAA KU JIRA!!.CAJIIBA.
    MAASHA ALLAAH.

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 3 роки тому +6

    Odaygaan wuxuu rabaa, dumarka ineey naasaha daawo madoobeeso marsadaan, awalba iyagoo cuqdad ka qabo quruxduu Allah siiyay.

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 3 роки тому +1

    Cabdi Diiriye Cigaal.. nio aad buu ugu Cod eegyahay qalinle Allah HAUNAXARIISTEE..

  • @abdkadirawdahir5857
    @abdkadirawdahir5857 3 роки тому +8

    Waw
    waaba codkii *Ismaaciil Qalinle*
    Waxaban mooday inuu Noolyahay
    *Ismaaciil - Qalinle* Eebe ha u naxariistee.
    Walahi barteeduu dhigay

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 роки тому +7

    ASC WALLAALAYAAL ADUUNKA AYAA WAXLAYS TARAA 💐❤️FADLAN❤️ ALLAH ❤️DARTIIS ❤️IYO ❤️FADLIGA ❤️NABI❤️ MAXAMAD ❤️IGU ❤️CAAWIYA ❤️SUBSCRIBE ❤️IYO ❤️LIKE ❤️ALLAH HA IDINKA FARXIYO AMIIN MAHADSANIDIIN❤️💐💐🙏

    • @maxamecabdicilmi6706
      @maxamecabdicilmi6706 Рік тому

      csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 3 роки тому +11

    Dagaalka aw u jeedaa waa 1964 dagaalkii 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹 halmaan hadal kuma jiro

  • @Short_factz
    @Short_factz 3 роки тому +12

    Odagan wa iga qosliyy wlhi😂😂

  • @wadani7695
    @wadani7695 3 роки тому +14

    Adeerka caadi maaha aniga qalam jalam baan ka helay😂😂😂😂

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 роки тому

      Qalam jalam🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 роки тому +6

    Ragii caqligooduba shahwo iyo aduunya jaceyl buu galay.

  • @shakracadde6981
    @shakracadde6981 3 роки тому +1

    Masha allah Ader ka waa waya Arag ...mida jaceylka neh waa Runti Jaceyl waa midka ugu Horeeyay..👍👍

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 роки тому +3

    Woow odaygii areero oo dib losoo qabtay oo ilaa laba qaybood laga qabtay cajiib hadalkiisa lagamadalayo ee
    Ha socoto sheekadu lkn ciuaarta ukusoo celcelinayo ee uu ku sheegayo ciyaar bari waa jandheer ciyaartii belayadu ka dhacday
    Adeero waya arag ah iga dheh
    Alle cimriga haku dherayyo adeero
    Igarre oo saxiip nooga dhigayna wan bagadinaynaa

  • @MBOsman
    @MBOsman 3 роки тому +4

    Cabdi Diiriye Cigaal nin culus iyo Igarre oo halyey ah. Rag culus ayaa is-helay. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😂 Jecliyaa dadkayg

    • @DARWIISHICHANNEL
      @DARWIISHICHANNEL 3 роки тому

      Cabdi diiriye maa reer burcaa

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 3 роки тому

      @@DARWIISHICHANNEL waar reer Gaashaamod

    • @MBOsman
      @MBOsman 3 роки тому

      Waa oday Soomaaliyeed oo dhaqan yaqaan ah. Laakiin degmo ahaan waxaan u malaynayaa inuu reer Gaashaamo yahay

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 3 роки тому

      @@MBOsman waa laguu yaqaan sxb . Reer ceelbaxay, Gaashaamo

  • @sofiasheikh640
    @sofiasheikh640 3 роки тому +2

    Masha allah codkiisa so beautiful

  • @ibrahimshale3565
    @ibrahimshale3565 3 роки тому +5

    Please please please Sheikh igaree sxboow noosoqabo odheygan.markale

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 роки тому +6

    Qalinle 1977 imtixaan lagama qaadin odaygu miyuu isyaraynayaa
    Saado cali ilaahay haw naxariistee
    Waxay fanka gashay 1972 qalinle wuu kasii horeeyey

  • @monaabdi7078
    @monaabdi7078 3 роки тому +5

    Awoowkay cabdi yome cabdi diriye cigal maxamud cabane wan kusalamaya awoow

  • @abdishakorahmed1100
    @abdishakorahmed1100 3 роки тому +4

    War odaygu wa mujaahid wa Radio hore so jabay waqti wacan ayuu somaray o dawladi jirtay

  • @siraadcabdulewll8570
    @siraadcabdulewll8570 3 роки тому +2

    Adeero hablaha ka xishoo orodoo kitaabka quraanka qado dedna aqriso asiga ku an facaye

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому +2

    Allah yarxamo al fannan qalinle

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +2

    Talanti Ayuu leeyahay
    Runtii.in la Qoslo.is not easy
    Madeeys iyo comedy..halagu..taageero.adeerkey.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому +1

    Kkkkkkk...waa oday ilbaax mix ciyaal xafaa iyo reer badiye

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 3 роки тому +3

    Naaskena ugu daran markaa tilmaamtay kah Abti gaajo kuma korin ee masha allah na dheh yac 😂😂

  • @shirhaanofficial1693
    @shirhaanofficial1693 3 роки тому +2

    Ala saan u qoslay. Odayku Waa shaxari.

  • @kingqoorka9754
    @kingqoorka9754 3 роки тому +4

    Keep going igarre

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 3 роки тому +2

    Odayga hablaha yonaga caanin naskaas anaga ku hesano😂🤣 wa iga kaftan

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 3 роки тому +6

    Waar odaygu waa fanaan Hore wuu kuu dhuuntay igare hhhhhh

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 роки тому +2

    ilaahay ka xishood haweenka jidhkooda ha faalayn

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh 2 роки тому +1

      Faallo aan fadeexad, af xumo, dambi, iyo xumaan aan laheyn ma dambi baa? Isku kalsoonoow adigaa wax kale qaba’e.

  • @cagaarreshow
    @cagaarreshow 3 роки тому +2

    Cagaarre Media dar ilaahay iigu saaara y

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 роки тому +4

    Hablow kaftankaa nala jiidhaye,
    Raalli ahaada!
    Yoome 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @maxamedcabdulahi6410
    @maxamedcabdulahi6410 3 роки тому +4

    First person 🙋‍♂️

  • @artanmahamud6245
    @artanmahamud6245 3 роки тому +6

    Second person

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 3 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkk run ahanti odeygaan waa xikmad socota

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 роки тому +3

    Abwaan naagtu haday dhaban castahay naaskeeduna waa casaanayaa ibtiisa

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 3 роки тому

      Sahra hadal kaas maxad ka tiri kkkk

    • @sahracr1073
      @sahracr1073 3 роки тому

      Naagtu haday cadahay ama castahay suu leeyahay naaskeedu ma madooba isaguna naag ibteedu madowdahay buu raadinayaa

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 3 роки тому

      @@sahracr1073 hhhhhhh sahra wallahi odayga waa shaxari dookh buu ka ciyaaraya anigu waxan taganahay ama ha madoobado ama ha casado mid lee aan ku qaxayaa....

  • @zamzamabdihassan4190
    @zamzamabdihassan4190 3 роки тому +5

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @mariaasad6277
    @mariaasad6277 2 роки тому

    Alla odaygu qosol badanaaa qalam jalam kuyee waanin hore oo waxgarada

  • @waaradibraahinmohamed7567
    @waaradibraahinmohamed7567 3 роки тому +3

    Walaahay.odaygani.caadimaha.saxb.odaga.wushidanayaha

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 3 роки тому +2

    Cabdi diiriye cigaal maxamed waran Le

  • @user-of5yr9uf7o
    @user-of5yr9uf7o 2 роки тому

    ما شاء الله تبارك الله

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 3 роки тому +4

    Reer Badiyaha Wax ka Edab Daran Markay Ilbaxaan

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 3 роки тому

      waa runoo reer mudug bey noqdaan😂🤣

  • @mostafezhaficiofficial9026
    @mostafezhaficiofficial9026 3 роки тому +2

    Aun awoowgay cabdilahi suldaan timacade

  • @cabdiraxmandhadhere768
    @cabdiraxmandhadhere768 3 роки тому +4

    4

  • @fadumoaden9255
    @fadumoaden9255 3 роки тому +4

    Naas ilmo nuugayan maar waalba huluq huluq wuu nooqon

  • @barkhadlemohamed6635
    @barkhadlemohamed6635 3 роки тому +1

    Waa ahlig ahlig dhalay oo aan wakhtigiisi joogin

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 Рік тому

    Weweee

  • @AM-jz6vb
    @AM-jz6vb 3 роки тому +2

    Culimoow xalqaado

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 роки тому

    Maashaa Allah odeyga codkiisa waa super

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 11 місяців тому

    Waxaan usalaamay Anbtiyo sidaan kuu jecelay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulaahituraab2839
    @abdulaahituraab2839 3 роки тому

    Xaqiiq waa nin weyn waxaa uu ka madax bannaan yahay negative sababtoo ah hadalkiisa fiiltar ma marinayo

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 3 роки тому +2

    Naas ib madow ku la haa hh naga cil mi.badan😁😁😁😊😊😊

  • @xamdaabdi1463
    @xamdaabdi1463 3 роки тому +1

    Sooray ma fiicno ina aad dadka cayso adiguba waxa Laga yaabaa .
    ina aadan dhabays tirnayn
    habllaha soomaaliyed illhey ayaa qurux siiyay

  • @rahmayusuf9065
    @rahmayusuf9065 3 роки тому

    Waa oday balo, gabdhaha ha caayin.

  • @MahatbusuuriMahat-mt4rh
    @MahatbusuuriMahat-mt4rh Рік тому

    ❤❤

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 3 роки тому +2

    Ninkani ma reer burcaa

  • @abdihakinmohamedbashir2252
    @abdihakinmohamedbashir2252 3 роки тому +1

    War odaygan Mogadishu's got talent halo diro yqy figradas ya ila qabo

  • @moaamiin7344
    @moaamiin7344 2 роки тому +1

    Qosolka odayga ayaanba kaa qoslinaya 😂😂

  • @rashkageelday9502
    @rashkageelday9502 3 роки тому +1

    walee la isku wada sheeg dumarkii somalida naasaha hada waxa kaga dhacay lagaran waayey
    waxad arkaysa gabdho yaryar oo naasuhu wada dhacsanyihin
    arintas waa in la baaro sababta?

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 3 роки тому

      🤣😂😁

    • @deeqaibraahim1989
      @deeqaibraahim1989 3 роки тому +1

      Adi NASA,dumarka,maxaakutusay kkk

    • @muqdishomuuqwanag1447
      @muqdishomuuqwanag1447 3 роки тому

      Naaska dhacay waaxa swb u ah uurka gabar yar naasked dhacay ma arag ee mid soo dhashay ayad mindha aragtay o ku sirte

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому

    Xusuustii muse ismaaciil qalinle

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому +2

    Hhhhhh odeygu wuyabay dumatki hore dad iska dhisan ayey ahayen kuwa hada 14 markey gaarto wa 80kg kkkkkk

  • @Xamsemaxamed-zd5ur
    @Xamsemaxamed-zd5ur 10 місяців тому

    Shaxari weyn weyan

  • @user-nu8tu5sg9f
    @user-nu8tu5sg9f 3 роки тому

    Maasha allah

  • @dareen-id7ec
    @dareen-id7ec 3 роки тому +2

    Odaygani vedio.hore oulahaa oo.aandawaday hablaha meelbukaga.dhacay hablaha somaliyeed caymale haunoqon mardanbe

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 3 роки тому

    Wayeelka wakhitga iyo sugaanta xambarsan waan salamay

  • @maryamahirey2001
    @maryamahirey2001 3 роки тому

    Dagane wiil Somali 👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼☘️☘️☘️🍀❤️❤️

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 3 роки тому +3

    Waynu caana diidaynaa yaa garanaya wuxu ujeedaa dumarka Nairobi jooga wagnu nacaynaa kkkk oo ma gabadhbaa wax ku falaysa maanta

  • @khalifsaciid4048
    @khalifsaciid4048 3 роки тому

    Mash allah weye museykan markle wareysi masoqada

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 роки тому +2

    Wow wow laac TV mahadsanid ninkii waad nookeentay so funny

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 3 роки тому +3

    ♥️💯💯

  • @husseinaliabdillahi1201
    @husseinaliabdillahi1201 3 роки тому +1

    Igarow hargaysan kaso salqmaya magtaydi ayan ka raba wayo san uqoslayay wadbaha ixanuunay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdi7857
    @mohamedabdi7857 3 роки тому

    Odagan wa super codkisaa

  • @ah5023
    @ah5023 3 роки тому +1

    Asc
    Wadadku hadu dhaqan yaqan yahay
    Muxuu caarka cawradooda war babinta uga shegaya????
    Dhaqan yaqanow xaal qaado
    Subxanallah 🤔🤔🤔

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 3 роки тому +1

    Cabdi diriye waa libaax Somali,masha Allah.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому +1

    Heesta waa nimca jama

  • @awilali771
    @awilali771 3 роки тому +2

    Again again waa nin adag odago

  • @abdifatah4651
    @abdifatah4651 Рік тому

    Waa ciro ninka Mj e joostay

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 3 роки тому

    Mashaallah

  • @naleyabshir9230
    @naleyabshir9230 3 роки тому +1

    Inta tiktok kasoo aragtay oosocarartay farta taaga

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 Рік тому

    Ciyaalkii hore🙌🙌🙌

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 3 роки тому

    Thnks sxp halkaa kawad nio

  • @khalifibrahim13
    @khalifibrahim13 3 роки тому +4

    Faantaastic odaygani wlhi hhhhh

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph Рік тому

    Ragii hore waxnool

  • @hooyomacaan6004
    @hooyomacaan6004 3 роки тому +3

    Waayeelka jaqafsada 😆

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 3 роки тому

    Waa iga qosliyey

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 3 роки тому +3

    third person

  • @abdifitahalcaazizi5677
    @abdifitahalcaazizi5677 3 роки тому

    Masha allah odiga caadi ma ahan

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 роки тому

    Mansha Aallaah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому

    laakin fara gagaabnidu qurux maha sheekhow

  • @samiaabdilahi5101
    @samiaabdilahi5101 3 роки тому

    Raga kahadal Ku dhe DumaR ka hada shayeee
    Odaygaa

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 роки тому

    Waaw waa shidanyahay

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +1

    😅😁🤣 Odaygu Wa Wax kale .ba

  • @dhuubane5946
    @dhuubane5946 3 роки тому +3

    Igarow arinkani waa mid akhlaaqda wanaagsan ka baxsan

  • @modahiir
    @modahiir 3 роки тому +1

    80 jir libaaxaan ma ahan

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 роки тому

    Ana gabadha kuu saaran baan cidahayga ku qaldiye bal inanta xagee joogta talow

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 роки тому +1

    Anaga dadkena. Yutuba jooga socodki ayaaba naga dhumay. Bararka haddi aad isruxdid waaba jajabi. Siddi. Diinki waa in aad u socodid. Yaaa.

  • @mohammedabdi8740
    @mohammedabdi8740 3 роки тому

    War igare walahay waa uu iga qosliyay. Waa nin adag.kulaha war dumarkii waxbaa ku dhacay waa runtii malaha waa shaaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk